DEG DEG XM oo soo furatay Muwaadiniin Gacanta ku dhigtay HUB & Sarkaal HUBKII Asad Wareejiyay |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 дек 2024

Комментарии • 122

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 7 часов назад +18

    Waad ku mahadsantahay xasuusinta quraanka sxb markasta na xasuusi waxani waa aduunyeee ilaahay khatumada khayr haynoogu khatimo sida aynu halka ugu kulanay ilaahay ha inaga yeelo kuwo janadana sidaa ugu kulma AMEEEEEEN😊

    • @IsxaaqKeynan
      @IsxaaqKeynan 3 часа назад +1

      Geesi gesi dhaley

    • @IsxaaqKeynan
      @IsxaaqKeynan 3 часа назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 7 часов назад +9

    Ilaahay guusha ha siiyo reer qaza ilaahay ha naga aqbalo ducooyinkaa aan mar walba u ducayno

    • @fartuunmohamed1062
      @fartuunmohamed1062 7 часов назад +3

      Aamiin aamiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa

    • @HibonuuraNuur
      @HibonuuraNuur 7 часов назад

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin insha Allaah guul xamaas guul falastiin aamiin aamiin geesiyada islaamka insha allah guul falastiin aamiin aamiin geesiyada islaamka insha allah guul falastiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @HibonuuraNuur
      @HibonuuraNuur 7 часов назад

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin insha Allaah guul xamaas guul falastiin aamiin aamiin geesiyada islaamka insha allah guul falastiin aamiin aamiin geesiyada islaamka insha allah guul falastiin aamiin aamiin geesiyada islaamka insha allah guul falastiin aamiin aamiin geesiyada islaamka insha allah guul falastiin aamiin aamiin geesiyada islaamka insha allah guul falastiin aamiin aamiin geesiyada islaamka aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤

    • @AmalAbdirahman-cm9yi
      @AmalAbdirahman-cm9yi 7 часов назад

      Amiin

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 часов назад

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 7 часов назад +5

    maraykanku waa cadawga aadamaha gaza waxa kasocda waxa wadaa waa maraykanka waxaase yaab leh maraykanka noocaas ah ayaa wax baan dhexdhexaadin leh bal cadaalad xumadaasi eegga halkay nabadi ka jirtaa falastiin allah ha caawiyo❤❤❤❤

  • @CabdiBaasid-w6b
    @CabdiBaasid-w6b 7 часов назад +5

    Geeridu waa lama huraan lkn khaatumada khayr alle haynoogu khatimo aamiin❤😊

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot 7 часов назад +4

    Xm hool galo guul ah ayey fuliyeen maba isdhihin qoyska reer asad qof ka mid ah ayey shacabka siiriyaanka jeclaan doonaan. Falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhulka alaha la gooyo

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 7 часов назад +3

    Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @ZaynabSugulle67
    @ZaynabSugulle67 7 часов назад +2

    alle ha ugargaaaro wlleheeen rer qasa dhibka alle haka dulqaado intii dhimaty shahaadada alle haka aqbalo intii dhaawacantay alle ha caafiyo inta caafimaad qabtana alle caafimaad kooda ha utaam yeelo

  • @BahjabashiirMaxamadQaalib
    @BahjabashiirMaxamadQaalib 7 часов назад +3

    Maaashaa alaah ilaahay Guuusha hainagasiiyo

  • @ibrahirrsi354
    @ibrahirrsi354 7 часов назад +2

    Allah waxaan ubaryaynaa inuu guuleyo falastiin

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 6 часов назад +1

    ALLE ha ku caafiyo oo ha ku sharfo
    weriye somaaliyeed oo kula mid ah maan arkin jazakumullahu khair wll from hargeisa.

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 7 часов назад +2

    Guull iyo goobanimo reer Palestine insha Allah

  • @MuxumedXaaji
    @MuxumedXaaji 7 часов назад +2

    Rabi nasriga ha siiyo xm

  • @X_carlo
    @X_carlo 7 часов назад +3

    Allahu akbar ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 часов назад +1

    Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @AliElmiAbdi
    @AliElmiAbdi 7 часов назад +2

    Hasbiya allah wa nicma wakil

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 7 часов назад +2

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida siiba B/dhexe ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤❤

  • @Abdirahman-q6l
    @Abdirahman-q6l 7 часов назад +1

    YaamuQalibal Quluub sabit Qalbi ilaahay wa Qalbi ga rogroge ilaahay aya kaweciyay reasad

  • @XaraaroIbnudagaal
    @XaraaroIbnudagaal 4 часа назад

    Maracade show madaxey waan ku wataaa wlhii habeenkii ma seexdo anigoo warkaga maqlin sxb

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed 7 часов назад +3

    Aamin aamin aamin Yaarabi

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 7 часов назад +2

    Allahu Amen aamiin yaarab❤ 🤲

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 7 часов назад +2

    Mahadsanid walaalkay maxamed ciise

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 7 часов назад +1

    ❤illaahw❤ islaamka guulsii aamin. Aamin Aamin ❤yaa rabi❤

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 5 часов назад +1

    Alaha reer qasa culayska ka dulqaad amin

  • @NimcaanYousof
    @NimcaanYousof 7 часов назад +2

    Masha..allah

  • @dahirkote
    @dahirkote 6 часов назад +1

    insha Allah mlinba Iman doona falsitiin ay gulasysan doonaa insha Allah

  • @IctiraafFarxan
    @IctiraafFarxan 7 часов назад +2

    alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 часов назад +2

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

    • @HibonuuraNuur
      @HibonuuraNuur 7 часов назад

      Salallaahu calayhu wasalam Sallalaahu calayhi wasalam SCW salallaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 часов назад

      ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤

  • @abdullahimohamed7898
    @abdullahimohamed7898 7 часов назад +2

    masha'ALLAH ❤

  • @Dujaana12Dujaana12
    @Dujaana12Dujaana12 7 часов назад +1

    Waad mahadsantahay marcadde waaye xaqiiqada noo soogudbisa daraadeeda

  • @AhmeddahirMaxamed
    @AhmeddahirMaxamed 7 часов назад +3

    Asc

  • @CabdiwahabAdan-sc7hq
    @CabdiwahabAdan-sc7hq 7 часов назад +1

    Waa sas bro amin amin yaa allah 🙏

  • @MuusesiciidMuusesiciid
    @MuusesiciidMuusesiciid 7 часов назад +2

    Aamin

  • @FarxaanBashka2
    @FarxaanBashka2 7 часов назад +3

    Salaan sare maracade 😂😂😂

  • @abdikadirfarah1281
    @abdikadirfarah1281 7 часов назад +1

    Allaahu akbar

  • @CabdirisaqShugri
    @CabdirisaqShugri 7 часов назад +1

    Alla ha idin cadaabo rer asad

  • @NasroIbrahim-j6e
    @NasroIbrahim-j6e 7 часов назад +1

    Allaha ugagaaro reer falastiin

  • @Zakariamohamed-q2x
    @Zakariamohamed-q2x 4 часа назад

    Maracd show wan ku salacmi saxip sare ❤❤

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 4 часа назад

    الله أكبر❤
    الله أكبر ❤
    جزاكم الله خيراKata ib Alqasaam ♥️

  • @Marax-wb5hj
    @Marax-wb5hj 6 часов назад +1

    Aad baan ugu qancay warkaaga

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 5 часов назад

    Aamiin ilaahayaw khatumada kheyr noogu Keatin palastiina guusha udanbeysa sii oo dhulka lajsr yuhuuda cadawga ah

  • @aadanmaskiinow59
    @aadanmaskiinow59 7 часов назад +2

    WLHI SXBOW MARACADOW WAX KALIYA OO AAN YOUTUBKAN AAN KU JECLAHAY WAXAAD TAHAY QOFKA KALIYA OO MAR WALBO AAKHIRADA NA SOO XASUUSIYO ADIGA NEH AJIR IYO XASANAADA AAN LA SOO KOOBI KARIN RABI HA KA SIIYO 🙏🙏🙏🙏

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 6 часов назад +1

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar

  • @MADASHASOMALIDAMEDIA
    @MADASHASOMALIDAMEDIA 6 часов назад +1

    Aduunka soomaali uunbaa kiis qof galay qof kle u dila

  • @RammadTV
    @RammadTV 7 часов назад +1

    welecome maracade show

  • @SamatarAbdi-lc1zd
    @SamatarAbdi-lc1zd 7 часов назад +2

    🇮🇱 weligeed magaari doonto hadaf keeda innaguna waan uducaynaynaa wllhena reer Falastiin weliba muqaamada xamaas

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 5 часов назад

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI

  • @hiremaxamedxajiXaji
    @hiremaxamedxajiXaji 7 часов назад +1

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @Maxamuudcabdi-s4c
    @Maxamuudcabdi-s4c 7 часов назад +2

    Xm haddiba toore gacanta ay ku dilayaan mey qabsadan ee maxabiis ahan ay ka dhigtan😂😂

    • @CigaalGeyre
      @CigaalGeyre 6 часов назад +3

      Maxabista cunto uma hayaan inay dilaan ba la qaata

  • @HamuudiApdi
    @HamuudiApdi 3 часа назад

    40 Qof ducadoda waa la aqbalaa muraad lee yahay isoo duceeya wllaha muxsininta 🙏

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 часов назад +1

    Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @AbdinuurHassan-gq8nl
    @AbdinuurHassan-gq8nl 6 часов назад +1

    ❤❤❤❤

  • @XasanCabdi-j8r
    @XasanCabdi-j8r 7 часов назад +1

    Musliminta melwalba ay jogan waxan leyahay guuuuuuuuuul

  • @ABDIABDIABDIABDI-ss8sd
    @ABDIABDIABDIABDI-ss8sd 7 часов назад +2

    😮

  • @jaraaygarrare3540
    @jaraaygarrare3540 5 часов назад +1

    Alhu akbar

  • @Dujaana12Dujaana12
    @Dujaana12Dujaana12 7 часов назад +1

    Guul alqassaam

  • @UbaxsiciidAxmed
    @UbaxsiciidAxmed 7 часов назад +1

    ❤ zxb MC. Guul qaza

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 7 часов назад

    Illahow awoododa u dhameytir reer falastiin Aamiin aamiin

  • @BashiirFaarax-g3c
    @BashiirFaarax-g3c 6 часов назад

    Allahu akbar ☝️ 😢😢😢😢😢

  • @CusmaanMustaf-q2z
    @CusmaanMustaf-q2z 6 часов назад +1

    ❤❤scw

  • @MukhtarYusuf-k9u
    @MukhtarYusuf-k9u 7 часов назад +1

    ilahow ugargaar walaha falastiin

  • @abdisalamabdirahman5718
    @abdisalamabdirahman5718 5 часов назад

    Bro ilahay haku xifdiyo aamiin yaarabi

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 6 часов назад

    Rabiyow cadowga uga gargaar reer falastiin

  • @Abdirahman-q6l
    @Abdirahman-q6l 7 часов назад

    Scm med/ciise guul
    Ilaahow muslimiinta ugargaar

  • @Zakariamohamed-q2x
    @Zakariamohamed-q2x 4 часа назад

    Micinaha maxan arkii lis weydinaayo ya qaldaan ❤❤ ee waxa wayo mida jirto nafsull jahad oo lugu wadaayo yahuda ila ay kajojineyso kumadka falasthin

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 4 часа назад

    M.allh
    Wof walba wixi uu beerto ayu gurta
    Aaqiro iyo aduun

  • @zakihaji5616
    @zakihaji5616 7 часов назад +1

    Aabahay Aya dhintay ee ha la igu so duceeyo 😢

    • @HibonuuraNuur
      @HibonuuraNuur 7 часов назад +2

      Illaahay haw naxariisto Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin insha Allaah yaa Rabil caalamiin aamiin aamiin

    • @Fadxi-p5h
      @Fadxi-p5h 2 часа назад

      Ilahay ha unaxariisto amiin

  • @AmiiraNasri-dc5qo
    @AmiiraNasri-dc5qo 7 часов назад

    Allaha uu gargaaro wll Palestine 🇵🇸

  • @abdullahimohamed7898
    @abdullahimohamed7898 7 часов назад +1

    Amin kuligen

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 часов назад

    Ilahay waxaan weydisanaya in uu iddejin nayrobi

  • @alimunye1564
    @alimunye1564 6 часов назад

    Allahu Akbar guul falastin

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 5 часов назад

    Aamiin.Aamin.Aamin.Alaha.kaa.Abaal.marayo.xasanaad

  • @Bishargabaneadan
    @Bishargabaneadan 3 часа назад

    Asc mxaa somalia warkeda usodabaneynin mxaa jira

  • @CabdulqadircabdiwaliJama
    @CabdulqadircabdiwaliJama 6 часов назад

    Saaxiib caada xunaa leeyahay waana jari waayay ee ilaahay iiiga barya inuu iga jaro😢

  • @IsxaaqKeynan
    @IsxaaqKeynan 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idrissabdi2308
    @idrissabdi2308 7 часов назад

    Muslimiinta illahow uu gar gar siiba reer Falastiin

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 часа назад

    Ethiopia 🇪🇹 burburkeedii ayaa soo dhow iyo Shicibka 5ta Somali oo isku soo dhawaata ayaan dareemayaa walahi rajadu way diican tantahay Cadowgu firxadkoodii iyo wixii u qarsoonaa ayay cadho daraadeed qarsan waayeen walahi wll Ciidan ayaan ahay saansaanta cadowga ayaan dareemayaa walahi 💪🏼💪🏼 InshaAllah guushu waxaa leh Somalida xalaasha ah ee Diinta iyo Dalkan difaacayay hadana heegan u ah walahi maantana waan ka’awood badanahay cadowga iyo Xulufadiisa Yuhuuda iyo Reergalbeedka iyo Arsenal oo ay wataan CIA iyo Yuhuuda ay maalgaliyaan Masarna waa shaatiga Yuhuuda InshaAllah halaagooda ayay soo raadsanayaan walahi Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 waan ka’adag nahay Ciidamada maamulada waxaa ka buuxa ciidan Oromo ah 40% iyagaa kaalmo siinaya Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 inay si fudud u maraan deeganada walahi waan la’soconaa waana sidii shalayba Tigreegu uu Koonfurta ku qabsaday waana lagu jabiyay Mujaahidiinta oo ilaahay kaashaday maantana waan ka awood saraynaa Mujaahidiinta shalay walahi shicibow niyadda khayr u sheega diyaar garoobana naf iyo maalba InshaAllah Cadowgu halaagooda iyo baroortoodq ayaa soo dhow bi’idnillah kariim SomaliGalbeed iyo NFD way ka’xoroobi Cadowga madow iyo cadowga cadba ee gadaal kataagan inshaAllah 5ta Somalina dib ayay u midoobi oo xuduud dambe jirimaayo ilaa Jabuuti ilaa Herer ilaa Nairobi waana dhul somali asalka magacana laga badalay iyo Adis wayna soo noqon InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 4 часа назад

    War farxad leh

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 6 часов назад

    Allaha akbar

  • @mohamedabdiqadir2186
    @mohamedabdiqadir2186 2 часа назад

    Amiin amiiin

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 7 часов назад

    Xamas hubkii miyaa ka dhamaday ?

    • @CigaalGeyre
      @CigaalGeyre 6 часов назад

      May istraajiyada dagaal bay badalayan

  • @RammadTV
    @RammadTV 7 часов назад

    wali waxaanu kaa sugaynaa maracade documentry warbixintii usama binu laden... insha allaah...

  • @osmanabdul409
    @osmanabdul409 6 часов назад

    Aamiin

  • @WoliWo-i2j
    @WoliWo-i2j 6 часов назад

    Libaax uistaagy xaqa oo kahoryimid waalidkii oo daalimiina, ayuu ahaa, waa meel kuadag ninkasta in uu kahoryimaado, iskadaa in uu mucaaradee

  • @ZaynabMOHAMED-y4l
    @ZaynabMOHAMED-y4l 5 часов назад

    Mahamed ciise mahad sanid wll khyr side

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 6 часов назад

    Codsi videos noocaas ah links hoos noosoo dhig mesha aad kala soconee
    Mahadsanid

  • @NuurAduunyo-u9e
    @NuurAduunyo-u9e 7 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmarShkhk
    @OmarShkhk 5 часов назад

    Wankusalami Maxamd isaa

  • @CabdimawliidXasan
    @CabdimawliidXasan 5 часов назад

    Wan idindhagesa wadmahadsantihin

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 7 часов назад

    Madaxweynaha belarus wuu ka caqli badan yahay kan Ukraine hada salaniski hada muxuu faa,iiday la dagaalanka ruushka Aakhirkana ruushka lagama guulaysan doono oo marna ruushka tanasuli maayo

  • @MahamedadenIge
    @MahamedadenIge 6 часов назад

    AllAhu.agbar

  • @AbdisamadDaud
    @AbdisamadDaud 6 часов назад

    Kala hooya inay yihin iga baxdi

  • @CabdimawliidXasan
    @CabdimawliidXasan 5 часов назад

    Warkumakishalay ba

  • @DiniishekhwadaniDini
    @DiniishekhwadaniDini 7 часов назад

    Waxa taas kasidaran dad muslina Aya wali kuleh maraykan

  • @IsxaaqKeynan
    @IsxaaqKeynan 3 часа назад

    Sxb wakusalaamey

  • @IsmailMahbub-f1m
    @IsmailMahbub-f1m 6 часов назад

    سيهزم الجمع ويولون الدبر

  • @CabdimawliidXasan
    @CabdimawliidXasan 5 часов назад

    Waxad nokalasarta

  • @nimcanabdi9437
    @nimcanabdi9437 7 часов назад

    Tabtii ankuwaday waykutagantahay

  • @CabdimawliidXasan
    @CabdimawliidXasan 5 часов назад

    Kishaiay iyomanta

  • @IctiraafFarxan
    @IctiraafFarxan 7 часов назад

    alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @mahamudcali-n7t
    @mahamudcali-n7t 5 часов назад

    Aamiin