FARAX KAFTAN HEES AMAAN INTA KA UUR XUN ANAA OGYSIIHAA NIIKO KACSAN SOO DHAWAYNTII NIMCO CALI 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 150

  • @KaahaNolosha
    @KaahaNolosha 3 года назад +12

    Intii ka uurxun imaatintaa anaa ogeysiihaa inaan ku arwaaxay imaatinkaaga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Habeen Taariikhi ah Niciima Cali Xoosh welcome to London ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ritaajaxmedxasanindhauroon4862
    @ritaajaxmedxasanindhauroon4862 3 года назад +5

    Waaw saas waye farah iyo nimco saxiipo wa dhaaftay waxoda wa wallo iska ogaada wuuw inta xun anaa ogesiya daydayii

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 3 года назад +24

    Mansha Allah Reer Mudullood Abgaal Boqortooyo 👑👑👑👑🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌺❤️❤️🌺💞💞💜💜💜💜💙

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 3 года назад +14

    Waan ogaa in farah kaftan hees iyo geesinimo iyo dhalasho lagu gaarin ka naxow nafta waaa wuuuuuue

  • @haawahussein622
    @haawahussein622 3 года назад +7

    Farax kaftan fananad qaliya waye ani ad ban ujeclay huray usoco cadowgaga hajabo habraha harifada ah kuma garan

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 3 года назад +10

    Masha allah farax codaa ilaahey siiyey. Ani mugoo inaan amaan ii duub. Dhaha waaye ❤️❤️👍

  • @naciimonalka1069
    @naciimonalka1069 3 года назад +30

    M.a farah kaftan waa gabar sxbtinimada wax ka taqano nolow wlshey mcn keep going 💞💝😍

    • @xalimoabukar9734
      @xalimoabukar9734 3 года назад +1

      saaxiibtimada hadee wax kataqaano maxaan kudiida

  • @sahraahmed686
    @sahraahmed686 3 года назад +9

    Maashaa alaah xafidulaah ish calaa amaan way i gashay heesta amaanta nimco cali fanaanadeena qaaliga ah hA ka reebin mataanteeda filsan farax

  • @ksharif1564
    @ksharif1564 3 года назад +5

    Welcome tii Al Fanaan Nimca Ali inaba caadi mahan. Saaxiib Farah hakaa ahaato ama hakaa dhimato

  • @ashabadi7951
    @ashabadi7951 3 года назад +7

    saas waaye halagariiro gafuurcawo ninkiisaw kuyaal viva kornelad kaftan

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 3 года назад +16

    Intii ka uurxun anaa ogeysihaayo walaahi farax meesheey gasho waa galantahay cimaamadeeda malaqaadan karo welcome naciima cali

    • @ifraaxcumar6750
      @ifraaxcumar6750 3 года назад

      Lee wlle waa isku xaartay beenbadanaa

    • @iskoonaking8665
      @iskoonaking8665 3 года назад +2

      @@ifraaxcumar6750 walaahi fatax caadi maaha qof xayi ah waaye

    • @ifraaxcumar6750
      @ifraaxcumar6750 3 года назад

      @@iskoonaking8665 ilaa gormaa araktay

    • @iskoonaking8665
      @iskoonaking8665 3 года назад

      @@ifraaxcumar6750 from Holland to uk I know very well

    • @ifraaxcumar6750
      @ifraaxcumar6750 3 года назад

      @@iskoonaking8665 hhhhhhh laxankaasa idilay keep going bro

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 3 года назад +24

    Maasha allaha boqortooyada abgaal cismaan.allaha barakeeyo.meeshaad ku badan tihiin.allaahu ma aamin ❤❤❤

    • @Professor4555
      @Professor4555 3 года назад

      @@shukrishuulaanka8595 waxa maqley reer xamar iyo abgaal iney dhalen

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 3 года назад +1

      @@shukrishuulaanka8595 heesta ma maqloy sid miya abgaal cisman waye gabarta gabane waye iney dhehe waba ku abtirsatay

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 года назад +13

    Masha allah Farax kaftan iyo heesta wooooow😍❤Iyo dhamaantiin.

  • @hidayahassan4082
    @hidayahassan4082 3 года назад +6

    Waaaaaaaw cadi mahan is garabsada cadawgiina cagta ka hoos

  • @missqueenx818
    @missqueenx818 3 года назад +6

    Dadkan ma coronaha ayey ku soo waasheen waxaa laga yaabaa lacagtaa xaflada ay ku suub sanaayaan in reerahooda u baahan yahiin dumar waa waxa ay NAARTA UGU BADAN YAHIIN SUBXAAN ALLAH.

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 3 года назад +3

    Farax kaftan horay u soco

  • @kaamiloodowa5561
    @kaamiloodowa5561 3 года назад +8

    Maasha allah tabaarakalah il af allah ha idinka haayo 🥰🥰

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 3 года назад +8

    Masha allah Farah kaftan wa gabar cod iyo murti intaba leh blse waxay ceeb ku dhigtay fuded ka firsasho malaha

    • @hidayahassan4082
      @hidayahassan4082 3 года назад +6

      Maxey ku fududahay islama ka waweyn aya malin wal ba iso fariisto ayadana faraha ayey ka qaday ila hada walagu dhega hadla

    • @sacdiyabucshir6122
      @sacdiyabucshir6122 3 года назад +3

      Mashaa alhaa farax kaftan ma kaftameeyso. Alaya qaliiq ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋

    • @hidayahassan4082
      @hidayahassan4082 3 года назад +2

      @@raqad4642 ha iska celiso waxan adunka ugu necebahay qof inta saxib ben bena ila naqde hadana igu shegtay wuxuna isameyn

  • @HornOfAfrique
    @HornOfAfrique 3 года назад +5

    Wooow walaaltiimo ruumaad ma shaa Allah 🥰🥰🥰 soo dhawoow Nimco Qaali

  • @marianwarsame1504
    @marianwarsame1504 3 года назад +1

    Masha ALLAAH 2 gabdhood oo harti Abgaala waliga gaabane maxamed ah N&F

  • @fathibaashi820
    @fathibaashi820 3 года назад +8

    M Allah ilma adeer mcn sas wayo ❤❤🌹🙏💋

  • @xalimoabukar9734
    @xalimoabukar9734 3 года назад +4

    cajiib shiiqoow farax waxii helay layaabay wax kalena waasugaayaa

  • @mustafibrahim4034
    @mustafibrahim4034 3 года назад +7

    Maashaa alaah xafladaan oo kale london kama dhicin ku sheegatooy ha loo sheego sheekadaan 🇸🇴❤👍

  • @boondheerelibaax6059
    @boondheerelibaax6059 3 года назад +3

    Best song you ever deserve nimcacali ciyuuni

  • @abdirahmanadan7120
    @abdirahmanadan7120 3 года назад +18

    Another level Hit song welcome to London mss Nimcocali🇬🇧🇬🇧🇬🇧❤❤💪💪

  • @xaliimoxuseen7754
    @xaliimoxuseen7754 3 года назад +4

    Yaaa salaam xabibtii welcom owbakar gaabane

  • @safiabdullahi3340
    @safiabdullahi3340 3 года назад +6

    M.a queen 👸🏼 Codka 👏👏🤩

  • @munaabshir7811
    @munaabshir7811 3 года назад +8

    Farax kaftan boqorada codka❤❤🙏

  • @Maryamamuuse
    @Maryamamuuse 3 года назад +5

    😭xaaada 💖👸🏼Sxbtinimo Allah ha idin xafido xabiibaati

  • @zanabcawad8965
    @zanabcawad8965 3 года назад +5

    Maashaa alaah reer gorgaate

  • @misamal6695
    @misamal6695 3 года назад +8

    Saas waaye heesta inaba caadi maahan 👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @deeqoaxmad6071
    @deeqoaxmad6071 2 года назад +1

    Abdulaahi kàssim aweys from Kenya waxa codsana gabdhaha alaskyo tagero dadnimida inayjiraan ladhjso .

  • @romanadan4743
    @romanadan4743 3 года назад +2

    Waaw anther level afar kabax

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 года назад +6

    Woooow ❤️❤️❤️❤️

  • @hanni2537
    @hanni2537 3 года назад +4

    Nice song farah kaftan

  • @iqrushabdul2741
    @iqrushabdul2741 3 года назад +2

    Farax kaftan naag adag

  • @daauudsheikhali8833
    @daauudsheikhali8833 3 года назад +1

    Runtii farax kaftan hesaha.rer xamarka.aad ayay.ugu fican.tahay.

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 3 года назад +4

    Woooow waa isku dabadhacday soo dhowenta nice song 💕💞👌👌👌😍🥰👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xalimoxasan8160
    @xalimoxasan8160 2 года назад +1

    Waceesle ismuujiya😚😚😚😚

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 года назад +8

    Masha Allah beautiful song. 😍😘❤👍👏

  • @maandeeqahmed4107
    @maandeeqahmed4107 3 года назад +5

    Wooow xaladii ugu shidneed ee lodan ka dhacto waatan

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 3 года назад +4

    Farax waa jirtaa xawao kiin nimco horay usocda cadaawkina cakta hoos

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 года назад +5

    Waaw waxaas aa heesa ♥️♥️

  • @boradamuqdizhaawi7613
    @boradamuqdizhaawi7613 3 года назад +10

    Nooloow farax kaftan afkaaga caano lagu qabay abaayo ilaaheey ha noo kiin xafido gabdhaheena aan ku faano waxaa tihiin boqotooyadii abgaal cismaan

  • @saciidbafle5204
    @saciidbafle5204 3 года назад +3

    Wow ish baxarka

  • @jidokoostamusic
    @jidokoostamusic 3 года назад +3

    Mashallah haadba haad kici

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 3 года назад +1

    Walee naagaa shalay ciyarayan farax kaftan iyo laki maanta nah xataa la is kuguma digaayo xalfadaha cajiib

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 3 года назад +26

    Lacagtan bila macnika lagu ciyarayo ma la sadaqeysto mida kale dadka akhiradodi ma i loweyn naag iska dhici inta leyihin aya is qawiyen yahu Allah idin so hanunuyo

    • @biibinur1771
      @biibinur1771 3 года назад +1

      Allaha so hanunsho ayeeyoyin is qaawi waaye

  • @manachannel1281
    @manachannel1281 3 года назад +5

    Boqorada Codke Farax Kaftan ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bellamohamed6284
    @bellamohamed6284 3 года назад +3

    Masha Allah Allah xafido ❤❤❤

  • @yasmiinaxmed3185
    @yasmiinaxmed3185 3 года назад +3

    Masha allah keep going sis😘

  • @zeinabyalahow5752
    @zeinabyalahow5752 3 года назад +3

    Mashalah farah 😍😍

  • @naciimojeylaani6346
    @naciimojeylaani6346 3 года назад +2

    M.a walashey kaftan

  • @xafsaxilkas649
    @xafsaxilkas649 3 года назад +3

    Waaaaaw farah kaftan

  • @nastehohassan6362
    @nastehohassan6362 3 года назад +10

    Keep going Farah you're the best 👌 💓

  • @fahmaali6174
    @fahmaali6174 3 года назад +5

    Laki gabartaaan may ka masertay heeeeeee yaa hesta ii sheegtay

  • @AliKhan-sq9iz
    @AliKhan-sq9iz 3 года назад +1

    Thanks MMS kaftan

  • @dahabamohamud6925
    @dahabamohamud6925 3 года назад +6

    Farah ❤️❤️❤️matantaada ❤️❤️❤️ Iska celi sedax necebka Yaan weligaa kil Kisha lagu gelin💪💪💪

  • @khadroali5247
    @khadroali5247 3 года назад +1

    Subxana Allah allow dhulka hana larogin 🤲

  • @malmo4235
    @malmo4235 3 года назад +1

    Farax kaftan futa malaaseey tariibtaaa

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 года назад +3

    Hes iga dheh

  • @haddimaxamad3061
    @haddimaxamad3061 3 года назад +3

    Wlh cod wa kugu dhamaaday cajiib cajiib

  • @manalosmanmohammedmohammed3501
    @manalosmanmohammedmohammed3501 2 года назад +1

    اختكم من السودان😘😘😘😘😘♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹زيكم جميييل

  • @qadiijomohammed6039
    @qadiijomohammed6039 2 года назад +1

    Ma umaleynayi inay ogyihin iney dhimanayan hadey oganlahayen xisabta Aakhira san umadhaqmen

  • @khadijasaleh7131
    @khadijasaleh7131 3 года назад +1

    Masha Allah

  • @mohooffial6828
    @mohooffial6828 3 года назад +1

    seko baraf seef siradka

  • @fassan4745
    @fassan4745 3 года назад +1

    Ciiyal xamar ikadheeh

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 3 года назад +3

    Waaaaaaaaaaw

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 3 года назад +1

    Waligiinba laki gaari meysaan

  • @ramlalareinesahal4868
    @ramlalareinesahal4868 Год назад +1

    Is "heesed"

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +4

    Faisal amira 🔥❤

  • @maryanmuse8506
    @maryanmuse8506 2 года назад +1

    Isiiii

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 года назад +2

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍

  • @khadijasaleh7131
    @khadijasaleh7131 3 года назад +1

    😍😍❤️

  • @shamsoabukar3659
    @shamsoabukar3659 3 года назад +1

    Boqortoyo

  • @fardowsaali5793
    @fardowsaali5793 3 года назад +3

    😘❤️😘

  • @naomisunmi5510
    @naomisunmi5510 2 года назад +1

    Brit somalitv

  • @ruqiabashir2226
    @ruqiabashir2226 3 года назад +1

    ok

  • @farhiyobile7323
    @farhiyobile7323 3 года назад +2

    Faiza adiga xataaa lawa wajiila atahay

    • @foosmohamed1078
      @foosmohamed1078 3 года назад +2

      This is her job Maxaa ugu jira wixii dagaala

  • @xafsaxilkas649
    @xafsaxilkas649 3 года назад +2

    💝💝💝❤❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @ramlalareinesahal4868
    @ramlalareinesahal4868 Год назад +1

    She is beau-fils

  • @caashocuud6959
    @caashocuud6959 3 года назад +3

    Jareertiyee marba mid u nacam ley urtooy ciqdad u dhimanee laki mashay haben marto maalin cadey mamari kartid haku qafiifin doqon yahe

    • @ubahsalah2773
      @ubahsalah2773 3 года назад +1

      Walaaleey danbuga iskadaa labadoodaba bagooda burcad allaha isku mariyo dheh

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 года назад +1

    ❤❤❤❤❤💢💯💯💯💢

  • @ilwaad6411
    @ilwaad6411 3 года назад +6

    Nagahaan sidii dhoocilihii bay udhaqman🤣😂😂

  • @abdiyusufabdirahman6039
    @abdiyusufabdirahman6039 2 года назад +1

    SOUNDS LIKE CAT, THIS IS NOT SOMALI SONG

  • @akamustigangchannal5546
    @akamustigangchannal5546 3 года назад +1

    Tani Farax kaftan laki afkeda ku amaantay hadane afkeda ku caysay Nimco calina hada waad amaneeysaa malmo kadibna adigoo caynaaya yaan laku arki shaydamad yar baatahay Farax

  • @ruqiabashir2226
    @ruqiabashir2226 3 года назад +3

    heesta goomaar ayaa kujira laki waa libaax dadka waa kaoysiisay waaaaw

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 3 года назад +7

    Heestan iyo sxiptinimadan maxaa danbeyn dono hee ninkey ay iga furtyna suga🙄😂😂😂

    • @talowanaag5869
      @talowanaag5869 3 года назад +5

      Tan waligayd zxp ahayeen ilaa iyo holland

    • @boradamuqdizhaawi7613
      @boradamuqdizhaawi7613 3 года назад +8

      Tan saxiib oo kaliya maahan waa walaasheed waa dhiigada waa boqortooda abgaal cismaan ee kana xoow nafta waa

    • @sahraismail8238
      @sahraismail8238 3 года назад +2

      Qabiil iyo saaxiib shaqo ma isku laha meeqa isku qabiila iskuna fiicnayn

  • @saadiasimanmogemohamed4436
    @saadiasimanmogemohamed4436 3 года назад +1

    Barina ayado cayneyso waan arkeynaa just like lakuza

  • @hannazd8351
    @hannazd8351 3 года назад +1

    Iska joog kolay laki haji wacays magaartide

  • @toritora5667
    @toritora5667 3 года назад +6

    Naagti lawo beri ku wadwadaato hees maa u qaade yaab anaga araknay

  • @munaabshir7811
    @munaabshir7811 3 года назад +1

    Laki xji wacay tuugo waa kugu dadsan thy adi iyo muna kastuumo 🤬🤬🤬🤬🤬🤬

  • @akaashyare647
    @akaashyare647 2 года назад

    I've 6x5x6

  • @fatuuxasheekh2118
    @fatuuxasheekh2118 3 года назад +5

    Maxaa ka danbeyn doono heesahaan iyo amaantaan 😂😂😂😂 Allahu aclam

  • @hadew1418
    @hadew1418 3 года назад +1

    Naago masaray uma ruma

    • @MsLatiifa
      @MsLatiifa 3 года назад

      Laki maseertooy maa kusoo dirday? Meeqee kusiisaa saacadii?

  • @rhoda506
    @rhoda506 3 года назад +1

    Qofka dagaalantan lama copy gareeyo Waa laga genbistaa wax kasta Waa ka daba samaysaan laki xitaa salon kii zahruja Waa ka daba aadeen ee wax cusub keena

  • @munakhalif9816
    @munakhalif9816 3 года назад +3

    Kkkkkkkkk laki ma gaadhid

  • @sahraosman4613
    @sahraosman4613 3 года назад +6

    Beri ha kugu soo caydo heesta aad ku amaanaysid kkkk sidii laki 😂😂😂😂

    • @umumaxamed9578
      @umumaxamed9578 3 года назад

      Hhhhhh

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 3 года назад +3

      Xaasidku waa darajadaa adiga daacad uun ahaaw hau heesto bari hadeey xumaato dhib malhan farax daacadnimadeda ayeey ku meel maree in kastoo farax iyo naciimo 2 isla dhalatay kala dhaleen oo walaalo yihiin

  • @xamdimoh1444
    @xamdimoh1444 3 года назад

    markii hore sxb ma ahayn miya hada lee maa saaxib naqateen

    • @sahraosman4613
      @sahraosman4613 3 года назад

      Beri aa lagu soo karbaashayaa heestaas 😂😂😂

  • @fahiyamohamed4012
    @fahiyamohamed4012 3 года назад

    FRaxey walal ey virka wu kaso jeedan wa taqana jarer weye aya gabsan u bilikaro ee ku soco

    • @foosmohamed1078
      @foosmohamed1078 3 года назад +2

      Anoo farax kaseeynin xitaa ma dhagaysanayo jarer waaye. Jareerna . waadad wanaagsan qof Jareer ku jirana ma dhumaayo ee farax waa loo jeedaa she’s beautiful