CIRO KA NAXAY DIYAARADA MUUSE KEENAY OOHIN AFKA FURTAY GUUL KULMIYE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 551

  • @MaxamedBaashe-h6u
    @MaxamedBaashe-h6u 2 дня назад +60

    Alla masoobaxay muuse baylood guul iyo gobanimo kulmiye

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 дня назад +51

    Waridad TV shukran jazakalahu khayr Geesi qaran noolow ❤❤❤🎉🎉

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 дня назад +41

    waridaad TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Alle Haku barakeeyo Muuse biixi cabdi xildiid Rooble geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Kulmiye 💚🧡💚

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 2 дня назад +30

    Madaxweyne biixi mata ma duulay mashaallah ❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 дня назад +33

    Somaliland guuuuuuul muuuuse geeesi yaa gaadhi kara maansha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤1❤1

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 дня назад +24

    Viva Somaliland Airlines inshallah soon ❤️❤️❤️ Guul iyo Gobonimo Muse Bixi iyo Somaliland

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 дня назад +17

    Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar 💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛

  • @RaxmaXasan-k8j
    @RaxmaXasan-k8j 2 дня назад +26

    Somaliland guulguul maansha allaah

  • @estahilehussein1062
    @estahilehussein1062 2 дня назад +15

    Maansha allah guul soomaliland guul muuse biuxi xabdi guul guul alkah ha dhowro madaxwaynaha sooland allaw dhowr cadawga sland cagta hoosteeda kulmiye guul❤❤❤❤❤

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 2 дня назад +24

    Guulaysay muse guuldaraysay cadowgii guduhu

  • @degayassin
    @degayassin 2 дня назад +19

    Maashalaha
    Waarunta
    Edo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 дня назад +18

    Mashalah tabarakalah ilahay ha xafido madaxwayne muuse Biixi ❤❤❤🎉🎉🎉iyo dhaman soomaliland guuul Maxamed kahim guuul maxamuud Sajin guuul

  • @anabali8433
    @anabali8433 2 дня назад +41

    Ilaahay cafimaad tama hs ku siiyo geesi qaran👍

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 2 дня назад +13

    Maasha Allah madaxweyne muuse biixi oo maanta duuliyey diyaaradihii somaliland soo iibsatey qudun quutooy ku quuso cirro mee madaxweyne muuse biixi baa ku yidhi calaacalka yareyso❤🎉

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 2 дня назад +15

    M.W.Muuse Somaliland Cirkaa ayuu geynayaa,Dad nala hadha madooneyno.❤❤❤🎉🎉

  • @clrsaaqyusuf
    @clrsaaqyusuf 2 дня назад +20

    muuse biixi cabdi ❤❤

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 2 дня назад +11

    Geesi QARAN Waridaad HABO SALAAN SARE guul soomaalilan ciidanka qaranka guul 💚🤍❤️💪 kulmiye 🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫💪❤️❤️❤️❤️❤️

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 дня назад +12

    MUWAADIN U CODEE QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 2 дня назад +17

    Mashallha❤❤❤❤❤❤

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 2 дня назад +7

    Ilahayow muuse adigaa noo dooraye noo daa adiga qaniya 🤲🤲❤❤

    • @aminaali6892
      @aminaali6892 День назад

      Aamiin aamiin aamiin yaaa raabii

  • @CabdiqaniXuseen-y8i
    @CabdiqaniXuseen-y8i 2 дня назад +14

    Alla haku caafiyo wallo❤❤

  • @NouraAhmed-v9i
    @NouraAhmed-v9i 2 дня назад +13

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guul iyo gobonimo somaliland geesi weeyaan ciilay cadawga

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 дня назад +4

    MBC FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤❤ LION OF AFRICA

  • @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633
    @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633 2 дня назад +4

    Kabtan muuse bixi hambalo cimridheer iyo Cibaado Suuban alaah iyo caafimaad waasaca alaah hakugu risiqo adeer guuleso markasta

  • @fuaadsiciid5694
    @fuaadsiciid5694 2 дня назад +12

    VIVA KULMIYE MAR KALE ❤❤❤❤

  • @AminaAbdi-t6x
    @AminaAbdi-t6x 2 дня назад +12

    Masha Allah guuleysta somalilanders insha Allah

  • @Abz_146
    @Abz_146 2 дня назад +4

    Allah cafimaad haku siiyo iljin iyo ilinsiba Allah haka xijabo cadawgaga iyo cadawga Somaliland ba Allah ceel anay kaso noqon haku rido oo cadhadoda haku dhintan insha Allah geesi aderkay dhalay Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 2 дня назад +6

    Badhbadhaadhney MashaAllah MashaAllah MashaAllah. Guul iyo gobonimo Madaxweyne Muuse Biixi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉 I am so happy 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedAli-ix7yr
    @MohamedAli-ix7yr 2 дня назад +13

    Thank you

  • @kinsiismail-jv1pj
    @kinsiismail-jv1pj 2 дня назад +9

    Musse biixi abdi somaliland masha Allah ❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 дня назад +7

    Muuse Biixi Cabdi Geesiqaran Guul Baan Urajeynaya Kulmiye in sha Allah Ciro Iskaseexo iska khuuri💤 😴 💤 Muuse He's flying 😅 👏 💪

  • @MaamoAyaan
    @MaamoAyaan 2 дня назад +12

    Geese qaran geese qaran

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 дня назад +10

    Guul JSL somaliland

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 дня назад +6

    maansha alaah soomaliand guuul guul guul i love soomaliand waa dhulkaaga hooyo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @drs.yusrabile6023
    @drs.yusrabile6023 2 дня назад +2

    President smart muse bihi isn't easy muse bihi woow muse beylood 🎉🎉🎉❤❤

  • @sihaam447
    @sihaam447 2 дня назад +2

    Ilaahay aku cafiiyo wll wiixii ad tabanaysoba iillahay aka dulqado
    Tasbiixdaa baiixdaa badii iyo saliga nabiiga scw

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 дня назад +6

    🙀🙀🙀🙀 ماشاء الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ربي يحفظك يا رئيسنا ❤❤❤

  • @Janno190
    @Janno190 2 дня назад +2

    Maanta waan farxasanahay mooyee waan boodboodayaa guul
    Somaliland guulayso madaxwayne ❤❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 дня назад +3

    MBC. WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤HANOLAAD GEESIGU

  • @yurubali3053
    @yurubali3053 2 дня назад +2

    Masha'allah guul Somaliland guul ciidanka Qaranka guul Muse bixi Abdi. Allah ha ku xifdiyo Insha'Allah

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab День назад +1

    Man shalha. Waridad. TV. Alha. Ha kuxiftiyo saxiib. GuuuuuL Somaliand KULMIYE GuuuuuL 🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 дня назад +7

    War idaadgeesi❤❤❤❤❤❤❤guuuuuul❤❤❤❤❤❤

  • @anabali8433
    @anabali8433 2 дня назад +10

    Insha Allah💚🤍❤️👍

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 2 дня назад +8

    ❤❤❤mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul mudane Madaxwayine Muuse Biixi Cabdi gesi halyey qaraan guuuuuul kulmiye insh Allah guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤

  • @Ibrahim-Mohamud
    @Ibrahim-Mohamud 2 дня назад +2

    Guul Waridad, Ather Muse Bihi and Somaliland. Somalilander from Kenya.

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 дня назад +4

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲. Gul Kulmiye AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🎉🎉🎉🔰🔰🤝🔰🔰🤝🔰🔰🤝🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ayaansamir144
    @Ayaansamir144 День назад +1

    Mansha Allah tabarikala guuul somaliland

  • @mohamedmusa8564
    @mohamedmusa8564 2 дня назад +6

    Illaahy caafimaad sareecan ah ha ku siiyo camo

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan День назад +1

    Masha allaah guul kulmiye and somaliland Insha allaah ❤❤❤❤❤
    Cajiib yaarabbi allaah hasoo celiyo yaarabbi .

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 2 дня назад +2

    Muuse Bixi Cabdi 💪💪💪💪💪💪mash Allah 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan День назад +1

    Allaah hakucaafiyo wll qli geesi qaran yaarabbi allaa hanoo kaadhawro taarikhdu baldahaba ayay kugalindontaa taa ogsonow waligaa runta haka kaftamin OK 👌 waxan kugu tageraa runta wlhi ❤❤❤❤

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 День назад +1

    Geeeeeeesi Qaran be guuuuuuuul iyo gobaanimo kulmiye kulmiye kulmiye

  • @nimcaandaahir-r7s
    @nimcaandaahir-r7s 2 дня назад +5

    Masha Allah guuuulll guuuulll muuse

  • @YasminAhmed-v7y
    @YasminAhmed-v7y 2 дня назад +1

    Mansh Allah muden Muse bixi cabdi guul inshallah

  • @qadanqalbi2152
    @qadanqalbi2152 2 дня назад +2

    ❤ ku mahadsanid sidad u taageerto dalkaaga iyo madaxweynaha

  • @FaaisaQueux
    @FaaisaQueux День назад

    Muusa Biixi Way Uga Dhamaatay Somaliland ❤ Dibna U Xukumi Maayo Somaliland ❤ Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Waa C.Raxman Ciro ❤

  • @HabonAbdirahman-y5f
    @HabonAbdirahman-y5f 2 дня назад +2

    Yes yes bro right right❤❤❤

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 дня назад +3

    Muse baylod muse geesi Masha ala ilahayoow gusha sii alahuma amin

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 дня назад +4

    Ahahaha Cirro ha la duliyo oo Xamar halaga dejiyo 😭😭😭😭

  • @khadarshiikh6003
    @khadarshiikh6003 День назад +1

    SL guul insha Allah ♥️💚🤍

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 дня назад +1

    Maasha Alaah Geesi muuse biixi cabdi xildiid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 2 дня назад +4

    Thanks Waridaad geesi qaran

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 дня назад +1

    Geeesgi ila dhashow mudanay muse biixi solamaliland guul kulmiye guul ❤💛💚

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 2 дня назад +1

    Maanshaa alnah guul guul guul iyo gobanimo muse waa madexweyne markale muse markale muse sok noqo adiga oo nabad ah

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 2 дня назад +4

    ma sha allah ❤️

  • @sagalosman5805
    @sagalosman5805 2 дня назад +4

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ somaliland muuse biixi Abdi. Nolow

  • @mahmudhassan1103
    @mahmudhassan1103 2 дня назад +1

    Manshallah guull muse pailot

  • @qamarinabila
    @qamarinabila 2 дня назад +5

    ❤❤❤❤ muse baaylod liibaax

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 2 дня назад +9

    Guul.somaaliland

  • @mrd4205
    @mrd4205 2 дня назад

    Masha Allah Guul Somaliland and guul Kulmiye 💪💚💛🎉🎉🎉

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 2 дня назад +1

    MUUSE WAA GEESI SUNTA CADOWGA KA ILMAYSIISA OO KA MID AHA RAGII AYGA NOO GALAY EE WADNAHAYAGA IYO QALBIYADAYADA KU QORAN SNM. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahdielmi1798
    @mahdielmi1798 2 дня назад +2

    Madaxwayne MUUSE BAYLOOD GUULAYSO NOOLOW ILLAAHAY IDANKII
    MAHADSANID SAXAFI SARE WARYIDÀD
    Weriye Mahdi Xawaadle Idaacada Bristol Radio 📻 Bristol UK 🇬🇧

  • @AbwaanIsaxaaq
    @AbwaanIsaxaaq День назад +2

    Wuxuu qabtaan ku taageernay madaxweyne muuse

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 2 дня назад +3

    Walaal Allah yashfiik

  • @CumarIbrahimCawale-st8ni
    @CumarIbrahimCawale-st8ni 2 дня назад +1

    Waaryaa M/weyne Muuse Biixi wa DHAME ,walaahi wa dhame❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Cimrigaa ha raago,caafimaad ku waar Mr, MBC❤❤❤❤❤

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 дня назад +1

    ❤❤❤waridaad geesi ilahay ha ku caafiyo amiin❤❤

  • @anzilducaale6911
    @anzilducaale6911 2 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤muuse geesi guuleyso❤❤❤🎉

  • @FaaisaQueux
    @FaaisaQueux День назад

    Shacabka Somaliland Ma Rabaan Nin Ciidankii Badhna Goojacade Ku Laayey Badhna Jeelasha Khaatumo Ku Xiray Hubkii Somaliland Oo Dhana Goojacade lagaga Furtay Oo Meelkasta Aduunka in lagu Bahdilo Somaliland Usoo Jiidey ❤ Shacabku Ma Rabaan Muusa Biixi ❤

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l 2 дня назад +2

    Mashalah walhi musa wx badan bu qabtay hadu diyarad somaliland ku qorontay u kanay musa bilot inahalh wax qabad muqda bu so ban dhiigay lagu dornya 💐💐💐👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏✊

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 2 дня назад +1

    WAXAA DOOLAD TALINKAR DALWAXAAMATALIKARA DALYAQAAN SIYAASIYA MUUSE BAYLOOD ❤❤❤💛💚💛💚💛💚💛

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 дня назад +1

    ❤❤❤masha alaah madaxweyne muuse beylood geesi qaan aloow ku xafid amiin❤❤❤❤❤❤❤amiiin

  • @yaxyeali6330
    @yaxyeali6330 2 дня назад +2

    Viva waridaad 👍

  • @KayseNuux
    @KayseNuux 2 дня назад +7

    Guuul guuuuuuuuulll

  • @abdi7932
    @abdi7932 2 дня назад +2

    Wlhi maanta cadawga iyo huwantu way ka naxayaaan lkn somalilandersku way ku farxayaan 🫡 waridaad guul muuse biixi waan wadanaa

  • @SUTIGASHAAN
    @SUTIGASHAAN 2 дня назад +1

    #Alxamdulillah_mashAllah_tabarakAllah_inshAllah_biiidniAllah
    #guul_horomaar_difacqaraan_midnimo_ictiraafbuuxa
    #JamuuriyaadaBarakeysaanSomaliLand
    #one_love_with_my_beautiful_peoplesLanders
    #from_jibuuti_gabileyjaano❤❤❤
    #vive_mr_execellence_president_MUUSE_BIIXI_CABDI_XILDIID
    #vive_KULMIYE_PARTY

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 дня назад +2

    Waridaad su'aal wanaagsan... aniga ka jawaabi doonaa sababta aan u taageersanahay Ciro.
    1) wuxuu dadka u kala qaybiyay qabiil
    2) wuxuu weeraray ciidanka (gaacan Libax)
    3) Huwanta ayuu u niikiya
    4) taa ugu muhiimsan waa “wadani” jecel midnimada Soomaaliya 😂😂😂

  • @Togdheersister
    @Togdheersister 2 дня назад +1

    Waridaad Allah haku caafiyo indro.
    Muse is a winner and Cirro is a looser that's it😄
    Guul Kulmiye
    Guul Somaliland
    💚💛💚💛

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 День назад

    Waridaad TV geesi qaran ale ha ku caafiyo aamiin yaa rapi '🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 дня назад +2

    Mashallah ❤️❤️❤️

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 День назад

    mansha Allaah Tabaraka Alllaah Ilahay Hadayo Muse Bixi Abdi guul Wanu ku faraxnay waa horumar uso kordhay Somaliland wanu ku dirsanay guul Somaliland guul kulmiye ❤️🤍💚👋👋👋💚💛👋💚💛👋💚💛💚👋👋👋👋👋

  • @abdilahiibrahim5414
    @abdilahiibrahim5414 2 дня назад +3

    Alle ha ku caafiyo wllo

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn 2 дня назад +1

    Asc waridad waanu kusoo ducaynaynaa cafimaad taama Rabi hakugu arsaaqo amiin

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 2 дня назад +2

    Masha Allaah gulayso madaxwayne ❤❤❤❤

  • @welimooto
    @welimooto День назад

    Somalland guulleso thanks 🙏🙏🙏🙏🙏 arba afyare wllka

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 2 дня назад +2

    Guul iyo gobonimo Somaliland dhamaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 дня назад +2

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somaliland

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 дня назад +1

    Ilahay haku caafiyo Ilahay haku xafido guuleyso guul somalilaan cadowgeedo hajabo 🎉🎉✊✊✊✊❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 часов назад

    Guul soomaalilaan guul xisbiga kulmiye guul madax wayne muuse❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 2 дня назад +5

    Buufi huwanta huursan

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 День назад

    Guul Somaliland guul Muse Biixi Cabdi
    Guul guul guul 💚🤍♥️
    Ilaahay Cafimaad degdeg ah oo waara ha ku siiyo waridaad geesi qaran🤲🏼