War deg dega Cudhufo oo ciidanka DDS cagta saaray & Kumanan maydka ciidanka Itobiya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 июн 2024

Комментарии • 31

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Месяц назад +5

    Guul soomaali meel kasta ay joogato guuleeyasata guul iyo gobonimo midnimo isku duubini baa guul lagu gaaraaye guuleeyasata 💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪❤️

  • @Bashiir-wb7wx
    @Bashiir-wb7wx Месяц назад +2

    Soomaali waa soomaali meelkasta allow midee aamiin

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Месяц назад

    Guul shacabka iyo dawladda deegaanka Soomaalida guud ahaan gaar ahaan ciidanka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud Месяц назад

    Illaahay maslaxad ha dhex dhigo soomalida iyo canfartu waa dad islaama

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz Месяц назад

    Ilahayow somalida qulubtoda iyo quwadoda mide adiga awodle ya rabi ya rabi ya rabi

  • @dalmar2499
    @dalmar2499 Месяц назад

    Maa shaa alaah guul & gobonimo ❤💪

  • @axmedcabdishakuur7733
    @axmedcabdishakuur7733 Месяц назад

    Guuul insha allha ciidanka liyuu boolis

  • @hawoali120
    @hawoali120 Месяц назад

    Guulest wariya yasha somaliyed ❤❤❤❤❤

  • @user-nl1hj9bz4v
    @user-nl1hj9bz4v 20 дней назад

    guuuuuuuuuuuul insha allah❤❤

  • @YoussoufMohamed-kz2gm
    @YoussoufMohamed-kz2gm Месяц назад

    Ilaahay ha garab galo xaq ku. Dirirka soomaaliyeed

  • @Abdihaaji13
    @Abdihaaji13 Месяц назад

    hanbalyo hanbalyo hanbalyo guul iyo goobonimo

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Месяц назад +1

    Guul iyo gobonimo from muqdisho viva somali meel eey joogaanba lkn aan kaftamee jamacow jaakadaan kaama dhamaato miyaa sxbow

  • @husseinmohamed6702
    @husseinmohamed6702 Месяц назад

    Waa wiilashii tigrygu ka oo yey

  • @AyaanleMahdi-wi7zp
    @AyaanleMahdi-wi7zp Месяц назад

    Somali guul❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Месяц назад +1

    Guul ciidamada deegaan liyuu booliiska iyo shacabka ciise guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥❤️

    • @mohamedosman2262
      @mohamedosman2262 Месяц назад

      Guushan waa in lahadhiyo oo guul taariikhi ah ay noqotaa3daa dagmo waa inaan dib looga soobixin.

  • @mohamedosman2262
    @mohamedosman2262 Месяц назад +1

    Muusa biixi afkiisa waxaan kahayaa kaaraa mardha 77 dii waxaan kusamaynay waxaan waraabe adhi kusamaynin.

  • @kawsarmed686
    @kawsarmed686 Месяц назад

    Jaamac galAd wamaxay waxad ku hadashay maxa canfarta maraytaha ku wada dhalatay kadhigay somali mardanbe haku dhawaqin eraayga raligalin sii somalida inaan mustafe cagjar kugu badalnan rabnayee hadan ree siiti nahay hanaga caraysin jamac ❤❤❤❤

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Месяц назад +1

    Oromiya waa dameero 👉🏾🫏🫏🫏🔫

  • @AbdirazakAhmednour
    @AbdirazakAhmednour Месяц назад

    intii ay wilwilo boodayeen wiishka yaa sudhayey. Gabaygii isweydiin by Qaryaan Dhoodaan. ALLAAH YA RAXMA.

  • @bashenuur
    @bashenuur Месяц назад

    Vert bad news war xun waa walaalo

  • @Wilo-fw5eu
    @Wilo-fw5eu Месяц назад +1

    🎉❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪💪

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 Месяц назад +1

    😂😂😂 jamaca Galad geesi

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx Месяц назад

    Abti waad iga qoslisay nooloow.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Месяц назад +1

    Jaamac Galad Geesi halgama ah Oromo afqadhmuun iyo gumaysiga Ethiopia hadhaco

  • @intisarmohamed5280
    @intisarmohamed5280 Месяц назад

    Wakufaneena ninmuslin madilo walaalikiis

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Месяц назад

    Wanaagsan

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Месяц назад

    Xasan shiikh wuxuu qalinka ugu duugay abgaal inay burburaan ooysan somali dib danbe madax ugu noqon oon ummadda somaliyeed dib u dooran mar danbe oo abgaal majeerteen ayaa madaxda somaliyeed ee heer madax weyne iyo ra'iisul wasaareba ka soo muujiyey oo abgaal wuxuu puntland masab uga dhigay puntland inay burburto, hadday burburin kari karaan dammeerleyaasha abgaal oo anigu majeerteen ayaan ahay oo siciid deni iyo asad diyaano waa labadayda garab oo ii siman oday iyo habarba laakiin asad diyaano waa walaalahay oo asad diyaano hadduu puntland amase xero daarood ku duulo isagoo matalaya abaarsane, gaajaysane, gaajo ku soo karay, dal xaraashe, xasan shiikh, taas wuu ku khaldamay oo xukun qalaad ka doortay xukunkaan generaalladiisii difaaci lahaa uu ka mid yahay oo hada puntland wuxuu ka doortay inuu dantiisa uga danaysto xasan shiikha sixraday oo reer puntland kale ayadoon somalida puntland u gudbin, hadduu asad diyaano puntland sharr la soo fara gashado uu caadaystay inuu puntland ku walaaqo oo ku waxyeeleeyo, afcasta cismaan maxamuud saleemaan ayaa ku hoobanaysa iyadoon maxamuud saleemaan kale iyo saleemaan maxamad kale iyo majeerteen kale iyo harti kale iyo daarood kale iyo reer ismaaciil jabarti kale iyo qoomiyadaha kale ee ah danwadaagta reer puntland aysan furunta asad diyaano kula dagaalamin oo asad diyaano waa inuusan sharr puntland lasoo galin oo cismaan maxamuud hadaan nahay waxshininada asad diyaano iyo ilmo diyaano oo dhan intii asad la sharri wadeen ah waxaan u aanaynaynaa inuu boqor Burhaan raali ka yahay oo uuna rabin inuu imo diyaano fasahaadooda ka qabto reer puntland oo uu kaalintiisii uga aadanayd boqorku gabay oo kuwaasoo wax weyn mooday kursi xukun ugu fariisi iyo darajo ka doonka cirfiidka miciyihiisa dhiiggu ka da'ayo ee xasan shiikh ee xamar meelo ka mida ku amar ku taagleeya oon gurigiisa caqli uu ku maamulo oo ku difaacdo aan lahayn oi khadra xayd iyo ismaaciil cumar geele ugu taliyaan oo xasan shiikh iyo ilmo diyaano dantooda gaarka ah ayey somaliya ka wada doonayaan oo kaliya oo ilmo diyaano iyo nahnahdooda ay dowlad kasta ka dhalata federaalka somaliya jaqafkooda ayey ula hoos roorayaan, kuwaas oo u arka inaysan waxba puntland ahaan karin ilmo diyaano hadaysan ku tiirsan dowladda federaalka somaliya oo shalay farmaajo dhareerkiisa leefleefayey oo maantana raali ka noqday inuu xasan shiikh puntland ku burburiyo si ay ilmo diyaano dhareerka xasan dhiikh u leefleefaan waa se haday u suurtoobi kartee laakiin waa in boqor burhaan puntland ka qabato ilmo diyaano sharrkooda intaan reer puntland afcastooda ku tijaabin xoolahaan ilaah ilmo diyaano kuwaasoo uu xasan shiikh u soo dhiibay rasaastii ay qas iyo burbur uga abuuri lahaayeen puntland oo haddii uusan boqorku taas u saro kicin oo uusan ilmo diyaano puntland ka qaban waxaa waxgarad cismaan maxamuud salemaan maxamed u sheegayaan shacabka puntland in ilmo diyaano yihiin cadowga puntland dadkeeda iyo dalkeeda iyo deegaamadeeda oo duulaan ku yihiin oo reer puntlandina ay xaqq u leeyihiin inay wada jir isaga difaacaan sharrka ilmo diyaano iyo dalxaraashe xasan shiikh kuwaas oo ku soo fool leh puntland burburinteeda siday la tahay taasoo maanta boqor burhaan hawlgab ka yahay sharrka wiilashiisa ilmo diyaano ay raas hoosaadka wada yihiin sidaan maqashiis nahay ee ilmo diyaano iyo xasan shiikh si ay puntland uga wada danaystaan sharr oogayaashii iyagoo warmo dhiig leh wada wata oo boqorku waa inuu la tacaalaa ilmo diyaano ilaa ay sharrkooda laga waayo puntland oo siicid deni waa masuulka reer puntland u doorteen inuu hogaasho shanta sano ee soo socota reer puntland oo cidii ka hor timaadaa shacabka puntland ayey toos uga hor timid oo ay tahay inay iska difaacaan oo ciise maxamud saleemaanow boweyaal puntland ma dooran mar labaad faroole waayo umay bogin oo kuma qancin shantii sano ee uu soo hogaanshay oo reer puntland inay iska badalaan faroole taasi waxay ahayd go'aanka reer puntland ee ma ahayn go'aankii siciid deni iyo cismaan maxamuud saleemaan oo siciid deni kama uu xoogin faroole hogaanka puntland oo xoog ugama qaadan faroole maamulka puntland, marka tolow waxaa waxgaradka cismaan maxamuud saleemaan uu xasuusinayaa waxgaradka ciise maxamuud saleemaan inaysan xumaan ku badalin xurmadii soo jireenka ahayd ee maxamuud saleemaan maxamad waligeed soo dhex tiil oo aysan xurmadaas dahabiga ahi aysan burburin ooysana burburin kuwo ay sandareerto ku wataan inan gumeedka dameero lahayaasha abgaal iyo somalidiida iidoorta ay ssc maal iyo mood waxay lahaan jireen ka soo mooro duugeen aysan puntland u soo dirsan kuwo maxamuud saleemaan ka mida oo xoolo ilaah ah oo caadoqaatayaal oo maxamuud saleemaan oo dhan ka soo wada jeeda oo in wada jir looga ciribtiraa puntland cid kastoo puntland loo soo isticmaali karo oo cismaan maxamuud saleemaan khaladaad hore ayuu idin ka tirsanayey oo uu aad iyo aad idiinku soo dulqaatay khaladaado badnaa ood cismaan maxamuud saleemaan ku samayseen iyo sabataajkii aad ku samayseen Cabdirashiid cali sharmaarke dawladiisii oo hadana tii oo kale ku wadaan inaad siciid deni ku samaysaan oo na ogaysiiya haddii nin cismaan maxamuud saleeman ah hogaanka ciisa maxamuud salemaan dhib u gaysto yaraanka maxamuud saleemaan oo hadda gahayray oo cismaan maxamuud saleemaan aad iyo aad u jecel yahay oo ilma adeerayaashayo aan jecel nahay ah boweyaalow in siyaasiinta abgaal iyo mareexaan iyo kuwa hawiye qaarkood ah (sharfaneyaasha hawiye waan og nahay inaan dhib naga soo gaarayn laakiinse mooryaantuna hawiye ma matasho oo taas horaa daarood loo wada gaarsiiyey ee yaan hawiye loo aanaynin ficil mooryaan daaroodow uu moryaan daarood u gaystay) ee liitayaasha aysan kuwo idin ka mida oo liita aysan noo soo adeegsan oo xasan shiikh iyo ilmo diyaano cismaan maxamuud saleemaan iyo kooxda faroole iyo wasiirka xasan shiikh arimaha gudaha u haya iyo kuwo badan oo baarlamaanka somaliya ku jira ooy ka mid tahay naagta la dhaho sacdiyo firinbi iwm ayaa puntland ugu filan waxuushtaan oo haddii nala soo jiiro war mee raggii iyo dumarkii puntland oo ku qaylo dhaamin doona markaas reer puntland ayeysan difaaca puntland u kala harayn caruur iyo cirooleba in sha Allah.

  • @hawoali120
    @hawoali120 Месяц назад

    Wax lanaco wayihiin oromo allow somiyu ka adkato abiy ha ooyee