shakeeb mahdi *Wait so are you asking me if it is good to start a rebellion against your country and seek aid from the enemy you had just fought some months before just because you didn't get the number of raises for your locality you thought you were entitled to? I guess by your logic if you are working for someone and they don't give you a raise when you think you deserve one, you should rob and pillage their business and burn it down; after all it only logically follow right? If what they say is true then how do they explain the Jabhad of Hassan Kayd that took place not 6 months after Somalia formed on December of 1961? These guys where a bunch of Ethiopian dabodhilif and they poked at Syad Barre the wild dog knowing he would destroy Hargaysa and thereby give them legitimacy. Why else did they bring the monsters wrath into the city instead of facing his forces outside the cities.*
what countery u are talking about we are somalilander we untied with somali it did not work out so u want as to site and do nothing when our people is killed day in and day out that a countery u want ?
General Daud dhan buu ogaa dhacay cawil. General Dauud was a Somali hero, God fearing and statesman. he should give him respect. they were young guys who use to work for British and General Dauud was Chief of staff of Somali national Army, they weren't on the same level.
oo adigu mxd ku diidi waaba isla reerkiine haduu runta sheegay mise dalkoon dhanba baynu nidhaahna waxaa taariikh ku leh oo kaliyaata oo xoreeyey sidaad idinku u taqaaniin xassan kayd iyo maxamed cali cabdiqaadir koosaar iyo cabdiraxmaan tuur kuwaasa doonaysay in taariikhda lagu soo celceliyo oo aan dhaliishooda la sheegin oo laga dhigo awliyo ayagoo midh intaa leeg aan dheerayn dadka bale ay jiraan qaar ka taariikh weyn oo dalkan dhidibadiisa taagey reer ahaan awgeed ayaas saa u leedahay lkn hadaydun joojin weydaan afar tan garxajis ee maanka idinka qaaday anaga noo ma aha ee ardaayadiina marka la joogo ku caabuda oo amaantooda la dawakha
Wareysigan wuxu ku tusayaa inay konfuri weligeed ba ahayd qashin, in wax lagu darsado qalad tahay. waa sobobtay weli isku cunayaan. waxaan kula talinayaa dadka reer somaliland hadi la yidhah wada hadalo ha la sii wado , in ay qoriga qaataan. dawladii afweyne ee africa ugu xooga weyneydba wey rideen , dawladan al shabaab kufsatay biyo uma kabanaysaa lol qalaylka ugu xiira xassan sheekh
DOWLADI UU SAFIRKA U AHA EE SOMALIA AYU AJANIBKI KULEYAHAY WAXBA KAMA JIDHAN. WA DHIBKA SOMALIDA HEYSATA OO ADUNKA KULA YABAN. KALAHADAL BDN OO JAHIL NIMA KU QOTONTO.
Cawil qaabka uu hadalka u dhigsy waxaa ka muuqata caadifad, midda kale oo aan doonayo in aan idin xusuusiyo xeerka ciidamada ka mid maaha in la qoro warqad qaab-kaas oo kala ah. Gen Daauud in uu ahaa nin wanaagsan waxaa ka marqaati kacaya cadow iyo saaxiib, cawil waxaa u haboon in uu taariikhda uu runta ka sheego.
Abdi Mahamud sxb hadii cawil been sheegayo cabdilaahi koongo oo la waraystayba sidaa cawil uga sheekeeyey afganbigaa dhicisoobau ayuu uga waramay markaa cabdiliaahina ma beenaalaa l
horn cable TV somaliland hore usoco dalkaygii
awil si wanaagsan ayuu taariikhda uga waramay awli was great man
Ka dib taariikhdaa dheer oo hore anan u ogeyn waxaa xaqiiqsaday somaliland xaq u leedahay dawldnimo oo weliba hore looga xaqiray
@@AhmatYoung ,
hore ayaan udaawanay qaybta koowaad
Qaybtii labaad baad soo geliseen intaad qaybtii koobaad soo horaysiin lahaydeen. HCTV bilaa farsamaad tihiin
+omarN
*Marka muxuu leeyahay; sarakiil baan doonaynay inaan noqono makaan heliwayne waxaan garanay inaan jabhad noqono oo aan dhalkeeni dhulka ku sino, miyaa?*
+Waryaa Heedheh that bad or good
shakeeb mahdi
*Wait so are you asking me if it is good to start a rebellion against your country and seek aid from the enemy you had just fought some months before just because you didn't get the number of raises for your locality you thought you were entitled to? I guess by your logic if you are working for someone and they don't give you a raise when you think you deserve one, you should rob and pillage their business and burn it down; after all it only logically follow right? If what they say is true then how do they explain the Jabhad of Hassan Kayd that took place not 6 months after Somalia formed on December of 1961? These guys where a bunch of Ethiopian dabodhilif and they poked at Syad Barre the wild dog knowing he would destroy Hargaysa and thereby give them legitimacy. Why else did they bring the monsters wrath into the city instead of facing his forces outside the cities.*
what countery u are talking about we are somalilander we untied with somali it did not work out so u want as to site and do nothing when our people is killed day in and day out that a countery u want ?
Raage Haa u shegayo waa adeerkay Mahamoud Muhammad raage Ahn
Viva janaral DAA'UD aun
run mawada aha wuxuu sheegayaa
Dr Edna Dawr weyn bay ku lahayd badbaadadiina
General Daud dhan buu ogaa dhacay cawil. General Dauud was a Somali hero, God fearing and statesman. he should give him respect. they were young guys who use to work for British and General Dauud was Chief of staff of Somali national Army, they weren't on the same level.
Koonfurbu u yahay geesi
Qaladku was aadami. General ku wuu qaldamay kaliya
And Dauud worked for Italian. He was not hero
@@popmarly8493 absolutely jawab fican
Ambassador awil
Salaam Calaykum HC,
Waxaan furayaa dood ka soo horjeeda HC TV oo ku saabsan sida shaashadani u bahdisho af-Soomaaliga.
Ambassador = safiir.
Waxaan rajeenayaa Soomaalida damiirka lahi inay joojiyaan daawashada warbaaxintan. Maxaa yeelay afka Hooyo waa muhiim. Haddii afku burburo, jiritaankeenuna wuu burburayaa.
Mahadsanid.
A+.
Safiirna waa Carabiye maxaa kala waddaa? Lol
@@cabdiraxmaanumada1588 Asalkeedii. Waa af-Soomaali. Ma kala garanaysid waxaan ka hadlayo iyo waxa ku qoran cinwaanka? Ilaahay ha ku garansiiyo.
Afsoomaaliga waxaa safiirka lagu yidhaahdaa DANJIRE ee sidaa ula socda
Sarkaalka fududi waa xasn kayd cawilna waa isku reer muuse care
❤❤❤❤❤❤❤❤
xasankayd waabu dhintay oo manoola ninka fashilayayna wax uu joogay shiikh oo waka janan caynaashe u yeedhay ee ku amaray inuu shiikh yimaado ku darsoo xasankayd waxa uu ahaa ninka inqilaabka ba hogaami naayay ee ugu khibrada badanaa
Cawilow umada dhimatay nabad gali
mansh allah Taariikh dheer buu xajigu ka waramay
54:40
😅😊
😅😅😊😅😅
😅
😅
Wax badan baan ka fahmay wareysiga Amb Awil
Ani hadaan fahmay wagaa waraysiga ciyaal baan ahaa😮
@@shakowaaw1791Anigaba zxp lkn from Mogadishu
Xasan keyd iyo ninkii fududaa sowka sheegaya markuu xasankayd dhaawacmay soo kii ka soo raacay taliska ciidanka booliska oo uu haystay Jaamac yare, Mida kale xasankeyd waxuu hogaaminayay Inqilaabka sidaynu warka ku haynay laakiin cawil iyo caabi buu sheegayaa inay ahaayeen qoladii fikirka lahayd inay ahaayeen
oo adigu mxd ku diidi waaba isla reerkiine haduu runta sheegay mise dalkoon dhanba baynu nidhaahna waxaa taariikh ku leh oo kaliyaata oo xoreeyey sidaad idinku u taqaaniin xassan kayd iyo maxamed cali cabdiqaadir koosaar iyo cabdiraxmaan tuur kuwaasa doonaysay in taariikhda lagu soo celceliyo oo aan dhaliishooda la sheegin oo laga dhigo awliyo ayagoo midh intaa leeg aan dheerayn dadka bale ay jiraan qaar ka taariikh weyn oo dalkan dhidibadiisa taagey reer ahaan awgeed ayaas saa u leedahay lkn hadaydun joojin weydaan afar tan garxajis ee maanka idinka qaaday anaga noo ma aha ee ardaayadiina marka la joogo ku caabuda oo amaantooda la dawakha
does any one know the name of the track song in the end of the interview ....?
Winter Warz by Wu Tang
ninka fudud ee inqilaabka fashiliyay waa xasan kayd, sida uu sheegayo cawil, waa loo baahan yahay in la waraysto dadka waayo araga
odaygan Congo miyaa mise waa Zair. hadhow bay odhan koonfurtu waa Sanwayn. kkkkkk
Wareysigan wuxu ku tusayaa inay konfuri weligeed ba ahayd qashin, in wax lagu darsado qalad tahay. waa sobobtay weli isku cunayaan. waxaan kula talinayaa dadka reer somaliland hadi la yidhah wada hadalo ha la sii wado , in ay qoriga qaataan. dawladii afweyne ee africa ugu xooga weyneydba wey rideen , dawladan al shabaab kufsatay biyo uma kabanaysaa lol qalaylka ugu xiira xassan sheekh
DOWLADI UU SAFIRKA U AHA EE SOMALIA AYU AJANIBKI KULEYAHAY WAXBA KAMA JIDHAN. WA DHIBKA SOMALIDA HEYSATA OO ADUNKA KULA YABAN. KALAHADAL BDN OO JAHIL NIMA KU QOTONTO.
tuugii hantida umada dhacay in lamaxkabadeeyo ayay ahayd
Ku
Sujuudbuu lahaa kulahaa oo ma reer koonfurbaa diinleh xasadbaa dhameeye
Hadii ma kuwaa qaadka iyo qamriga caadaystaa baa diin iyo qalbiwanaag leh??
Hhhhhhhhhhh been Waa taa
Cawil qaabka uu hadalka u dhigsy waxaa ka muuqata caadifad, midda kale oo aan doonayo in aan idin xusuusiyo xeerka ciidamada ka mid maaha in la qoro warqad qaab-kaas oo kala ah.
Gen Daauud in uu ahaa nin wanaagsan waxaa ka marqaati kacaya cadow iyo saaxiib, cawil waxaa u haboon in uu taariikhda uu runta ka sheego.
taarikhda baro janaral daud sarkaal minatariyaba ma ahayn ee sarkaal bolis ah buu ahaaye
Saad Daud sidaa uu uga waramay cawil ayui cabdilaahi kongana uga waramay warqada uu qoray janaral daa,uud
ka nixista warqda iyo dhul ku dhicitaanka janaralkana waa uu sheegay cabdilaahi koonga laakiin mushkilada jirtaa waxa weeye reer koonfureedku dad qalad galay inay ahaayeen isuma yaqaaniin dhalintan danbana lama marsiin karo cawil oo goob joog ahaana inay u arkaan nin caadifad hadlaya wax lala yaabo maaha waayo taariikhda ayey iyagu maydhaamaan ama badalaan
@@siciidmuuse5580 sax sidaa uu Cawil uga hadlay ayuu congo isna uga hadlay waana reality story
@@siciidmuuse5580 wixii is indho tiriya waxba nagama galin koley in uun haday damiir leeyihin dhacdo goob joogihi oo kow aan ahayn dhawr nin ay kasheekeyen haday iska indho tiraan waa dhaqankooda ismana qabtaan layaab na male loona joojin maayo
cawil waa lays yaqaan informant buu ahaa markuu safiirka ahaa waxa uu sheegayo in badan waa been cad