GALAB: Saan saan dagaal, iiraan iyo Asraa'lll oo madaafiicda isu rakibtay, xili walba waxaa bilaaban

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • GALAB: Saan saan dagaal, iiraan iyo Asraa'lll oo madaafiicda isu rakibtay, xili walba waxaa bilaaban kara dagaal, Sinwaar kadib xamaas waa sidee?, iyo warar kale.

Комментарии • 216

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 7 часов назад +28

    Nasrigii Ilaahey ayaa soodhawaday tan waa dhamadkii yahuuda Allah jabiyo amiin yaa Allah

  • @XayakallahMedio
    @XayakallahMedio 7 часов назад +25

    ولا تهنو في ابتغاء القوم إن تكون تالمون فإنهم يألمون كما تألمون وترجون من الله ما لا يرجون وكان الله عليما حكيماً. وكان حقا علينا نصر المؤمنين ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 часа назад +1

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 4 часа назад +9

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud iyo mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @FarxaanFargeto-x8d
    @FarxaanFargeto-x8d 7 часов назад +5

    ❤❤❤masha Allah muslimiinta guul insha allaah

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 7 часов назад +6

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 6 часов назад +4

    Allaha dagaalkan ka dhiga midkii ay yahuuda ku burburi laheed ay dib ugu qaxi lahaayeen yurub iyo meelahii ay ka yimaadeen oo ay falastiin ku xoroobi lahayeen iyo dhulka siiya jorden Allaha madaxda yahuuda dagaalkan ku wada xasuuqa iyo madaxda ciidanka Allaha magaalooyinka yahuuda dhulka ku dara Allaha dhul gariir xoog leh ka rida meelaha hubka iyo diyaaradaha gantaalada difaaca u yaala Allow ducada islamka aqbal Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @libaaxliqe7062
    @libaaxliqe7062 3 часа назад +2

    الا ان نصرالله قريب

  • @Malaawi7
    @Malaawi7 7 часов назад +10

    Muslimiintu meel kastooy ku dhibaataysanyihiin Allah haw gar gaaro.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 часов назад +4

    shimbir haadhaad badan madax gonlow ku dhacaa ilahayow mey IRAN aadaan oo dukum daakum yuhuud laga dhigo amin ya rabi

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 часа назад +1

    WCS SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @hooyoruqiyo1143
    @hooyoruqiyo1143 6 часов назад +1

    Wcs

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 часа назад +1

    Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan gaar ahaan falastiin xuuti xisbulaahba Iyo dhamaan muslimiinta àaaaamiiiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Час назад

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 часа назад

    Alaahu Akbar yuhuuda wy kibirty wy qooqday tuugsi io edebdaro ayey ku faanayan waa dhamadkii yuhuuda io xulufadooda insha Alaah wn ka guleysanayna Alaahayow muslimiinta guuleystan

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 часа назад

    Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 6 часов назад +4

    USA 🇺🇸 wixisu waa iska fanfan wayo Afghanistan 🇦🇫 ayu ku soo jabay

  • @Faysal-x7v
    @Faysal-x7v 4 часа назад

    Yaaa allah
    Yaaa alah
    Yaaa allah
    Gurmad awliyo

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 41 минуту назад

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين وغزة و لبنان، وارفع عنهم الظلم والاضطهاد، وثبت أقدامهم على الحق والعدل. اللهم أعز الإسلام والمسلمين، وأنصر المظلومين في كل مكان

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 7 часов назад +3

    Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa allaah qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 5 часов назад +1

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 7 часов назад +2

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 2 часа назад +1

    Wcs nadaara show.alaha.ugargaro .falastiin😢😢😢😢

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 6 часов назад +3

    WALIGOOD AYEY ERGEYAAN, GOORTEY DOONAYAN IN AY WEERAR QADAAN, SHIRARKA WA SANQAR TIRASHO.

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 5 часов назад

    Waxba ma qaadayaan , INsha Allaah ❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 часа назад

    Macalinka weyn waa doqon io ingiriska yuhuuda Alaaha jabiyo amiin

  • @MahmedAmiinwardhera
    @MahmedAmiinwardhera 5 часов назад +5

    Insha allaahu gaaladu way doonta mardhaw ilaahayow Islaamka kor mari

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 Час назад

    Allaha guuleeyo walaalaheen Falastiin

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 5 часов назад

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @XalimoCali-y2t
    @XalimoCali-y2t Час назад

    Allaha u naxaristo yaxye sinwar

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 41 минуту назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 6 часов назад

    allahu akbar

  • @sabirwehliye2673
    @sabirwehliye2673 7 часов назад

    Ilahow yahuud iyo galaba jabi walhi islam way dhameyen.ya allah adiga awodada noga qabo yarabi.munafaqinta islamaka kabuuxo ilahow naga qabo. Ilahow islamka quwad uyeel o miide amiin yarabi.

  • @Abdirahman-e9u
    @Abdirahman-e9u 3 часа назад

    Inshallah

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 часов назад

    Allah ha jebiyo yuhuud iyo maraykan dhulka hala jaro waxooda Ilaahay ha fashiliyo.

  • @AbdulkadirOmar-x3x
    @AbdulkadirOmar-x3x Час назад

    Guul muslimiinta

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 5 часов назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @XawaCige
    @XawaCige 4 часа назад

    أللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم ارحم يحيى السنوار عاش بظلا ومات شهيد اللهم ارحم يحيى السنوار 😢😢😢😢😢😢

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 7 часов назад

    Subhanallah

  • @KalsoonFarah
    @KalsoonFarah 51 минуту назад

    Saad fiicantHay
    Music iskadhaaf
    Thank you

  • @AweysAadan-kj4fx
    @AweysAadan-kj4fx 3 часа назад

    Allow nabad noo keen yarabi

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 5 часов назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @NassimaDaoudomar
    @NassimaDaoudomar 58 минут назад

    Ilaahow jabi yuhuuda Insha Allah

  • @Canabyuusuf-m1m
    @Canabyuusuf-m1m 7 часов назад

    Wacaleekuma salaam waraxma tullaahi wabarakaatu

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 7 часов назад

    ❤❤❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 5 часов назад

    Allow guule muqawamada meel walba ay joogan Allow xaqa u hiili Allow cadawada isbiirsaday awoodada weyn eyku jaban Amiin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 4 часа назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @AbdihakiimCusmaan
    @AbdihakiimCusmaan 6 часов назад

    Allow guusha sii muslimiinta

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 6 часов назад

    Iyag Allah ha hajabbiyo yahuud

  • @baxsan698
    @baxsan698 7 часов назад

    Waa maalintii ugu danbeysay dowarka weyn iyo xukunkiisa binlilaahi karim

  • @IbrahimYarisow
    @IbrahimYarisow 3 часа назад

    Wac salam

  • @HassanAbdi001
    @HassanAbdi001 3 часа назад

    ❤may Allah help Muslim

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 часа назад

    allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 6 часов назад +1

    allow jabi isreal aamiin yarabi

  • @zamiiryarelyrics
    @zamiiryarelyrics 5 часов назад +1

    Marenkanka wax kama qaldamo wuxuu layahay qof madaxada ufuro ayuu layahay oo meel saaro Allow ku salid adoomahada burbur xoogan kurid iyo yahuuda iyokuea daba dhalifka ah

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 часов назад +1

    Kibir badanaa uma jeedo geesiyaashuu dilay

  • @QOSLAAYE08
    @QOSLAAYE08 5 часов назад +1

    coming soon 🎂300k

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 Час назад

    Dambas allaah ha ka dhigo hubna maaha waa danbas inshaa allaah

  • @YaasiinMacalinAbdikadir
    @YaasiinMacalinAbdikadir 7 часов назад

    اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات يا رب العالمين أرحمنا بجه سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ألف ألف مليون

  • @abdirsaqgiridhi5502
    @abdirsaqgiridhi5502 Час назад

    Hadii aadan xayaysiinta

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 2 часа назад

    Jano ayey doonayaan❤❤❤

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 5 часов назад

    Walaahi waa wax laku qoslo waa kaa soo dhadhameesay

  • @asfarcade9911
    @asfarcade9911 7 часов назад

    Barnaajimka Xali aaawey. C/Xaadir Caaasha Nadaara. So dhaqso hadaa Illaahey nabd Ka dooneysid Zxpo

  • @Naciimomaxamednuir
    @Naciimomaxamednuir 3 часа назад

    Ilaahoow jabi yuhuuda

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 6 часов назад

    Insha allah
    Waan kusugaa
    Markastaba

  • @abdirahmanAbdillaahi-q7m
    @abdirahmanAbdillaahi-q7m 7 часов назад

    Nadaara congratulations and be alive for a long time

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 6 часов назад

    Waa eey yuhuudu

  • @FatmaabukarSiid
    @FatmaabukarSiid 7 часов назад

    Allah ha u naxristo walalhena reer falastin

  • @Junanilll
    @Junanilll 7 часов назад

    Congratulations Nadaaro show waxan galnay 300k.

  • @abdi6947
    @abdi6947 6 часов назад

    Safari Remit meel aan aheyn ilmaha caanahooda Allah kaa siiyo.

  • @WarsameJimcaale
    @WarsameJimcaale 6 часов назад

    Ilaahow ugargaar falastin

  • @يالايالاشهدوقصصحلوه

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 5 часов назад

    Waxan sugnaaba waa jabka iyo bur burka yuhuuda insha sllaaah

  • @AmiiraCrahmaan
    @AmiiraCrahmaan 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤

  • @oneotako9693
    @oneotako9693 7 часов назад

    allh❤jabiyo❤yuhuud❤

  • @Maxamudyasin1234
    @Maxamudyasin1234 7 часов назад

    Wcs nadaara❤❤

  • @abdinasirismael980
    @abdinasirismael980 7 часов назад

    Macalin nadaara ani 3 mar baan kuu soo qoray Gumeeytaha yahuuda gab gabtii waay joojiyeen waxaana daliil u ah weeray ugy danbeeyay Iiraan👍

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb 7 часов назад

    Maraykan waxuu shegi hashego Anna waxaan shegayaa in Palestine 🇵🇸 ay xorobayso yuhud iyo saxiibaded khadkaa ka lamay. Caalamka midigta ah ayaa guulaysan. Insha allah.

  • @BisharCabdi-j5f
    @BisharCabdi-j5f 7 часов назад

    Adeer nadaara hambaliyo 300kun

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 3 часа назад +1

    Kkkkkk maraykan iyo yahuud waa hal dawlad .ogow laba maahan

  • @asfarcade9911
    @asfarcade9911 7 часов назад +3

    Nadaara Boobsiii barnaamijyadi

  • @MustafSharif
    @MustafSharif 4 часа назад

    اللهم يا هازم الاحزاب اهزم أمريكا وبرطانيا وإسرائيل والمانيا وغيرهم ممن تورط بقتل الابريا

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 5 часов назад

    Wcs wr wbr akhii

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 7 часов назад

    Maoga inaan iimaanleenahay ale nasiiyay alaw ukordhi imaanka reerfalastiin yaarabi

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 часов назад

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @mohamedomaraden-fz1bm
    @mohamedomaraden-fz1bm 3 часа назад +1

    Qadar ileen wa manafuqiin

  • @cabdinuuriftinaadan521
    @cabdinuuriftinaadan521 2 часа назад

    Asc nadarrow israiil wax jabiyo allaah a keno

  • @caadilcade
    @caadilcade 4 часа назад

    2024 Adunka waxu galay marxalad aan cadi aheen laakin Waxan sugeynaa Insha Allah 2025

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 5 часов назад

    Waxan waa maaweelo sida caruurtaa loogu sheekeeyaa carabta illahay ayaa iraan u soodiray

  • @jamacnoor651
    @jamacnoor651 7 часов назад

    NADRA SHOW WAN KULOSOCDA SUBAXI IYO GALABTI IYO HABEENKI WARAR HUFAN KADHEGEESO NADARA SHOW

  • @SamatarGauche-s8q
    @SamatarGauche-s8q 5 часов назад

    Samatar
    Gauche

  • @hassanmohamed7847
    @hassanmohamed7847 7 часов назад

    👍

  • @MazdaMaalim
    @MazdaMaalim 7 часов назад

    Wcs mr nadara
    Halaisfarasaro

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 6 часов назад +1

    Hal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho
    Blinked waligiis nabad ma keenin
    Waana balaayo keen

  • @aymayman-n3q
    @aymayman-n3q 6 часов назад

    very dangerous every time !!

  • @Shacni724
    @Shacni724 5 часов назад

    Wariye rug cadaa ah Cabduqaadir cashar nadaara hambalyo 300k subscribers 🎉😊😊

  • @abdirsaqgiridhi5502
    @abdirsaqgiridhi5502 Час назад

    Dhagaysi gaaga

  • @AwaysElmi-xb6rn
    @AwaysElmi-xb6rn 5 часов назад

    waagii aan yareyn waxaa maqli jirnay Israel waa Ubad mareykanku ku dhalay Bariga dhexe lkn hada ayeey is badaleen wixii lagaa aamin sanaa waayo Mareykan ayaaba la dhalay sababta oo ah wixii Yuhuuddo u meeriso ayuu la soo hor fariisanayaa Dunida indeed kale

  • @asfarcade9911
    @asfarcade9911 7 часов назад

    Baaaqi kugu leh nahay zxpo.
    Midii. Xali Ama Habeen Ka Istiinta oo xali eheyd

  • @ElmiHared
    @ElmiHared 7 часов назад +2

    Yuhuudi wa gabagabo
    Ninki so joogso laga wayo so jiibso aya laga héla yuhuuhudi markay iraan doonato ayay d'abord gacanta lagali taasina wa dhoolacadayn tayda iyo farxadayda ilahayaw ha idilin intaan arkayo yuhuuda oo qaxaysa cararaysa yuhuud iyo walaleheed
    Allahu akbar
    Allahu akbar
    Allahu akbar