AROOSKA MASCUUD IYO CABIIRA MALINTA 2WAAD ✨️JARMADA👏

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025

Комментарии • 256

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 Год назад +21

    Masha Allah hambalyo mascuud iyo cabir Isku wara uwad qeer qawa kala hela ❤❤🎉🎉

  • @aminaomar3834
    @aminaomar3834 Год назад +14

    Maashaa Allah tabaarakallah allaha u barakeeyo guurkooda midkii lagu kheyro wiil iyo caano gabar iyo caano il iyo af allaha ka dhowro aamiin aad ba ugu hagar baxdeen gabadhiina xaflad cajiiba hadiyado aan wali la arag dahab iyo dollar midna lagama reeban Maashaa Allah cabiir dad fiican bay ka dhalatay habaryaryeed qamar luula allaha u daayo iyo familkeeda oo dhan

  • @kaabaH3
    @kaabaH3 Год назад +3

    masha Allaah qamar hambalyo hambalyo labada caruusna waxaan leeyahay baarkalaahu lakumaa wa baaraka caleykumaa wa jamaca baynakumaa fii Alkheyr😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Год назад +7

    Masha Allah gabadhaada waad u hagar baxday arooskii lagu nagaado Allaha kadhigo oo isku barakoowa

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 Год назад +1

    Maasha Allaah Arooska kuwii isku waara Allaha ka yeelo
    Si fiican aad Qamar u agaasintey Aroorkaan hagar la'aan,❤
    Aad ayaa u jeclaadey
    Binti Amiireey
    Gabar aa ii joogtee
    Haddii calafkeeda yimaado
    Waa kula soo xariiraa inshaAllaah. ❤

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 Год назад

    Woooow 🥰💋💋💐💐💐👏👏MashaAllaah tawarakalah gurakiin guraa wacaan waxan idiirajeeyeye cafimmad iyo cimariidheer 💐💐💐💐💐💐😇😇😇

  • @ruumichannel
    @ruumichannel Год назад +2

    Man sha Allah tabarakalh leysma xaqiree waa ka tuntay gabdhada🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ alif alif MABRUUUK

  • @MaryanAxmed-lq5xr
    @MaryanAxmed-lq5xr Год назад +1

    Maasha alaah aroos cid idinku gaaroto soomaali ma jirto

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Год назад +3

    Ay amaa shaanshi kusoo biiraa😂😂 from Mareexaan
    Masha Allah gabadha IYO wiilka hambalyo ayaan leeyahay

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 Год назад +1

    Masha Allah aayo Qamar Luul the best aroos in mugdisho ka hadal maleh wan ka helay Illaah haku xafido.❤❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 6 месяцев назад +1

    M.allaah HAMBALYO 💚🤍❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 masha Allah Alfa mabruuk arooska hambalyo leyahay guurkii lagu nasto lagu nagaado insha Allah barakooba

  • @f.a.8290
    @f.a.8290 Год назад +2

    Masha Allaah Mabruuk habo guur barwaaqo iyo guri kheyr leh Allaah ha ka dhigo 🎉🎉🎉

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 Год назад

    Mansha allah qamar bintu amiir habo aad u ficn alle ha barakeyo arooskana❤❤❤❤

  • @aisha665
    @aisha665 Год назад +3

    Maasha Allah,BEST AROOS IN MUQDISHO

  • @liyaomars
    @liyaomars Год назад +4

    Maashaallaa aroos aad u qurux badan weli waxaa dhiman waa sugeena boodboodka iyo bashaalka badava ilaaheey salaama haku keeno aroosyasha iyo inta soo raaci doonta inshaallaah

    • @istarmohamed9880
      @istarmohamed9880 Год назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xamdashugri2810
    @xamdashugri2810 Год назад

    Macha allah dadkn aroos macankii ayay dhigtaan😮❤

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 Год назад

    Maanshallah arooskii na allaha ka dhigo mid barakeysan wiil iyo caano

  • @سميهمحمد-ط7ز
    @سميهمحمد-ط7ز Год назад

    Asc walaashey qamar masha alaah alfa mabarug ayaan leeyahay inshaa alah ubad qeyr qaba alaha siiyo aamiin

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Год назад +1

    Maashaa alaaah maashaa alaaah caadimaahin xabiibti ilaaheey kiishamso iyo walaalaheet ilaaheey haku gaarsiyo amiin amiin yaarabi hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 Год назад +1

    Masha alah qurux waye wlhi wacdaro ayadka dhikten aroska🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Год назад +2

    Masha alaah keep going sister 🎉❤congratulations 🎊

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 Год назад +1

    Maashaa alaah aayo qamar meesha ma lagaa waayo, arooska qeer alaha ka dhigo 🤲🤲🤲😍🤩

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Год назад +3

    Binte amiir xamara nageysay cadey mabruuk carusada iyo caruuska❤❤❤❤❤❤

  • @haninora533
    @haninora533 Год назад +3

    Masha Allaah Tabaarakallaah Raxmaan isku waara gurigiina guri Qeer inshallaah ☀️🌻✨💯✅

  • @AmalQeys
    @AmalQeys Год назад +1

    ماشاءالله الف الف مبروك ❤❤❤ 🇾🇪

  • @abdulkadiromar9335
    @abdulkadiromar9335 17 дней назад

    Mashaa Allah Tabarakallah ❤❤

  • @umzakariya3553
    @umzakariya3553 Год назад +1

    Maasha Allah baarakallaha lakumaa wa baaraka caleykumaa wa jamac beyna kumaa bil qeyr

  • @hanisugulle1884
    @hanisugulle1884 Год назад +1

    MashAllah tabarakallah allhoma barik ❤🎉

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Год назад +1

    Masha Allaha hambalyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sabiriinxaaji5768
    @sabiriinxaaji5768 Год назад

    Masha allah barakalahuma wa barakacaley kumaa❤❤🎉🎉❤❤

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 Год назад

    Masha allah shidnaaba ka shidan Kal iyo laab waye hambalyo isku waara ubad qeyr qabta kala hela

  • @barwaqofarah2848
    @barwaqofarah2848 Год назад

    Masha allah mabruuk noso gali sida aad bacda ugu diyarisay macmacanka ( bacda ama alabta aad holan kala imaday)

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed6435 Год назад

    Maansha allah illahow ku wii iskukiina waasogaday oo ubad qeer qabo allah kadhigo curadkooda qamar cadey allaha ka dhigo aamiin yaarabi

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 Год назад

    masha Allah hambalyo isku waara hbo wnaagsan oo qaliya Allah kudhowro wllo qamar❤❤

  • @suheilaabdullaahi7351
    @suheilaabdullaahi7351 Год назад +2

    Masha allah hambalyo isku waara abid❤

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 Год назад +1

    Maashaa allaah isha baxarka arooska baaraka allaah wa Jamaca beyna kumaa fi qeyr

  • @اسماعيلمحمد-ك2ش
    @اسماعيلمحمد-ك2ش Год назад +1

    Hamblyo Hamblyo waxaa tahay waalid waalid qaali ah masha allaah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Год назад

    Masha Allah ilahey hani fududeyo abaayo qamar arokii lamahdiyay Alle hakadhigo xabiibti ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @shuceybbiibaaye1229
    @shuceybbiibaaye1229 Год назад +1

    ما شاء الله تبارك الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير للعروسين والأسرة وان شاء الله موافقين دايما وان شاء الله بيت المال والعيال ان شاء الله بإذن الله الكريم اللهم امين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fatmaibrahim5099
    @fatmaibrahim5099 Год назад +1

    ماشاء الله تبارك الله 🥰🥰💖

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 Год назад +4

    Mashaa allah qaybta danbe af baraawe miyaa ilaaahay ha isku barakeeyo lamaana ❤🎉

  • @fadumocabdiraxman9305
    @fadumocabdiraxman9305 Год назад

    M.a aroos waaye kan walhi hadiyadahaa idilyba ani mashalh Waxaas a Hadiyad lagaa dhahaa ❤❤❤❤

  • @fm2005x
    @fm2005x Год назад +3

    Mashallah tabarakallah mabruuk alif mabruuk ❤❤❤❤

  • @IduneyaYouTube
    @IduneyaYouTube Год назад

    Sewune famile seb tnkew❤❤🎉🎉

  • @mariamanka4687
    @mariamanka4687 Год назад

    masha allah tabaraka allah ilah isku kin barakeyo rerka cusub hambalyo hambalyo isku barakowa abid

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 Год назад

    Mashallah Qamar Binti Amiir gabarted alf alf mabruuk ❤❤❤ mashallah mashallah mashallah

  • @Fathimafathima-ht9ig
    @Fathimafathima-ht9ig Год назад

    Masha alaah hambaliyo hambaliyo ilahay guur qeerleh iskuwara uwad qer kalahela yaraaab

  • @amaalmaxamuud7907
    @amaalmaxamuud7907 Год назад

    🎉🎉🎉masha allah hambalyo qamar oo yar weeyan aroosadu quruxley

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 Год назад +2

    MashAllah mabrook ❤ Fanka dadken walu yaqana Anin hadi iyo kadib waina fana bis waye😅

  • @mulkiahmed313
    @mulkiahmed313 Год назад

    Mansha'Allah hambalyo ayaan leenahay isku waara oo ubad qeyr qaba kala hela insha'allah

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Год назад +5

    Ma sha Allah tabaarakallh 🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Aroos wacan 🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼Family beautiful keep going Qamar

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Год назад

    Asc Mashaallaah hambalyo hambalyo allaah ha isu barkeeyo amiin amiin 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sahramahamud8653
    @sahramahamud8653 Год назад

    Mabruuuuuuuuuk fanaankeyna iyo walaashey ❤️🌹🌹🌹🌹🌹👏

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Год назад +1

    Masha Allah tabaarakalah hambalyo hambalyo ❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎁🎁🎁💞💞💞

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 Год назад

    Masha Allah tabaarakallah ilahay habarakeeyo rerka

  • @umumaxamedumumaxamed2127
    @umumaxamedumumaxamed2127 Год назад +4

    Masha allh 🎉❤❤❤mabruug ilhy haisku barakeyo wlhi wau hagar baxdi 😮❤

  • @ubaxqaali1447
    @ubaxqaali1447 Год назад

    Maansha alleh qamar walahi waad uhagarbaxday

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 Год назад

    Masha Allah hnblayo anayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qadiijocabdi9968
    @qadiijocabdi9968 Год назад +2

    Masha.allh. mabruk.alfa.mabruk❤

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj Год назад

    Masha allaah ilaahoow isku barakee inanta adoosada ah iyo ninkeeda hooyadeed qaalibaa diyaarisay aloow isku kiin daa inbadan habalyadaydo waxay ka soo duushay Somaliland caasimeeda hargaysa

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Год назад

    Masha'allah allaha is ku barakeeyo owlaad Salah ilaahey idiin barinay aamiin

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 Год назад

    Mashaa allaaaah alfa mabruug ayaan leeyahay iskuwaara oo kalahela ubat baari ah 🎉🎉🎉❤

  • @FaatimaAli-m1p
    @FaatimaAli-m1p Год назад +3

    الف الف مبروك يهنالهم زواج الدهر يارب ❤❤❤

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 Год назад

    Alla reer xamar maxaa u ahaan wayay dhar , dahab , dollar shopping bay ka dharagtay maanshaAllah arooska xataa another level wow

  • @maanomohammed1269
    @maanomohammed1269 Год назад +2

    Masha allah tabaarakalah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 Год назад

    Mabruuk guur qeyr qabo allaha uga dhigo qamaeey ❤🎂🎂🎂👏👏👏

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Год назад +2

    Masha Allah Tabaarka Allah 🥰Hambalayo 🥰🥰👑❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @faiza6126
    @faiza6126 Год назад +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن 🎊 🎉

  • @YasinAbdiazizosmab
    @YasinAbdiazizosmab Год назад

    masha Allah tabarakllaah Habalyo iskuwra insha Allah 🎉

  • @nimomubaarak6099
    @nimomubaarak6099 Год назад +2

    Mansha allaah tabarakallaah hanbalyo❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +3

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 Год назад

    Masha Allah Tabarak Allah Raxmaan
    Hambaylo Hambaylo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo673 Год назад

    Alla huma baarak🎉🎉

  • @sahrocalichannel6482
    @sahrocalichannel6482 Год назад

    M.a hambalyo hambalyo arooska cusub wlhi waa shidan yhy aroska 🎉🎉🎉

  • @luulgaaid5542
    @luulgaaid5542 Год назад +2

    Masha Allah
    Alf alf mabruuk❤

  • @umunaslihan1875
    @umunaslihan1875 Год назад

    Barakallh allow isku xafid❤

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 Год назад

    MashaAllah ❤❤❤xabibti Hambalyo ❤

  • @DeeqoCabdi-t1p
    @DeeqoCabdi-t1p Год назад

    Masha Allaah Hambalyo ❤

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 10 месяцев назад

    Maasha hambalyo❤❤❤

  • @aminoqaaliofficial1073
    @aminoqaaliofficial1073 Год назад

    Masha Allah hambalyo isku wara ubad qeer qabo kala hela

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Год назад +2

    Masha Allah congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Год назад

    Cidaan arooskoda waan jeclhay waa arooska kaliya hadii laiga waco kabaqanin❤😊❤

  • @-taibatmuna
    @-taibatmuna Год назад +1

    ماشاءالله الف الف مبروووك بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما باخير 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Год назад

    Masha allah hamplyo isku wra oo ubad qeer qbo kla hela idim alle🎉❤

  • @amalayissa1325
    @amalayissa1325 Год назад

    Mashaa Allaah mabruuk

  • @AmineAbdi-t8z
    @AmineAbdi-t8z 6 месяцев назад

    Maşallah ❤️ I like it

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 10 месяцев назад

    Ma Sha ALLAAH

  • @xiyowcade4691
    @xiyowcade4691 Год назад

    Mashaa Allah wlhi gabdhihiinawaqaali

  • @leylawacbestcooking5465
    @leylawacbestcooking5465 Год назад

    Hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉 masha allaah ilaahay qeer hakadhigo

  • @cabiiriphan3338
    @cabiiriphan3338 Год назад

    Cabiir Aaaa isku magac nahay m.a ❤❤❤❤ habliyo

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Год назад +3

    Waba baxdeen italia adeen away aroska itaalia ku dhigteen xanta dhan wala socdaa😂😂😂

  • @sadajama9439
    @sadajama9439 Год назад +1

    Maasha Allah 🎉🎉🎉 Hambalyow

  • @sahra4159
    @sahra4159 Год назад

    Hambalyo Allaha barakeeyo 🤲

  • @HalimaCali-nl7pr
    @HalimaCali-nl7pr 6 месяцев назад

    Masha allha tabaarakallaah hambalyo hambalayo wiil iyo caano gabar & caano ❤🥰

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 Год назад +1

    Alle ha isku barkeeyo❤

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Год назад

    Qamar cadey xbbtiii MASHAALLAH hambalyo

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Год назад

    somalia buskudka iyo xalwada bacda lagu xir xiraaye wali malaga ilbixin miyaa. 😅😅😅 Anyway dhaqankeena waaye Alle ha isku barakeeyo cariiska iyo caruusada🎉🎉

  • @sadionur2638
    @sadionur2638 Год назад +2

    Wixi Dhan aytisha nogu baxdeen afkaan magaciis wada Sha shada ah😂😂

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 Год назад

    Mabruuk abayo ilahay ha isku barakeyo awlada ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉