Amina Sahra & Heestii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 22

  • @FadilaMedloveyou
    @FadilaMedloveyou 8 месяцев назад

    J aime cette chanson ❤❤

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 года назад +4

    Cawayska Dalmar wad ku mahadsantahay zxb.
    Sahra Amin &Cumar rage aya wada qaadi jiray heesta originalkedi. imikana wa Sahra kaliged.
    Cumar rage AUN wuxu aha legend aad uga dhex muuqday fanka Djibouti wuxuna laha heso bdn oo ay ka mid yihin:
    - Haween sabi ma koriyan (isaga iyo xawa suge)
    - Lac lacashada (isaga & Sahra Amin)
    - ma heshiin karayna ( isaga iyo sahra Amin)
    - Ha faalayn wax ka tagay (isaga iyo maryan bookh)
    - ma game'ee ma gama'a daa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 года назад +2

      Walaal aad baad mahadsan tahay.

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 года назад +1

      @@caweyskadalmar ada mudan zxb

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 года назад +2

      Sxb Waxaan umalaynaa inaad tahay jiilkii hore. Dhowr jeer baan tagey Jabuuti waxaa igu danbeysay April 1983.

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 года назад +2

      @@caweyskadalmar masii Wayni lkn waxan ahay dhagaysta-yaashi idaacada RTD sida wayn ugu xidhnan jiray.. in badan ban ka aqaana fanka in kasto la igaga fiican yahay.... shukran zxb

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 8 месяцев назад

    Basra amiin ama sahra amiin 2da ka doon tid wa ladhaha gabadan wa hees macaan waxa wada qaada ayada iyo alaha u naxariisto cumar raage

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 4 года назад +2

    Fanaanka la qaaday waa (AUN)Cumar Raage.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад +1

      Aamin

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад +1

      Fanaanada magaceed walaal

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 года назад +1

      @@caweyskadalmar ana ku sheegi.
      Waxa la yidha Sahra Amin. Fananka la qaadi jirayna waxa la odhan jiray Cumar raage.
      Sahra iyo Cumar labaduba way dhinteen AUN

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад +1

      Aamin

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 8 месяцев назад

      Walal Sahra nolol ayan ku ogaa in ay nooshahay ayan filaa

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 Год назад +1

    Asc sxb waxan u malayn wakhtigaa sagashamaadka dhamaadkiisii wana isla gabadha heeska asalkiisa hore la qaada fanan cumar raage alaha u naxariisto waxayna wada qaadeen dhawrr iyo todobaatankii sida an filaayo mahad sanid sxb wan ku salamay

  • @Waarufmedia188
    @Waarufmedia188 7 лет назад

    waan idimsalamay caweyska dalmar iyaad iyo ninki laa qadayay so gaasha wll

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 лет назад

      dahir ali sxb waad salamantahay ma aqaan magaca faniinta qaadasa heesta. Hadaad taqaan noo soo sheeg

    • @Waarufmedia188
      @Waarufmedia188 2 года назад

      @@caweyskadalmar ruclips.net/video/0rR9L8VrITQ/видео.html

  • @Waarufmedia188
    @Waarufmedia188 7 лет назад +2

    wlhi waa hees an muudo badan raadinyay

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 2 года назад +2

      Qaybti ninka ka maqan. Lkn intan ba Cawayska dlmar ba ino kaydshay mahadi ha gaadhe

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад +1

      Mahadsanid walaal inkastoo la soo raagay jawaabta