Maryan Mursal Iyo Kunciil-Heestii Inan Yahow Rucliyo Arod Ku Raadshay-Daawo Qosolka Aduunka2018 Uktv

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 43

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад +10

    Masha'Allah Maryan Mursal Xijaabka Quruxbaad kutahay. Allaha kuu siyaadiyo, Wanaaga kaamuuqdo, amiiiin amiiiin

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 4 года назад +7

    MASHA ALLAH AFKAAGA CAANO LAGU QABAY MARYAN MURSAL WAA FANAANIINTII AFKA SOMALIGA XAJINAAYAY WALHTIGODA IYO AFKA SOMALIGUNA WUU LA DHAMAADAY

  • @niyatiichannel
    @niyatiichannel 5 лет назад +11

    Quuran isaar qurankaa wax kafican malaa dowoo waxba kumaa tareso idee mcn

  • @kareemabasheer9586
    @kareemabasheer9586 3 года назад +7

    Wiilka hayga maqashiin😂😂😂

  • @MahdiCabdinuur-ot7kq
    @MahdiCabdinuur-ot7kq 5 месяцев назад

    hooyo maryan waa hooyo somaliyeed qaali

  • @mksomalilyrics2506
    @mksomalilyrics2506 5 лет назад +5

    Masha allah mamo Illahay ha no ka xafido

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 2 года назад +2

    Intay dadka aduunku luqad ayku meelmaraan baranayeen anaguna hobalada waabari heesahoida ayaanbaranaynay luqada Somaliga waa afkeena aan baranay inse luqad labaad oon aduunka kula jaan qaadno in nalabaro ayey ahayd oon buugta aduunka ku akhrino.Maryan Mursal waa hooyo qalbi fiican dhamaanteena Allaha Ina hadeeyo.

  • @ADANFARUUQ
    @ADANFARUUQ Год назад +1

    Maama aan aad u jeclhy, surely rabbi cimri dheer iyo caafimaad taam ah ha siiyo

  • @abdallaahmed1562
    @abdallaahmed1562 4 года назад +5

    Mamo maryan mursal ciise alaha ku xafido danbigaagana alaha dhaafo heesihii hore waxay ahaayeen heeso xigmad leh guubaabo ah inta badana waxgal ahaa bal hada kuwa laqaado waa kaasee meel ay usocdaan kaaley adigu sheeg war ileen anagaa yaab aragney by: qadar m nuur

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 5 лет назад +4

    Masha Allah Allah idin xifdiyo dhamaantiin InshaAllah

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 5 лет назад +3

    We love you guys forever keep going 🖐🌹🌾🌿👍🤝💕

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 5 лет назад +8

    Mamada wa jclhy wlhi alow ku xafid♥️🌹

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 2 года назад +2

    Maamo maryan mursal ciise bootan 😍

  • @kafiyaidil3159
    @kafiyaidil3159 4 года назад +3

    Mansha alaah qurux waa udhalasho wata quruxi hablaha database is just googooyey ogaada quruxdu Canaan maaha Matawan mansha alah hada way madowdahay cid kaqurux basana badana majirto mansha alaah

  • @isseosman3574
    @isseosman3574 3 года назад +2

    mashallah maamada allaha xifdiyo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 года назад +1

    30 gabadha khadraaydahir faraxsan tii daraadeed jaceel iyo farxad rabi igu hagaajaay layga dooqay hablaha.waaw

  • @aartupe9076
    @aartupe9076 4 года назад +5

    Mama qaran

  • @muhacade7814
    @muhacade7814 5 лет назад +2

    masha allah allow ku xafid mama maryan macan allow cafimad ku sii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaalapdulhijsb8834
    @jamaalapdulhijsb8834 2 года назад

    😂❤❤❤❤mooma alleh cimriga haku barkeyo

  • @abdirezaqgabow477
    @abdirezaqgabow477 11 месяцев назад

    Masha Allah

  • @hagajiye8549
    @hagajiye8549 Год назад

    Cafimad ku Rajeyna ma'am maryan🎉 ❤❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 года назад +1

    Yartar.gabadha khadraayqaran rayxaan udgoon.afka lagama sheegtee anigoon iiy iyo.dhamays dumay naanaysay ii tahay.asww

  • @abdirizakmahad8278
    @abdirizakmahad8278 4 года назад +3

    Hhh mamo maryan mursal

  • @ayaansharaf8494
    @ayaansharaf8494 5 лет назад +2

    Hees igdheh mama maryan mursal

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 3 года назад

      Waamaya exuseme, khadraaycaday fariid faceeda ka roon qaranqiimobadanquruxlayda dumar lajecel bahyar yarta raadiya qoftaan baa layiraeh iyo kabadan.iyaa.mashalah

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 3 года назад

      gabadha khadraayshankaroon boqoradii yar .

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 года назад +1

    Family gabadha khadraay bahyar.

  • @tydallasing7891
    @tydallasing7891 2 года назад

    Mamo alaha ku xifdiyo

  • @nimcoabdirhman9693
    @nimcoabdirhman9693 5 лет назад +5

    Way way hees aan jecelahay

  • @Ahmeddiin
    @Ahmeddiin 6 лет назад +4

    0:15 "is the UK in which mosquito outnumbered" aan maqlooyaa

  • @maxamedsiciid991
    @maxamedsiciid991 5 лет назад +2

    Asc

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 5 лет назад +2

    Masha Allah mom Maryan

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 года назад +2

    5, different.

  • @TOXICMOEDERS
    @TOXICMOEDERS 4 года назад +2

    😍😍

  • @Hajjey6217
    @Hajjey6217 6 лет назад +3

    kkk

  • @XudeyfaYare-ep7xz
    @XudeyfaYare-ep7xz 9 месяцев назад

    kkkkkkkkkk

  • @duranshire5927
    @duranshire5927 5 лет назад +4

    Masha'allah

  • @Hajjey6217
    @Hajjey6217 6 лет назад +3

    kkk