Gabadhayda Waxa Haysto Masul Sare 13 Jir ayan ku wayay 7 sano kahor

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • #ilintir #Part_45 #Abdiaziiz #Really

Комментарии • 710

  • @illintir
    @illintir  3 года назад +114

    Fadlan aan u Share gareeyno Hooyo Muqaalka Mahadsanidiin❤🙏

    • @amalali5682
      @amalali5682 3 года назад +5

      Allha kuxafido

    • @hilowofficial8440
      @hilowofficial8440 3 года назад +6

      C/caziiz aboowe aabo ayaa naga maqa fadlan intee kaa heli karaa jwb

    • @naciimocabdullahi6370
      @naciimocabdullahi6370 3 года назад +2

      Insha.alaah

    • @naciimocabdullahi6370
      @naciimocabdullahi6370 3 года назад +3

      Alle hakusahlo hooyo mcn gabadhada

    • @saaqoyuusuf8515
      @saaqoyuusuf8515 3 года назад +2

      Asalamu calekum walal mamadan Wan aqana Wana runteet gabadheda magalade dhinac kajogta mana rabto hooyaded baafina wax maku heleso

  • @Haafturki
    @Haafturki 3 года назад +75

    😭😭😭waa xanun walhi waan la dareemayaa xanunka waayo hooyo ahay 😭😭

    • @nafisodaahirmaxamed5662
      @nafisodaahirmaxamed5662 3 года назад +1

      Allah usahalo

    • @Naciimacumar14
      @Naciimacumar14 3 года назад +2

      farxiyo aniga wa yabanahy dadkan hoyoyinkod an la hadleynin o kana maqan maxa qaldan wallahi aniga marka hoyadey ka maqanahay waxa daremayo ilaha og malin iyo habena wa waca o la hadla wallaley barnamish kaso samey nagahan hoyayashod calol xumada ku dilay waxa ka qaldan

    • @shushunuura5051
      @shushunuura5051 3 года назад +4

      @@Naciimacumar14 bwax wayn baanqaldan naima aniga hooyaday hadii anaan la hadlin 2 3 days wallaahi waxay ilaa tahay in aan la hadlin 10 sano walwalka tiiranyada isla hadalka emotion aan noqdo sida in ay iga dhimatay ama anaan arkay ilahayow codkeeda arageeda iyo farxadeeda ha iga dheerayn hooyaday macn cumriganna ilahayow u dheeree intaa nolaal jirto ma qiyaasiii karo farxadaan agteeda iyo codkeda ku qabo mana jirto meel aduunka laga helo

    • @qadriinaqadro2223
      @qadriinaqadro2223 3 года назад +1

      Habo farxiyo aniga rayikeyga waxeey thy reer aabaheeda ayaa la og ayaa isleehayahy hooyadeed lee Ogden lkn alle xaqa hatusiyo

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 3 года назад

      Farxiyo Soomaali waa qof qalbi jilicsan runtii.

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 года назад +96

    Nimaa dhashey Kuma dhalin😭😭😭ii soo duceeya somaliyeey anigan mid baa sidaa iiga maqane hooyadaan iyo hooyo walbana murugada Allaah ha ka saaro bidnillaahi Raxmaan fataxada ii soo Mara dadkeygoow

    • @fadumaxassan2137
      @fadumaxassan2137 3 года назад +3

      Alle Hakuu soo dhabeyo ubadka ka maqan hooyo Macan

    • @zamzamsaleban3573
      @zamzamsaleban3573 3 года назад +4

      Alle hakuu sahlo hooyo mcn alle awlaada xaqa ha tuso

    • @fadumaxassan2137
      @fadumaxassan2137 3 года назад

      Amiin amiin amiin yaa rabi

    • @adnaahmed1628
      @adnaahmed1628 3 года назад

      Allaha subxaana wa tacaalaa ha kuu soo sahlo aamiin 🤲🤲🤲

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 3 года назад

      الله يهديك يا رب العالمين

  • @MohaMoha-gc7om
    @MohaMoha-gc7om 2 года назад +2

    Hello everyone. The girl is my sister. She is fine. She is legally married and has children. Our father married her off to a man who works for the government. She does not want to talk to her mother because she is against the marriage.

    • @Mahad.1
      @Mahad.1 10 месяцев назад

      Bro are you fr or yapping

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 3 года назад +68

    Xaqa ay hooyadeeda kuleedahay Allaha fahansiiyo gabarey caruurtaada sida aad hooyada kusameysay ayay kugusameynayaan.qorshaha kudarso

    • @precioususuf2041
      @precioususuf2041 3 года назад +2

      Laga yaabe iney xiskeeda joogin, lasixray mise maskaxda laga xaday. Caruur ayay ahayd xiligi la waayay. Ilahay caadalad hasiiyo gabdhaas iyo hoyadeedba.

    • @cumaralijuur3411
      @cumaralijuur3411 3 года назад

      Run moog waye doqonta

    • @Naciimacumar14
      @Naciimacumar14 3 года назад +1

      @@precioususuf2041 abayo wey jiran dhocilo markey qangar bilow yihin fakfak badan e hoyada maskin noqotay naaga ka jeb weyn bana canugta ka dufsaday hoyadedna ku diray e hada wa 20jire iney cadi iskadhigto bey aheyd

    • @English--Somali
      @English--Somali 3 года назад +1

      Wan kugu raacsanahy qof xiskiisa joogo waalid intaas kama aamusnaan karo

  • @hamdamohamed9782
    @hamdamohamed9782 3 года назад +56

    Anigo adunka jogo hoyadey daqiqad mawa mogaan karo wlhi allah iga jecladay 😢💔

    • @English--Somali
      @English--Somali 3 года назад

      ilahay ha’u naxariisto. Dadka isku aqli ma’aha. Waxaa dhici karto inay wax dhex maray oo ay ka calool goosatay, lkn waalidka sikasto ood isku khilaaftan lagama calool goosan karo

    • @naimaomar7865
      @naimaomar7865 3 года назад

      war somaaliey haiska hadashanle 13 jir ma caasi noqda wa ilmo wali tedakle ninka aya afduubty gur lamadhihi karo walidba dhaly maxalogusharfi wye

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 3 года назад

      Assalaamu Calaykum warraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Malaga yaabaa in madiido lagu haysto? 13 jir guur ma fahamsano waa saqiir weli. Madiidada waa nooc sixirka ka mod ah. Allaha naga badbaadiyo.

    • @ibraahimaliaspro8334
      @ibraahimaliaspro8334 3 года назад

      WAAN LAGU AFDUUBIN AMA SIRIN

    • @fowisimahamed7488
      @fowisimahamed7488 3 года назад

      Waa Hooyo aan gabadheda war ka haynin

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 года назад +11

    Oo Ninka Hooyadaan maskiintaa Gabadheeda kaqarsadey Tolow ilmo nuucee ah ayuu rabaa iney udhasho. Allow Xaqqa natus 😢

    • @af-bakayle
      @af-bakayle 2 года назад +1

      ilhay caqliga hakuu daayo walal

    • @eliasmoha3121
      @eliasmoha3121 2 года назад

      Kuwa Asiga ka carara

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 3 года назад +17

    Ilaahay hooyadan gabadhadii ha uu soo hanuuniyo alaa ciil badana ilmahagi aad dhashay o ka dhumanayaa yaa Allah xaqa tuus gabadha SubxanAllah.

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan 3 года назад +9

    Abdicasis maasha allaaha wax fiican ayaad dadka tartay ilaaheey ha usahlo hooyo gabadheda Aamiin

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 3 года назад +3

    WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻🙏🏻

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 3 года назад +1

    Allow hooyadan soomaaliyeed gabadheda uso sahal yaarabi aamiin gabadhana xaqa allaha tuso cabdi caziiz ajir allaha kasiiyo walalkey

  • @najma8198
    @najma8198 3 года назад +2

    Amuu sixir ku heesta waxa dhici karo mahaan gabar hooyadi ita ka amuusan ninka wuu tagay allow☝☝☝ u sahaal aamiin🤲🤲🤲🤲

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 3 года назад

    Ilahay ha u soo sahlo gabadheeda oo nabad qabto walalkey Abdulaziz really Ilahay haku xifdiyo Aamin yaa rabi 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedmuxumadmaxamuud1087
    @maxamedmuxumadmaxamuud1087 3 года назад +1

    Rabbi hasoo hanuuniyo hadii aay nooshahay hadii aay dhimatayne rabbi ha cafiyo hooyo samir rabbi haku siiyo mar walbo aamiin

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 3 года назад +1

    Saan u fahmey maamada wax ogeyn gabadha reerkooda bixiyey waxna wey ka ogyihiin wey ka qarinayan. Ilaahey waxan uga rajeynaa in gabadheeda qalbigeeda usoo jeediyo oo nabad iskugu soo celiyo inshalah waa mama samir badan ilahey kuma qadinayo inshalah

  • @maryanyuusuf4396
    @maryanyuusuf4396 3 года назад +1

    illah ha kuu soo jeediyo quluubteeda asgaa qalbiga gedgediyee adigana maama u ducee inshaa allah way kula soo xiriiri dootaa ninkana waxaan leeyahay ka baq allaha ku abuurtay ee waalika hala xiriiriyo sida kuwaagaba aad u xiriiriso u xiriiri ayagana waa illmahaaga waalidkoor damiir adkidaa sumxaanallah xaqa allaha ku tuso

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 3 года назад +1

    Allahu Akbar Sidaana majirtaa Ilaaheey ha I soo jeediyo gabadheeda Aamiin thank you

  • @Mahadwardoon
    @Mahadwardoon 3 года назад +2

    Run ahaantii aad baan u garanayaa gabadhaan Mulki reer madiina baan isla eheen waxaa xaqiiqa ah in ay Turkey 🇹🇷 degan tahay aan dhoor mar aan isla xiriirnay 2018 kadib dibdanbe uma maqal codkeeda balse waxaan isku dayaa inaan laxariiro aan dib u baadi goobo inshallaah

    • @مصحفقرءانمرتل
      @مصحفقرءانمرتل 3 года назад +2

      Alla wllo khayr hele dib u raadi

    • @sihaamqurrux9038
      @sihaamqurrux9038 3 года назад

      Ok

    • @suadosman7542
      @suadosman7542 2 года назад

      Walaalow intee kaala soo xiriirnaa aa meeshii ugu danbeysay noosheegtid please hooyaa beerka balbalaayo ahay hooyo macaanoe duco iga qaado

  • @adoontiiallah678
    @adoontiiallah678 3 года назад +4

    Allaha ha u sahlo gabadheedi.
    Gabadha aabeheed inoo ninka siiyay soo lagama yaabo maadaama hooyada iyo aabaha aan xiriir leheen.

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 3 года назад +2

    Subxaana Allah wadankeena meel baa loo wadaa kuwa wadanka mas,uul ayaan ka nahay dhahaayo ayaa burburkiisa ka shaqeynaayo. Maamada waxaan dhihi lahaa safaarada Turkiya ee Somaaliya hala xiriirto.

  • @moakittyy571
    @moakittyy571 3 года назад

    SUBXAANALAAHI yaa bixiyey walayadeeda mise xaranta iyo xalaasha waa isugu mid madaxda muqdisho bal hoyadaan dhiban ilaahow cafimaad sii dhibka haysta waa habaar waalid waxay dhashey baa ka goynaya insha allah

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 года назад +6

    Hooyada radinaysa gabadheeda oo ilmale iyaduna oo hooyo ah xanuunka foosha hadiay ku somartay xasuuso hooyada ha hilmaamin hooyo macaan insha Allaah👍🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😭💔

    • @AishaDirshe
      @AishaDirshe 3 года назад

      Xoog inlagu heesto ayaa dhicikarto

  • @hooyochannel2964
    @hooyochannel2964 3 года назад +1

    Allaah soo fuduudeyo xaqana ha tuso aniga ankara turki waan ka raadin Inshaa allaah allaah soo sahlo hooyo iska sabar waa aduunyo ninkaasna xaqa allaah tusiyo

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 3 года назад +1

    Mashalaa abdiaziz kheer allaha ku siiyo sidaad umada somaliyed ugu naxarisaneso ama ugu gargaresid illahey janda hakugu bishareyo adunkana cisi ku nolow amiin🙏🙏🙏🙏

  • @aminaohassan1893
    @aminaohassan1893 3 года назад

    Allah subxaana wa tacaalaa ha u soo sakhiro gabadhaa iyo intii kale ee awlaad ama waalid ka maqan yahay Allah ha u soo sakhiro oo ha u soo celiyo iyagoo nabad ah
    اللّهُـمَّ لا سَـهْلَ إِلاّ ما جَعَلـتَهُ سَهـلاً، وَأَنْتَ تَجْـعَلُ الْحَـزَنَ إِذا شِـئْتَ سَهـْلاً

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 3 года назад +17

    Caanaa kugu gaday, cajiin aan kugu wareejiey Xaqqa Allaha ku tuso 😭.
    Hoooyo

  • @fartuunmohamed261
    @fartuunmohamed261 3 года назад +13

    Xanun wye wlhi hooyad oo nola Ina ka dhumato 😭😭ani hooyad Somali aye jogata wlhi daqiiqd walib Ina lahdlo aya jacelhy alx

  • @khadrajaamac8808
    @khadrajaamac8808 3 года назад

    Alle ha soo dhaweeyo
    Maamadas gabadheeda
    Gabadhana alle xaqa walidka ha garansiiyo

  • @maryamamatan3219
    @maryamamatan3219 3 года назад +43

    Iyadoo siqiira ayu helay maskaxdana ka xaday allahu Akbar

    • @sundus2119
      @sundus2119 3 года назад +1

      Waxaas maskax xadoow lamadhahee waa afduub huuno

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 3 года назад

      Wuuba qafaashy muxuu maskax xadaa haday run sheegty

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 3 года назад

    Illahey mama macaan.Gabadhada hakuu soo salhlo.Cunugta yarta ah,Waa la sasabtay.Nimanka qaarkood ma xishoo
    Daan.Bal haduu guursaday,muu Hooyo deed la xiriiriyo.Oo uga duco qaado.

  • @Alleaamin23
    @Alleaamin23 3 года назад +14

    Yaa rabi Rahman rabi raxiim yaa Allaah u sahal

  • @abdikilass3518
    @abdikilass3518 3 года назад +1

    Gabadha la raadinayo iyo kan qaba waxaan kula talinayaa in ay ku qasaarin Aduun iyo Aakhira ee ay xiriiriyaan hooyadoid.
    (Waalidkiin baari u noqda ilmaha baari ha idiin noqdaane.

  • @amira1438
    @amira1438 3 года назад +20

    Hooyo tasi kama maqna ee waa naag casi walid ah oona ka qoqday ee alle haku sohadeyo hooyo xaqa hooyo alle ha tuso gabartada hooyo hadeyna hooyo tahy ee carur ledahay wey daremi karta xanunki laga somaray gabartasi casiyada ah

    • @aishaahmed3794
      @aishaahmed3794 3 года назад +3

      Beri iyada kuwa ay dhashay aa ka gooynayeee haday is qarinayso

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 3 года назад +1

      Qofka waa gursan karaa nin waa racikaraa lkn intaas oo sano walidkaa ka amus waa waali ameysan cafimad qabin

    • @amira1438
      @amira1438 3 года назад

      @@fadumonuur7264 abayo hooyo warkeda dhageyso waxey dhahday walalaheda ee isku abaha yihin xirir iney la ledahay ayaa maqlay marka cafimad darada waa dhanka hooyo miya. Gabarey hada qoralkani aragtid alle kabaq hooyo intey noshahay ka duceyso xanunka foosha wad aragty walac wad aragty 9bil wad waday ilmo ee casinimada dhaaf ee hooyo mcn utag ee kaduceyso nin waxba kuma tarayo nag kastaneh waa nagtisa ilmahan aad ku tacab beleysid sad hoyada ugu dhumaneyso lee adneh sas aya ku dambeyneso ee ogaaw

    • @amira1438
      @amira1438 3 года назад

      @@aishaahmed3794 sax wlhi

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 3 года назад

      @@amira1438 waa runtaa alle hasoo hanuuniyo

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 3 года назад

    Ilahay hausoo dhaweeyo cabdi casiis ilahay ajar iyo xasanad hakaasiiyo dadkanaad caswinayso ilahay hakugu guuleeyo hawlwalba aad gasho

  • @ciyaalwajeer1966
    @ciyaalwajeer1966 3 года назад +1

    Maasha allah hooyadan allah qalbiga qaboojiyo gabadhane xaqa allah tuso marka sxb wadaashay allah ku xifdiyo
    Waxa kuu sheega hal rayi adoo raali weeydii dadka qofka badigoobayo qofkeey baadi goibayaan magaca waaba weeydiisaa taas lkn weeydii naanees ama laqab waxii kale ♥hada markeey shabis kaguurayeen amisa saneey jurtay iyo naaneeysta shibis looga yaqaane dugsigeey quraanka ee dhiga.jirtay school ama schule ama madarsa qofba siduu ufahamyo iyo qofka laradinaayo qofkeey sxb la ahaay jirtay marka waxa hilmaay allah xaqiisa waaye waxaan qaldane sheeydaan xagiisa ayeey ka ahaadeen marka allah ku xifdiyo sxb kheer dhamaheeynin allah 💖kusiiyo

  • @fatimafaynus3360
    @fatimafaynus3360 3 года назад

    😭😭😭 allaah ha usoo celiyo gabadhayda dhexdoodana farxad aan dhaman alle haku arsaaqo aduun waa imtixaan

  • @lulalasow5550
    @lulalasow5550 3 года назад +8

    Malaga yaabaa, in gabdha abaheed bixiyay oo ninka qabo la siiyay. Waa jiraan Aabayaal sidaas yeela hadii xiriirka labada waalid xun yahay waana qalad weyn.

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 3 года назад

    Wlhi wankuu duceyaa abdiAziiz Allah kufadido adun&aqiro sidad ugarabtagan tahay umada somaliyedna Allah kaa abalmariyo Aamin Aamin yaa Rabi mamadane Allah usojediyo gabadheda Yaa Allaah

  • @MohamedsamirAbdilkarim
    @MohamedsamirAbdilkarim 3 года назад

    Allah ha soo hanuuniyo xasidu waalidiinta Ilaahey baa dulleeyey aduunka iyo aqiro baa ma liibanaayan.

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 года назад +1

    Allah xanuun badanaa ilaahey ha u sahlo hooyo macaan wixii dhiba isna luguhiisa hoosteda ayuu ka heli ilaahey waxaan ka baryayaa inuu u fududeeuo insha allah allaahumaa aamiin

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 3 года назад +1

    Ilaahey kabaqa hooyadaan gabadheeda yaan laga qarin somaalaay

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 3 года назад

    bismilah calol adaga gabdhas ma hooyoded bay so xiririn wayde ayado ilmo dhashay ax whi wa xanun😭😭😭😭Alha uso hadayo

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 3 года назад +2

    Asc. Gabar hooyadeed intaa kama maqnaateen,ee miyuu sixrey Allaahu AGBAR. Gabadhaa yar caawa maxey ku sugan tahay Illaah ayaa og Allow xaqa tusa.

  • @ainansheali3743
    @ainansheali3743 3 года назад +8

    Daanyeernimadan only Somalia ayay ka dhacdaa. Bal diin xumidan eega. Haddii warkan sugnaado waa in la dilaa daanyeerka xoog ku guursaday.

    • @hodmanhassan5935
      @hodmanhassan5935 3 года назад +1

      Waaba iska bililiqo aan loo aaba yelin wixii dhacay waaba dhecene muu xaalmariyo cida hadiiba arinku sida loo shegay yahay

    • @saidodahirdahir2065
      @saidodahirdahir2065 3 года назад

      Waxaa mackhul ah inlala ogyahay sida mamada hadalkeda kujidha in walalehed ay lasoo xiriidho

    • @xuseenalmakhzoumi4516
      @xuseenalmakhzoumi4516 3 года назад

      Gabadhaa ma ahan gabar maqan mar haddii la ogyahay inay guursatay ankara joogto laga yaabee inay walaalaheed dhanka aabe iska war qabaan
      Laakiin yaa ku mehriyay oo bixiyay gabadha?mise waa meher xad

  • @aaminaxaajisaneey2441
    @aaminaxaajisaneey2441 3 года назад +1

    Waa ariin xanuun badan hooyo alle haku saqiiro gabadhada

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 3 года назад +5

    Gabadha Waa caasiyad ilaahey xaqa ha tuuso walaalaheed isku aabo yihiin la so hadleysaa hooyadeed macan neh lama so hadleeyso teda kale hada iyadaba hooyo noqotay xanuunka foosha ogaay mey dareemiin miyaa hooyadeed xanuunkey kaso martay hada waba hooyo weliba naag weyn walaaleey mulkiyeey uso noqo hooyadaa hada intey nooshahay cafis ka dalbo nin hooyadaa hala hadlin ku dhahaayo meel kuma geeynaayo beri meel cidlaa kaga tagaa hooyo uso noqo dhiib key kugu so korisay Waa ogtahay reer Ankara so qabta naagta

  • @janagaming1
    @janagaming1 3 года назад +2

    Thanks Pro Cabdicasiis you King 💘👑 allaha usahlo gabadha iyo ninka qabana allaha soo hanuuniyo guuuuuuuulayso from jidah 🇸🇦

  • @luulm4083
    @luulm4083 3 года назад

    Xaqa Ilaahay ha tuso gabadhaas. Ma hooyo ayaa la ciilaa oo la jaraa. Subxaanalaah muruga weynaa.

  • @sahroisse6228
    @sahroisse6228 3 года назад +1

    Subxaanallaah Allah how soo sahlo maatada gabadheeda ey weliba dhibkaa ku sookorisey seysheegtay malah wuu sixraday ninku gabar miyir qabtaa hooyadeed intaa kama maqnaanteen

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 года назад +5

    That is child abuse and kidnaped 😭😭😭

  • @saidaismail2761
    @saidaismail2761 3 года назад

    Ala hooyo ineey ilmaheeda bardo isoo raadi xaqmalaha ilaahow usoo hanuuni salaad aa iidhooran caser ayaan sugaya walaahi waa ka xanuusadey ee hoiyo macaan qalbiga alaha u adkeeyo aamin

  • @sundussiciid3128
    @sundussiciid3128 3 года назад +1

    Ilahow hooyo u danbi dhaf dadna hooyey haystan oo ilashan layihin
    Dadna noloshoda dhayaba masarin
    Oo geriba kala qarisay
    Hooyo ilahay hakuso hanuniyo gabadhada Amiin

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 3 года назад

    Aamiin ilaaheye xaqa waalidka ha nagu hagajiyo iyad Iyo anagb yaa rabi kariim

  • @sadia_alin6259
    @sadia_alin6259 3 года назад +10

    Allaahu mustacaan wax Kasta waa LA arkaa hooyadaan gabadheeda allaha usoo sahlo amey tahriibtey xaalkeeda

    • @English--Somali
      @English--Somali 3 года назад

      Way dhici kartaa. Dhaliyarada tahriibta inta badan waalidka way ka qariyaan.

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 3 года назад

      See wax ufahanta nin dawlada ushaqeya ayaa gabadhi arosay oo ay mel udagan tahay mana soo xaririneyso inuu sixraday ayaa laga yabaa

  • @MohamedAli-cq5wh
    @MohamedAli-cq5wh 3 года назад +1

    Islaantan reerka ay u dhaxdey Ayaa ku kacsan sida muuqata Lakin waa hooyo iyaa dhashay

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah6097 3 года назад

    Dadna waa hooyo la’aan dadna hooyadood oo nool ayey ka warheynin 😭😭 allow kuu naxriiso my queen mam

  • @nimcoyousuf2112
    @nimcoyousuf2112 3 года назад +5

    Ilhay haku soo sahlo hooyo gabdhas xitaa hoyoda hada wax katirsanyso xitaa inad kadhumato maha hadadba ciyal dhashay miyand dareemin dhibka hooyo wlley usolabo hoyada hada cafimadqabto

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 3 года назад

    Masha allah tabarakallah cabdiaziz talo fiican ba siisay mamada .illahay swt haku barakeeyo wll adiga iyo waalidkaba. Mamadana illahay gabdheeda hawso fududeeyo iyo dhaaman inta laga maqan yahay. Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin.

  • @mohammedbulshaawi9059
    @mohammedbulshaawi9059 3 года назад +5

    10k wax yarbaa iga dhiman guys igaar siya manta thnks 🙏🙏✔

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 3 года назад

    Allaha hasoo sakhiro. iyadoo nabad qabta allha hakula kulan siiyo.maamo. qalbigana allaha ha kuuqabooojiyo.

  • @sunduzcabdiraxman3331
    @sunduzcabdiraxman3331 3 года назад

    Soomaali horay umaah maahday mirihii aaad beeratay baad bari guranaysa allow usahal maa mada.gabadheeda🤲🤲🤲🤲

  • @sahrafarah7718
    @sahrafarah7718 3 года назад +1

    Cabdi casis is ilaali wll arimaha qaar oo dadka dowlada quseeya wa khatar ale haku xifdiyo

  • @ramlomaxamed2156
    @ramlomaxamed2156 3 года назад +2

    Masha allah c.casis allaha ku barakeyo dhibka aad laqeybsato walalaha jazakalah qeyr

  • @xaawocabdulle2442
    @xaawocabdulle2442 3 года назад

    Allow usahal rabiyoow ayadana usoo jeedi ineey hooyadeed xariiriso

  • @ifraaxbocood9507
    @ifraaxbocood9507 3 года назад

    Alle hakuu soo dhaweeyo mamo gabdhada

  • @suuusuuandra8808
    @suuusuuandra8808 2 года назад

    Nin aad dhashay kuma dhalin. Taas gabar ma ahan 😭😭 caano iyo cajiin ayaa ku so koriyay 😢😢

  • @ismahanshirwa7568
    @ismahanshirwa7568 3 года назад

    Xaqa alaha tuso in ey hooyadeed soo xariirisana ilah haa u kaaso Inshllh hooyo adiga ilah qalbiga haa ku qaboojiyo Inshllh

  • @ugaas-
    @ugaas- 3 года назад +1

    Hoyoy darta baan Cajin iyo caano u ibiyay 😢 allow hoyo udanbi dhaaf amiin 🤲🏻😢😭

  • @saidaabdi6566
    @saidaabdi6566 3 года назад

    Allaah waxaan ka baryaa in maamadaan gabadheeda allaah u sahlo allaana usoo hanuuniyo

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 3 года назад +12

    Allaha gabadha xaqqa ha garansiiyo hooyadeed ku leedahay ayaduna ilmaheeda waxay jeceshahay inay baari
    U noqdaan. 😭

    • @Honey_loop
      @Honey_loop 3 года назад

      Allah u sahlo gabdheeda xaqa allah waagajiyo in ay dareemto xanunka hooyada ay qabto allah garansiyo

  • @hanadd4557
    @hanadd4557 3 года назад

    Allow hooyo mcn ciilhabadin waxan filayaa inaanay gabadhaasi feyoobayn ee Alle ha soo dhoweeyo

  • @aminafarah2318
    @aminafarah2318 3 года назад

    Ilaahay ha u soo dhaweeyo ilmaheega Allaahuma amiin amiin

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 года назад

    Allaha u sahlo hooyadaan gabadheeda. Illahow akhbaar ay ku faraxdo uga keen yaa rabbi

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 3 года назад +14

    Abyo hadaa maqlaysid hooyadaa la soo xidhiidh pls 🙏

    • @haniyey1
      @haniyey1 3 года назад

      Abaayp gabadha ma taqanaaa? Mise hooyadeed

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 года назад

    Ws wr wb.. Cajiiib dadka dadki maha Somalida waa dad isbadaley
    Cabdi Aziz Ninka hore u soco wllkey Alle Swt waxkasta Rabbi haku fududeeyo it's Right 😱

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 3 года назад

    Mashaa Alaah C/casiis ilaahay hakubarakeeyo ilaahay maamadaas gabadheeda ilaahahay ha usooceliyo Aamiin

  • @ifraaxfaarax4198
    @ifraaxfaarax4198 3 года назад +32

    mash allah wllo shaqo fiican baad dadka u haysaaye

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 года назад +2

    Laaxawla walaaquwata ilaa billaah illaahay xaqa hagaran siiyo gabadhaa naa gabadhay hadaad nooshahay oo wax fahmaysid hadaad hooyadaa ka dhuumato ogow aduunkana waad carcaraafi aakhirana cadaab baad mudan hadaan hooyadaa raali kaanoqon illaahay na raali kaanoqon illaahay xaqa haku waa fajiyo

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 года назад +7

    Masha Allah hooyo waad heli kabadhada

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @jamilaogle1794
    @jamilaogle1794 2 года назад

    Plz wllshy mulkiyey hooyadaa daddkale halasimin oo sooxiriiri caruurtaada kafakir yey casikugu noqon illahay xaqa hakutuso oo akhiro yaan lagu cadaabin hooyo labadeedo lugood ayey janadu kujirtaa wa hadaad farintayda aragtid mulkiyey

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 3 года назад

    Alle hakuusoo qasbo laakin waxaaan dareen sasanahay in aaysana gabadhaadu sidaas ku caafimaad qabin xaga maskaxad waayo soomaali ayaa horay ugu maahmaadaya caasigaagu ilinkaga ma moogaado marka xitaa haday caasiyad tahay kaa ma maqnaateen ee wax kale ayaa meesha kajiree gaba dha quraan qaa iba ah u aqri iinshaa allaah alle ayaa kuu soo isku kiinceline alle hakuu soo hanuunsho adigan qabiga hakuu ilaalsho xaq baad ku leedahay murugadaada iyo xanuunkaag alle u bandhigo alle waa kug filan yahay sidii nabi yacquub alle u bandhigo xusnigaaga

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 3 года назад +11

    Xitaa Markey gareyd hadii loo diiday in reerkeda hada yaa udiidi karo aladaha internetka May kalaxiriirto hooyadeeda.

  • @halimomohamed3769
    @halimomohamed3769 3 года назад

    Ale ha usohanuniyo aamin yarabi

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 3 года назад

    Subxanallh runti wa murugo hooyana khalbiga alha ukhabojiyo walalkay adigna jizakallhu khayr

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 года назад

    Gabadhaan Allaah ha u soo jeediyo in ay hooyadeed xiriiriso,iyadoo saqiir ah buu helay, waxaa laga yaabaa in ay gabahaasi baqayso in ay hooyadeed la hadasho oo la cabsi galiyey.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 года назад +1

    13 miyuu guurasadey Bismilaahi Raxmaani Raxiimi. War Garga Soomaalidu waa jiran yahiin.

    • @so.m9511
      @so.m9511 3 года назад

      Ma filayo inay 13 jir ahayd. Hooyoyinka da'da ilmahooda sax uma sheegaan.

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 года назад

    Subxanallah wallee waa yaab nin aad dhashay kuma dhalin. Hooyo waa cajiib illahay ha usahlo gabadheedi. Gabadha way yartahay waxay ila tahay waa la afduubtay.

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 года назад +1

    MASHA ALLAH ❤️✔️

  • @doodidoodii4381
    @doodidoodii4381 3 года назад

    ilaahow usoo sahal maamadaas gabadheeda gabadhana Allaha soo hanuuniyo

  • @shankaroonherbalchannel2499
    @shankaroonherbalchannel2499 3 года назад

    Ilhy hasoo sahlo insha alh waqtiga ugu soo horeeyay maamada gabadheeda farxadeeda alha na tuso

  • @nasromaxamud8087
    @nasromaxamud8087 3 года назад +6

    masha allah alha so hanuniyo hadee cafimad qabto

  • @hiboabdalla2079
    @hiboabdalla2079 3 года назад +9

    Illah hku sahlo mamo gabadhaada Allaha kuusohanuuniyo Aamiin yaa rabbii

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 года назад

    Asc walal Cabdicasis.
    Illaah ha uu so sahlo gabadheda waa xanuun ilmahadi oo kamaqan hadane leyahay guribey ledahay ninba qaba walidkina murugo mel lajooga.
    Waxan iraahdo garanmaye ee ale haso
    sahlo.
    Walal haka siyo ajar iyo xasanaad badan sidaa ugu damqatay dadkena masakiinta ee dhibateysan oo ay kala lumen familadoda sidad uu garab istagtay waa kagaga mahad celina Mahadsanid.

  • @sahrogeynyo8706
    @sahrogeynyo8706 3 года назад +3

    Wallahi waayaab soomaali wexey ladegi la,dahay waa cuqubo lakala galay ilaahow naga badbaadi inaaiga kamidah noqono kuwa waxdulmiya maamada ilaahy ha usoo sahlo gabadheeda

  • @hilowofficial8440
    @hilowofficial8440 3 года назад +3

    Hooyo mcn allaha kuu sahlo gawadhaada walaalkey adna kheyr badan allaha kasiiyo .

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 3 года назад +4

    Asc hooyadaa waxaan ka codsanayaa in ay sadaqo bixiso. Masaakiinta u dhaw iyada ha siiso ha u ducayso

  • @maryamamatan3219
    @maryamamatan3219 3 года назад +19

    Aduunkaan yaabadanaa ilahay ha ino gargaaro

  • @shukriisaaq4015
    @shukriisaaq4015 3 года назад

    Alle haku sahlo qaxaneh alle ha tuso hoyo macan wax lala ma talo malehe hoyaneh wey naqatay sida noshegtah hoyo 😘😢

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 3 года назад +1

    Ninka gabadh 13 jirka ah sasabtay ee la dhuuntay waa kuwa ilmaha faraxumeetaya waa in la baaro oo dawladda Turkidaa lagu wargaliyaa, Haddii kale ilmaha ka agdhow oo idil ayaa khatar ku sugan. talow yaa wasiir ku xugeen amni ka ahaa dawladdii Xasan shiikh?