FAHAMKA SAXDA AH EE ISTIGFAARTA ᴴᴰ┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 478

  • @SalmanSalman-ps2bb
    @SalmanSalman-ps2bb 6 лет назад +364

    Haddaad rabto noloshaadu inay is badasho Quraanka la saaxiib,haddaad rabto inaad Horumar ka gaadho Aduun iyo Aakhiraba Quraanka ku dhaqan’
    Haddaad rabto inaad Liibaanto aduun iyo Aakhiraba Quraanka weynee,
    Haddaad rabto faraxad iyo nolo Saciid ah, Quraanka akhri dhagayso ku camal fal.
    Ilaahay haynaga dhigo kuwa Quraanku
    Ushafeeco qaado.

  • @abdimaajid5839
    @abdimaajid5839 2 года назад +4

    Dar alle Áyan u jeclahy sheikh Mustafe iyo dhaman culimadakale illahey hawada barakeyo

  • @نعمةالهاشمي-ي4ي
    @نعمةالهاشمي-ي4ي 7 лет назад +285

    عن عبد الله بن عباس رضى الله عنهما قال: قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم (من أكثر من الاستغفار جعل الله له من كل هم فرجا ومن كل ضيق مخرجا ورزقه من حيث لا يحتسب)

    • @dogobtv1788
      @dogobtv1788 6 лет назад +4

      Calayhi afdalu salatu wasalam😗

    • @samawadechannel7590
      @samawadechannel7590 6 лет назад +2

      Shukran wllo

    • @caaishaxasan486
      @caaishaxasan486 6 лет назад +16

      عن عبد الله بن عباس رضي الله عنهما قَال : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : ( مَنْ لَزِمَ الِاسْتِغْفَارَ جَعَلَ اللَّهُ لَهُ مِنْ كُلِّ ضِيقٍ مَخْرَجًا ، وَمِنْ كُلِّ هَمٍّ فَرَجًا ، وَرَزَقَهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ ) رواه أبو داود (1518) وابن ماجه (3819) ،

    • @crisaaqjaamac8028
      @crisaaqjaamac8028 6 лет назад

      umal

    • @crisaaqjaamac8028
      @crisaaqjaamac8028 6 лет назад

      @@caaishaxasan486 sh shibili

  • @marwaannindheerbirtacalank1485
    @marwaannindheerbirtacalank1485 7 лет назад +103

    اللهم اعز الإسلام والمسلمين و اذل شرك والمشركين و دمر اعداك اعداء الدين.

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 4 года назад +13

    Walaalayaal aabahay iigusoo duceeya qalbiga ixanuunayee wuu iga xanuunsanayaye😢😢

  • @zeynabsocial72
    @zeynabsocial72 7 лет назад +85

    masha allh shekh mustafa allh haku dhowro wlhi waxa ku jeclahay allh darti cimri dheer allh haku siiyo

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 лет назад +27

    jazaakallaah sheekh mustafa xaji ismacil haruun rasuulka maciisa eeboow kaa yeel miisanka xasanaadka allaah ha kuugu daro insha Allah dar allaah ban ku jeclahay sheekh

  • @TheLibaax
    @TheLibaax 7 лет назад +43

    Dikri
    SubxanaAllaah cadadu maa khalaqa
    SubxanaAllaah mil'u maa khalaqa
    SubxanaAllaah cadadu maa fi samawaati wal ardi
    SubxanaAllaah mil'u maa fi samawaati wal ardi
    SubxanaAllaah cadadu maa axsaa kitaaba
    SubxanaAllaah mil'u maa axsaa kitaaba
    SubxanaAllaah cadadu kuli sheey
    SubxanaAllaah mil'u kuli sheey❤👍

  • @arayejr1210
    @arayejr1210 6 лет назад +4

    ilahayow misanka xasanaadka ugudar ale hakuxifdiyo aaaaamiiiin aaaaamiiiin

  • @abdikarimqassim3626
    @abdikarimqassim3626 7 лет назад +19

    Shekh Mustafa allaha Ku barakeeyo, jannatul fardooza allaha kuugu bishaareeyo,

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 7 лет назад +23

    ilaahoow inoo kaa daa sheekh musdhafe

  • @TheLibaax
    @TheLibaax 7 лет назад +39

    "سبحان الله وبحمده عدد خلقه،ورضا نفسه،وزنة عرشه،ومداد كلماته"‬
    ‫3مرات‬
    ‫اللهم من قالها ونشرها فاغفرذنبه واشرح صدره ويسّرأمره واسقه من حوض نبيك ﷺ

  • @ayuubjama5688
    @ayuubjama5688 4 года назад +2

    Rabbiyow adaa qaadiree NAXARIISTAADA adduun iyo Aakhiraba na sii

  • @zakizaamir2448
    @zakizaamir2448 5 лет назад +6

    Ilaahow Ngayeel kwii dunuubtooda aad udhaaftey🤲🤲
    Aamin..

  • @ikhlaasmohamed5561
    @ikhlaasmohamed5561 7 лет назад +16

    Masha allah tabarakallah sheikh mustafa ilaahey subxana qaadira danbigaaga iyo kan waalidkaagaba allah dhaafo allah ya xifdik sheikhuna mustafe.

  • @mudanahamarwada4527
    @mudanahamarwada4527 6 лет назад +10

    Waan ku jecelhy sheikh mustafe ❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 7 лет назад +31

    Subhana Allah
    Alhamdulillah
    Wal Hamdulilah
    Allahu Akbar

  • @bintomar5664
    @bintomar5664 7 лет назад +29

    Ilahay haku barakeeyo sheikh mustafa😍😘

  • @mubarakgambo9692
    @mubarakgambo9692 6 лет назад +4

    Ilaahayow Khaatumada noo Hagaaji Allah cimrigaga Ha Dheereeyo Seikhunaa Mustafe

  • @nimayacqub8621
    @nimayacqub8621 6 лет назад +5

    Masha alh alah kaa jasaid siiyo sheikh mustafe aad ayaan u jeclhy muxaadirooyinkaaga alah misaanka xasanadka hakuugu daro

  • @ahmedmaska7091
    @ahmedmaska7091 7 лет назад +7

    Shiikh mustfe xaaji ismaciil haaruun jazaklh dar ilahy ban kuu jeclahy muxaadirooyinkaaga aad baan uga faa idaystaa

    • @aamiiking3278
      @aamiiking3278 5 лет назад

      Markaad guusha hesho illaahay isku dhuldhig

  • @ahmedomar3206
    @ahmedomar3206 5 лет назад +63

    Dheh 2 kun oo istigfaar, arag sida ey baahiyooyinkaga u xalismaan adoon daremin

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 7 лет назад +11

    Mansha Allah xafidulaah sheikh Mustafa Iyo culimada kaleba ilaahey hanoo daayo

    • @fardowsoqorone4931
      @fardowsoqorone4931 7 лет назад

      nuur naasir walal adoo rali ah mansha Allah ma ahn ee waa masha Allah mahad sanid.

  • @fuadcade8474
    @fuadcade8474 6 лет назад +3

    Jazaakalahu qayr walaalkeen sheikh mustafa iyo inta kudadaashsy Qayr kan soo dhig ay RUclips ka

  • @rashkawiil9447
    @rashkawiil9447 5 лет назад +2

    Ilaahow kubarakeey sheekhoow

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 6 лет назад +4

    Jazakallahu khyer insha allah Sheikh mustafa haji ismaciil

  • @sumayamuhamed4980
    @sumayamuhamed4980 7 лет назад +16

    جزا ك الله خير خير الجزاء

  • @khadarmaxamed7788
    @khadarmaxamed7788 6 лет назад +2

    Mansha Allah.alle weyne camalka iyo cimriga hagu balaadhiyo,naxariis iyo nabd gelyo korkaga ha'ahaado.

  • @saidadenbishar455
    @saidadenbishar455 7 лет назад +15

    Msha alh ilah haku xafido shekha adka aan ujeclahy ilahy janada hai kaa kulmiyi. Aamn amn

  • @maxamedibraahimmustaf371
    @maxamedibraahimmustaf371 5 лет назад +2

    Msh allh alxm sheekh mustafe alle haku xafido kuwii uu nabi muxamed s.c.w ushafeeco qaaday alle hanagu daro insh allh

  • @hussientahir6047
    @hussientahir6047 7 лет назад +10

    Jazakallah khayr dar ilaahay ayaan ku jecelahay wlahi sheekh Mustafe

  • @mawlidjannogalle5798
    @mawlidjannogalle5798 6 лет назад +3

    Allah hku sharfo Sheekh cimri dheer alllah hku siiyo جزاك الله خير

  • @abdirisakqaddaafi5546
    @abdirisakqaddaafi5546 6 лет назад +1

    Sheekh musdafe Allah Ha ha udanbi dhaafo janada ha geeyo
    Aamiin. Aamin

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si 7 лет назад +1

    Masha allah Jazaakallahu khayran Sheikh Mustafa Alle swt qalbiyadena ha ku adkeyo diintena.

  • @jimcaalemussewarsame1515
    @jimcaalemussewarsame1515 6 лет назад +3

    Ilaahay dartii baan ujecelahay shekh Mustafa x ismaaciil haaruun

  • @zackjoseph8272
    @zackjoseph8272 7 лет назад +20

    Macha allah
    Sh mystafa allaha ku xafido

  • @abdiqaniaden8551
    @abdiqaniaden8551 5 лет назад +3

    maasha Allah Allaha ku xafido sh mustafa & culumada kaleba Allahuma Aamiin

  • @caawiyeofficial1450
    @caawiyeofficial1450 6 лет назад +1

    Maansha alaaaah
    Ilahay ha kaa abaal mariyo sheekh mustafe anagana ha naga dhigo kuwii ku waana qaaata

  • @juweeriyaabdullah5971
    @juweeriyaabdullah5971 7 лет назад +15

    جزاك الله خيرا جزاء

  • @msm4142
    @msm4142 5 лет назад +2

    Jazakallahu kheyr insha allah walalaha soo habeyay ad ayad u mahad san tihiin Al Nasiixa Media ❤

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 7 лет назад

    MAASHALLAAH alloow ku xifdi Oo janada inagu kulmi sheikh mustafe, Casharo bdn baan kaa bartee adeer......

  • @atika5785
    @atika5785 5 лет назад +3

    Hadiih aad rabto inaad ku noolaato dagaansho iyo naxariis rabi
    Istiqfaarta kaalamyso iyo salinta nabiga salalahu calayhibwasalam xooji

  • @leonardokhadka1508
    @leonardokhadka1508 6 лет назад +1

    sheekh mustafe burco allaha Ku xafido jazakalah khayr cimri dharar kuu rajaynayaa

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 лет назад +1

    Eebe ha ku xafido aakhiro iyo aduunba macalin nolashayda wax badan aan ka faaiday

  • @idilmuhumed5115
    @idilmuhumed5115 7 лет назад +3

    jazaakalaaah sheikh mustafa ALLE janadii fardowso haku geeyo

  • @nasrahasan2620
    @nasrahasan2620 7 лет назад +5

    masha allah illaaheey ha ku barakeeyo sheikh mustafe

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 3 года назад

    Rabiga ween ee raxmaanka ah hanoo naxariisto

  • @xasanaxmednuur2640
    @xasanaxmednuur2640 7 лет назад +2

    Alla ha fahamsiiya dadka muslimiinta diintooda midaas ayay ku liibaanayaan aduun iyo Aakhira

  • @luqmaanxaashi9347
    @luqmaanxaashi9347 3 года назад

    Maasha allah hore baan kheyr idiin rahey

  • @naimaahmed5385
    @naimaahmed5385 6 лет назад +1

    Jazaka allh shikh mustafa allh dambigada iyi keena allh ha dhaafo dhaman

  • @herotherot1238
    @herotherot1238 7 лет назад +1

    maash'alaah sheikh Ilaah ha kaa ajar siiyo

  • @maxedsuldaan7559
    @maxedsuldaan7559 7 лет назад +1

    Jazakallahu kheyr sheikh mustafa insha allah janada isku arken

  • @abdirisakqaddaafi5546
    @abdirisakqaddaafi5546 6 лет назад

    Sheekh musdafe Allah ha udanbi dhaafo janadna ha geeyo
    Aamin. Aamin

  • @mohamedjubba3451
    @mohamedjubba3451 6 лет назад +1

    Wan jeclahay shiikh mustafe xaaji Ismaaciil xafiduhuAllah

  • @cnajiibmaxamuud3400
    @cnajiibmaxamuud3400 3 года назад

    جزاك الله خير. Sh.mustafe xaaji ismacil haruun

  • @afrahjama409
    @afrahjama409 7 лет назад +1

    Masha Allaah, Allayacisak ,Yaa sheikh Mustafa.

  • @aminaabdullahi8833
    @aminaabdullahi8833 6 лет назад +7

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك 🤲🏽🤲🏽❤️ aamiin

  • @xamseibrahim9215
    @xamseibrahim9215 6 лет назад +1

    Sh.Mustafe xayaka ALLAH wa xayatan dayib .!!!!

  • @bashiiraden6381
    @bashiiraden6381 3 года назад

    M.a shiekh mustafa illahay hakuxafido

  • @badritimojilic7867
    @badritimojilic7867 7 лет назад +2

    Jazaka allah sheekh mustafe xaaji ismaacil

  • @abdiyarebashiirabdiyare3448
    @abdiyarebashiirabdiyare3448 2 года назад

    Xafidu,LAAHU Sheikh mustaf xaaji Ismaciil Haruun

  • @abdikadirjamamohamed6029
    @abdikadirjamamohamed6029 6 лет назад +1

    Ilahy qeyr iyo xasanaad alla kaa siiyo

  • @ibrahimmohamedabdi2250
    @ibrahimmohamedabdi2250 5 лет назад

    Illahey cimri dheer iyo cafimad ku siiyo sheekh muste

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 2 года назад +1

    جزا ك الله خير

  • @mohameddeeq8118
    @mohameddeeq8118 7 лет назад +12

    mashaa,alahaaaa,ilahay,aku,barakeyo,iman,kaga,shekh

  • @sahraabdullahi2869
    @sahraabdullahi2869 6 лет назад +1

    Scw scw scw Allha kaaa ajarsiyo sheikh🙏🙏🙏🙏🙏

  • @bashiircumar4613
    @bashiircumar4613 6 лет назад

    Sheekh mustafe ilahay cafimaadka ha kuu siyaadsho aakharo iyo aduuna Allah ha kubarakeeyo waxaad tahay dhaxalkii ambiyada

  • @maahirchannel1263
    @maahirchannel1263 5 лет назад +1

    Masha allha Sheekh mustafe Allah hakuba rakeyo insha allah

  • @mohamedzakifilmzjarmal2930
    @mohamedzakifilmzjarmal2930 6 лет назад +2

    sheekh Mustafe Xaji ismacil harun ilhy ha kama aqbalo faafinta diinte islamka ah

  • @mohamedsulaymanhassan7025
    @mohamedsulaymanhassan7025 4 года назад +1

    جزاك الله خير ❤ احبك في لله شيخ مصطفى ❤

  • @xaawojeele662
    @xaawojeele662 4 года назад

    Masha Allah allow xafid sheikh mustafa ismaciil haruun

  • @saadaqwarsame6477
    @saadaqwarsame6477 7 лет назад +15

    Ilahow diinteena qalbiga ku adkeey oo na fahansiii Aaaaamin

  • @maryanmohamed9910
    @maryanmohamed9910 7 лет назад +4

    Jazaakalahu khayr sheekh

  • @hanimuxumed107
    @hanimuxumed107 7 лет назад +4

    Allah waxan waydiistay cilmigiisa oo kale

  • @hodandayib2215
    @hodandayib2215 5 лет назад +1

    sheekh mustafow waaad iga farxisay

  • @ikhlaasmohamed5561
    @ikhlaasmohamed5561 7 лет назад +11

    صلي ❤️الله❤️ عليه❤️ وسلم❤️

  • @makamedinachannel785
    @makamedinachannel785 6 лет назад +3

    Sheekh ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay ilaahay maalinta qiyaamaha ha inaga dhigo kuwa nabi maxamed la kulma

  • @xafsashirdoon7380
    @xafsashirdoon7380 5 лет назад +1

    Masha allh jazakumullah jeekh
    Allow kuwi maxadaradu Ku wana qaata naga dhig

  • @iqroqali4854
    @iqroqali4854 4 года назад

    Masha allh barkallhu sheeq xafdahullh jazklhu qayrn alle haku barkyo cilmigaga

  • @xawogininuur7687
    @xawogininuur7687 6 лет назад +1

    Maash allaah tabark Allah jazakuallahu alfi kheyr sheikh Mustafa

  • @iqlasmohammedaden2469
    @iqlasmohammedaden2469 7 лет назад +4

    Jasaaka llaaaah khyran sheeekh

  • @drshifaa1895
    @drshifaa1895 7 лет назад +5

    جزاك الله خيراً

  • @muna-i8r7o
    @muna-i8r7o 7 лет назад +1

    Jazaakallah shiiq allaha ka abaal mariyo

  • @kingboy-ud8vp
    @kingboy-ud8vp 2 года назад

    Caleyhi salatu wasalam Allahu musali cala Mohamed 💜💜💜

  • @xamuudmuse4718
    @xamuudmuse4718 7 лет назад +1

    mash Allah
    dar alleh ayan ku jeclhy sheikh jazklah khair

  • @somalilandofficeoftheaudit5656
    @somalilandofficeoftheaudit5656 5 лет назад +1

    Ilaaahaw tawbadda na waafaji

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 6 лет назад +1

    Mansha alllah sheekh mustafa allle ha barakeeeyo

  • @abdullahihassan3394
    @abdullahihassan3394 7 лет назад +1

    Mash allah allah ku xifdiyo sheikh mustafa

  • @ayanleomer6715
    @ayanleomer6715 7 лет назад +6

    maansha allah jaaskalaah walaal sheikh mustafe

  • @xuseencali621
    @xuseencali621 2 года назад

    𝙢𝙖𝙨𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖

  • @bashiiralihassan5176
    @bashiiralihassan5176 4 года назад

    M.a Sheikh mustafa jazakalah kheyr

  • @shamiselmi5168
    @shamiselmi5168 6 лет назад +1

    Masha Allah jisakilaah Allah khayr yaa sheikh mustafa 👍 👍 👍 ❤ ❤ ❤ 🌹🌹🌹🌹

  • @xamzahaji8554
    @xamzahaji8554 7 лет назад +15

    Ilahow nodambi dhaaf sheikhana ajaar kasii

  • @QaaliMaxamad-g2u
    @QaaliMaxamad-g2u 7 месяцев назад

    Isoo duceeya 40 qofood ducadooda waa la aqbalaa please 🥺❤😊

  • @ayuubjama5688
    @ayuubjama5688 4 года назад

    JazakALLAAHU Khayran Shiikh

  • @saciidoxaaji1620
    @saciidoxaaji1620 7 лет назад +1

    Masha allah sheekh allah ku xifdiyo

  • @akramahmed7518
    @akramahmed7518 6 лет назад +1

    جزاك الله خيرا شيخ مصطفى

  • @nimconalaka641
    @nimconalaka641 6 лет назад +1

    Manashalalah kasakalalahu khayaran sheekh

  • @abdifataax1041
    @abdifataax1041 7 лет назад +7

    Allaah ku xafido

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 года назад +1

    Masha allah allah ku xafido sh