Dardaaran kii Sh Cusman Xidig umada oga tagay Sidan inu ahaa ma malaynayn Qofka Kaliya noocan ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 115

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 2 месяца назад +3

    Ilaaahayoow unaxariso sheekh. Aamiin aamiin aamiin😊

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 2 месяца назад +1

    Masha Allah my bro sax

  • @munaridwan3739
    @munaridwan3739 2 месяца назад +9

    Mash allh usdaad Alaha unaxaristo shekha

  • @Kheratmida
    @Kheratmida 2 месяца назад +3

    Kusaliya nabiga❤

  • @aminaosman5392
    @aminaosman5392 2 месяца назад

    Mashaalah sadaqta mashaalah
    Xikmada illahayoow uziyadi

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад +3

    Sheikh Cismaan Sheikh Omar Sheikh Da'ud Culusow Allah Yarxama Aamiin Yaarabi

  • @ahmedwaiss5443
    @ahmedwaiss5443 2 месяца назад +5

    Harow soco sh Allah haku barakeeyo

  • @aliabdinurabdulkadir9769
    @aliabdinurabdulkadir9769 2 месяца назад +2

    Mashaa allah, Sh Badbaado allaha kukaraameeyo, runtii dadka Somaliyed waa dhowr jaat, kuwa waa nuuc waalan oo uun xambaarsan aaraa' qalafsan oo aadan lafahmi karin, qolo kale waa kuwa ayaana si uu uyara fog, balse kuwaa dhaama, kuwa kale waa dad ahlu faham ah, ahlu diin ah, lehna aragti wanaagsan oo xasilan, kuwa kale waa Sh Cusmaan Xidig oo kale oo ah buur cilmi ah oo banii aadama waa ruux umadeed waana dadka ey tahay in lagu hirto. marka adigana allaha kubarakeeyo.

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад +1

    Maasha allah shiikh badbaado aamiin aamiiin

  • @ahmedomar6882
    @ahmedomar6882 2 месяца назад

    Masha allah allaha ku barakeeyo

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 2 месяца назад +1

    Mashaalah ❤❤❤❤❤❤

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 2 месяца назад

    Amiin Amiin Amiin yarab illahy haunaxaristo ❤❤❤❤

  • @dulmidiid1582
    @dulmidiid1582 2 месяца назад +1

    Maashaa allaah ilaahey kheyr haku siiyo walaal waanada sheekha iyo midaadaba waan qaadanay

  • @AlihassanM-dm7qf
    @AlihassanM-dm7qf 2 месяца назад +1

    Allah unaxariisto sheekha

  • @منىامينشيخامين
    @منىامينشيخامين 2 месяца назад +1

    عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير جزاك الله خير الجزاء يا طيب حفظك الله و طال عمرك يارب العالمين ماشاء الله لاقوة الا بالله

  • @abakarmohamednoor3470
    @abakarmohamednoor3470 2 месяца назад +1

    Masha Alla shukran abe

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 месяца назад +2

    Wll mahadsanid guuleyso dadkeena wax ma akhriyan oo waa ma gudbayaal illahay xaqa ha tuso suufi macnehedu ma yaqaanan waa dadka nabada jecel mashallah ❤❤❤❤❤

  • @AbdullahXayow-ly2bb
    @AbdullahXayow-ly2bb 2 месяца назад +1

    allah u naxaristo sheekhunaa

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 2 месяца назад

    Màsha allaah allaah a una xariisto sheikh cusmaan xidig àmiin àmiin yaa rabi❤❤❤❤❤❤

  • @MacalinMohamed-bz8wj
    @MacalinMohamed-bz8wj 2 месяца назад +1

    Masha allh sheq allahakubrakeya wixi sharkuladoni allh hakaaìlaliya sh ilahy drti igucafi

  • @AbuukarClahiwaasuge
    @AbuukarClahiwaasuge 2 месяца назад +1

    Mansha Allah ❤❤

  • @AbdisalamMohamed-y4y
    @AbdisalamMohamed-y4y 2 месяца назад +1

    Allah ha unaxariisto sheekh cusmaam xiddig

  • @nimcomaxamed7538
    @nimcomaxamed7538 2 месяца назад +4

    Wlh ninkan waa nin cilmi barty allha ku xafido wll sbbto ah qofka markuu diinta barto ayuu oganya wax walba dadka gaal nimada laso boodayo suufi ama wahbiyo waxey ahanyba waa dad juhalo ah oo laba waraqo soo bobsady

  • @MohamedEk-se8oy
    @MohamedEk-se8oy 2 месяца назад +1

    Allah unaxaristo sheikhena

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 2 месяца назад

    Amiin yaa rabi jazakallahu kheyr barakallahu fiikum

  • @engineerzuzu4151
    @engineerzuzu4151 2 месяца назад +1

    Mesha allah sheikh oogle

  • @Abdinasirsheikh2
    @Abdinasirsheikh2 2 месяца назад

    Maashaa Allah hadal wanaagsan

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад +2

    Wahaabi Waa Dad maseersan Waxee Yihiin Somali Dhan Aa Aragtay Markee Ka Maseereen Sheekhiii Caalimka Ahaa Sheikh Cismaan Xidig Sida Janaazadiisa 2 Million Aga Soo Qeyb Gashay

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 2 месяца назад

    Rabi ha u naxariisto shiikha

  • @FarxanIbnucabdicasiis
    @FarxanIbnucabdicasiis 2 месяца назад

    aloo kubarakee
    baarakalaahu fiik

  • @hodanmomar9900
    @hodanmomar9900 2 месяца назад +1

    Masha allah

  • @habibaadan4222
    @habibaadan4222 2 месяца назад +6

    Scw. Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 2 месяца назад +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 2 месяца назад

    Ameen ya Rabbi 😢😢😢

  • @aminaosman5392
    @aminaosman5392 2 месяца назад

    Mashaalah

  • @harunabdisalad5840
    @harunabdisalad5840 2 месяца назад

    Mansha Allah ❤ shq qeer badan Alla haku siiyo

  • @MaxamedIman-h2r
    @MaxamedIman-h2r 2 месяца назад +1

    Maash allaah
    C

  • @Ismaacil-f4l
    @Ismaacil-f4l 2 месяца назад +2

    Waad qaldan tahay adugu

  • @aminaosman5392
    @aminaosman5392 2 месяца назад

    Scw

  • @XPRESSINCBILLING
    @XPRESSINCBILLING 2 месяца назад

    Fiicnaan lahaydaa wadaadkaan oo kale inuu nagu bataa si aan uga badbaadno ku bahalada ah oo ay adeegsadaan codowga islamka wiilkaan yarna waxaan leeyahay ilahay haku xifdiyo

  • @isaaqmohamed3614
    @isaaqmohamed3614 2 месяца назад

    Mashaa allaah somaali waxaka maqan waa intaad sheektay

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 2 месяца назад

    Walhi sh qalbigeyga inaad lahadleyso aan u maleeyay jzk kheyran

  • @MaxamedIman-h2r
    @MaxamedIman-h2r 2 месяца назад

    Maash allaah

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад

    Sheejh Badbaado Allaha Ku Xafido Mar Kasta Runtaa Ka Hadashaa

  • @najiibmahdi3622
    @najiibmahdi3622 2 месяца назад

    Maaansha allaah wll xaqiiqo ayaad ka hadashay

  • @IssehusseinMohamed
    @IssehusseinMohamed 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @ibrahimissak2156
    @ibrahimissak2156 2 месяца назад

    Amiin Yaa alah

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 2 месяца назад

    SheekhCusmaan X. Allaha u naxariisto
    waxaan se Culimada Soomaaliyeed u sheegayaa in arimaha muranka dhaliya ay tahay Mashruuc Sacuudi Carabiya laga soo qaato ee Rag ka mid ah jaahilna ka ah Lacag ku qaataan oo ah in Sadax Mad-habadood Maalikiya,Shaaficiya, Xanafiya, cidii ku dhaqanta lagu sheego Suufiya si ay uga haraan Suufiyada, Suufiya waa koox gooni ah. Hase yeeshee siyaasada Dowlada Sacuudi Carabiya ay rabto in Mad-habta Axmad bin xambali ee siyaasadeeysan lagu fidiyo Wadamada Muslim ka ah taa soo ay Wadamo badan oo Muslimiin ah ka soo horjeesteen Dowladahooda kana hortageen, waxa la ogaaday in ay maalgaliso Mu a saso ku taala M. Riyaad ee Sacuudi Carabiya Raga soo qaatay Mashruuca waxayna kalagaran la yihiin in Mad-habaha aysan isdiidanayn lkn ay siyaasadeentooda ay khaldan tahay ummad walbaana ay midkay rabto ku dhaqanto Ummadda Soomaaliyeedna ay Mad-habta Shaaficiyada ku dhaqanto lagunna qasbi karin Mad-hab kale.

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 2 месяца назад

    Allaha u naxariisto shiikhii weynaa ee Soomaaliyeed Sh ismaan xidig

  • @aminaosman5392
    @aminaosman5392 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirwaxanroble4378
    @dahirwaxanroble4378 2 месяца назад

    Mashaa allah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 месяца назад

    Dhamaanteen Xaqa Alle Hanagu Toosiyo?❤❤❤

  • @KanaalkaAlnasiixa
    @KanaalkaAlnasiixa 2 месяца назад +3

    Ninkaan magaca beenta ah ay ugu qorantahay ee badbaado xaguu ka tirsanyahay, muxuu isla yeelyeelaa, suufiyada In ay khuraafaad iyo shirki yihiin waxoodu wuu ogyahay
    War ninkan waaba suufi khuraafi ah

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 2 месяца назад

      Aduu xageeka tirsantahay ma kuwan gaalada u adeega ee Saliga Nabiga ku Xajiimooda ee Caaya Suubanaheena Calayhi Salawaatu Allah ayaad ka tirsantahay Ummal iyo waxa la mida

    • @aminaali8263
      @aminaali8263 2 месяца назад

      baxa dinta sobaro jahili

  • @KhaliilOsman-h7d
    @KhaliilOsman-h7d 2 месяца назад +1

    Suufiyo FAA video malaha

  • @nimcomaxamed7538
    @nimcomaxamed7538 2 месяца назад

    الفضل ما شهدت به الأعدا

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад +1

    Wlh camow zaminkii uu suubanha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ino shgy maanta wan jognaa alle xaqa hana tuso gafkeena iyo geeridee nana alle ma kulmiyo khaatimadana kheer alle ha ino ga dhigo

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад

    Awow sheikh cusmaan wali ayuu ahaaa ahlu kheer ka Raliyalaahu canhu

  • @nastehahassan2593
    @nastehahassan2593 2 месяца назад

    Illeeen suufiyo ayaaad ahyd

  • @MandeeqCabduqaadir
    @MandeeqCabduqaadir 2 месяца назад

    wcs somalida ilaahay haka cabsadaan ilmahooda oo yaryar talefon yeysan ugadin 👉🤳waayo wekafiisanayaan ma ogidiin halis weeeeeen ayaa kusugan😬 wllhayga ama laogaada🧐 in laiswaaniyo waa laiskuleyahay🥺🤝👐👐🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdizakahmedfarah7582
    @abdizakahmedfarah7582 2 месяца назад

    قلة الطعام
    قلة المنام
    قلة الكلام
    قلة الأنام

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад

    Qofkastaa. Isagoo keligii ah ayuu illahay hortegayaa illahay ayaa xukuaya

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 2 месяца назад

    Sh cismaan xiddig waxuu ahaa bashar waana qaldami karaa lakiin waqtiga loojawaabi ayaa xun oo tacsiyadiisa taallo wasna gaf oo lagu dafiri karin is mogeysiis

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 месяца назад

    In lakala nabad galo ilaahow khayr ku sii

  • @FadumoAhmed-o2v
    @FadumoAhmed-o2v 2 месяца назад

    Ale haunaxariisto

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад +1

    Wahaabi 6 Bil Ee Jamaacada Madiina Ku Maqnaayeen Ee Waxee Isku Heystaan Mufti

  • @NihaalSigale
    @NihaalSigale 2 месяца назад

    Amiin 🥰

  • @alasowmohamed746
    @alasowmohamed746 2 месяца назад +1

    Ninyahow waad inxiraaftay

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 2 месяца назад

      Inxiraafka macnihiisa soo baro Xaqbuu ku hadlay kuwan Imika ka daba qaylinayaa markuu noolaa maxay u hadli waayeen taasi waxay cadaynaysaa inuu Sheekhu ahaa Caalim aan dabadii la hadal oo cilmiga ku talaxtagay oo aan loox gaab iyo cilmi yare soo hor fadhiisan karin.

  • @فاطمةالشيخي-ب9ع
    @فاطمةالشيخي-ب9ع 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaosman5392
    @aminaosman5392 2 месяца назад

    Sadaqtà

  • @AbdiyerrowAbdi-zy5fs
    @AbdiyerrowAbdi-zy5fs 2 месяца назад

    M.a dadka qaar hdi ey wax aqrisanilahayen wax walbo wey fahmi lahayeen

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад

    12:56 Allah allah maxey ka garanayaan hee

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 месяца назад +1

    War danbe ku dawanmayno orod booqo

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 2 месяца назад

    Aqoon iyo diin gormeed baratay?!
    Adigoo sidii dumarkii is cadeya ayan ogaye, mise iska hadalkan waxa kaa kenaya basashii😂

  • @abdisalammuhammad9566
    @abdisalammuhammad9566 2 месяца назад

    inad kasahido adunyo

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 месяца назад +2

    Jaahil ayaa tahy wadadkan quraafad iyo shirkiyad waxan ahyn manan ku aqoonin

  • @abdiwaliiman2933
    @abdiwaliiman2933 2 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedamiin2708
    @mohamedamiin2708 2 месяца назад +1

    Suufiyo marki nabiga scw wax laga sheego ma hadlaane marka wadaad iyaga ka mida wax laga sheego maxay la dhadhawaaqan
    Halka waxaa ka cad jacaylaka nabiga scw ay sheegtaan inuu been yahay oy wadaadadooda ay ka jecelyihin taasna qofki aqli le wuu garan een views raadinayn sida ow badaabo oo kale.

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb 2 месяца назад

      Miskiin caqli yar ka fiirso waxaad qortey
      Waa halis

    • @mohamedamiin2708
      @mohamedamiin2708 2 месяца назад

      @@AbdirizakFarah-wg4tb war ani suufiyo dhan ma shego kuwo badan oo ahlu khayra jira lkn kuwo uu shekhoodu waxwalba kala wayn yahay baa jira taasna qof walba og

  • @YG5185
    @YG5185 2 месяца назад

    Scw Scw Scw

  • @CalimaxamedCali-
    @CalimaxamedCali- 2 месяца назад

    Wa wadaad calmaaniya

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад

    Aamin Aamin Aamin camow

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 месяца назад

    Asc,dadka la rabo waa in la jirdi gooyo waxaa la soo gala dhinacyada ay ku horeyan, Somali waa dad qalbi fiican oo diintoda ku dheer, waxaa nalaga soo galay xagga diinta, xaga qabiilka.

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 2 месяца назад

    Sheikh basashii kawaran?
    Suufiyada nooca,sheikh abdiqadir ku fidnaysan, siyaarada culumo dhimatay yearly,aamin-sanaanta buugaag shirkiyaad ay ku qorran yihiin,xadroole yaasha,Waa bar-madow oo muslimiinta ku taalo.

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 2 месяца назад

    Sidi basasha dabada iskagalii

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад

    Wahaabi Waa Dad Cuqdadeysan Diintana Mashruuc Ahaan Usoo Qaatay

  • @amatuLah18-iu2ep
    @amatuLah18-iu2ep 2 месяца назад

    ruclips.net/video/tw3shjEFKhM/видео.htmlsi=vpp5nobjYrPQ9pgw.
    Nin yohow sh. Umul waxa uu kayari qadiyadaan dhageyso tororokta iskadaaa faaideyso jaahil madaxadag oo fiyuus raadis ah waa laga fiican yahey in aad noqoto.

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад

    Suufi waa mushrik bi ceynihii. Illeen suufi is qarinayo ayaa tahay. Wuxuu fasahaadiyey dad badan oo ka dhigay mushrikiin. Saaxibo illeen mushrik ayaa ahayd!!

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 2 месяца назад

    Dib ma u milcsatay videoga aad iska duubtay hadalkaaga waxaa ka buuxa GAFAF bal dib isu dhageyso. Waxa ka mida in sheekha ka digaayeey SHIRKIGA uu MUNKAR yahay hadalkiisa.

  • @rashkapall7222
    @rashkapall7222 2 месяца назад

    Suuufi sun wye

  • @MacalinYaasiin-v6c
    @MacalinYaasiin-v6c 2 месяца назад

    Niyow dhibloow ayaatahay hhhhhhhh

  • @NihaalSigale
    @NihaalSigale 2 месяца назад

    Zcw🫶🏻🤍

  • @mohamedamiin2708
    @mohamedamiin2708 2 месяца назад

    Hhhh iska qayl qayli bariyahan views ki baa kaa yaraaday waan ogehe lkn ogow inay wadooyin badan kaa soo xidhmi doonan

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 2 месяца назад

      Adeer caami aya thy culimada ahlu kheer ka ha u gafin

    • @mohamedamiin2708
      @mohamedamiin2708 2 месяца назад

      @@mohacade8773 war ani culimo uma gafine lkn ow badbaadan ka hadlay
      Mida kale dhalinyarta suufiyada hadaad tihiin cilmiga ma in qubuuraha la caabudaad u,taqaanan waakan umadi oo dhan aad ku tilmaamaysan juhalo e
      Cilmiga aad shegatan wuxu idin bari waayay in ilahay kaligi wax la waydiisto
      Kaasi cilmina ma ahe waa cudur.

  • @GamerTiktok-lp2qy
    @GamerTiktok-lp2qy 2 месяца назад +1

    M.a Allah unaxriisto sheikhena

  • @MohamedEk-se8oy
    @MohamedEk-se8oy 2 месяца назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @abdulahimohamed4517
    @abdulahimohamed4517 2 месяца назад

    Maashaa allaah

  • @seynababdulaahi6818
    @seynababdulaahi6818 2 месяца назад

    Masha allaha

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 месяца назад

    Maanshaallah .

  • @NihaalSigale
    @NihaalSigale 2 месяца назад

    Zcw🫶🏻❤️❤️🤍🤍🤍

  • @DhghBbb
    @DhghBbb 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @aminaosman5392
    @aminaosman5392 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedIman-h2r
    @MaxamedIman-h2r 2 месяца назад

    Maash allaah

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 2 месяца назад

    Mansha allaah