Walaalow xaqiiq baad ka hadashey cid wax ku dheer malahan, ninkii rabi kaaga dhaw un baa wax ku dheer. Waxaase liita oo qurun ah qof walaalkis hoos u eegaya. Waligay raali kama noqon dhibka dadka walaaleheen lagu hayo, in badana waan ka fakaray hawshaas sida lagu dhameyn karo. Waxaa ii so baxay: 1. Shirweyne in la qabto oo ay ugaasyada iyo madaxda dhaqanka raali galiyaan umada la dhibey, qirtaan xaqdaradi so socotey 2. In qabiil walba oo somali xaal laga qaado lagu maalgalinayo hormarka bulshadaas la dhibey 3. In xuquuqdooda siyaasiga meel loo saaro. No point five 4. In xaqiraada laga dhigo danbi weyn oo ciqaab leh 5. In mudnaan wax barasho la siiyo (scholarships) si ay uga sareeyaan bulshada. Ugu danbeeyn mashruuc walb oo lagu taageerayo walaalehen sharaf bey ii tahay inaan ka shaqeeyo anigoo ka duulayo muslimka waa walalka muslimka. illahay waxaan ka baryayaa in dhibkaan naga saaro umadaas dhibka ku dhacayna na cafiyaan.
Wallahi dadkan wallalaheen ee soomaaliyeed ee aan oogu yeerno magacyada xunxun waa dad fiican oo qalbi wanagsan runtii anigu waan jclhy dar illahybana u jclhy waana dad samir iyo adkeysi miiran waana dad karti iyo wax soosaar leh illahy xaqooda ha siiyo dulmigana ka dulqaado
It’s very painful. Dad somalida ka xuni ma jiran. Xage lagu arkay dad dadkoodi yasaya waa dad la af ah. La diin ah. La dhaqan ah. La midab ah. Islaam baynu sheeganayna hadana sidaas baynu u dhaqmaynaa. Ilaahay halaga baqo oo dulmiga walaalaheen halaga daayo
Dhardhaarada Takoorku ku fadhiyo waa sadex 1) negative perception ama dhaayo gurracan 2) biased narrative ama sheeko been abuur ah. 3) and culture that reinforces the above two ama dhaqanka dhiiri geliya labada Kore. Dhardhaaradaa waxaa si sahlan u burburin Kara sadexdan 1) education 2) activism 3) and economic improvement of the oppressed. Remember that education is power, activism is demanding power and wealth is the ultimate power . Power is not given for free you must keep demanding it.
Waxaan Ahay Wii 18 jir ah waxaan mudo ku hawlanaa hawshan oo kale waxaana ogaa in Ay nimankani muslin yihiin lkn waxaan raadinayay in Ay diintu ii banaynaso guurka gabdhaha Reer kan la hayb sooco lkn Waxaa dhacday in aanu isku dilo Nin Aanu isku Reer Nahay Hadana waxaan rajaynayaa is badal balaadhan iyo inaan ka guursado Reer kan gobo nimada badan ee la dulmay
Adeewoow dadka somaalida jahli aa qabiil la yiraah aa baa biyey & xaasidnimo ee dhaqan ka dhigteen wacyi galin wee u baahanyihiin, wadaadada & wax garad, laakiin adeer adoo og illaaheey waxaan ka baryeeynaa qaluubtooda diinta ku sugo.
Ilahay ha idin tuso inaynu walaalo nahay. waa hadal culus lakin waxay ila tahay in mudane Mohamed waji ogaado inaan ognahay inaynu walaalo nahay dadka inta yar ee wax ka qaldan yihiina ilahay ha toosiyo.
horta Allah so hanuuniyo inta xun labo adeerkan wax fiican ma uusan sameyn qofka haduu uu dad ama qomiyad u hadlayo ma wanagsana in uu sida ay ula dhaqmeyn in uu iga ficil celiyo talaab caq iyo wax badan o kale ayuu laha mana wanagsana in aad dad dhan u cayso hal iyo labo caqligu ku yaryhy in aad u galafato anyway bogeyga burcad Allah isku mariyo tan kale farqi mawa no dhaxeyo hal meel ayeyno ka imany oo isku dhiig ayaa nhy cadan iyo madowna farqi weyn ayaa u dhaxeyo lkn hal beyno nahy xaqa Allah na tusiyo
Anigaa Aabir ah ama Tumaal marba sidaa loo yaqaaano isla markana ah Reer Hargeysa dhalada Mana Aaminsani Inuu Qof Ibnu Aadama Wax Idheer Yahay Wallahi. Imika USA 🇺🇸 Waxan Wadanahay Dad Madowa Oo Islaama Oo Somali ah. Fadlan Dadkeygow Guurka Aad Ku Meeraysanaysaan Iska Daayoo Waxna Barta Xaqiinana Doonta Cid Idinka Badani Ma Jirtee. Waxa Nasaba Ninka Jannada Gala Wallahi.
Aad iyo aad wllkey nasab waa kii illahey udhaw ee maha waxay umadaan jaahilinta ah uheestaa majiro qabiil qabiil ka sharaf badan illahey agtiisana waka simanahy wlh
Walaalow xaqiiq baad ka hadashey cid wax ku dheer malahan, ninkii rabi kaaga dhaw un baa wax ku dheer. Waxaase liita oo qurun ah qof walaalkis hoos u eegaya. Waligay raali kama noqon dhibka dadka walaaleheen lagu hayo, in badana waan ka fakaray hawshaas sida lagu dhameyn karo.
Waxaa ii so baxay:
1. Shirweyne in la qabto oo ay ugaasyada iyo madaxda dhaqanka raali galiyaan umada la dhibey, qirtaan xaqdaradi so socotey
2. In qabiil walba oo somali xaal laga qaado lagu maalgalinayo hormarka bulshadaas la dhibey
3. In xuquuqdooda siyaasiga meel loo saaro. No point five
4. In xaqiraada laga dhigo danbi weyn oo ciqaab leh
5. In mudnaan wax barasho la siiyo (scholarships) si ay uga sareeyaan bulshada.
Ugu danbeeyn mashruuc walb oo lagu taageerayo walaalehen sharaf bey ii tahay inaan ka shaqeeyo anigoo ka duulayo muslimka waa walalka muslimka. illahay waxaan ka baryayaa in dhibkaan naga saaro umadaas dhibka ku dhacayna na cafiyaan.
Waa inaad na cafisaan walalayaal, anaguna aanu caaqnimada iska daynaa..
Waa in ilaahay loo noqdaa inta bilaa dareenkaana ilaahay ubaridaan inuu nasoo hanuuniyo waayo dulmanaha ducadiisa waala aqbalaa
Wll dhamaanten ilaahay wàan usimanahay
Allahayoow ha idilin aniga oo aan la kulmin Legend maxamed cali weji Gabooye for life ✊🏾🏟🔟✊🏾
Maxamed Cali waji Alle cimriga iyo caafimaadkaba haku siyaadiyo Aamiin🙏🙏🙏
Nin ku yiri sinaan meyno
Adna diid sareyntiisa🇸🇴
Illaahay talaamiinta ishooda hakaa xijaabo aamiin
Wallahi dadkan wallalaheen ee soomaaliyeed ee aan oogu yeerno magacyada xunxun waa dad fiican oo qalbi wanagsan runtii anigu waan jclhy dar illahybana u jclhy waana dad samir iyo adkeysi miiran waana dad karti iyo wax soosaar leh illahy xaqooda ha siiyo dulmigana ka dulqaado
Iidoonaaagabadhgabooyaawaanguursanayaaa
WALAAHAY GAADHSIUYA WEJI ILAAHAY DARTII BAAN U JECLAHAY, WAA AQOON YAHAN AFTAHAN ISKU KALSOON NINKANI SHANTA SOOMAALIYOODHAN BUU ISTAAHILAA INUU HOGAAMIYE U NOQDO,, LIBAAX LIBAAX DHALAY
Cadaankaa cunsuriyada lagu eedeeyaa lkn soomaliddaba way taalaa waan la ogayn waliba toodu waa doqoniimo ah 😐😐
Waxanu ognahay inaanu nahay walalihiin 😭😭😭
It is true walaahi
Wa runtaa wll
Waa sheekho anoo isaaqa iyo goboye ayaa isku mida 😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊
Salaam sarre wariye weji roog cadaa aan sheekooyinkisa heclahay 🙏🙏🙏✍✍✍✍
Nimanka gabooye waada adag wlhi waan wataah anigu ❤😘
Maxamed cali waji dadkaygii ilaahay iga beeray allha ku barkeeyo aduun iyo aakhiraba 😘😘😘😘💋💞❤️
Asc adeerkay qaali waanku salamay waa nin hadalkara oo aftahana I am from awdal and we support you!
Aqoon yahan Walee maxamed cali waji
Maxamed cali waji nin taarikhdu xusi doonto weeye alle cimriga hakuu dheereyo wll
Gabooye wa Gob.
waxaan la yabay dhamaan dadka wax soo qoraya waxay ku hadlayaan hadalo quruxbadan
weeyna kasoo hor jeedaan inla takooro gabooyo ama tumaal iyo intii lamid ah
meel kasto na waa la mid oo looga hadlo arimahaan
marka waa yaabe dadka wax takooro jinn miyaa aaway
mase afka iyo qalbiga somaliada ayaa kala bedelan?
filmka Green Book la yidha aya qisada qiso u eeg ku socota.
Waar makrafoonka wariyow miisķa iska saara ha uu dhiibina dadka aad waraysanaysaane waa maxay kuwan wariyayaalii!
Maanta laga bilaabo gabdh gabooye ah ha lay doono walahi waan guursanayaa waan ba qiirooday
Marka la qiiroodo hadalkaa waa la wada dhahaa lkn maaha wax inagu hooseeya
qiiro loo ma baahna sxb iskuday inaad ka dhabayso
It’s very painful. Dad somalida ka xuni ma jiran. Xage lagu arkay dad dadkoodi yasaya waa dad la af ah. La diin ah. La dhaqan ah. La midab ah. Islaam baynu sheeganayna hadana sidaas baynu u dhaqmaynaa. Ilaahay halaga baqo oo dulmiga walaalaheen halaga daayo
Mansha Allah Noolow Ag.weji
Wariyihii Somali Mohamed Cali wajei. Waxaan ka dhagaysan Radio Muqdisho.
Wiligiina Xamar laguma xumayn. please come back to Radio Muqdisho
Masha allah rabi hey ino ka xafido waxa thy Tusaaale
Hadii beelaha dulmiga lagu hayb sooco ay sidaas waji wada ahaan lahaayeen samir aqoon iyo garashaba, walaahi obillaahi otallaahi ciddi dunidan guudkeeda kumay dulmideen. Gabooyuhu waa gob gobi dhashay waaana dadka somali ugu laandheeraysan. İnsha Allah maalintiinu way iman qalinkiina ayaa idiin ah sallaanki aad masalaha carshiga kugaadhi dhalaydeen
Mnch allah suxufi sare Maxamed ali waji ilahy cimriga ha kuu dheereeyo
Waji Alle ha xafido ❤
Maxamed rabi cimri dharar cafimad iyo cibado allah kaga baryayaa
Dadka walalaheen ah aan soo dhaweyno
Aqonyahan alla Haa barakeyo
Suballah illaho baraka gaboye
Walahi waan oyeye
Allaha ku xifdiyo prof maxamed Ali waji
aniga ahaan walaahi waan jeceylahay Reerah gabooye waxaanu walaahihiin nolaada
Alle ha ku xafido madax wan Maxamed cali waji
Yuusuf shaacir ALLAHA no dhowrow
Dhardhaarada Takoorku ku fadhiyo waa sadex
1) negative perception ama dhaayo gurracan
2) biased narrative ama sheeko been abuur ah.
3) and culture that reinforces the above two ama dhaqanka dhiiri geliya labada Kore.
Dhardhaaradaa waxaa si sahlan u burburin Kara sadexdan
1) education
2) activism
3) and economic improvement of the oppressed.
Remember that education is power, activism is demanding power and wealth is the ultimate power . Power is not given for free you must keep demanding it.
Maxamad Cali
Mahadsanid
Waxaan Ahay Wii 18 jir ah waxaan mudo ku hawlanaa hawshan oo kale waxaana ogaa in Ay nimankani muslin yihiin lkn waxaan raadinayay in Ay diintu ii banaynaso guurka gabdhaha Reer kan la hayb sooco lkn Waxaa dhacday in aanu isku dilo Nin Aanu isku Reer Nahay Hadana waxaan rajaynayaa is badal balaadhan iyo inaan ka guursado Reer kan gobo nimada badan ee la dulmay
War neef islaam bad ledhy lkn hadan gabdhahod diinta ma ii banaysay bad ledhy nio quraan mad dhigan mayii sxb
Maashq allaaj runbaad sheegtay whli
Hore usocda
Soomaalida labo nin ayaa walaala ah nin baa waxa uu dhalay 100 wiil midna 2 wiil. Kan boqolka dhalay isaga iyo wiilashiisuba waxay aaminsan yihiin inay laandheere yihiin, halka ay kan labada wiil dhalay isaga iyo wiilashiisa u tixgaliyaan laangaab. Jahligu waxaa uu burburiyaa waxa dadku u yaqaanaa MAANGAl ama garashada toosan.
Aqoonyahan weji
Alle.cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadiyo
Niyada khyr ushega
Dhab ayad kahadashay walee afku kuma go
Wlhi maxamed cali weji waa nin aan u joojin takoorkaa reerkiisa ku dhacay, sababtoo ah caan wuxuu ku ahaa barnaamijkiisii “SHEEKO GAABAN” lakin waa GABOOYE caan kumuu noqon ilaahay cimriga haw dheereeyo.
Ilahow nahanuuni
I am so sorry mr. Weji !!!!
Maxamed cali waji geesi geesi dhalay
Viva gabooye. Goob waye
Waxan filayaa somali meesha laga haystaa waa Dulmigaa
Wllhy waa aqoonyahan soomaaliyeed 😂😂😂😂😂😂😂meelbaay itaabatay allow u garaar umada waa wda juhaleeeey
Walalahaya tihiin
talamiin wa maxay
Wax yidhaah wixii aangabooye ahayn
waxa midgaan ah oon nasab ahayn ninka wllkii oo la diin ah xumeya
Nin. Aqoon leh
Dugsi maleh qabyaaladi waxey dumiso mooyanee
Xaqiiiqda ayaad ka hadazhay ilaah caafimaad ha ku ziiiyo
Zhaqsi aan zi qaaz u taageero
Ax umadan ilaahay ayaa abuuray in laxaqiro mahabono
Waxaa wax lala yaabo ah ampa diinteena baal barsan in dad somaliyeed ee aan isku diin anhy isku aqlaaq nahy isku dhiig anhy in la takooro sax ma ahan
Ilaahoow waxaanu kaa magangalay dulmigay qaarnagamidihi geysteen inaanu ugaysano soomaali maxamed meelkastay joogto
Zharmak butoon oo miidhan baa gabooye ahe legends
Talaamiid waa arday التلاميد
Aqoonyahanka cali hasan waji guulayso macalin
Waa run wajiyoow aqoon baa wax layskaga celinkaraa haloo kaco waxbarashada
Waar soomaalaay, daaya dadkan ad takooraysaan, sida reer Jabuuti oo kale....!
Ilaahow nasoo hanuuni adaa daaimee umadana dulmiga ka qaad dad iyaga oo la xumaynayo hadana wajigooda aan inoo xumaynayn hadana somalinimada ku faanaya ilaahow xaqa nagaransii hadii uu Nasap jiro waa Gabooye
Maxamed ali waji waa qof aan yaran ku dhagaystay ilay cafimadka ha u siyadiyo waa shaqsi bulshay beertay
Omg
Allow kuwa iswada jacel geys ka geys inta ankuwada nol nahay rabiyow naga yeel
Adeewoow dadka somaalida jahli aa qabiil la yiraah aa baa biyey & xaasidnimo ee dhaqan ka dhigteen wacyi galin wee u baahanyihiin, wadaadada & wax garad, laakiin adeer adoo og illaaheey waxaan ka baryeeynaa qaluubtooda diinta ku sugo.
Ilahay ha idin tuso inaynu walaalo nahay. waa hadal culus lakin waxay ila tahay in mudane Mohamed waji ogaado inaan ognahay inaynu walaalo nahay dadka inta yar ee wax ka qaldan yihiina ilahay ha toosiyo.
First black kissed
Ilaahay aynu Ka yaabno Ileen Ilaahay qurankiisa kumu sheegin midgaan ha ka takooro Ilaahay waynu uu siimanahay markasay Somaliland leedahay ha Nala iftiraafo maxa lagu ictiraafa dadkagi ayad dulmi Ku haysaan ood leedihiin waa midgan
Geesigu waka naftiisa ka adag
horta Allah so hanuuniyo inta xun labo adeerkan wax fiican ma uusan sameyn qofka haduu uu dad ama qomiyad u hadlayo ma wanagsana in uu sida ay ula dhaqmeyn in uu iga ficil celiyo talaab caq iyo wax badan o kale ayuu laha mana wanagsana in aad dad dhan u cayso hal iyo labo caqligu ku yaryhy in aad u galafato anyway bogeyga burcad Allah isku mariyo tan kale farqi mawa no dhaxeyo hal meel ayeyno ka imany oo isku dhiig ayaa nhy cadan iyo madowna farqi weyn ayaa u dhaxeyo lkn hal beyno nahy xaqa Allah na tusiyo
Talaamiin waa maxay
Talaamintu waxa uu uga jeeda dadka kalee aan lahaybsoocin kkkkkkkk
Somaali waa gabooyo micnaha waaa isku mid waa un soomaali dha0maantood
Talamiinta latar tama hadal dhaxal gal Ah walahi
HALKA SAXFUDII UU KU QALADAY HHH
,w
Hadaanu idiin dagan gabooyoow waa dardaaran idin anfaca maxaa guur ka laysu waydaarsan waayay uun tala ad uun maahee aqoontiina dhisa waa halkaa wajiye
Kkkkkk
Hhhhhhhhhh