Yaabka Aduunka: Daawo mucjisada Quraanka ee sida Roobku ku samaysmo!!💥

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • gaaldiid.com/pr...
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 / abdulazizoogle
    💥 / gaaldiiid
    💥 gaaldiid.com/
    💥 / hishaami
    💥FAAHFIN
    Mucjisooyinka Quraanka waxa ka mid ah inuu ka faaloodo cilmi aan bani aadmku gaarin xilligii Quraanku soo degay, maadaama Allah (SW) uu soo dajiyey Quraanka wuxuu ugu talo galay Dadka oo dhan, mar kasta iyo meel kastab. Waxa Eebe ka dhigay Quraanka mid cajsi galiyey aqoonta Basharka.Mucjisooyinka cilmiga ah waxa ka mid ah sida qotoda dheer ee uu Allah inooga waramay Roobka iyo marxaladah uu soo maro.
    Quraanku ma kaligii ayaa ka waramay wareega biyuhu maraan, jawaabtu waa maya ee dad hore oo ay ka mid yihiin culumadii Griiga iyo waliba kitaabka Baybalkuba way ka warrameen laakiin su’aasha kale ee is waydiinta leh waxa weeye “Hadii ay dad ka horeeyey Nabi Muhamed (N.N.K.H) ka warameen wareega biyaha miyey is waafaqeen cilmiga casriga ah ee loo yaqaan itus oo itaabsi? Run ahaantii fikradaha kale way ku hoobteen oo waa laga roonaaday markii cilmi baadhis lagu sameeyey roobka iyo biyaha sida ay u samaysmaan balse Kitaabka Quraanku sidii uu uga waramay 1400 oo sano kahor ayaa xaqiiqo noqotay. SubxaanaAllah, waxay muujinaysaa in Nabigeena Naxariis iyo Nabad galyo Korkiisa ha ahaatee uu waxyiga ka helay Allah. Waxayna u tahay dadka muslimka ah arrin ay
    ku diirsadaan oo laabtu ugu qabowdo halka dadka kale ee aan muslimka ahayna ay ku tahay xujo ay tahay inay rumeeyaan. Ilaahay waxaan ugu mahad naqaynaa inuu naga yeelay umad Muslim ah noona soo diray Rasuulkeena aan jecelnahay Muhamed (N.N.K.H)...........KA AKHRISO HALKAN: gaaldiid.com/pr...

Комментарии • 44