Комментарии •

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV 2 года назад +2

    SXAABTA KULIGIIN WAXAAN RAJAYNAYAA CHENEL KA INA SUBSCRIBE SAARTEEN GANBALEELKUNA IDIN FURAN YAHAY SI AANU ISKULA SOCONO, LA'AANTIIN ABAAR.

    • @ahmedyousuf4448
      @ahmedyousuf4448 2 года назад

      Ku darsoo dadku amxaaraday diidanaayeen

    • @siradaden5830
      @siradaden5830 2 года назад +1

      Asc waa bentiis shacabka walaynjiran mahbarku oo waa afduuban jiran reermiyig xoolodhaqato ah atiyashay iyo ilma adeerkay wadishayn ee siyad bare kaliya eeda kadaa dadkaad laysan aaqiro baykugu sugayaan

    • @Mohamed-rk6wg
      @Mohamed-rk6wg 2 года назад

      A.S waxan jeclaha in aN arko bookan uu qoray ninkan si aan waxbadan ugu ogaado

  • @umamin2567
    @umamin2567 2 года назад +7

    Laa ilaha ila Allah Muxamed Rasuulu Allah sala Allahu calayhi wa Salim

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 2 года назад +5

    Majeerteenku faan badanaa iyagoon dagaal aqoon ayey faan la Soo fadhiyaan sidii Isaaqa may nafta huraan waar qajila from borame

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 2 года назад +1

    Abdixafid wariye sare aad baad ugu mahadsan tahay wareysiyadad su, alahaaga waa Masha Allah Afkeena ayaad ku hadleysaa adigaa Naga wakiil ah ee waxaanoo kale dambiile waaye balse isuma arko ee baalaha ka rif haduu qaxooti yahay buu Isla saxan yahay masha Allah Ala yaa tabarik Abdi xafid hadalka gunanadkiisana waad asiibtey Somalia Uga baq caadaqaate diinlaawe dadnimo laawe maqaad somali leh oo la soo adeegsadey ee dad kale ha uga baqin waa hadal sax kuwan jabhadaha hada Laga Hadlaayo shisheeye ayaa ku dhaliyey waxaana cadeynaayo jabhadaha somaliya 2 Talyaniga lagu soo dhisey midna ingiriiska labana etopiya waa sida ay cadeeyeen horboodayaashooda

  • @abdiqader5605
    @abdiqader5605 2 года назад +2

    Xuseen khaliif xaji buugiisa iyo xogtta warysigan uu ku bixiyay waxa ka muuqda daganaansho tariikh u u so joogay iyo mid uu in badan raadiyay waxa ka maqan nin jeclaysi ama koox ama Qabiil mahadsanid xog muhiima weeye

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 года назад +7

    Aniga oon dayga hadkaya Attack garanayn waxan oran karna dhalinti ugu xumayd Dalka soo marta weye waayo 30 sano Qaxooti nimo bay noo horseedeen, waliba kuwa Dalka hadeer qasaaya ee Tuugo nimada isku dir ka ka wada 40-65 jir bay u badan yihiin xiligi Jaale Siyaad Bare Allah yarxam Dugsi sare ka baxay oo ciidan ku biiray wa iyagi

    • @hawamohamed2377
      @hawamohamed2377 2 года назад +2

      Kuwa ugu beenta badan waa kuwii wax ku bartay, wax kasoo noqday, ku soo cayshay

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo 2 года назад +2

      Baaba'a dalka iyo qaxootinimada waxa sabab u ahaa Siyaad Barre, Allah ha ka helo wuxuu mutaystay, asagaa xukunka isku dhejiyay, markii dadka Soomaaliyeed naceen inuu xukunka wareejo ayay ahayd.

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 2 года назад +1

      Anaguh goosanee idinku tashtah

    • @Easy_way1
      @Easy_way1 2 года назад +1

      @@zupeeercade485 Somaliland wa Maamul Gobaleed Somalia ka tirsan, calan iyo baasaboor Midna ma lehid Dalki bd joogta kuula yaabi maayo wali wixi been lagu sheego bd run moda

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 2 года назад +1

      @@Easy_way1 ssdf itoobiyaanbay daba dhilif u ahaayeen itoobiya weykusoo lug go'een oo itoobiyanbaa utalin jirey snm na iyadaa isku tashatey ssdf xeryaha xabashida ayay ag daganaayeen manay zoo dhafi jirin

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 2 года назад +4

    anigu waxaan ahay reer somaliland runtii ninkani waa nin aad u macquul ah taariikh fara badana haya waana in taariikhda lagala hadha ... waxaa jiray nin ka horeeyay oo ssdf siyaasiyiintooda ah wax aan macquulk ahayan buu kaasi sheegayay ninkanise waa nin maskaxda ka xor ah

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j Год назад +1

    Well done freedom fighters usc and snm

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 2 года назад +3

    Waa wax laga xishoodo laga yaqyaqsoodo hadalada dhax yaal Wareysigan balse taas waxaa kasii xun umada hada Joogto ee waqtigoodii lagu ciyaaray ilaa hadana lagu ciyaaraayo car waakaase Somalida waqtigan urur hala baxeen oo mar walbaa yey marqaatiga nool noqonone aayaha dalkooda ka falciyaan

  • @umamin2567
    @umamin2567 2 года назад +2

    لا إله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 года назад +1

    SSDF Xukun Jacayl bay U yimaadeen, SNM na Halgan Dhaba.

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh 2 года назад +4

    War adoo dowld heysto maxaa kuu geyey inad dowla la an ka dorto yaa manta idinka cafinayo qaldkii aad gashen

    • @24Sevendays
      @24Sevendays 2 года назад +2

      Marka laguu diido nolol ayaa Ku qasbantahay inaad Ka dagaalantid. Dawladnimada inta Ku hoos nool uumba og.

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 2 года назад +10

    Ssdf and smn dowladii naa weey naga burburiyen dowlad kale ma dhisin yaab 😱😱😱

    • @ibrahimhassen9450
      @ibrahimhassen9450 2 года назад +1

      Aad &aad

    • @fadumosuleman9654
      @fadumosuleman9654 2 года назад +2

      Snm waxay rabtey inay dawuulad dhisan inay goosatana may rabin lkn jabhadii koonfurba dawuulad ku dhawaqay aanay cidna kala tashan oo heshiskii ka baxday markasay snm goaansatay inay goaan oo dadkoda badbadiyan marnaba snm kumay talo gelin inay goosato lkn wa lagu kelifey marlabad bay koonfuri gobolada owqoyi khiyamaysay 1960 kii i dowuiladii siyad kadib

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 2 года назад

      @@fadumosuleman9654 ok mar walbo reer kunfoor baa idin dulmiyay lkn saas macnaheeda ma ahan inaad xag jir noqotan ee somalia kala jartan ma fahmeysa.

    • @fadumosuleman9654
      @fadumosuleman9654 2 года назад +2

      @@Nasro_Warsame2023 wad iiga qoslisey Nasro xagjir macneheda ma taqana bisnka ilahy nagama dhigo xagjir waxba khalda ah manan gelin only waxan lasoo noqonay wax aan xaq u lahayiin qaali

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 2 года назад

    MASHALAAH WAA RUNTII
    DAGAAL WAXAAN KHASARA AHAYN
    MAKEENO.INKASTOO 2022
    DAD WALI IN SOMALI DAGAALAAN AY KASHA QEEYAAN.WAANA JAHLIGA
    IYO QABYALADA. JABHADO.SIYASINTA.
    AFRICA MAYIMADAAN SOMALIA
    IYAGOO WADANKOODA MUCARADAYA
    LAAKIIN SOMALIDA DHAQAN BAY KADHIGTEEN .IN WADAMO SHISHEEYE
    OO SOMALI NECEB LOO TAGO
    KADIB NA LAGU CIYAARO. SOMALI DHEXDEDA.SUBXAANALAAH.

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 года назад +8

    Somali Wadani maahane Illahay Wadani Allaha ka dhigo. Waa nasiib daro inay yihiin Cadkaanoow ku Cunay ama Ku Ciideeyey. Ninkii Kursiga waaya waa dalku ha dumo Sorry Somali Caqli yareey

    • @luuljaamac2023
      @luuljaamac2023 2 года назад +1

      Haboon waxaa caqli yari haysaa qofka ka been sheega inuu kacaankii dad Soomaaliyeed dhibaato ku hayay gumaad naxariis daro ah oo reer ku dhiiran karay inay ugu tagaan ama ka hor yimaadaan. Waxaase
      Taariikhda gashay ssdf inay ahayd Siyaad kuwii badbaadiyay iyadoo reerkiisii ka carareen iyo kuwii dadka u soo ruufyani jireen oo dhaqan u tahay ilaa hadda ku sugan. 🙄

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад

      @@luuljaamac2023 nina dan dad too dal ma wadin ee rag kuraasi doona ayay ahaayeen ssdf iyo snm

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 года назад

      Kacaankii XAARAANTA ahaa dad an WAX galabsan oo SHACAB AH BUU dil . Dhac . Sun biyaha loogu DARO IYO xabsi LAGU sameeyey.. seddax ABTIYADAY OO mj cumar maxamud OO ahaa dhaqtar. Kornel CIIDAMADA KA MID AHAA IYO abtigay ganaside ahaa waala WADA xiray Bilaa dambi. Waxaas DALKA DAWLADD u AHAA

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 года назад

      @@trumpppl2024 markii dawladaasi dhacday inaadeer eheladaadii dhib intee le eg gaadhay

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 года назад

    Runtii waxaan qabaa Dhibka ay jabhaduhu gaysteen ayaa ka xumaa waxa dawladii gaysatay , ilaa maantana dawlad la'aanta inoogu wacan, ee is xisaabiya intaydaan maxkamada rabi tagin

  • @umamin2567
    @umamin2567 2 года назад +5

    Xoolo wada daba orodeene xisaabtii Aaqiro meeday (ام قلوب اغفالها ء)mise qaflaad uga sugantihiin ilaa maanta la joogo (سم بكم فهم لا يرجعون)dhaga la maqal la hadal la mana kasoo noqonayaan ayaa ilaahay ku sifeeyay dad ka aan toosneen ilaahow hadeey oo xaqa tusi Soomaalida Aaaaaaameeeen

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 года назад

    Aniga oo ah Cabdullhi diiriye Mullaaq waxaan salaan sare u dirin walalkay Xuseen Khaliif Xaaji oo aabihiis Khaliif Xaaji Jaamac iyo aabahay saaxiibo is jecel ahaa yeen buugana waa gatay waana ka helay.

  • @mohamedyusuf4428
    @mohamedyusuf4428 2 года назад

    Regime change from Ethiopia what a simplistic idea...we have not moved far

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 года назад +2

    Jamhadihii Somalia dalka iyo dadka Somlyed way halaageen Walina Somali Cawaanimadii laguma waayo arkin.

  • @saadabandjir2070
    @saadabandjir2070 2 года назад +1

    Masha allah reer somalia adbay nogu hiliyene allah waxane uga baryeyna allah ha xafido

  • @drmustafamohamed1885
    @drmustafamohamed1885 2 года назад

    Weriyaha waraysiga qaadaya waxa ka muuqata qolo nacayb waayo xataa magaca Mustafe xaaji Nuur oo uu magaca qoraagu ugu celcelinayo ayuu qaldayaa iyo arrimo kale oo aan hadalkiisa ka dhex dareemayo

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh 2 года назад +2

    Intada baxden ayad NA hor farisisen cadowka somlixaro iyo wax u eg manta maxd ka heshen dadlkina habibsen tacdi kii uweynaay ayd gashen ilhay xaqa ha idin tuso

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 года назад

    SSDF UMAY IMAN MEESHA HALGAN DAACADA, WAA SABABTA IYAGOO KA AWOOD BADNAA SNM BILOWGII. HADANA UU HALGAN KOODU NOQDAY MID KHASAARA, WAANAY ISKU SOO DHIIBEEN SOMALIA. SNM MUDO 3 GUDAHOOD, AYAY KU NOQOTAY, JABHAD KA XOOG BADAN, TII SSDFTA.

  • @jablibaax
    @jablibaax 2 года назад

    Arinta snm iyo ssdf si lilaahiya uga muu hadlin, waxy ahyd ind u yeedho qof snm aqoon wcn u lahaa ssdf na wax ka yaqaanay

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 года назад +2

    Ninkani runta kamuu sheegin sababta dhabta ah ee uburburtay Ssdf. Snm uguulaystay waa mida Ssdf xukun jacayl ayaa kuhabsaday cLaahi yuusuf waa laga fujinwaayay talabaad Gacan haadis badan ayay dawladii kacaanka uga timid oo badidoodu ay dib ugu noqdeen
    SNm iyadu way isdooran jireen ugu yaraan shan gudoomiye ayaa soo maray mabda a adagna way lahaayeen sidaasay ukala duwanayeen

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 6 месяцев назад

      Snm waxay kugulaysatay daraf bay xigtay oo xaga itobiya iska soo abaabuli jirtay markii dawladii laga riday xaga muqdisho bayna soogaleen lkn ssdf meel ay gasho iyo melay salka sartaba majirin watii cagta lamariyay

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 года назад +2

    Walaahi waa ka xumahy inuu bologize bixiyo bay ahyd waxan maqlay aun c/lahi yusuf wuu ka shaleyay dhibtii uu gaystey waxan maqlay inuu dhahay hadan sidañ modayo somali inay sidan noqonayso ma bur buriyen lakin odaygani rajiimki buu ku celcelinaya hada waa qaxooti england ku nool su a ashu waxa la weydinlahaa maxad faa ido ah ah oo haysaa maanta????

    • @hawamohamed2377
      @hawamohamed2377 2 года назад

      Labadaas falaago baa dhibka bilaabay wixii maanta ka nool baa dalkaan iyo dadkaan weli hortaagan beenta afuufaya

  • @ilyasjama3091
    @ilyasjama3091 2 года назад +3

    Somali dhul wanaagsan oo fiican lakiin dad ma qabo.

    • @saadabandjir2070
      @saadabandjir2070 2 года назад

      Dad weyqabane cudure qabile bagalay hadad arkilahad daqalki 1977 ki somali isracsane o awodeleh ayey ahayene ee jijeye aya ku jira allah ha unogdane sc

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 года назад +3

    Waraysiga ninkan waxa iiga baxay in Somalida ayada laysku jabiyo ila iyo hada ay na haysato. Marka Somalida had jirto wa in aan ku waano qaadano oo burburka aan ka fool jignano wan mida had Maxwaynah iyo Wasiirka kal haysato.

  • @taartog
    @taartog 2 года назад +1

    Waa ina adeerkay waana ka xumahay in uu qiran waayo wixii SSDF geysatay wuuna dhacdooyin aan loo kasin Ku sheego ... Aan weydiiyo inaadeerkay cid ma uqabeen wixii ay gaysatay ?Ma diiwaan galiseen wixii aad geysateen? waan jeclaan lahaa in aan buuga helo .

  • @siradaden5830
    @siradaden5830 2 года назад +1

    Rajiimka adinka kadarnaa cara Alle idinku dhacday qax iyo dhib bad no horseden

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 2 года назад

    Waa taariikh muhim oo soo martay Somaalida. Wax loo baahan yahay in wax laga barto. Wax uu yiri "Rag ciil cadaab ka dooray". Dowlada ayaa inta badan x qaladka iska leh marba hadiiba dadkeedi ay kahoose galeen wax ay u tiqiiney cadowga soo jireen.

  • @zhinnykuton6633
    @zhinnykuton6633 2 года назад

    No one can be compared to 👆👆..I KEEP SEEING LOT OF COMPLIMENT ABOUT HIM ON EVERY PAGE AM REALLY LUCKY TO GIVE IT A TRIAL IT WAS ALL SUCCESSFUL WITH EASE

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh 2 года назад

    Asc cabdi xafid ninkan yow been kuu shegin siyad bare bir owahay maxayely kulmusi cidna lomo oglen inladhagysto qofki dhagysanayoo oo dowlda arkato waa laxirijiriya hada ninkan moxowka hely in somaaliya buburto qoxoti iyoin aan hababno kuli waxid dalkisoww libx kuyahy dhibka manta somali ku jirto kuwaan caml aa kadanbeyo hada hasaxano qalday wadanka kagalen

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 года назад

    Waraysi sare oo qiimabadan.

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 года назад +4

    Oo marku Siyad barre Males Zenawi iyo Afewanki Mogadishu ku hubaynayay 1980s oo ay marka Ethiopia burburiyeen Mengistu na wadanka ka saareen Ethiopia iyo Eritrea ka kala dhigeen taasi maxay ahayd, Somalida wax ka badowsan lama aarag 🤔😂 wa victim socda, Ethiopia diibay iisu dhistay Somalidu na xasidnimo ba halkan dhigtay.

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 года назад

    In nin asgoo kaligii ah ka yimid dibadda loo dhiibo madaxweye laguna soodhaweeey gacmo furan uu jawaabtii ka dhigo ma dhiibiyo ilaa in leylo dagaalamo mooyee. Jawaabtuu mudanyahay waa in leyska qabto. Mardanbana asagoo kale laga digtoonaado.

  • @abdiali3749
    @abdiali3749 2 года назад

    Waray sigan aad buu uga run sheegay tilmaanta Cabdullahi Yusuf iyo sababtii loo xiray Jabhadiina burburisay

  • @user-jx8vu5zq8v
    @user-jx8vu5zq8v 8 месяцев назад

    SSDF

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 года назад

    wa run horta qasan wa jiraa oo markii naftada lagu tacadiyo oo dowladi la rabay inay ku difaacdo ay dib shacabka uleyso oo dadki la dilo dumarki la kufsado danta kugu qasbaysa meshay donto haka dhacdee inaad dagalanto lkn dagaalka wuu bilowday lkn meshuu ku dhamaday lama ogayn dhibatada marexan ba geystay oo grcy so dhly umdu isku babiyey dhbbdn mrexn gd qlc waji wajigin ale fun

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 года назад +2

    Meeshan waxa comments ka dhiibtaa waa dad aan taariikhd iyo academically waxba baran habaar iyo hantaadac ayuun bay la taagan yihiin,
    Ta kale SSDF waxay u guul daraysatay SNM na halgankii uga dhabaysay nin reer puntland waxba haka waydiinina ka run sheegi maayaan ee ummada kale taariikhda wax ka og waydiiye!!!

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 года назад +1

    Sirdoonkii Somalia waxay kaalin weyn kulahayd isku dhacii mingiste iyo jabhadaan oo qaarkood mingiste xabsi ku guray.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 года назад

      sirdoonka Somaliada wax la odhan jirey ma jirin sirdoon Afweeyen dheh afweyen sirdoon u haaayeen uma aheydn Wadnaka Somalia

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 года назад

    Waa run iyagaa is dhabar jebiya somali cadowgooda soo dhawaysta iyagoo moda inay aqli badan yihiin Maya ma aqli badnid maxa dhadhay nin walalka la dagalaya ayaad moda in aad garab ka dhigatit isaguna wuxu ku so dhowaynayaa i aydaan meel ka soo wada jesan xoogu ku badan ilaa iyo hada ayey ku jiraan somali farmacho itobiyaan ayuu modaa walal waana mida tariikhda soo aqrisay baydhabo ayuu hub ugu dhiibay way aarsatay itobiya waxa moda inuu yiri kuwaan ka aarso ka dib aan saxiibno saxiib ma jiro 2keenya ayey u kala dhumanayan cimaraad horumar kuma rabo way daba socodaan shaqooyinkii buu hada ka mashqulonayaa rageena somaliyed ama madaxdena waxa ka qaldama danahiisa shaqsi iyo mida guul dhaqale hadad doonayso si kale u shaqyso adigoo madax ah madax ahow ilaali sharafta wadanka magaca wadanka iyo shacabka haku qaraban wadamadan deriska ah amaan geli haku du msraysan wax inay ku kordhaan ma rabaan qabiil qabiilkii bay fahmeen adoo nool bay ku aseen kaca somaliyey tarikhda ninka u ka shekaynyo waan joogay maxbar ayaa la dhihi jiray wixi laga wado ma garanynin gabdho dhumanaya iyo wiiaba way noo imaan jireen eedo adeer qabo cideeda ahaayen hadana intay wax isugu dudo bay dhumasho ku bixi jireen hoos bay u hadli jireen somaliyey isku tashada shilling wax m tarayo hadad dacad isula shaqaysaan qaxooti ayaan qabilyna

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад

    Maxaa laga faaiiday dagaalkii dadbaabay dal baaba ay oo illaa hada laga bixiwaayey

  • @ramla.abdi.5451
    @ramla.abdi.5451 2 года назад

    Nin wa dhalinyaro de markas caruur bu ahaa

  • @AssAss-me9mh
    @AssAss-me9mh 2 года назад +1

    Amxaroo ninki qud kadonty ma qabilow dhafa ceeb ala idindhig

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 2 года назад +1

    Dhibayadee na gileyn ilaa hada ku jirtan qax iyo qaxooti dhib orod o aan dhamad lehen

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Год назад

    Ilbaxnimo askarinimo ahayd ayaa nasoomartay oo aan arxan iyo garasho midna lahayn iyo qabiillo qaran iyo geelii lakala dhicijiray aan kala aqoon.

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 года назад +1

    Waxaan wax la iska wareysto Maaha Maanta Ayaan leeyahay!!!.

  • @nimohussein7123
    @nimohussein7123 2 года назад

    Jabhadiii uhoreysay abdilahi yuusuf baaa keenay

  • @rooblemohamud149
    @rooblemohamud149 2 года назад +1

    SSDF Laanteed maanta gobanimada ku nool nahay ma jirteen guulaysta cidii keentay fikirkaas

  • @abdikhadirdahir4433
    @abdikhadirdahir4433 2 года назад

    Si nuxurka cinwaanka buga loo fahmo wa laba kaleba isisaarayo laba tagoogo ismasaarin,Siday ku baxday rer nef shira ah kala haray arigi Wilki racayeyna ku yiri laba cad ba lagu dhigaya oo ka fakarayey labada lo digi dono o labo labs tagogo lo dhigay ba kalmada Yiri mah mah bay noqotay.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 2 года назад

    Inqilaabkii dhacay 1969 ayaa Somali dhibta dhacday u gaystay ,

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    Dadka qat baa ku dooda in dawalad la burburiye dawladnimada w axey burburtey allaya raxma a marki la toogatey cabdi rashiid 1969 haa wadooyin wa la dhisey jamacado warshado lakiin ciidnaki waxu u burbburyey nidamakii Islaamka ahaa iyo waxuu diley dhmaan saraakiishi somali uga qiiimaha badna a Culamdidi wax garadkii dawaladii askarta aheyd waxey saraakii ka dhitey oo darjada ku taxdey dad miyi ka yami oon waxba akhri karin
    SAfirada waxa loo dhibey dad aan wax akhriyin Dadka yidhaa jaabhadii maxey soo kordhiyeen Xoriyadii baay soo caliyeen
    Jabhadaa dawadnimo iney dhisaana waxa diidey kuwii wadanka laga xoreeyy oo wali Somali ku dhex jiraa

  • @saadabandjir2070
    @saadabandjir2070 2 года назад

    Adbaane u xasusta waxane ahahene arday reer Djibouti waxane jognay kuliyadi caafimadka ee dhacaysay digfer iyo kuliyadi jaale siyad ee e cidamada subaxa baburki rootiga no kenayey ma imaane duhurkina waxame radio lasaray hesti samadidow dabine ba kuguxirane arka ayane fahaney o ardaydi gogoni isku urusadane

  • @abdijmac
    @abdijmac 27 дней назад

    Ey ey dhalay weeye ninkii itobiya hosta kagalay dhigisuna wa xalal

  • @hawaali5313
    @hawaali5313 2 года назад +1

    Kuwaas ayaa loo haystaan maalinta qiyaano inti xabadaas ku dhimatay iyo intii badaha ku dhamaatay hooyooyinka maanta gablanka ah oo waayay ilmahoodqaar iu gurya waayay gabdhaha intay carareen oo galbeed tagay oo gaalo caruurti ka qaateen qaar gaalo u xirxirtay burcadbadeed ayagoo soomaaliya laga wada qaatay wax badan on Soo koobi karin

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад

    Nimankii jabhadaha abuuray way wada dhinteen xisaabtoodana way u tageen aduunka waxba kamay qaadan inta weli dhibka ka shaqaynaysaana ku waano qaadanmaayaan

    • @lula8768
      @lula8768 2 года назад +1

      Kacankii haa weyda ahaa ayaa naar ilaah uga barya umada xasuqay oo aan aqoon wana jaahil qabiil ahaa boontii Mareexan

  • @suleymanfuad9369
    @suleymanfuad9369 2 года назад

    dilkii ibraahim caydiid waydii

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад

    Itoobiyaanku cadawgoodii bay ka aargoosanayeen iyadoo aan askartoodu ku dhiman

    • @namiin3034
      @namiin3034 2 года назад

      Oo marku Siyad barre Males Zenawi iyo Afewanki Mogadishu ku hubaynayay 1980s oo ay marka Ethiopia burburiyeen Mengistu na wadanka ka saareen Ethiopia iyo Eritrea kala dhigeen taasi maxay ahayd, Somalida wax ka badowsan lama aarag 🤔😂 wa victim socda.m, Ethiopia diibay iisu dhistay Somalidu na xasidnimo ba halkan dhigtay.

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 года назад

    Haddi Siyaad diidey dhagaysiga raadiye waxaa jooga Farmaajo modaharaadyada diida.

    • @hawamohamed2377
      @hawamohamed2377 2 года назад

      Shalay hadii shacabka lagu jeediyey SIYAAD maanta SOOMAALI waa soo jeedaa

  • @ramla.abdi.5451
    @ramla.abdi.5451 2 года назад

    Hore cadowga banan ku aha hadda cadowga guddaha ayu ku jira somalida wey dawaqsan yiniin manta cidna garanmeyso xagee wax ka socdan

  • @abrisaaqmuuse613
    @abrisaaqmuuse613 2 года назад +1

    Faqash is waraysanaysa oo tacsidii kacaanka dul-fadhida.
    Ilaahayba mahad leh burburiyay taliski fashiistaha aha ee afweeyne bare

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 2 года назад

      Cabdixaafid waa hawiye

    • @namiin3034
      @namiin3034 2 года назад

      @@moenlighted7681 been

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 2 года назад

      @@namiin3034 yuu yahay marka

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 2 года назад

      @@moenlighted7681nin aydaan garanayn haku murminee Cxaafid waa Majeerteen

  • @fowziyamohamed8212
    @fowziyamohamed8212 2 года назад +1

    Buuga xagee laga helaa?????

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 2 года назад

    Waxaa isweyn mudan odeygan aan weydinayaa waa adiga kucelcelinaya dowladii rajimka,hadaba markii lasaaray maxaa kadambeeyay,mise maxanu kadheefnay, aanu kaaheyn isbaaro iyo madaafiic si joogta Ah maatida lagugumaado,qaxar Iyo qaxootinimo ilaa maanta eynu kujirno..

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 года назад +1

    Ssdf iyo snm ma khayr bay keeneen cawaantu

    • @safiajama5565
      @safiajama5565 2 года назад

      Yes SNM waa kiinteye
      Uuf faqash Iyo quudun
      Baanu kaa xoorownye

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 года назад

    Waxa layiri Waxa aadan ishaada ku arag harumaysan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 года назад

    In dagaalka SSDF saxnaa waxaa cadayn u ah dadka diidan in dictator la la dagaalamo oo qabyaalad ku taageeraya iyo reer hebel naga kormari.

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад +2

    Ssdf iyo smn maxay khayre ay keeneen aan bur bur iyo belaayo ahayn
    Waxay isku dileen waa anigu aan cuno iyo iguma fila
    Waa qorqode iyo qawade
    Iskuul laan lahayn
    Dhakhaatiir baan lahayn
    Bilaash nagu daweysa wadoo yin baan lahayn
    Biyo ñu haysanay
    Maanta dil boob dhac
    Qabyalaada
    Keli noolaansho
    Hadan qabiilkaygu xukumin socon mayso
    Bada oo lays ku guro
    Markay dayartii dawlad waa yeen
    Baryo emarate loo kalo ordo
    Badho saabyo madax weynayaal isu yaqaan
    Oo baryo u aada emarate
    Oo ay kaga iib sadaan emarte waxay rabaan
    Kuwo dhuxu shii dhameeystey
    Oo tolw madoobe dhirta
    Isagu iyo kenya dhamays taan
    Xagee buu ka soo goosan geedo uu shido oo beeciyo ma baaay buu u soo baryo tegi
    Oo tolow deni amaretka baryadiisa imisuu wadi doonaa
    Cimriga deni 200 boqol ma gaadhi karaaaa
    Oo tolow nin manku magaalaa
    Inay haday ina cabsanayaaan xaga rBi wax bay xeerin lahaayeen
    Dani iyo madoobe
    Xasan sheekh waa fircoon niinta somali
    Inta kaleba waa dhaamaan
    Dhuuntay u dhinteen hana cunina

    • @cabdicazizog2001
      @cabdicazizog2001 2 года назад +5

      Allways better then your communist uncle !! We f him en his troops up !! Then he died in a toilet in Nigeria 🇳🇬 😂😂😂😂 snm guul for ever !!

    • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
      @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад

      Ayaku xagay ku dhiman doonaan ???
      Mar waad u hsysaa
      Koley xaaraanta
      Ha ka dher geen
      Ha dal daleen xaaraanta
      Waa nioo maxkamada rabi
      Baan sugaynaaa
      Ee maalin ka maxkamada
      U dood adigu

    • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
      @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад

      @@cabdicazizog2001
      Snm yahuud iyo masixiyiin
      Bayla dagala meen
      Teeda kala hargaysa
      Biyo haw sameeyeen

    • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
      @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад +1

      @@cabdicazizog2001
      Qiwmu luud ka hargaysa
      Ayey faaiido keeneen
      Iyo kaniisadaha
      Jamacada kiristiyan ku dhigo
      Wado malaha
      Biyo malaha
      Markaa hore ugu socda qawmuluud kiina

    • @abdirahmanmahmudabdi
      @abdirahmanmahmudabdi 2 года назад

      ciidamadi itobiyan ayaan ahayn ayuu ka xishoonayaa cajiib

  • @nuurka658
    @nuurka658 2 года назад +1

    SOMALI KAMA DAMBAYN KACAANKII BARAKAYSNAA!!!!
    AABE SIYAAD ILLAAHOW U NAXARIISO.

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 2 года назад

      Illaa waxyaabaha laysku diidanyahay oo ay kamidtahay inaad regime kii Aabe ugu yeerto Adoo Aabe Sharciya laga yaabo inaad leedahay in Dawlad Soomaaliyeed lahello haka yaabin.

  • @ahmedmohamedyasin7945
    @ahmedmohamedyasin7945 2 года назад +1

    Maheerteen wa been land
    Kufsi land iyo
    Been maaliyada
    Wax walba runta fiican

  • @zhinnykuton6633
    @zhinnykuton6633 2 года назад

    No one can be compared to 👆👆..I KEEP SEEING LOT OF COMPLIMENT ABOUT HIM ON EVERY PAGE AM REALLY LUCKY TO GIVE IT A TRIAL IT WAS ALL SUCCESSFUL WITH EASE