filimkii qayd sidato part 1 dhaawackarsade oo xabsi lagu tuuray😂 cali hun guri waa mishimayste😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 476

  • @abshirjunior2891
    @abshirjunior2891 Год назад +16

    Nio film kaan soo badi asgaaba ka funny sane basadire waa nagu daahisan legend lkn runtii waan qoslay😂😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Год назад +10

    600k la dhaqsada legendku balankii waa uu ka soo baxay ✌🤘

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 Год назад +15

    Filmka dhan waa wada qosol special 1m udambeeya🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Год назад +11

    Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤❤️‍🔥😭

    • @Alicumargood
      @Alicumargood 4 месяца назад

      Yggs❤😂😮dht🎉f😂you r

  • @cabdurasaakAli9821
    @cabdurasaakAli9821 Год назад +18

    Part 3 soo daah filmku waa funny eh😂

  • @Cizzejr
    @Cizzejr Год назад +2

    War niyow qodhaa iyo xeradaa iyo xinnintaaye flimkii dhiig kabade sanad kahor naga balan qadey nosodaa hdadd rag yaqaan tahay sida reer mudugnimo bn kulahadlee❤❤❤❤

    • @Cizzejr
      @Cizzejr Год назад

      Jawaab bn kasugayaa xinniyo wn kugu ogaaye

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 Год назад +27

    Filimkaan waa funy xaqiiq 😅😅

  • @Abdirahmaan1-p3e
    @Abdirahmaan1-p3e Год назад +11

    Waa Caar Aqoonsi Ah🤣

  • @danjirefarxan7660
    @danjirefarxan7660 Год назад +7

    😂😂😂 wlhi waa funny 😆 soo halgad libx 😅

  • @AANUUR
    @AANUUR Год назад +6

    Sxb diraac noosoo badi kani waa verry funny😂😂😂😅❤

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Год назад +4

    Qeyd sidato noo soo badi 😂😂 waaba qosol socda

  • @AbwaanSeeF-jc2xv
    @AbwaanSeeF-jc2xv Год назад +6

    😂😂😂😂😂😂😂 filimka basadiir ku soo dhakhso

  • @musasaed586
    @musasaed586 Год назад +1

    Waaa nagu socotaa kaptan riwaayadan waa biyuur. Codadka kale baanu ku daalney sxb😆👍

  • @amiirgurey.c
    @amiirgurey.c Год назад +2

    Kana basadiir ka macan wlhi😂😂😂😂

  • @SayidCali-vs8hz
    @SayidCali-vs8hz Год назад

    Zxp Filimkaan Soo badi nio Waa Kaa sugynaaa pro faraxaan diracow

  • @shaficimohamed8664
    @shaficimohamed8664 Год назад +1

    Ina diracow filimkan qeyd sidata noso badi zxbow wlhi qosol iguma harin 😂😂😂😂😂

  • @CabdulaahiYare-sx8vo
    @CabdulaahiYare-sx8vo 10 месяцев назад

    Soo badi sxb 😂😂😂 qosol Miran waye wllhi

  • @mawliidhuzeinahmedmawliidh9696
    @mawliidhuzeinahmedmawliidh9696 Год назад +1

    Filmkan waa mid aad u xiiSo badan farxanow soo Badi legend

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Год назад +1

    #Farhan Diraacow part 3 so fasax Bowe mcn wa funny 😆 wllhi qayd sidato

  • @suldaanraap
    @suldaanraap Год назад +2

    Filimkan soo badi taliye

  • @CabdicaziizAxmed-s8k
    @CabdicaziizAxmed-s8k Год назад

    Qayd sidato noo soo badi zxb waan kahelnaye

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Год назад +2

    Wllkaa ayaa meyd iiga dul booday😂😂😂 mid si dhaba mayd looga dulboody anaa arky

  • @saiddheeredheere9072
    @saiddheeredheere9072 Год назад

    Hayeh sxb wlhi waaaaaa cajiiiiiiib nooosooowada daa dee 7aaad dhanbaad maqnaataaye maalinbamidnoosoodaaa sxb inadiraacow sxb taaageero sarre wlhi kuuu ahy from djibouti

  • @Xamsesan301
    @Xamsesan301 Год назад +1

    Haye so badii faran ❤❤

  • @munirsakariye7186
    @munirsakariye7186 Год назад

    Hoyada ba iso daysay ku laha😂😂😂😂😂😂😂

  • @baremaxamed700
    @baremaxamed700 Год назад

    Dhaawac korsade wlhi waan wataa soo daa labada nin waa halagiinee

  • @islaanmaxamed894
    @islaanmaxamed894 Год назад +2

    Walaalka gaalu la daris ahaan jiry😅

  • @Cismaan-i7g
    @Cismaan-i7g Год назад

    Wllhi prother filimkanaa basadiir quusiyee soobadi prother ❤

  • @maxamudxirsi6
    @maxamudxirsi6 Год назад

    farxaanow qayd sidatadaan baaaba laan dheere ah ee soo badi taliye

  • @MrAlaliila
    @MrAlaliila Год назад

    Qeybtaan waalida aad baa loogu baahanyahay waaba dhamac mr farhanow

  • @ismahaanqaali4477
    @ismahaanqaali4477 Год назад +1

    Waan kusalaamayaa salan soo dahday weeye 👋👋

  • @calicilmiwaale5987
    @calicilmiwaale5987 Год назад

    Waa loo baahin yahay xaqiiqo ee soo badi

  • @IbrahimMahamoud-ni1fv
    @IbrahimMahamoud-ni1fv Год назад

    Bro like filmkan soo badii 🇩🇯🤣😘

  • @abdifatahabdilahi6423
    @abdifatahabdilahi6423 Год назад

    Inadeer dhigaaga ma banaysan karee wax naga soo dadaji😂😂😂😂

  • @jookarabdi9717
    @jookarabdi9717 Год назад +2

    Dadka rayadka ah kula haa😂😂

  • @maxamuudmacalin6487
    @maxamuudmacalin6487 Год назад

    War labada walahay iga qosliya wa laba axmaq weye War sobadi qayd sidato😂😂😂😊

  • @SalahZambis
    @SalahZambis Год назад +1

    Waanu kahelna ee soo badi 😂

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Год назад

    Yes haaa hambalyo sxb farxan legend

  • @abassabdigarcadd6776
    @abassabdigarcadd6776 Год назад +1

    Soo badi zxpow 😅❤

  • @isaxaaqcharan2200
    @isaxaaqcharan2200 Год назад

    Part 3 baaan suganaa leganaw
    Waaa faniye

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 Год назад

    Alla beerka sn uqolay wlhy adero nosobadi inshllah baso 3 xaale nosogali

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад

    hon farhan diraac guuleyso legend 👑😍❤🙏

  • @CabdishakuurMaxamuud-i8u
    @CabdishakuurMaxamuud-i8u Год назад +2

    noo soo badi 😂😂😂

  • @QAACILYRICS
    @QAACILYRICS Год назад

    Legend noo soo Badi 😅😂😂

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh Год назад

    kkkkkk daayeer faqiira kulahaa sobadi kuwaan caadi mahan

  • @cabdicali4641
    @cabdicali4641 Год назад

    farxan zxp baartiga labad ee filmka qeyd sidato sodaa

  • @maclimdhanasaleebaan3219
    @maclimdhanasaleebaan3219 Год назад +1

    Part Two kaa sugnaa Ustaad😂

  • @abdullahiabdikadir8154
    @abdullahiabdikadir8154 Год назад

    Hoyada baa isoo deyse😂😂

  • @budbudofficialfilms16
    @budbudofficialfilms16 Год назад

    Kani caadi mahan waa in la kordhiyaa wiliba lugu bedelaa Basadiir

  • @IdirisMuktar-fd5ts
    @IdirisMuktar-fd5ts Год назад

    War ina diraacow ragan ba shidan imika basadiir wayka dhamaatay 😂😂😂

  • @walaalek9992
    @walaalek9992 Год назад

    Filmkan soo badi zh farhaan diraac

  • @AbdirisakDirie-zz3ff
    @AbdirisakDirie-zz3ff Год назад

    Soo badi Maalin Walba Dhamaan.

  • @niciimamahamed5369
    @niciimamahamed5369 Год назад

    Kkkkkkkkkk waka sidaas ayn rabnay sxb farxan dirac🙏🙏🙏🙏🙏👍

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Год назад +5

    Waxaan Naga dhaafe Aawey Basadiirkeenii Aan Fahmeyn Ina Diraacoow Sidey Waxkaa yihiin Adeer Gacaliye😂😂😂😂

  • @MaxamedSalim-my7os
    @MaxamedSalim-my7os Год назад

    Inshallh 700k no balan ah

  • @calimadoobe6943
    @calimadoobe6943 Год назад

    Kkkkkkk wahi ❤❤❤❤ farxaan waa loobahanyahay soodaa qayd sidato😊

  • @abdikareemahmed9503
    @abdikareemahmed9503 Год назад

    Maya maya kan mardanbe haso celin hadi kale iga wala waa kaga harufinyaaa😂

  • @YasskaPio
    @YasskaPio Год назад

    Soo badi cali hunguri Taliye😅😅

  • @ahmednuurmohamuud-xn6lw
    @ahmednuurmohamuud-xn6lw Год назад

    Farahaan diracoow walaalka weeyn noosoo badi

  • @galadhirsi9873
    @galadhirsi9873 Год назад

    😅😅😅😅😅😅 War ina diraaco kuwani wax caadiya ma.ahan

  • @ibrahimissak2156
    @ibrahimissak2156 Год назад

    Good job Farhan dirac iyo teamkaaga

  • @NajiibAlpha-k7m
    @NajiibAlpha-k7m Год назад +1

    Wlh waa funny baso 😂😂😂😂😂😂😂

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 Год назад

    Zxb no soo badiH kan cdi maha qosol😂

  • @C.W.W
    @C.W.W Год назад

    Legend farxan diraac😂😂😂😂😂😂

  • @abdinasirhusseinaden7993
    @abdinasirhusseinaden7993 Год назад

    Sadax baan dile ku jooga waa kaar aqoonsi kula Farhan dirac umadena ma ahan 😂😂

  • @AbdirizakAhmed-d3p
    @AbdirizakAhmed-d3p Год назад

    Soo daa farhaanoow waa saxdiiye

  • @munirsakariye7186
    @munirsakariye7186 Год назад

    Wan ka helay farxanow ee so badi

  • @HappyGoldenDoodle-bk2zk
    @HappyGoldenDoodle-bk2zk 9 месяцев назад

    Hooyadaabaa isoo daysay😂😂😂

  • @MuuseHussein-dn4vv
    @MuuseHussein-dn4vv Год назад

    Filmka dhajaystiran so gali taxanaha oo dhan zxp wlhi

  • @IsmacilAhmed-kt9bn
    @IsmacilAhmed-kt9bn Год назад

    Halkaas kahaay sookari kulikod🎉🎉wakaa salaama❤❤

  • @ciyaarahanews
    @ciyaarahanews Год назад

    Aad iyo aad waa top pro

  • @galadcabdidiiriye1473
    @galadcabdidiiriye1473 Год назад

    RUclips farxan laan lama jogeen 😂😂😂😂

  • @jiiferovic6820
    @jiiferovic6820 Год назад +1

    Daanyeer faqiirana farxanow ina adeer ma saan buu u eg yahay

  • @abdallasaid3024
    @abdallasaid3024 Год назад

    War qaydsidato waa qof shidan kķķkķ 7 waalidiintaa ah baa habaarkood wax kaa dhimi waayey

  • @mrsaidmoha8097
    @mrsaidmoha8097 Год назад +1

    Soo badi legenow ❤❤😂

  • @riyohabeen2729
    @riyohabeen2729 Год назад

    Hooyadaa baa isoo daysay kulahaa😂😂

  • @SamirInaosman
    @SamirInaosman Год назад

    Your voice is good basodir

  • @mahadmahamed409
    @mahadmahamed409 Год назад

    War nio soobadi sxb 😂😊

  • @Abdirizack-v5u
    @Abdirizack-v5u Год назад

    Walalka gaalu deris laha 😅😅😅😅😅😅😅

  • @suhaybcabdi423
    @suhaybcabdi423 Год назад

    Farhan dirac waxba nomarebin😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @CabdiqanidaahirAxmed
    @CabdiqanidaahirAxmed 9 месяцев назад

    Ninkuu dilay meesha aan ka boodi lahaa isagaa isku aadiyay walalka show gaal ayuu lasoo dhaqmi jiray.😂😂😂😂😂😂

  • @dayaxaduula
    @dayaxaduula Год назад

    Soo badi sxb dhaawac karsade

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 Год назад

    Coming soon 600k 🎉

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 Год назад

    Dee qeeyd sidato ayaan top up ah noosoo daa kaas qosol ka ayuu naga dhameeyeey😊😊😊😊😊❤❤❤

  • @LFCFANS
    @LFCFANS Год назад

    kkk ba.a ba.a Wuxu ma qatilba😭😅🤣

  • @deeqmaxamed-tb2me
    @deeqmaxamed-tb2me Год назад +1

    😅 was tuugo qarsoon😅

  • @khaalidyuusuf587
    @khaalidyuusuf587 Год назад

    Soo badi qayd-sidato😅😅😅😅

  • @abdiali-x9d
    @abdiali-x9d Год назад

    Diraacoow sxb maaweelada hanagala raagin ee soo dadaji pleass

  • @muhudinahmed2409
    @muhudinahmed2409 Год назад

    Filimkaan waa shidanyahy noo soo badi

  • @abdullahijeyjey91
    @abdullahijeyjey91 Год назад

    Farhan dirac kusodara filimka plz fadlan

  • @CbdiraxmaanIdiris
    @CbdiraxmaanIdiris Год назад

    Farxanaw soo badi wll

  • @caarifcaligeele
    @caarifcaligeele Год назад

    Hooyda baa isoo daysay😅😅

  • @abdishukrimoha4859
    @abdishukrimoha4859 Год назад

    Farxanow wakuwadhana sxb wali bulshadaa unolow sxb

  • @AliDahir-bs1kw
    @AliDahir-bs1kw Год назад +1

    Waf waf 😂😂

  • @HAYANCabdi-p6z
    @HAYANCabdi-p6z Год назад

    Saaxiib soo badi part 3 kusoo dhakhso

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Год назад

    Gabadhan jileysa ayaan cod wacan mida kale cod maleh

  • @abdielmi9820
    @abdielmi9820 Год назад

    waa la daahday filimkan sxb

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад

    Flimka Igasoo Badi😂😂😂😂😂😂

  • @murzal31
    @murzal31 Год назад

    Nio flimkan noogu Badel basadiir😅

  • @ayuupyuusuf3454
    @ayuupyuusuf3454 Год назад

    the best person that allah created is prophet Mohamed Salallahu caleyhi wasalim