@@sharmakeali5248WUXU KA RABAY INAY REER BICIDYAHAN GALAAN DAGAAL CUMAR MAXAMUD KUNA DHAMAADAAN MAADAAMA COLAAD HORE MAREXAN(CELI) IO REER BICIDYAHAN SOODHEX MARTAY
Reer Caabduwaaq iyo reer puntland wa dad walaalo ah. Mana fiicna in shaqsi fidna wale ahi isku diro. Majeerten wa dad ul iyo diir ah dhib ka dhaxeeyana ma jirto. Sade daroodna waxan filayaa in iyaguna sidoo kale yihiin. Viva Darood ismaaciil
Mj waa dad aan is fahmayno inay iskusoo dhawadan oo coladi ka dhaxaysay yaraato buu sababay gabaygaas hore e u tiriyay ina xaaashi waranle Hadaanahay mr waan jecelnahay mj iyo dhaman midowga D5 Waxay ahayd ba halkaas rag adag baa isku hardiyay waana is qabasho aan laabta sii jirine kaftanku ha socdo Dhab na yaan loo ekaysiin
Majeertan faan ma daayo mareexan hawiye dir cabudwaaq kasaari wayday Balse gabay lagu faan iyo caboota majeertan lagu yimada ficil hadal is leh mareexan lagu taaga
Waranle micnuhu waa nin aan hub haysan maansada xuub caaro waxa weeye oo ay tidhi maansadu waranle waa sida xuubka caaradu samayso oo dhagad yar ama ul ama bakorad yaro aad sidata ku filan waranle =xuubka caarado kale hhhh good point 👍😁
Iskda inaan mareexaan hiil doontee harti oo iladhashey ban hiil wydiisan adigu xgee jogta hadyba dhafto kablalax ban wax udoonan adiga mrkas kadib ban kuu bahan
Kismaayo waxaa si rasmi ah u leh oo Daarood waxana ugu deegaan badan Mareexaan hadaan been la rabin Axmed madoobena kenya dhulka u qabatay waa nin MJ oo mareexaan iyo ogaadeen labadiisa garab yihiin kalana xigsanayn
ASC somaaliyeey dadka Marerxaan wax ka sheeygayow please select your language before you say something about Mareexaan becouse Wuxuu idin baray Gobanimo wax la yiraahdo Sarmaangarow
Gominimo waa udhalasho wakas ninka majerten calanka buluga ku qatumay ilka yar anaga dacaski ka badalnay duqina wad ka cararten anu kursiga ku farisinay cala shan al darodiya kk casharku majerten melin jiray ku ceshigisi dheh kkk
Majeerteen adiga wey ka adagyihiin waana mid la ogyahay Marexaan isbahaysi ayay wax ku yihiin kaligood waxbo iskama celin karaan maalin galinkeed madagalami karaanrasaasta ka go ayso dad sabool ah oo kibir badan jaahilnimo ayaana inta u raacdo
War wax iska hubiya Puntland maxamud saleban wax lugu shego ka wayn Colaada sokeeya haw dhaba xaarina anagaa M.s ah oo reer qardhooda tol MJ kasokeeya ma lihi
Waranle abwaan ka xumatay marki aad saldandi daarood iyo warsangeli buuraha calmadow saartay waxad ilowdey inan ahay suldaanki somaliland inigo haybta sare harti ah 👈😁 tolow halka maansada gabay wa anigi ku giigsanjireye gabayadan marexan iyo harti isku maagay Suldaanki ka arinsha sow caaqil ma aha hhhh😁
gabaygan waxaa la rabey in lagu abaabulo colaad reer bicidyahan iyo cumar mohamud balse waxaa ka soo jawaabey wiil reer mohamuud afkaaga caano lagu qabey laandherinimo majeerteen baa reer maxamuudow noo haysan cayayanka buufiya Dagaal huri buu is yiri balse isaga baa cashar ka qaatey
gabayga buul caaro dhafoor qiiq magacaas ciyaar kuma bixin.
guul reer mohamuud
casharkii caweer mariyey baa dib loogu celiyey dhiiga biyo ma ahn Wiil qasim
Sababta ninkaa aan tolka nahay uu labada jilib ee walaalaha isugu guubabinayo baan ragan waayey wiilkaa reer maxamuud laandheere nasab ah weeye
@@sharmakeali5248WUXU KA RABAY INAY REER BICIDYAHAN GALAAN DAGAAL CUMAR MAXAMUD KUNA DHAMAADAAN MAADAAMA COLAAD HORE MAREXAN(CELI) IO REER BICIDYAHAN SOODHEX MARTAY
Reer Caabduwaaq iyo reer puntland wa dad walaalo ah. Mana fiicna in shaqsi fidna wale ahi isku diro. Majeerten wa dad ul iyo diir ah dhib ka dhaxeeyana ma jirto. Sade daroodna waxan filayaa in iyaguna sidoo kale yihiin. Viva Darood ismaaciil
Warunataa'viva darood💝❤👍💞
Mareexaan walal ilama aha abwaankooda sida u hadlaya doonaya inaa isgaabino jecelyihin ilkayar waji maleh
Uf yaa walalnimo inakaga baahan
From reer cabudwaaq
Cali dhoof Laandhere reer maxamuuda oo Aadan qaasina waliba reer faahiye ah
Oo
O
O
Nin Reer Faahiye kuu kasiiyahay sxp@@jamabashir382
Mj waa dad aan is fahmayno inay iskusoo dhawadan oo coladi ka dhaxaysay yaraato buu sababay gabaygaas hore e u tiriyay ina xaaashi waranle
Hadaanahay mr waan jecelnahay mj iyo dhaman midowga D5
Waxay ahayd ba halkaas rag adag baa isku hardiyay waana is qabasho aan laabta sii jirine kaftanku ha socdo
Dhab na yaan loo ekaysiin
Majeerten an Cumar iyo cusman iyo ciise ahayn majiroh
naga aamu doqonyohow mj ilaah baa laandheere kadhigaye hasogaabin e ilaa bosaso iyo wardher inta u dhaxysa
Reer biciidyahanku birlabka soomaalida weeye qabiil soomaali aysan caasha galin ma leh Mareexaan, ogaadeen, dhulbahante, hawiye 😂😂😂
Ma dal bay kaa dhaceen marka geel bad ku dirirteene
Ma cali gari baa dhulbahante noqday dhabayacoy nacala saliid ku yaala 😂
Marexan iyo majerten waa dad wada dhashy oo darod ah lkn abwan wranle aun wxuu rabey inaan fooda isku keen gasho harti oo dhan
Wuu noolyahay Cabdullaahi Warsame.
0:23 0:25 0:30 0:31 0:32 0:34 0:36 0:38
gabey fidno iga dheh, kanso dhigay ayaa laftisa nacasa, adeer way wada dhasheen rer caabudwaaq io reer puntland cidi ma kala dhexgasho haku habsamina
Mareexaan iyo majeerteen waa dad wada dhashay.
Gabayadan waxpa saamayn mayaan
11:19 calankeena buluugan waan ku dhimanaa si kastoon isu kala xamaasadayno oo u kala faaano🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Calidhoof gambarey laandhere rer mohmuud 👋❤
Gabayga la magacbaxay ( seefta banaanka l wuxuu ahaa gabay uu tiriyay nin xanuunsanaa balse jawaab qiimabadan baa lasiiyay.
Abwan sufi aw cali sharaf iyo karamo
VIVA SOMALIA MARADA BULUGA AH XIDIG CAD BAA KUTAALO ADEER
eeyaahee magaca iga sax anaa watee waa Ganbarey saas un u qor wll nin dadka kalayaqaan waad iila egtahay
Magaca sax dheh magac mu ciyaarka jooji dheh dambi buu galay ninkaas
Majeertan faan ma daayo mareexan hawiye dir cabudwaaq kasaari wayday
Balse gabay lagu faan iyo caboota majeertan lagu yimada ficil hadal is leh mareexan lagu taaga
Landherayaal darood ooo kaftaanku qabto alxamdulillah iyaagu haysku faanen lknse ciid kale Uma faanii karto boqortoyada darood ismaaciil
runtii majeerteen waa is gumeeztaa wayna kala baqaan mj qaarbaa xoreen ubaahan walaahay
Viv mjrten iyo harti
Iyo mareexan bro we are olle daarood
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
MAJEERTEEN SHAN TA REER EE UGU XABADA KULUL OON DAGAALKA SOKEEYE JECLAYN WAA
1.REER BICIDYAHAN,2.CABDIRAXIN IBR,3.UGAAR SALEEBAN,3.CIISE DHUUX
warkaas kulaabasho weeye
Labda gabayba seefta banaankaa tirshay waana kan labaad ku qasby willashiisha ay rreer abti u yihiin majerteen marka saas oola socda waana gabay iska kaftan ah
Go bolooga 👉🏿🇸🇴✍🏿🔥🔎?$$$$$🇸🇴🤳🏿🇨🇦💥
Cali guray cariiqsiga Y duu ku ahaa dheh waa ugaaskii saldanadii cal miskaad ee dishishe
Awowgay cali Guray Alle ha unaxariisto
🤣🤣🤣🤣mj xornimo goormay udirireen taariikhdu waa xusantahy
Waayhy marexan baa xoreeyay indr hhhhhh
Hadad taariikhda hyso dhulka kaliya aan somaliya la gumysan waa dhul mj halgnkna syl 5nin oo mj Ku jiry xita daaroodka kle hal qof ugma jirin aan iyga ahyn
@@abdallejama7086 Adeer, 13kii SYL afar ka mid ah, oo uu ku jiro aasaasihii SYL waxay ahaayeen Majeerteen. Waa seddex meelood meel.
In aad aaminsantahay in SYL ahaa urur waddani ah oo xornimo u durir ah haddana aad aaminsatahay Majeerteen in uu ahaa dabo dhilif waxaagu xiqdi, xasid, quuri waa' iyo xog la'aan.
Hala barto taariikhda.
Waranle micnuhu waa nin aan hub haysan maansada xuub caaro waxa weeye oo ay tidhi maansadu waranle waa sida xuubka caaradu samayso oo dhagad yar ama ul ama bakorad yaro aad sidata ku filan waranle =xuubka caarado kale hhhh good point 👍😁
Gabayga runtuu taabsiiyay wallee Buul caaro😂
,
Hhh nimankii cirbha aasan jiry caadaw markuu muuqdu aleelha hadal hadi waxa dheef lagaa wuu dhmeeyey buul caaro
Hartinimo🦁
🎉🎉🎉
Majeerteen iyo Mareexaan iyagaa dadka iska xiga oo Tola dhexdooduna idinma deeqdo hawiyihii iyo isaaqi nalaga uumayoow
Anigoi mareexaan ah aduunka waxaan ugu jeclahey majeerteen waana gob odoyaal iska gabyey ma matalaan mareexaan iyo majeerteen
Haaaa sxb wlhi anaguba waan jecelnahay reer tolkayo waanagii kismaayo wada difaacanay 1992 markuu Gen. Morgan lahaa Daarood waa Mareexaan kaliya cid kale ma jirto waana runtii waa birlabka daarood
Ilaaheybaa na lehe majeerteenku waa gobta daroodka anigu 15ayaan dhalinyaro majeerteen saxiibo aheen waa boqortooyo waana dad iska kaftan badan lkn aan cuqdad laheen
#Aar sade oo libaax ah
Beentiisa day waligood majeerteen waxaa difaacijiray mareexaan ee majeerteen cidna wax mataraan
Cabdiwali Kismaayo
Adeer miyaad is dabaalineysaa somalidu wey ogthy in Majeerteen weligiis idin gacan qaban jiray.
Anigu malihi Mareexaan waa dad fulayo ah waan oghy dad dagaalama iney yihiin lkn ha iloowin ragii Siyaad bare Gacanta Hawiye kasoo saaray waxey ahaayeen rag Reer Biciidyahan Majeerteen ah
Hadad wax difaci kartid odaygiini maxad iga cararteen soo aniga. Soo badbadiyay anigu
Hhhhhh majeerteen goormay geesiyada noqdeen
Gavol Navol Majer siyasad wa lago dameya darod ama somalida kale lakin wale dhan ay ka jiran ban rag adag ka jirin
Iskda inaan mareexaan hiil doontee harti oo iladhashey ban hiil wydiisan adigu xgee jogta hadyba dhafto kablalax ban wax udoonan adiga mrkas kadib ban kuu bahan
Majeedhen 🏳️🌈 Jilicsan walee waranle meel bu kaga soo haray 😂
Kkkkkkk iska ooy sucaado saciid aan baraxleey ku canshuurathy
aa 20qof budili karaa ruux Carey san,,💌✍🏿👩🦽🍉🍉🍉🍉🪔🎹🎥🎭🎭🎭💵🪓🪓🪓💣
Majeerten waa walalaheem hala dhaafo marexaan tala xumadeena wata manta kismayo baan kenya marti ugu noqonay.
Kismaajo kuwaasha doqon geed dage
Kismaayo waxaa si rasmi ah u leh oo Daarood waxana ugu deegaan badan Mareexaan hadaan been la rabin Axmed madoobena kenya dhulka u qabatay waa nin MJ oo mareexaan iyo ogaadeen labadiisa garab yihiin kalana xigsanayn
@@mohamedshakaal1545 KISMAAYO DAAROO MALEHE GEDO O SIYAAD BARE KAAGA DHACAY RAXAN WEEN WAA HORE SHEEGO SHIIQAAL IYO GAALJECEL AYAA BAADIYAHA IYO KISMAAYO DHEXDEEDA DEGAN MARKA DAAROOD MA XISHOODO JUBLAND DHAN KISMAAYO AYEY KUSO KOOBEEN O WADA SHEEGTAAN AYIDOO DADKII DEEGAANKA LAHAA ILAA GOOB WEN AY JOOGAAN NINKII DHOOF KU YIMIDAA GEERIDU DHIBEESAA.
Ragu waa wada hadaleen d
Nabee
@@aisha665 soo baro tariqda gedo xoolo siyad bare MA dhalan Markey mareexaan gedo lahayeen
Geeraar shihiiyow gunta waxaad tiraahdaa gobanimadu xoog maaha /1/6/2023/
Magalada afbarwaqo sawir keda maxa mesha kenay😂
Majeerteenoow dhuusada iyo faanka maad soomaalida ka deysid mareexaan ayagaaba idinwaardiyeeyee boowe gun baa gun taqaana sow adinkii dhihi jiray markaan galkacyo seeynta kugu dheganeeyn adeerkeey caydiid barida aad iska dharbaaxaysaan joojiya plz somali way istaqaanaaye
He is not majeerteen!!!!!! That’s dhuuscas.
ASC somaaliyeey dadka Marerxaan wax ka sheeygayow please select your language before you say something about Mareexaan becouse Wuxuu idin baray Gobanimo wax la yiraahdo
Sarmaangarow
Mantana tulkey heley dadkii laygaa berey re waq waliba re muse
Gominimo waa udhalasho wakas ninka majerten calanka buluga ku qatumay ilka yar anaga dacaski ka badalnay duqina wad ka cararten anu kursiga ku farisinay cala shan al darodiya kk casharku majerten melin jiray ku ceshigisi dheh kkk
Hg markee gaakacayi kuguxasuuqday waxa kubadabaaduyay oo gaalkacayo kuuxoreeyay waa mareexaan awaal makihdiine
@@qadarqadar2387 😂😂😂😂😂😂 waar inankan waa jaahil jaahil dale oo ilka yar ah. War dee tarikhda MJ ayaad sheeganesa ileen dad tariikh leh matihidine. Teeda kale xooga aad ku xoreyseen Galkacyo maxaad ugu xoreynweyse Dhuusamareeb iyo degmooyinka Balanbal iyo Caabudwaaq oo HG Cayr kugu haystaan ila iyo xiligan. War hedhe wagardhac wa laga qixiiyay degmooyinka ay ku lahaayeen Galguduud. Marka xooga aad shegaynesid maxaad is kugu quuri wayday isheg adeero gacaliye. Aarr ilika yar faan badnaa 😂😂😂😂😂 Galkacyo aan xoreeyay kula haa 😂😂😂😂😂
Kkk majeerteen geesinimo kufaanaayo sooyaab ma ahan kkkk somali ba laweydiinayaa taas
Cabdiwali Kismaayo ma udiiidaysaaa majerten ader geesinimadeeda
Majeerteen soo maaha ninkii siyaad baree ka badbaadiya mooryaantii USC ee daaroodnimo dhiigu u damqaday isagoo siyaad laayay alla ha unaxariistee
Majeerteen adiga wey ka adagyihiin waana mid la ogyahay Marexaan isbahaysi ayay wax ku yihiin kaligood waxbo iskama celin karaan maalin galinkeed madagalami karaanrasaasta ka go ayso dad sabool ah oo kibir badan jaahilnimo ayaana inta u raacdo
You don’t understand gabeyga. He not majeerteen.
War geesinmoy xaal qaado geesinmo adigu wada qaado indr
Casar baysaleeba erayeen kanacodeeyee mareexan raga maalinkay boqonaha iscalaashato looyeeroh
Suqyadi melah badankoda xubki caro ilweyn kuduban hadana qalasha sidey ufurtay maqayadihi meshi musqusha mesha lagudukado iyo kuwa gorofo ladaganeyn nadafad maurabo xarbatur iskadhig jamacada horteda cidi indhaleh kalexan donte cida biyadagen jidadkedana busley yeeysobixin kuwa dhofka kuyimid meshoda melkadheer sida darasalam itobiya iska xadari udono nidam kismaya islaheysana itag itobiya warer cawo waalowabarista
😅
Majeerten wagobgobidhashay kkkkkk mareexan wamasarbadan guul guul guul guul majeerten
Odayaal.waye.waxaa.soomaaliya.isku.diro.saasaa.kenya.iyo.itopia.naga.faa.ideysatey.ragii.i.difaaci.lahaa.soomaaliya.qabri.ayey.adeen.itopia.ayaad.cabid.u.noqoneysaa.odayaal.aboot.lafahoodii.cuneen.oo.ilahey.hor.taagan.u.taxaa.adunka.hore.ayuu.u.socdaa.ninkaan.walaahi.beer.inuu.iska.fasho.aa.loo.qatey.war.orod.kukuuyo.iyo.huururu.iyo.itopian.iyo.oromo.iska.bixi.
Ibiil kini watiree muga adiga soobil hada wax ismoday irsaqaden waxa ognahay lala kamadhigo hadana leskuma horiyo sida dacayada canaboraha wax mahanbeyaha
Waxkle
Mareexaan maxaa kagalay buntlad iyo maxameed saleebaan ilkayar adaab maleh
Sumaya Sara Hassan ok
Sumaya Sara baayo maxa nocayaysa
Mareexaan yuu waxaa kagalaya
Www gesinmo cise maxmud saleman
War wax iska hubiya Puntland maxamud saleban wax lugu shego ka wayn Colaada sokeeya haw dhaba xaarina anagaa M.s ah oo reer qardhooda tol MJ kasokeeya ma lihi
masha alah
Waranle abwaan ka xumatay marki aad saldandi daarood iyo warsangeli buuraha calmadow saartay waxad ilowdey inan ahay suldaanki somaliland inigo haybta sare harti ah 👈😁 tolow halka maansada gabay wa anigi ku giigsanjireye gabayadan marexan iyo harti isku maagay Suldaanki ka arinsha sow caaqil ma aha hhhh😁
Oromo
Soo qabaan cayr unoqon maysi been badbaa
Faaaaanooow ba
Kkkkkkkk
Afkiisa.xaar.le.ka.socdo.assassino.eyahaa.ayaa.ka.sharaf.badan
Ninkaan.waa.itopian.soomaalida.isku.dirayaa.
Gabay gabdheed kan danbe faan badanaa nacalaa dhalaye
Maxaaraan baa hooyadaa lagaaga dhalay
Cay badnidaa??