Casharkii 222, Tafsiirka Al-Taxriim 1 ilaa 12 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 июл 2019
  • Dib u Habayn tafsiirkii Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
    Casharkii 222, Tafsiirka Al-Taxriim 1 ilaa 12 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
    Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1988 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI

Комментарии • 52

  • @nimohusein8729
    @nimohusein8729 2 месяца назад +2

    Ilaahay naxriistii jana haka waraabiyo amiin

  • @sadakabirjeeb8399
    @sadakabirjeeb8399 4 месяца назад

    Allow ku naxariiso o kitabkada midigta kasiii.. waa bil ramadaan Amiin dhaha walaliyaal

  • @abdirahmanamas6036
    @abdirahmanamas6036 10 месяцев назад +1

    Ilahayow naxaristada badan sii sheikh cumar faruuq Amin ya Allah ♥️

  • @Ali34388
    @Ali34388 6 месяцев назад

    Ilaahay haunaxariisto kitaabkiisa midigta alaaha kasiiyo danbidhaaf alaah hasiiyo janafirdawsa alaaha geeyo Sheikh Cumar faaruuq Ameen 🤲🏼❤️

  • @abdullahiahmed9129
    @abdullahiahmed9129 3 года назад +1

    Alle naxariistii janno haka waraabiyo sheekhunaa cumar faaruuq , inana diinta ha inagu sugo, hana inooga daba naxariisto.

  • @cabdinuurshekhxasan3231
    @cabdinuurshekhxasan3231 3 года назад +3

    Cabdinuur shekh xasan allah u naxariisto kitaabka allah iyo sunaha nabiga scw wadanka aan ku maamulno dimuquraadiyad xeer gaalo.dhaqan qurun waaye aan ka tagno

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 5 лет назад +4

    maanshaa alaah alaah ha u naxariisto sheik Omar faruuq miisaanka aqiro ilaahey ha kuu saaro inshaa laah, jizaaka laah dadka ku dadaalay in ay noo soo gudbiyaan tafsiirkaan qiimaha badan aduun iyo aqiro ilaahey ha idinka abaal mariyo inshaa alaah.

    • @maxamed956
      @maxamed956 5 лет назад

      Illaahay waxaan uwaydiinaynaa
      Naxariis daaima sheekh a ufucada
      Haloo badiyo

    • @nuuraxmed8800
      @nuuraxmed8800 5 лет назад

      Allaha unaxariisto waa shiikahaygi ismana aynaan aqoon

  • @abdirahmanmohamed3303
    @abdirahmanmohamed3303 3 года назад +4

    رحمة الله عليه فضيلة الشيخ عمر فاروق.

  • @fardowsayussuf8760
    @fardowsayussuf8760 2 года назад +1

    Alle Naxaristi jano haka warabiyo

  • @drabdikanibashiir8762
    @drabdikanibashiir8762 Год назад +3

    رحمه الله تعالى لشيخنا الفاضل عمر الفاروق رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته

  • @yussufabdi6774
    @yussufabdi6774 10 месяцев назад

    ماشاء الله

  • @fadumohussein8041
    @fadumohussein8041 3 года назад

    Jazaakalahu qayr allaha unaxariiistojanadisa fardus haka warabiyo

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 2 года назад +3

    Mashallah

  • @LakiHarunabdi
    @LakiHarunabdi 6 дней назад

    Aamiin

  • @aslimohamed112
    @aslimohamed112 Год назад +1

    1

  • @mohamedyare4866
    @mohamedyare4866 5 лет назад +1

    Qeir Allahaa kusiyo walal m. A

  • @sumeyabintumuktar4604
    @sumeyabintumuktar4604 Год назад

    Allah haku naxaristo shiikhena

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 3 года назад +1

    allah yarxamak yaa sheekhnaa

  • @abdiomer4655
    @abdiomer4655 3 года назад

    Sheekh Allaha habkugu abaal mariyo janana.

  • @user-ne5ml2wk4g
    @user-ne5ml2wk4g 3 года назад +1

    Alle xaku naxriista

  • @abdirahmanamas6036
    @abdirahmanamas6036 10 месяцев назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 2 года назад +1

    Mashallah❤️💯

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol Год назад

    جزااك الله خير

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 года назад +1

    Ilhay hau naxiisto

  • @HajaraHajara-xy2mb
    @HajaraHajara-xy2mb Год назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @umeymomuhumed8021
    @umeymomuhumed8021 Год назад

    Manshaallh❤

  • @saidhussein2679
    @saidhussein2679 2 года назад

    Waxaan la yaabay dadka aan share dhihin kheeyrkan saaxibadood diimeed,,,,ilaaheey ajar haka siiyo sheekheena cumar faaruuq ilaaheey ha u naxariisto ,,,,qofka RUclips noo soo gudbiyay ajar ilaaheey hakaa siiyo ,,,,tafsiirka quraanka ayaan ku bartaa anoo jiifo ama shaqeeynayo ,,,,alxamdu lilaah

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 2 года назад +1

    Ilahaw idin xafid Salah iyo Omar baa

    • @SalahBarre
      @SalahBarre  2 года назад

      amiin Jazaka_Allah Khayr, Allah ha ku xifdiy

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 2 года назад

    Masha allah

  • @ashaoamr1434
    @ashaoamr1434 2 года назад

    Say subhannallah 3x

  • @jamaalxassanfarax201
    @jamaalxassanfarax201 2 года назад

    Mashalah

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Год назад

    Allah ka awal mariyo shiqa iyo dadki nasogarsiye

  • @ruuneymaxamuud8291
    @ruuneymaxamuud8291 Год назад

    alaahu akabar 😪

  • @maxamedabukar9165
    @maxamedabukar9165 5 лет назад +5

    Asc soobadi brother

  • @wadaniga
    @wadaniga 3 года назад +1

    Sheekha janatul fardawsa, ayaan allaah uga barinay annagana kucamal fal.

  • @Masago2025
    @Masago2025 5 месяцев назад

    Waxaa nasiib ah inaan umatul moxamed naqanay lkn duko nasiib aw caana u ku helo waa lee yahay lkn calaf ku cabo maleh Dadoow aan ka faa ii deeysano ahaanshaha islaamnimo waa nicma weeeyn

  • @ibraahimmaxamed8707
    @ibraahimmaxamed8707 2 года назад +1

    Hi

  • @ashaoamr1434
    @ashaoamr1434 2 года назад +1

    Mashallah

  • @heartheart9688
    @heartheart9688 2 года назад

    Mashallah❤️💯