GEERIDA CAWIL DAHIR SALAAD - TACSI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 206

  • @himilochannal1547
    @himilochannal1547 5 лет назад +14

    Inaalilaahi wa Inaalilaahi Raajicuun Gun iyo qolo ina gumaadaa ina heshay geesigii Noo kacaba gundaha jara Allah ha u Naxariisto Wariye Cawil Daahir Salaad

    • @safiya32
      @safiya32 5 лет назад +2

      Aamiin aamiin yaarabi

    • @kaamiltoore9529
      @kaamiltoore9529 5 лет назад +2

      عبدالعزيز حسن ياسين aamiin aamiin

  • @naimahussein3911
    @naimahussein3911 5 лет назад +1

    Waa geeri naxdin leh wardiyihii Cawil Salaad daahir wax bdn aan tv ka fiirsatay wlh waa ka naxay Allah uwada naxariisto dhamaan inta ku dhimatay inta dhawac Allah caafiyo ehelkooda iyo Soomaali oo dhan ka baxeen samir iyo iimaan Allah naga siiyo aamiin aamiin aamiin

  • @safiya32
    @safiya32 5 лет назад +16

    Inaalilaahi wainaa ileeyhi raajicuun yaarabi u naxariiso ala maxaan ka naxay cawil daahir salaad ilaahoow Rabiyoow kitaabkiisa midigta ka sii qabrigana u waa sici ehelkii uu ka baxana samir jamiila ka sii aamiin yaarabi

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 лет назад +3

    Dhamaan shacabkii masaakinta ee lagu gumadey Xamar allaha u wada naxariisto Aamin

  • @fafr2163
    @fafr2163 5 лет назад

    Inaa lilaahu wa inaa ileyhi raajicuun illahay sabir iyo iimaan hakasiiyo ehekooda gaar ahaan cawil tacsi ayaan udirayaa ehelkiisa qabrigana illaahay hawnuuro aamiin

  • @jadams5318
    @jadams5318 5 лет назад

    Innaa lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun Waallhi aad IYO aad ayaan U NAHAY Geeridii Cawil Daahir Salaad ILAAHEY Qabriga ha u Nuuriyo
    Jannatul Fardowsa ILAAHEY ha ugu Bishaareeyo WAA Shahiid ee ILAAHEY ha u Naxariisto isaga IYO dadkii kale ee Qaraxa KU diinteena.

  • @kingmohanjacelowchannel2425
    @kingmohanjacelowchannel2425 5 лет назад +27

    Illhey ha unaxaristo inta ku dhimatay inta ku dhawa cantay illhey ha cfyo aaaamin yabari

  • @shakuromar7806
    @shakuromar7806 5 лет назад +1

    Inaalilaahi wainaaileehi raajicuun. Rabi tabaaraka watacaalaa ha u naxariisto intaa inaga dhimatay, dhamaan eheladii iyo qoysaskii iyo dhamaan umada soomaaliyeed meelkasta ay joogaanna samir iyo imaan alle haka siiyo aamin yaarabil caalamin 😭😭😭😭😭

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 5 лет назад +15

    Inaalilaah wa ina elehi raajicun
    Alaha u naxariisto dhamaan inta ku geriyotay qaraxa bas

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 5 лет назад +20

    Ina Lillahi waina ilehi rajiun may Allah s.w.a. grant him janatul firdos ameen 😭😭awil dahir salat heartbroken😢 day 😭

  • @dalwanaajiyedalkiisa5730
    @dalwanaajiyedalkiisa5730 5 лет назад

    Unaalilahi waa inaa ilahay rajucun alla haunaxaristo dadkii kugeriyoday masiibadii xamar kadhacday wxaan sigaarah ugu tacsiyaynayaa wariye cawil salad dahir wxaan leenahay madan dhibane waad dhumatay naxaris baan rabi kaga baryeynaa

  • @deeezeeeez6734
    @deeezeeeez6734 5 лет назад

    Ilaaheey ha unaxariisto marti lajecelyahy alla ha ka dhigo inta ku geeriyotay qaraxii Shaley waa geeri xanuun badan

  • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
    @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 лет назад

    Alloow adaa weyn waaxid ahoo U Naxriiso Qabrigana U waasici Ugana dhig beer ka mid ah beeraha jannada yaarabbi weriyaashii askartii iyo shacabkii ku dhinteen Qabrigana U waasici Ugana dhig beer ka mid ah beeraha jannada yaarabbi Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 😭😭😭😭😭😭😭

  • @faraxyusuf5636
    @faraxyusuf5636 5 лет назад

    Inaalilaahi wainaailayhirajicuun waa geeri naxdin badan wlh ilaahay haunaxariisto dhamaantoodba

  • @baladiofficial6764
    @baladiofficial6764 5 лет назад

    Alle ha u naxatiisto inta ku dhimatay naxariis janaad alle ha siiyo dhamaaantooda

  • @asiyafarah7832
    @asiyafarah7832 5 лет назад

    Inaa lilahi wa inaa illayhi rajacuun maanta Universal Tacdiy weryn baa u taala Cawil wax uu ahaa wariyaasha ugu qimah baadan waryaasha Somaliyeed

  • @muzamilbezani5064
    @muzamilbezani5064 5 лет назад

    Illaah ha u naxariisto cawil daahir salaad

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 5 лет назад

    Illahay ha u naxariisto asga qafura raxiiim raxiiim ah ah qabrigana ha u waasiciyo

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 5 лет назад

    Alle ha Unaxaristo cawil iyo inta ladhimatay yaa rabbi

  • @abdinaafic7044
    @abdinaafic7044 5 лет назад +5

    Inaalillahi wa inaalilayhi rajicuun illaahay ha u naxariisto dhaamaan intii maanta ku dhimatay intii ku dhaawacantay illaahay ha shaafiyo aamiin aamiin

    • @raxmadrabbi1578
      @raxmadrabbi1578 5 лет назад

      Inaa lillahi wa ina ileyhi rajicuun dheh wll

  • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
    @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 лет назад +13

    Wallaahi waa masiibo tanoo kale Allaha naga dul qaado Dhibta iyo dagaalada Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @ashafarah3963
    @ashafarah3963 5 лет назад

    Inaailaahi waa Inaailaahi raajicuun ilaahay ha unaxariiso janatu far dowsa haka waarbiyo Cawil Daahir waa geeri naxdin leh

  • @dekaissak3106
    @dekaissak3106 5 лет назад

    ان لله ما اخده وله ما اعطي و كل شيء عنده باجل مسمي naxariisti jano Allaha siiyo dhamaan 😭😭😭

  • @saidaali412
    @saidaali412 5 лет назад +1

    Allaha u naxariisto inta dhimatey cawilna soomaali oo dhan ayuu ka baxay samir iyo iimaan allaha ka siiyo intii uu ka tagey

  • @opelsagaar1935
    @opelsagaar1935 5 лет назад +6

    Illaahay haw naxariisto weriye cawil iyo intii muslimiin xaqdarada lagu xasuuqayba

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 лет назад +3

    Innaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto wariye cawil iyo inta kale oo kudhimatey qabriga allaha uwaasiciyo jannada fardowsul aclaa allaha kawaraabiyo ummada soomaaliyeed waxaa heysato masiibo allaha usoo gargaaro alshabaab iyo inta lashaqeyso oo xamar ufadhido allaha halaago shartoodana allaha kucesho guryahooda illaahow ummada soomaaliyeed usoo gargaar yaa arxama raaximiin

  • @abdullahikalgacal2958
    @abdullahikalgacal2958 5 лет назад

    Alle ha u naxariisto walalken awil daahir salaad

  • @dahirali6422
    @dahirali6422 5 лет назад +2

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun.
    Ilaahay ha unaxariisto cawil.
    Waa wax laga naxo dad aan waxba galabsan in la laayo. Waa in labaaraa dadka ka dambeeyay .

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 5 лет назад

    Ina lilaahi wa inaa Ilaah Raajacuun, Allaha u naxarriisto intii dhimatay inta dhaawaca ahna Allaha u booga dhayo. Allaha naga qabto inta belada wadda. Yaa rabi Somalia maxaa laga rabaa.

  • @khadijo9951
    @khadijo9951 5 лет назад +2

    Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un Allah ha unaxaristo 😢😢😢😢😢😢 intaa ku geeriyootahay intaa ku dhaawacan taay Allah ha caafiyo

  • @salmankhaam3671
    @salmankhaam3671 5 лет назад

    Aad iyo baan uga naxnay geeridii Cawil daahir alle ha unaxariisto

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 5 лет назад

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha u xariisto wariye cawil daahir salaad janadii firdowso allaha ka waraabiyo qowskii, eheladii iyo guud ahaan umada soomaaliyeed sabir iyo imaan allaha naga wada siiyo, caruurtuu ka tagayne allaha u barakeeyo anagane allaha nama fidneeyo gadaashiis.

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 5 лет назад

    Alaaaah yar xamu yaaarab 🙌🏼 somaliya masiibaaa ku hab satee yaaab walaaahi inaaa lilaahi wa inaaa ileehi raajacuuuuun

  • @bintunaada365
    @bintunaada365 5 лет назад +2

    Alaha uwada naxariisto inti dhimatay inta dhawacana alaha u boga dhayo kuwa xamar iyo somalia inteda kalena allha amansado amiin yarabi

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 5 лет назад +1

    Allow unaxariiso inta dhimatey inta xanuunsana caafimaad sii xubin firfircoon ayuu ahaa cawil kuwan umada halagayana allow naga qabo

  • @sabariinsaidsomaaliya5022
    @sabariinsaidsomaaliya5022 5 лет назад +1

    Wlhi malin wadowbay ahayd waxanun gerida cawil dahir salad ilahay hauxariisto😭😭😭

  • @foos7330
    @foos7330 5 лет назад +2

    Asc walahi waa ka naxay inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun ilaahey sabir iyo imaan alah ka siiyo xaaskiis awlaadis iyo umada soomaaliyed

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si 5 лет назад

    Allaha u naxariisto intii ku dhimatay qaraxii shalay kuwasoo ahaa weriyayaashii, askartii iyo shacabkii Somaliyed.

  • @mowdafacayn2860
    @mowdafacayn2860 5 лет назад

    inallahi wa inallahy rajacuun cawilow allow ku naxariiso allow janadii ku gee allow qabriga ku wasici adunka miyan nalogu rebyn qof umada somaliyed qali ku ah allow ugar gar somali allow cadowga na gumadya naga qabo a hadldorka somali naga dilya ilahow shacabka muqdisho balyada gumadku wada qabo aaamiin yaarabiii cawil daahir wxad ahyd muwadin xlala o somali ka bixin cadowgi ku dily alle ifka haku go goyo alle haso qabto aaamiin

  • @halimahassan5482
    @halimahassan5482 5 лет назад +8

    inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    allaah jannatul firdoowsa ha ugu
    bishaareeyo .

    • @mohamedalisadik3232
      @mohamedalisadik3232 5 лет назад

      انا لله و انا اليهي راجعون الله يرحمهم

  • @ambiyah5023
    @ambiyah5023 5 лет назад

    Ina lilahi wainilihi rajacuun allah u naxariisto wariyayashii geriyoday iyo intii kale isha allah

  • @amranhussein4554
    @amranhussein4554 5 лет назад +1

    illahey ha unaxariisto inta ku dhimatay inta dhawacantay illhey ha caafiyo aamin aamin yaa rabi

  • @cismaandaahir167
    @cismaandaahir167 5 лет назад +10

    Alle haunaxaristo martila jecelyhyna haka dhigo awil dahir salad

  • @seynababdurahman8767
    @seynababdurahman8767 5 лет назад +8

    Cawil aad baan uga naxay , ALLAH ha u naxaristo isaga iyo inii mesha ku naf weysey

    • @shadayonoor1113
      @shadayonoor1113 5 лет назад

      Aamiin yaa rabbi allaha u naxaristo walalken

  • @ayanahmed624
    @ayanahmed624 5 лет назад +5

    Inlalilaah Waa Inalilahi Rajucun Waan Kanaxay Walhi Gerida Cawil Alleh Haw Naxaristo Yaa Rabi 😭😭😭

    • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
      @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 лет назад

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 😭😭😭😭😭😭😭😭 waa murugo wallaahi

  • @hodan8250
    @hodan8250 5 лет назад +2

    inaalilaah wa ina illahi rajacuun illaahow u naxariiso umadan somaliyeed ee meesha ku dhamaatay gaar ahaan awil

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 5 лет назад +1

    Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajacuun janatul fardowsa ayaan allah ugu baryey

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 5 лет назад

    amiin amiin gacan kaxaqdaran aya dishay blse Alle aya kajazin dono cidii dishay walalahena somaliyeed.

  • @khadarmohammadadam1972
    @khadarmohammadadam1972 5 лет назад

    IN LIHAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN ALLE HA U NAXARIISTO WARIYE CAWIL IYO DADKII KALE EE KU DHIMATEY

  • @muhudinmohamed5676
    @muhudinmohamed5676 5 лет назад +1

    ilaahey ha unaxariiso Dhammaantood inta dhaawaca Allah Caafiyo Aamiin Aamiin

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 5 лет назад

    Alle ha unaxariisto janafardowsana haka waraabiyo waka naxay wlhi 😢😢😢Alloow muqdisho qaraxyada kadulqaad

  • @riyaqmohamed1509
    @riyaqmohamed1509 5 лет назад

    Cawil dahir salad cawilow 😭😭😭😭😢😢😢ilahayow kunaxariso😭😭😭

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 лет назад +6

    Inaalilaahi wa inaalilaahi raajicuun illaahow unaxariisto cawil daahir iyo intadhimatayba.

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 лет назад +1

    Dadkii dhintey allaha unaxariisto amiiin 🇸🇴💕🙏

  • @abdullahim.k5160
    @abdullahim.k5160 5 лет назад +1

    Ilah ha unaxariisto dhamaan dadkii ku shahiiday werarkaas bahalnimada ah

  • @daudhassanali8372
    @daudhassanali8372 5 лет назад

    Inaa ilaahi wa inaa ileyhi raaji cuun alle gabrigooda u waacsicyo dhmntood

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 5 лет назад +1

    TACSI - Alle ha u naxariisto Wariye Cawil Dahir Salaad iyo Sadexdii Qof oo kale oo ay ka wada mid ahaayeen Shaqaalaha Tv-ga Universal ee ku dhintay Qaraxii waxyar kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho. Inaalilaahi Waa inaa'ilahayhi Raajicuun, samir iyo Iimaan Alle ha inaga wada siiyo Qoyskii iyo Caruurtii uu ka geeriyooday aamiin yaa Rabi😢😢

  • @katiegacha_lol4333
    @katiegacha_lol4333 5 лет назад +1

    Ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay Ilaahay haka saaro dhibka umada somaaliyed

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 5 лет назад +1

    Inta Shacabka Muqdisho Cadowgooda
    Qarinayaan Waa Masiibo Socon doonta Alle umadeena Xaqa hatuso Xamar Waxkale Ayaaka Socda.Qabiilo ayaana ka wada maha cadow soo duulay..!!

  • @lulahmed9046
    @lulahmed9046 5 лет назад

    Ilahay ha unaxarsto inti dhimatay amiin iyo dhawacana alaha cafiyo amiin yarabi

  • @ukacbinukac3265
    @ukacbinukac3265 5 лет назад

    ilaahay ha u naxariisto rabbi subxaana watacaalaa kitaabkisa midigta allaha kasiiyo aamiin aamiin

  • @ahmadnur6232
    @ahmadnur6232 5 лет назад +2

    Alle ha unaxariisto weriye awil daahir sallaad lyo wiillasha lageeriyoodey aamiin yarabi

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 5 лет назад +10

    Allah haunaxariisto dhamantot saber iyo iiman allah hakasiiyo eheldii iyo qaraabadi iyo umadda somaliyed إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم إرحم موتانا وموتى المسلمين

  • @najmodeirie1673
    @najmodeirie1673 5 лет назад

    inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun naxariistii jano allha siiyo dhamaan

  • @abdihamiid5963
    @abdihamiid5963 5 лет назад

    Alle hawna xariisto ninkaas saxafiga haa walhi wan rumaysan wayy geeridi sa markan maqaly marlabad alle haw naxariisto ano jooga kayma xaskuled

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 5 лет назад

    AUNaxariisto Dhamaantood!!Aamiin,Aamiin...

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 5 лет назад

    Allha unaxriisto dhamaan intii ku dhimatay Allaha janatul fardawsa ka waraabiyo
    😢😢😢😭😭😭😭

  • @riyaniali14
    @riyaniali14 5 лет назад

    Allah unaxariisto abwe mcne geeridaadu aadbey iigubty lkn wanku qanacsanhy qadarka allah

  • @jiijacadey5199
    @jiijacadey5199 5 лет назад +4

    Allaah haunaxariisto wll Cawil Reerkiisiina iyo caruurtiisa alle samir hakasiiyo

    • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
      @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 лет назад +1

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 😭😭😭😭😭😭😭😭 waa murugo wallaahi

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 лет назад +3

    Ilaahay ha unaxariisto😭😭😭😭😭

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 5 лет назад +6

    Allah grant him Jannah

  • @maskahbbb9748
    @maskahbbb9748 5 лет назад

    Inaa.lilaahi wa inaa.ileeyhi raajicuun alah inaxariisto dhamaan inti kugeriyotay qaraxa gaar ahaan wariye cawil dahir dalaad oo aan aad uga naxay janadi fardowso alaha kawarebiyo dhamaantod

  • @shukriyusuf5051
    @shukriyusuf5051 5 лет назад +1

    Allaha ha u naxaristo inti ku dhimatey inta dhawaca allaha ha cafiyo

  • @abdiahmed7989
    @abdiahmed7989 5 лет назад

    Aaaaaaaaaamiiim aamiin ilaahayow unaxariiso

  • @muhiibhussein9752
    @muhiibhussein9752 5 лет назад +1

    inallillah waa inallillahi rajicuun illah ha unaxaristo

  • @asiyaahmed3227
    @asiyaahmed3227 5 лет назад

    Inaalilahi wainaa ilayhi raajucuun waa geeri naxdinle ilahy janadii hawgu bishaa reeyo marxuumka

  • @farduusaibraahin9494
    @farduusaibraahin9494 5 лет назад

    ilaahay ha unaxariisto janada fardooso ilaahay hageeyo

  • @khadrobashi9649
    @khadrobashi9649 5 лет назад +6

    allaha unaxariisto marxumiinta cadawgana alle haynaga qabto

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 лет назад

    Inaa lilaahi wa inaa ilaahi rajicuun illaahay ha unaxaristo intadhimatey dhamaan

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 5 лет назад

    i am sorry 😅😅😅😅😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 cawil matagay allah maxan in muddo ah garanayey waan naxay manaa fileyn geeridisa Allah geerida kala xanuun badanaa allaha unaxariisto ilaahow janadada kawaraaabi kitabkisa midigta kasii ehelkisana iyo asxabtisi iyo ummaddiii somaliyed ee jecleyd samir iyo iimaan naga siiiiiii

  • @hassanbuldi6868
    @hassanbuldi6868 5 лет назад +1

    Alle haw naxariisto dhamaan wariyayaashii dhintay

  • @noorabdi4458
    @noorabdi4458 5 лет назад

    Ilaahey hau naxariisto qabrigooda hauwasiciyo inaalilaah wainaa ilayhi raajicuun adigana rabi haku xifdiyo

  • @SumayoSumayo-jv5ej
    @SumayoSumayo-jv5ej 5 лет назад

    Allah u unaxriisto janatul firdowsa allah kawarabiyo

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 5 лет назад +1

    Ilaahow u naxariiso alow dulee arxan laawayaasha0

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 лет назад

    Ummadda soomaaliyeed meelkasta ooy joogaan tacsi ayyaa u diraynaa

  • @fadumohasan6907
    @fadumohasan6907 5 лет назад +1

    inalillaahi wa inaa ilahi rajucun illahey haunaxariisto walahena kugeriyodey muqdisho

  • @mohamedibrahimisack5996
    @mohamedibrahimisack5996 2 месяца назад

    Inaa lillaahi waa inaa illaahi raajicon

  • @nacciimacabduaahi142
    @nacciimacabduaahi142 5 лет назад

    Inaali laah wainaa ileynaa rajacuun

  • @mohamedsagaale9939
    @mohamedsagaale9939 5 лет назад +2

    Allaha kunaxaristo wariye cawil dahir

  • @adenyare7575
    @adenyare7575 5 лет назад +2

    intay dhimatay ilaahay ha unaxariisto. intay dhaawaca ahna ilaahay hacaafiyo balbe waxan leehay intii mooshinkii.jiray qarax ma dhicin waxaan ma dawladaa ka danbaysa ilaahayaw waxan waxa Wada umada ka qabo

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 5 лет назад +2

    allow u naxariso marxunka diintey amin yaa raabi

    • @safiyadakane7186
      @safiyadakane7186 5 лет назад

      allow u naxariso marxunka diintey amimyaa raabi

  • @najmoaadan3047
    @najmoaadan3047 5 лет назад +9

    Allaha u naxariisto anagana illahay gadashod nama halago

  • @ahmeddirir4489
    @ahmeddirir4489 5 лет назад +2

    inallilahi waa ina ilehi rajuucun wariey Cawil Dahier

  • @yaskacadey607
    @yaskacadey607 5 лет назад

    Wlh Allah ha uwada naxariisto intii kudhimatey bal cawil waa kanaxay

  • @awakefn7549
    @awakefn7549 5 лет назад +1

    inaalilaahi wa inaa ileehi raajucuun.allahayoow dhamaantood allow u danbi dhaaf.aamiin

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 лет назад +2

    😢😢😢😢 cawil 3 bilood kahor ayaa isukaaya dambeese😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @raxmaahmed3574
    @raxmaahmed3574 5 лет назад

    Inalilahi waina ileyhu rajacun Allah unaxristo

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 лет назад

    SIDAN XAL MAAHA. MASIIBAD NA HEYSATO MAXAY TAHAY???????🇸🇴🇸🇴

  • @farxanyonis7772
    @farxanyonis7772 5 лет назад

    Alle ha u naxariisto

  • @nuuracadaw840
    @nuuracadaw840 5 лет назад

    Inalilah-waa ina ileyhi-rajacun allow u naxariisto intii ku geriyotay-qaraxi saki inti-dhawac-ah allaha-cafiyo 😭 😭