5 FARSAMO KA BARO SNAPCHAT

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • 5 Farsamo oo ay muhiim tahay inaad taqaano hadddi aad adeegsato snapchat ayaan muuqaalkaan kuugu tusayaa, farsamada 4aad iyo midda 5aad ayaana ugu muhiimsan.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu #snapchat

Комментарии • 69

  • @hogamiyezaki7340
    @hogamiyezaki7340 Год назад +7

    Eng kaso hdl Samsung Galaxy A34 👊

  • @ramloilmigure304
    @ramloilmigure304 11 месяцев назад +4

    Thanks wll kuli waa ka faiday🙏

  • @AhmedAbdirahman-d9m
    @AhmedAbdirahman-d9m Год назад +1

    Zxp sidee loo hagaajiyaa settingska camera samsung mobile ka

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 7 месяцев назад

    Keep going

  • @hibaakozman4989
    @hibaakozman4989 10 месяцев назад

    Mahdsanid hno mcn sideen dadka Asxbtaayda ugu furi kara Snapchat 🙏

  • @aisha6661
    @aisha6661 10 месяцев назад +1

    sxb snpka hadi qof aad cod uduubtay u savegareeyso side ugu tiri karaa markan dhinaceyga katiro qofka kale dhinaciisa wey kujirarayaan

  • @diinixasan7230
    @diinixasan7230 Год назад

    * lkn sidee fariinta aaad qarisey aad kunarkeysaa along qofka profule-kiisa furniture...?

  • @Asma___a
    @Asma___a 7 месяцев назад

    Thanks ❤

  • @MahamedInacali-dw9om
    @MahamedInacali-dw9om Год назад

    Wad mahadsanthy ustad sharaf Io garamo korka ha ahato

  • @Golley839
    @Golley839 5 месяцев назад +1

    lkn iPhone ma lahana saving long dhnkda in lagula isticmaalo ku ogan garto 🥹

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 11 месяцев назад +1

    Sida wax loogu post gareeyo ayaanba garan la,ahay caawo aniga maba isticmaali jirin

  • @Deeqoowpro29
    @Deeqoowpro29 Год назад

    Mash Allah

  • @AbdihakiimAbdullahi-mh5di
    @AbdihakiimAbdullahi-mh5di Год назад

    M.a keep going 🙌 bro

  • @Faadma7
    @Faadma7 4 месяца назад

    Firi sxb snap 5sano kahor ahaa hadii laisticmaliwaayo hawada mukabaxaa pls iso jwb

  • @ayaanbarre8379
    @ayaanbarre8379 11 месяцев назад

    Wll sideebaah sawir kaagah loo saarta Snapchat ka ?

  • @LiilovePro
    @LiilovePro Год назад +1

    Eng yuyu saxib ka so hadal sida fb page loga dhigto followers iyo following

  • @Aflaxforexacademy
    @Aflaxforexacademy Год назад +3

    sxb muqal kasoo same sida views badan loo helo Snapchat??😊

  • @Abofatah
    @Abofatah 9 месяцев назад

    Thanks pro

  • @Mahamuudabdi-sz3yq
    @Mahamuudabdi-sz3yq 5 месяцев назад

    Asc sxb. Isnaab jaàd keeyga. fiidiyow waaaleeyga xitaa sxb igà jaahi bixi sxb 3:44

  • @eliashassan3604
    @eliashassan3604 2 месяца назад

    Clip Yada Ku Save Hareysan Ma Arki Kara Qof Aad Amin Ka Dhigtay ?? any One O Wax Ka Og Please?

  • @MaryanCabdulle-bb7se
    @MaryanCabdulle-bb7se 5 месяцев назад

    Sidee admin Qof logu dhiibta snapchat

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 Год назад +2

    👍👍👍

  • @munamahamad2792
    @munamahamad2792 4 месяца назад

    Alla mahadsanid wlhi❤️🫶

  • @XayadAhmed-p2e
    @XayadAhmed-p2e 4 месяца назад

    Stustus inad qofka u eegtey ma qarsan karta

  • @MaryamoClaahi-t7n
    @MaryamoClaahi-t7n Месяц назад

    Sidee snpachad coka

  • @hooyomcnhooyo539
    @hooyomcnhooyo539 6 месяцев назад

    Thanks wll dhaman wn kafaaideyste

  • @MubashirAxmedmuxumed-o8e
    @MubashirAxmedmuxumed-o8e 9 месяцев назад

    Zxp
    Noo sosameey
    Muqaal
    Ling WhatsApp sida loo saaro profile ka

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 9 месяцев назад

    wan wye sevelogin secml😢😳

  • @anigaiyada3764
    @anigaiyada3764 Год назад

    Waaku salaamay wllky

  • @Saxafi-Russia
    @Saxafi-Russia Год назад

    Hadii apka gostreamku kuu shaqyn waayo sidee loo hagaaysxb

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 11 месяцев назад

    Znapkagu Meel Kale Inuu Ka Furan Yahay Ayaa Aniga Muhim I Ahayd Intan Kale Wan Aqanay

  • @LowyerMariya
    @LowyerMariya 2 месяца назад

    saved login info imale😢
    snpka

  • @RahmaRays25
    @RahmaRays25 7 месяцев назад

    Wll iPhone 14
    iima soo bixin
    Qaybta in lagu la istic maalo logu oogaanayo

    • @shukri5571
      @shukri5571 6 месяцев назад

      Taasi wan kasimahy marka ogato iso sheg

  • @RoodaOsman-g3u
    @RoodaOsman-g3u Год назад

    Nks wlle kaos hadal sida snapka profile sawir lo saarto

  • @Nuurtoahmedxuseen
    @Nuurtoahmedxuseen Месяц назад

    Boro fiiri dadka marka la aqbalaayo markuu 1000 gaaaro wuu dida ciladaas iigu soo noqnoqo toh plze maxa sabbey

  • @RamadaAli-so4zd
    @RamadaAli-so4zd Год назад

    War dadka iskirinka kaqado wax so dhigto se lagu ugada😊

  • @Xasan.Garaad
    @Xasan.Garaad Год назад +1

    🎉❤

  • @cabdirisak3198
    @cabdirisak3198 7 месяцев назад

    Wll a12 aya wata mana lahan mesha negaysid maxa xal ah

  • @Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj
    @Iqra-abduwalliAbduwalli-lg8uj Год назад +1

    zhbow snapka waxa iga xiran qaybta dadka laga aqblo dadkii ma aqbali karo ee kasoo hadl

    • @NajmaHussein-c4w
      @NajmaHussein-c4w 8 месяцев назад +1

      Byoh ani xitaa ciladaa way ihaysataa waxna ma aqbali karo mana codsan karo maxaad ku xalisay

    • @SaynabMohamed-c7c
      @SaynabMohamed-c7c 20 дней назад

      ​@@NajmaHussein-c4wanibo saas ahay abayo

  • @nimcosocial2469
    @nimcosocial2469 10 месяцев назад

    Wallo aniga waxan kudhibanahay wada shekaysiga asxbtayda wu igatirma siden kuxakamaynkara si usan igatirmin ado raliya

    • @ikraannuur
      @ikraannuur 7 месяцев назад

      Wll waxad samenesa farinta tabane Save oo ku dhahma wa intas leee

    • @Golley839
      @Golley839 5 месяцев назад

      After watching ka yhy 24 hourse ka dhiGo

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 2 месяца назад

    Thanks pro snapchat lacag malaha sameya pro dad badana idawada 50k follow waa gaaray zxp intaaz biis ifahamsi plz❤❤❤

  • @Aflaxforexacademy
    @Aflaxforexacademy Год назад

    sxb muqal kasoo same sida views badan loo helo Snapchat??

  • @abdishakorahmed1100
    @abdishakorahmed1100 10 месяцев назад

    Sidee lo delete garayn kara hadii qofka kale save gareysto chatingkaga

  • @IlhanAbdirashid
    @IlhanAbdirashid 10 месяцев назад

    Aniga. Saved long dhan ma arko wll maxa qaldan 😮

    • @Xalimokapur12
      @Xalimokapur12 9 месяцев назад

      sidkle 😳ma qldan lkn😢

  • @sahrorooble3364
    @sahrorooble3364 Год назад

    Eng kasoo__hadal__samsung__m5

  • @agedow
    @agedow Год назад

    Hoodi hoodi 🙌🏿

  • @qalisoomali324
    @qalisoomali324 6 месяцев назад

    ABOOWE side loga delete da farimaha dhan oo aan qof ka is dhafsany Plz saaid ugu bahanahy mahsnid wll

    • @queenmeliza2115
      @queenmeliza2115 6 месяцев назад

      Abyo qofka aad wada shekesaten soo daxgal and then mesha qofka magacisa ku qoran yahy taabo kadib sadaxda dibic ee kor kaaga soo baxa taabo kadib dooro chat and motivation setting kadib dooro clear from chat feed taabo waa intas oo kaliya 🙌💗

  • @HodanMohamed-yv7tu
    @HodanMohamed-yv7tu 6 месяцев назад

    Snap keyga video hda iskaga dubo ima shaynyo sabb

  • @SabirinBabikir
    @SabirinBabikir 7 месяцев назад

    tan ah in snap ka lagula is ticmalayo iPhone ka maleh

    • @Golley839
      @Golley839 5 месяцев назад

      Dhibka ma ila qabtaa wan Wayne 😂😢

  • @Muraayiita_ppe-iw5mz
    @Muraayiita_ppe-iw5mz 2 месяца назад

    Boowe username wooba iisheyn waayaybo
    Baasuwer ayuuba iweydiinooyaa😢
    Ee maxaan ku xaliyaa iisheg midaas plz😒

  • @zahramohamedhussein1020
    @zahramohamedhussein1020 11 месяцев назад

    Snapka password kaa dhumo side lagu ogada

  • @nuune2058
    @nuune2058 3 месяца назад

    Y

  • @muniishcabdulahi-sd3zx
    @muniishcabdulahi-sd3zx 8 месяцев назад

    Snapchat waxaan kaa weydiinah lacak malaga sameyaah

  • @حفصهمحمدمهد
    @حفصهمحمدمهد 7 месяцев назад

    Mahad sanid wllo

  • @anigaiyada3764
    @anigaiyada3764 Год назад

    𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫𝐨

  • @xamdacabdi8986
    @xamdacabdi8986 7 месяцев назад

    ❤❤❤Mahadsanid hvh

  • @xamdacabdi8986
    @xamdacabdi8986 7 месяцев назад

    ❤❤❤Mahadsanid 22 47

  • @FardowsoQadar
    @FardowsoQadar Год назад

    Keep going