Комментарии •

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 месяца назад +3

    Acudu billahi minasheydaani Rajiim kuli xaasidiin xasdaayo qof walalkiisa ah ama walashiis yaa Rabbi dhulka la jar saxiriinta waxasidiinta Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 месяца назад +5

    Waxaan kula talinaa dhamaan umada somaliyeed walalayaal Aqrista sura baqara qofkii Aqristaa soxir wala xaasid wax ka.a qadaayo.masha Allah.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 месяца назад +2

    Asc walalkiis Aqriso sura baqara dad wax kama Qaadi karaan mida kale Aqriso xasbunAllah wanicmslwakiil kuli xaasidiin wasaxiriin ishooda carabkooda qalbigooda xasidnimadooda Allah hanaga xijaabo Amiin yaa Rabbi

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 2 месяца назад +1

    Hallucinations iyo paranoia wee jirdaa. Waxwalbo sixir😂 uma maleynayo

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤Aloow na wada caafi oo naqada hafid

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 2 месяца назад +1

    Asc hada maad bactid

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 месяца назад

    Allaha caafiyo

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 2 месяца назад

    Qurbaha Cimiladiisa ayaa " DEPRESSION " laga qaadaa Jawiga Africa meel kulul waaye oo qofka caafimaadkiisa u fiican

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 2 месяца назад

    Wiika dira you san meesha whit out green car ka ku stress noqone hadii kale sharci haloo sameeyoo oo gabar ceticen ah haw qaado merited lesson ama dira yaan orgi laga dhigine😂😂😂❤❤❤

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 месяца назад +1

    Waaa runtaaa walaal🎉

  • @CraxmaanYuusuf-p4v
    @CraxmaanYuusuf-p4v 2 месяца назад

    Safiya wll runts u sheeeg

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 2 месяца назад

    👍👍👍❤️❤️❤️❤️⭐️⭐️⭐️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 месяца назад

    Bashiirow Hagategin Aaniskusii Lugduubne… I’m really to go too

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 месяца назад +1

    Allahuma amiin

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 2 месяца назад +2

    Dee yaa kugu Dhagan soo gooso tigidh oo soo duul khiyaali miyaan isugu sheekaynaa

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 2 месяца назад +1

    War labadiinaba godey kaso daga

  • @ayanahmed6245
    @ayanahmed6245 2 месяца назад

    Amiin amiin amiin amiin yalah yaraxaman

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 месяца назад

    Bashiir Oomaar Dadkii Ugudhawaa Waxasheegen Hurdala’aanba Haysa😮

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 месяца назад

    War Allihiin Kabaqa Wiilkaas Hurdola’aanba Haysee waxiskulahadha🥹

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 2 месяца назад

    😢

  • @socdaal
    @socdaal 2 месяца назад

    Yarkaan waa markii iigu horeysay ee aan arko waaye ama aan dhageysto runtii run buu ka hadlayaa ilaahay hanagu shar tiro qurbp meel ma’ahan dalkaada oo ku gaajoota ayaa dhaama.

  • @KaltuunHussein
    @KaltuunHussein 2 месяца назад

    Wlhi omaar wan kanaxay sixir aniga soarkay wajiga omaar sixir ayaa kamuuqda

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 2 месяца назад

    amiiiiiiiin Allaaha kacafiyo sexirka. Allaaha mumadan kan qabto

    • @maryamfarahw9773
      @maryamfarahw9773 2 месяца назад

      Wan runta ku badan munad Allaaha ka qavto Allaaha cafiyo😢

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 месяца назад

    Wil iyo walalki gabar iyo hoyaded laba isla dhalatay oo cadow isku ah qurba loogu yimid😢

  • @abdifitahmohamed535
    @abdifitahmohamed535 2 месяца назад

    Alla gabadhu caqli badanaaa masha allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 месяца назад

    Laakin Bashiir Runbukasheegay Isxaasidka Qurbahayaal Waaruntii

  • @YaasiinCabdullahe
    @YaasiinCabdullahe 2 месяца назад

    Alha caafiyo walakeen

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 2 месяца назад

    waa runtii

  • @Zara-s2h
    @Zara-s2h 2 месяца назад

    Gabadhan la hadlaysa police ka haday dalka joogto police ka ha waydiiso address kuu joogo wiilku ka Dibna ha u diraan wiilka qof address kiisa u dhow ka Dibna ha dajiyaan hana u turjumaan wixii ubaahan yahayna ha u sameeyaan. Si fudud band u caawin kartan.

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 месяца назад

    Subxanalaah

  • @dekabilanoubah9801
    @dekabilanoubah9801 2 месяца назад

    Walahi waa ruunta huno❤

  • @warsan123
    @warsan123 2 месяца назад

    Waa runtaa🎉walal

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 месяца назад

    Dadkani caqli yaara 😷

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 месяца назад

    Somali 😢kibir shaqeyso soomalida🎉maxa kufalaysaa cajiib markii ale I'd I in nimceyey a ya ad Doro go karagteen soomaliya uma🎉socdo

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 месяца назад

    Waxaaas quraaafaad waaa

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 месяца назад

    Kan isagan fiyooben.fananinta iyagaa is xasda

  • @fadumonur1621
    @fadumonur1621 2 месяца назад

    Wasaax

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 2 месяца назад

    Maya

  • @ibrochannel1722
    @ibrochannel1722 2 месяца назад

    waaa runta

  • @KHADRAKhdraAxmad
    @KHADRAKhdraAxmad 2 месяца назад

    Miskinkana walasowata maladaptive wiilasha meelbalagawada helay alla illoow ugargar

  • @sahrawarsame3902
    @sahrawarsame3902 2 месяца назад

    Habo waa runtaa, sorry habo macaan. Kula fikrat

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 2 месяца назад

    Waxasi waa cibadada iyo digriga ayaa idinku yar

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 2 месяца назад

    ala ninkani muxu ufiirsaday

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 месяца назад

    Been ma aha qurbaha dadka joga wa dad xun

  • @BarreIlyas-ch7lu
    @BarreIlyas-ch7lu 2 месяца назад

    dadka anacsine

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 месяца назад

    Xayawaan ilaahay bal dadkan cimrigay joogan iyo waxay ku wada hdlayan maqla

  • @moustaphamoussa1500
    @moustaphamoussa1500 2 месяца назад

    Kkkkkkkkk kana wa lawataaa

  • @ya3746
    @ya3746 2 месяца назад

    Dadkan waa weyn
    Bal daya walee xishood aabihiis wasey dadkii caqliga futada ka galey

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame3377 2 месяца назад

    Warya dadka beenta kada mental sick qofki noqdaba waa la isixray

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 месяца назад

    Allahuma amiin