Heestii:- WAA MAHAD ILLAAHAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 14

  • @bishaaralimahadalle4841
    @bishaaralimahadalle4841 2 года назад +2

    Yaran teydi Ayan so xasustay ano dugsi leya Ayan ka dhegeysan jiray istudio hadane Wan duqobay 1995

  • @seryu8204
    @seryu8204 Год назад

    Waa waayihii aan ahaa mid ku dhex noolaa somali is jecel oo qurux badan maantana waa ilaah mahadii waan xasuustaa noloshii iyo wanaagii aan soo qaatay waa ilah mahadii mansha alaah mantana nolosha somaligu waa kaaf iyo kala dheeri eebaw somali siday ahaan jirtay ku soo celi

  • @sulemansiryaaani6913
    @sulemansiryaaani6913 7 месяцев назад

    Alle ha u naxariisto qatar ayyuu ku aasan yahay.

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 2 года назад +1

    Waxaan dib u milicsadaa waqtigegii qaaliga ahaa ee aan ka soo gudbey waa mahadilaahay maansha alaah wadankegii iyo noloshii qaaliga ahayd iyo waay waayo yaa salam

  • @AbshirCaliYusuf-jk6jp
    @AbshirCaliYusuf-jk6jp 6 месяцев назад

    heestaan waxaan dhagaysanayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23.4.2024 waxaana joogaa degmada Balcad ex taytayleey sh dhexe

  • @mohamedabdinour5077
    @mohamedabdinour5077 2 года назад +1

    Baashe sh Yuusuf axsan hees

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 года назад

    Mirihii maxamed ayax laxankii m.cige ilbir codka baashe sheekh

  • @axmedcali5851
    @axmedcali5851 2 года назад +1

    Alfnaan Baashe sheekh Yusuf AHUN
    Midhaha heesta waxa curiyey Maxamed Ayax AHUN

    • @sulemansiryaaani6913
      @sulemansiryaaani6913 7 месяцев назад

      Maxed warsame qaasaali ayaa la yidhdaa nin waa fanaanka qaada heesta kale inaad adigu talisaad ayaamahan is moodee cabdi qays sameeyey . Wax hubso wllo. qatar ayuu ku aasan yahay .

  • @gothhassanaden9290
    @gothhassanaden9290 3 года назад +1

    Alla ha naxariisto fanaan Maxamed Jaamac Joof

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 года назад

      maxamed jaamac joof maha wllo waxa la yidha baashe sheekh yuusuf baashe yare wuuna geeriyoday dhawan hargaysa waxa lagu qalda inta badan qasaali

  • @gorgor855
    @gorgor855 2 года назад

    Maxamed warsame qasaali ayaa la dhahaa ninkaan magacyada kale aad shegeysaan shaqo kuma laha Ee barta haatan

    • @sulemansiryaaani6913
      @sulemansiryaaani6913 7 месяцев назад

      Anaba ku idhi waa maxed warsame qaasaali , waa yaryarkii danbe waxuun bay boishaaqayasn