Walaal suaashaan aad qabto dad badan ayaa kula qaba, inaad is waydiisaana ma xuma Ase dareen qabiileed inaad ku cabirtaa ma wanaagsana Isaga waa la.waydiiyay suaasha Markii uu hargaysa tagay 2019 hadaad doonayso jawaabta soo daawo wll
Maxay tahay taariikjda hawiye laga sheegi lahaa ee uu leeyahay ma digirbaa la cunayaa meesha,ninkani gabayga reerki laga soo gaadhay buu ka sheekaynaaye ma murtidaasaa cid kale laga helaa?
Idaajaa Taallo halloo dhiso 🥰👏👏👏👏
Adeer Allah Haku Xafido
Wan Idin Salaamay Team Idaajaa
Mahadsanid Wall
Abawan Masha Allah sahid qaman
Halkii Gugundhabe yiilay ❤
Idaajaa Noollow
Gabayadii Abwaankii weynaa Axmed ismaaciil Diiriye qaasim iyagagna soo daa
Xagaaga dance danbe waxaanku daawanayaa
Kubada cagta rouge and verts
Ifka championleagea
Saahil qamaan ilaahay hau naxariisto halqabsiyo badan buu ka tagay
Abwaan Saahid qolomuu Soomaali ka ahaa tolow
@@jamalmohamed8766 ogaadeen reer cabdile
Waa awowgayga sadexad allaha unaxariisto awow saahid qaman cali🕊️❤️
@@zackwiilpoqor2273 Ilaahay hau naxariisto Bro
Abwaan alaha ku xifdiyo waxad noga sheekaysa soomaalidii hore iyo xiriirka qowmyadaha sida anfarta oromda
Adigu oromo miyaa tahay mase canfar xayawaanoow
Saahid Qamaan dheh ha khaldin magaca e
Waan Qalday
Idaajaa lagend
Dadka kugu xidhan ee dawada Barnamijyadada waa inad tixgalisa codsiyadooda musika aadbu u qalaylo dheeryahy kajar hadii aadan edit kusamayn karinna dadka yaqaaana lakaasho
Fadlan naga jar
Waxan unicirabaa barnamijkan musigaas qaylada dheer leh
Idaaja talo halo dhisoo
22 2122
24/7 Ilmo Bulxan iyo Raage ugaas nagula dul wareeg Abtiyaasha Habar Gidir Iyo Hawiye taariikhdodi moora duugtaye maxaad Isaaqa Iyagana kumaagtay oo aadan Gabyaayadoodi usoo qaadan qabyaalad darteed miyaad heerkaa ku gaartay Axmed Faarax Cali Idaaja?
Alaha ku caafiyo waad xanuunsan tahaye
Dhakhaatiirta cuqdad Nabsiga dawaysa Booqo meelahay joogaan haku daweeyaane
Walaal suaashaan aad qabto dad badan ayaa kula qaba, inaad is waydiisaana ma xuma
Ase dareen qabiileed inaad ku cabirtaa ma wanaagsana
Isaga waa la.waydiiyay suaasha
Markii uu hargaysa tagay 2019 hadaad doonayso jawaabta soo daawo wll
@@allemagan9887 Saahid qamaan waa qoloma hadaad igu dhaanto
@@jamalmohamed8766 ogaadeen baan is ls leeyahay
Maxay tahay taariikjda hawiye laga sheegi lahaa ee uu leeyahay ma digirbaa la cunayaa meesha,ninkani gabayga reerki laga soo gaadhay buu ka sheekaynaaye ma murtidaasaa cid kale laga helaa?
War ninyow xishoo. Dadka lama af-lagaadeeyee. Af-lagaadada waliba qabiil dhan la af-lagaadeeyo waxay muujinaysaa inuu qokaasi madhan yahay. Ixtiraam dadka si laguu ixtiraamo.