Ibrahim waa geesi afrikaan ah oo muslim ah 😊ma ahan sida kuwa xalane laga maamulo oo kale hadaba dad qaar ba ufahmi doono bis kaliya xasan shiikh balse sidaas ma ahan somaliweyn oo dhan macal kenya iyo ethiopia oo dhan mareykan iyo rer galbeed aya xoog ku heysta si gaara ahan somaliweyn oo dhan waxa ka taliya rer galbeedka marna shabab ayey takuleyaan marna qabyaalad marna kenyan aya lagugu hanjabaa oo gaal ah karna ethiopian aya lagugu hanjabaa wey iska cadahay cadowga somali ugu weyn ee marwalba isku dira dadka somaliyed dhulkeenana cadowga siiyey ee dhalinyaro luuq luuq land intad iska deysaan midooba oo somalinimo islaamnimo aya na deeqda iyo in kitaabka qur,anka lagu dhaqmo ayaan kaga guleysan karna kufaarta dhulkeena xoog ku heysta🇸🇴💪🏿
Guul insha alah
Waa horumar u soo siyaaday Afrika. Sida dalaalkaas afrikaan aan wada nahay ALLAAH nagaradsiiyo fakarka ay garteen. Carab iyo reergalbeed baa nakala dilay oo halkaa na dhigay noona diiday isku fil naansho. ALLAAH garasiiyo madaxda dalka intaas
Absolutely he will change the political landscape in the Arab world
Haaa ishallh
Insha Allah Syria Wey Guuleysan❤❤❤
Waan aamin sanahay in ur samay nayo
Ivory Coast ma'aha e waa
Burkino Faso. 😅
Asc c/siisow waybaraarugeen afrikaanku hambalyo
Ĥabalyo axmad sharac
War ninyahaw ciwaanka naga sax
Suuriya waan u duceynayaa, mase fududa marka la fiiriyo dana qarsoon ee la kala wato.
haa
Asc haa walal labnan ayaa nodhiman in sunigu qabsadaan
Barrow sxb traore madaxweynaha I vory cost Maha wuxuu aha madaxweynaha Burkina Faso meshas kunoqo sxb
Waa neyjer
Ibrahim waa geesi afrikaan ah oo muslim ah 😊ma ahan sida kuwa xalane laga maamulo oo kale hadaba dad qaar ba ufahmi doono bis kaliya xasan shiikh balse sidaas ma ahan somaliweyn oo dhan macal kenya iyo ethiopia oo dhan mareykan iyo rer galbeed aya xoog ku heysta si gaara ahan somaliweyn oo dhan waxa ka taliya rer galbeedka marna shabab ayey takuleyaan marna qabyaalad marna kenyan aya lagugu hanjabaa oo gaal ah karna ethiopian aya lagugu hanjabaa wey iska cadahay cadowga somali ugu weyn ee marwalba isku dira dadka somaliyed dhulkeenana cadowga siiyey ee dhalinyaro luuq luuq land intad iska deysaan midooba oo somalinimo islaamnimo aya na deeqda iyo in kitaabka qur,anka lagu dhaqmo ayaan kaga guleysan karna kufaarta dhulkeena xoog ku heysta🇸🇴💪🏿
Turkiga ayaa dilay madaxweeyne axmad askaro waa maqlee
Sxb ma hubtaa in Israel Syria ay ka baxday
TURKIGU WAA BOQORTOOYO KU XEEL DHEER HAB DHAQANKA REER GALBEED. NETANYAHU AYAA TALAADADA TEGAYA WASHINGTON, SIDAAS DARTEED AYAY UGU YEEREEN HOGGAAMIYAHA CUSUB EE SUURIYA.
Maxamed Ben Salman waa yahuudi yar
Teena ayaa na heysato mid kale ha na gelin
Markii hore waxuu ahay islamik hadana wsxuu isku bedelay cilmaano maqasaray ama waa faaiiday
Adigana dhaafigan aad nadaba wadaan kugu nacnay
Not ivory Coast
Ibrahim traore Is the president of Burkina faso
RUclips leyda maalinbo ceeb ayey ku jiraan