Xasan doqon kan midka xun weli maso marin umada somaliyeed illaheyaw waad ujeda cudur maad ku selidid cumriga Allah uso kuse doqon xaraamiga ah ciidanka bila micno aya lo leynaya asagane wax kama gelin hata kama hadlo kuwa dhintey hata gaal wuw usijudu kara kuwane Allah naxariisto in udhaho waa iskala wenyahay
War dadkan la xasuuqayo ma xoola war ninkan iska qabta acuudu bilaahi waa maxey waxaan war qaranka badbadiy awey ragii somLiyeed walahi I am very sorry what happenening to somalia
Marna ciidamo Ethiopia baa na xasuuqey marna Ethiopia loo tegeyaa oo 10 milyan loo geynayaa isma qabatee ee reer tareen dhiiqooy kala joojiya marba afka aad ku hadleysaan
Waxan iskadhaf cidamada masarada wadanka hala keno cidamada etopia wa in laga reba in ay kamid noqdan shabka somali ŵa in ay wadankoda ilashadan xasan shek wa lugu banaabax turkiya danteda ayey firsaneysa wa in an isku tashana waxaba qalad ahaba in cidamo etopian jooga somalia heshiis lagalo aya qalad wFidiga wa in ay si dhaqso etopia ugu so noqdan xasan wa madaxweyne fula ah Barlamanka wa in ay fadhistan o xasan moshin in ay ka kenaan
AKHAS😂. DAWLAD KAMA JIRTO SOOMAALIYA. FASHIL IYO WAALI BAA KA JIRTA, IYO XASAN JIRJIROOLE OO 4 TA GEESOOD DAWLADA JAARKA JAAH WAREER KU RIDAY OO MIS KASTA BEEN U QHEEGAYA😂😂😂
Madaxweynaha somali ee Hasan sh wa in uu is casila sida ooga dhakhsiya badan❤❤😂😂🎉🎉😢😮
Novas. Thy 😢😅
Xasan sh. sowtii uu dhundhunkanayey abiya axmed.
Allah ha ka kexeeyo ummada Somaaliyeed
Xasan Sheekh haddii la weydiiyo maxaad Doolow iyo Raaskaambooni oo Nabad ah u weerartay muxuu ku jawaabi doonaa.
XASAN SHEEKH MADAXWAYNE HOGGAAMINTIIS MALAHA EE WAA SHAQSI DACIIF AHOO MASKAXDA KAJIRRNE DALKA HA LAGA QABTOEE SOOMAALIYEEY KACA
Hassan Madaxweene ma aha .fidno ayuu u yime
Xasan garguurte ha is merjiyo makhnuudka gaalada gamcaha ka dhunkada dufku bax
😂 ciyaala suuqii abiye ayaa ka gashadey xasan abiye hada wuu ka heley ba xasan markuu waliba lacagtaana qaato😅.
Xasan sheekh ha is casilo isaga iyo ra,iisul wasaare xamze
Waa Bilaa caqli Xasan sheekh musiibo loo soo dirtay soomaaliya weeye foolxumo maalinkasta
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
ilaah itobiya anaga Qabto
Somali guul iyo gobanimo
Beenta daa xasan dhiqo wuu fashilmay
😂Maantana wuxuu u direy Abiye laaluush dhan=10.milion oo dolar oo loo dhiibey Ninka layidhaahdo Balcad 😅.
Xasan shekh Wakiil Jilbaha Qabsaday Appy Axmed Somalia Wa Faashil Muqdisha waxba ma xukunto Ethiopia Wa Arragta awooda Somalia
CaSila xassan sheekh
xasan sh dalka ha laga joojiya
Kalaam faaruq ah!
Xasan Sheekh boob iyo dhac iyo inuu jilbaha iyo gacmaha ka dhunkado Abiy maahee wax kale ma hayo.Sharaf male Gurguurte!
Ceebadanaa xassan sh abiiy Ahmed ayaa qabaaye. Miyu lahadlikaraa
Inalilaah wa inaa ileyhi rajicuun.
Kooxda Hassan sheekh iyo etiobiya wada shaqeeyn in etiobiya bad hesho baa ka dhaxeeya
Xasan sheekh waa naagta abii axmed kor uma eegi karo wajiga inuu hoos u foorariyo mooyane.
Xasan doqon kan midka xun weli maso marin umada somaliyeed illaheyaw waad ujeda cudur maad ku selidid cumriga Allah uso kuse doqon xaraamiga ah ciidanka bila micno aya lo leynaya asagane wax kama gelin hata kama hadlo kuwa dhintey hata gaal wuw usijudu kara kuwane Allah naxariisto in udhaho waa iskala wenyahay
Adeer. Waa. Jupaland. Waxa wax. Xasuuqay. ee. Etiopia. Ha. Eedeyn. Daayeeryohow
Xsan sheeq isagaaba ah nAagti itoobiya war magaca doowlad ha ceeben somaaliya xsan ito9biya u dhaante
Xasan waa khaain waddn
Jaajuusnimo ayuu wadaniyadiisa ku badalay.
ASC xasn madaxwayne ma aha wuufashilmay
Soomaaliya USC waa inay fadhiga ka kacaan
❤
Walall dowlad somali meesh ma jogtee shrfteenii dhulka ku tuurty
Tan kale waa many bryootinka xsan shiikh
Xasan shiiq ayaa kadanbeeya
War dadkan la xasuuqayo ma xoola war ninkan iska qabta acuudu bilaahi waa maxey waxaan war qaranka badbadiy awey ragii somLiyeed walahi I am very sorry what happenening to somalia
Horta ? Dawlada Soomaaliya Jubalan Miyaa U Daran Mise Itoobiya
Tankale Kee Difaac & Dagaal Mudan
Ciidanka xasan gur guurte ayaa dagaalka bilaabay waana lagu jabiyay maantana hadabo xasan waa in uu iscasilaa
MUXUU GALCAD IYO MESAGA WAAY UGU DIRIWAAYEY.
DHULKI ABGALAN XOR AHEENE MAXA DHULDAROD LOOGU DHIMANA.
Ethiopia waa llaandheere kuwaas dhintay qashin waxba madhamaan ee calancal jooji
Nin kaan waa xanun San yahay dal kaan ha loo gur mado DEG deg
fadlan waxaan xamse iyo xsh leeyahay waxaad wadaan wax la garar karno maahaha meel walba waxaa isku laynaya ciidankii dalka cadawga ka difaaci lahaa ciidamada dgoboleedadu waxay ka wayb yihiin ciidamada dalka waxay ahayd inaad ciidamadaa lawareegtaan oo siisaan wixii ciidan leeyahay dawlad goboleedadana la heshiisaan maamuladu waa beelo beeluhu waxay u baahanyihiin dhawrid iyo isku hayn si loo gaaro isku kalsooni ummadded waad garan la dihiin iscasila oo ummadda ka fariista
Marna ciidamo Ethiopia baa na xasuuqey marna Ethiopia loo tegeyaa oo 10 milyan loo geynayaa isma qabatee ee reer tareen dhiiqooy kala joojiya marba afka aad ku hadleysaan
Xasan soow kii gacantiisa mudsanayey ciidanka soomaaliya ee Aqbalaya Amarka xasan xaraash qaran qaadanaya Ayaa layaableh xasana waa cadawga umada soomaaliya ee dadkii somaliyeedow maxaad sugeysaan
adeer somaliya dowlad maleh hadey somaliya dowlad leedahey waxa maanta kudhacey kuma dheceen koox baahan hadana bahdilan baa madax dalkii u ah ilaahey hanagabad baadiyo
War ethopia bad ma siineyeno what is this badeenu beec mahan maxaa ku dhacey somalidii war badiina ceshta wah
Etopia dowlad jelecsan ayey heshay shacbiga wa in ay kacan axmed wa jaajuus
Waxan iskadhaf cidamada masarada wadanka hala keno cidamada etopia wa in laga reba in ay kamid noqdan shabka somali ŵa in ay wadankoda ilashadan xasan shek wa lugu banaabax turkiya danteda ayey firsaneysa wa in an isku tashana waxaba qalad ahaba in cidamo etopian jooga somalia heshiis lagalo aya qalad wFidiga wa in ay si dhaqso etopia ugu so noqdan xasan wa madaxweyne fula ah Barlamanka wa in ay fadhistan o xasan moshin in ay ka kenaan
Farmajo baan sugeynaa
XASAN TUUG ISAGAABA BADA LA DABA ORDAYA BADA😂. NINKAAN BEESAA U DARAN😂😂 WAA TUUG QARAN😡
Soomaliya soomali baa leh
Money talk
Lacag baa hadasha
For sale
Dalku waa biic
HORTA MAXAA QOFKASTA XASSAN U HAYSTA. AAWAY BAARLAMANKII WADANKU.
MAXAY XASSAN U FIIJIN WAAYEEN.
MAALINKA JIMCAHA WAYNO DAGAAL QOFKASTO SOMALIA INAAN BAARLAMANKA MEESHODA KU QAWRACNO.
BADDA IYO BERIGABA IYAGA KAMASUULA WAXAANAY COD KUSO SAARIN MASOCONKARAAN XASSANA WAXBA MABIXINKARO.
War salaadaa lagu jiraye maala yacniga iska dhaafee
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
AKHAS😂. DAWLAD KAMA JIRTO SOOMAALIYA. FASHIL IYO WAALI BAA KA JIRTA, IYO XASAN JIRJIROOLE OO 4 TA GEESOOD DAWLADA JAARKA JAAH WAREER KU RIDAY OO MIS KASTA BEEN U QHEEGAYA😂😂😂
xasan shiekh badana waxu u siyey itopia iney u qabtaan jubaland midake xasan shiekh maxa ka yaal jubaland ugu dagalamaya ugu dhameunaya Allada islameed yaab xamar bu wada xaraashey jubaland ma inu xaraasho miyu ugu socda degaan ahaan uma degee wagi horana MW ahaana saas bu ugu dalagalamyey jubalad dadka degaa ilaashanay xasanow beec maaha ka samar
Gamudug iyo hishabele ma aadayo xasan maxaa laga siiya jubaland waa tuug qabyaladista ah adna beenta iska daa
Xasan wafti & lacag udiraya itobiya Ayaanaleh itobiya nasowertay Yuu ushegaya muraadkiisu waa GUMADKA sanka soomLiya melkasta dagaalka qabiil Ayuu karidey & dagal dariska dawladaha xasan wacadeyey oo wuxuu kuwaramay loojojinmayo dalkiia waywada xarashka dad & dalba Sasdarted human shaqeyo samaliya xasan sasd wada Aragtaan somaliyey
Heshiis been sat ka ka noqo dameeroow talaan ku siinayaa 9 gobol ayey itoopiya kaa haysata bad baad ugu dartay
Haddii nin wax iskufilaayo tahay hais casilo