Afkeedey isku dishay Maantana waxba kama qaban karto ceebtii banaanka ey geysaa u gaarsaneysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 17

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  Месяц назад +8

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p Месяц назад +1

    Subxanallah hal bilyaan mey ahato sharaftada ka weyn malayiin lacaag ah lacagi waa dhamata balse sharaftada iyo qimahagu waa ka weyn yihiin lacaag sharaftaduna ma dhanato lacagi waa dhamata

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад +1

    jazakallah sheekh maxamed

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Месяц назад

    WALHI SHEEKH MAXAMEDOW INBADAN AYAA DHIB IGU DHACAY ANOO AAD UYAR OO QURBO KU CUSUB AYAAN LA NOOLAA QOF AAN KU AAMINOO LAWADAGANA WAAYEY anoo kacabsadey inaan kashalaayo xanuunbadana iguheysay mudobadan oo kaligey iska ooyi jirey laakiin ugu danbeyn go aan waxan qatey ah (maa asabati min musiibati ilaa bi idnilaah) waa uun biyahaas bacadka ku daatey oo kale khair ilaahey haku siiyo

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Месяц назад

    ❤❤Jazakallah khair Sheekh❤❤

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Месяц назад +1

    Wa halki jiheeye MANAGA KEENAY IYADA ISKENTAY weeyi shekadu lkn waxaan lenahay Allow ceeb astuur

  • @NajmaMuhumed-p3v
    @NajmaMuhumed-p3v Месяц назад +1

    iimanki ba dacifay ilaahay umada ha tuso xaqa sharafti taktay oo xishodki tak wa layabanyahay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @saidmuktar
    @saidmuktar Месяц назад

    Kkkkkkkkkk sheikh waaa sheekadii hanaan shidane cml

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x Месяц назад +2

    Intaadan falin kafiirso??

  • @samirr546
    @samirr546 Месяц назад +1

    Qabiilku muu cadhadiisa xejisto!!!
    Marka qof liita oo qabiilkaaga ahi dilo qof sharfan oo qabiil kale ah oo cadhadii ay celin waayeen oo xal raadin waayeen ee ay cadhada xal ka dhigtaan dadkiina iswada dilaan oo nacaybkiina sii bato dilkiina uu noqday wax lakala dhaxlo!!! Odayaashaa cadhaysan baa gabdhaha dhalay!!!!!!!

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад

    War ceeb.un.hasheegin inta wax ka baranaysa baa jira duliga kaliya lama maqla Qofku wuu nafisin

  • @sahrofarah7451
    @sahrofarah7451 Месяц назад

    Waa run arintaan inta adan falin kafirso

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Месяц назад

    👎🏼🇪🇹🗑️🤮🤧 Shicibow Wixii Ethiopia 🇪🇹 garab siiya ama dabadhilif u noqda ama Ethiopiannimada aaminsan waa in lagowracaa, maaha Somali asal ah waa qudhmuun Oromo ama Amxaarta uraysa ama Cafarta qudhmuunka wayn ayay yihiin waa sirdoon qarsoon aan dhiig Somaliya lahayn walahi waa in ladilaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Guul 5ta Somaliyeed ilaahow cadowgeena dhulka afka u gali oo saxariir u’dil yarab🤲🏼🤲🏼

  • @DulmidiidMakhluuq
    @DulmidiidMakhluuq Месяц назад

    Xanaaqu waa shey ilaaheey kugu abuury 😢