Markaan sheekadan dhagaystay waxaa ii cadaatay in dad badan oo nool lkn aan soo jeedin la aasay/xabaalay. Weliba reer miyigu how badnaadaane. Fikirkan YAA ila qaba oo kale ?
Ninkani mana dhiman mana soo noolaan ee kooma ayuu galay mudo dheer ka dibna koomadii buu kasoo noqday Laakiin ha odhanina wuu dhintay oo soo noolaaday
Allaahu Akbar ☝️ ilaahey dilaa dhinto 😭 Awoda ilaahey wa waasac ilaaha ku Soo toosiyay wlhi 😭 hadey taada gali la heed qabriga ku dhiman la heed dad badan Ayaa sas u tagay u maleynaa Allaahu Aclam
Sheekada markan dhageystey waxa ii baxdey waxan la rumeysan Karin wiilka la aasayey 14 jir buu ahaa ninkan 65 jir markii u aasayey sxb kiina 55 jir imika da'du waa imisa haka naga saxa dhacdu waxay dhacdey markii wadanka la Soo galay bay na leeyihiin anigu markan qiyaaasay igamay dakin sheekhadan
Sida miisaanka loo kordhisto
ruclips.net/video/6abYY5g0-6c/видео.html
0⁰⁰
Markaan sheekadan dhagaystay waxaa ii cadaatay in dad badan oo nool lkn aan soo jeedin la aasay/xabaalay. Weliba reer miyigu how badnaadaane. Fikirkan YAA ila qaba oo kale ?
Ninkani mana dhiman mana soo noolaan ee kooma ayuu galay mudo dheer ka dibna koomadii buu kasoo noqday
Laakiin ha odhanina wuu dhintay oo soo noolaaday
Allaahu Akbar ☝️ ilaahey dilaa dhinto 😭 Awoda ilaahey wa waasac ilaaha ku Soo toosiyay wlhi 😭 hadey taada gali la heed qabriga ku dhiman la heed dad badan Ayaa sas u tagay u maleynaa Allaahu Aclam
anigaan idiin la hadlaayo ee iga dhacdey sheekadaas anoo markaas dhashey
Wuu dhintay hadhihin zxb ee koomugalay dheh subxaanalaah
Waxad maqli jirtay Dad dhintay ayaa codeeye,caawa Dad dhintay ayaa La waraysanaa oo runa😹
Ninku ma dhimane komu kujiray
Ilaahey aa nafta kusooceliyay waa nin nasiib leh alxamdulilaah
dad badan ayaa nolol lagu aasaa waqtigan aynu joogno subxaanalaah
Allhu akbar nin dhintay sonoqday waa mucjiso ilahay waa wasac aha lkin
Allaah baa wakhti ficaan ku so celiyey naftii allaahu akbaar
Sheekada markan dhageystey waxa ii baxdey waxan la rumeysan Karin wiilka la aasayey 14 jir buu ahaa ninkan 65 jir markii u aasayey sxb kiina 55 jir imika da'du waa imisa haka naga saxa dhacdu waxay dhacdey markii wadanka la Soo galay bay na leeyihiin anigu markan qiyaaasay igamay dakin sheekhadan
I think he was black out
Allahu akbar
Ninkaan waa marexaan
Muu dhiman wuu suuxsanaa
Mukhtaar Muxumad
❤
Qof dhintay wuu dhintay
Awooda ILLAAHAY waa waasac
Walhi waa wali
Hhhhhhh
Mu dhimane koomu ku jiray 😢nafba usii qornayd
Hhh war ninku komu kujiray
Waxba kama jiraan
beeen waya marki horaba musan dhiman wuu suuxsanaa
Kii kale dibada joogay ee shaaha cabayay kulahaa yaab
000