Somaliland oo xasuuqa ay ka wado Laascaanood caawa ku dishay Abwaan Jaamac Kadiye,kuma ayuu ahaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 411

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 Год назад +13

    Mahadsanid Gaylan Media mudane Farax Cabdiqadir Alle haw naxariisto Abwaan Jamac Kadiye😢😢

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Год назад +16

    Illahey ha u naaxaariisto abwaan kaadiiye Ameen 😢😢

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +8

    Abwaan Jaamac Kadiye Allaha u naxaristo janatul firdowsa allaha ka warabiyo Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Год назад +5

    Allaha weyn ha u naxariisto.

  • @ahmedmursal5439
    @ahmedmursal5439 Год назад +12

    Xanuun badanaa ilahow unaxariiso kuwii falkaan foosha xun geystey alle idankii waa jabayaan😢

  • @shuabahsheikh6804
    @shuabahsheikh6804 Год назад +8

    اللهم اغفره ورحمه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقله من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم أبدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من أهله وزوجا خيرا من زوجه وأدخله الجنة الفردوس وقه فتنة القبر وعذاب النار

  • @abdirihmaannuur8229
    @abdirihmaannuur8229 Год назад +8

    inaalalahi wainaailehi rajicuun
    Alaha haunaxariisto abwaanka

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 Год назад +5

    Ilahay ha unaxariisto marxuumka danbigiisa Allaah dhaafo su'aasha qabriga Rabbi haufududeeyo aamiin

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Год назад +10

    Ilahay ha unaaxariisto qabrigana alle ha u waasiciyo 😢😢

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Год назад +3

    Abwaankiih abwaanada abwaan jaamac kadiye 🇸🇴🖐❤

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Год назад

    MASHA ALLAH WA RUNTA ❤❤

  • @dhii7102
    @dhii7102 Год назад +1

    Ilaheey ha naxariisto abawnka Somalia 🇸🇴

  • @mustafaabdirazaq68
    @mustafaabdirazaq68 Год назад +6

    This is one of the best from GEYLAN MEDIA

  • @safiyoaaden9541
    @safiyoaaden9541 Год назад +11

    Innaalilaahi waa innaa ileyhi raajucuun adeer ilaahay jannada ha kugu casuumo

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 Год назад +8

    Raximahullaahu
    Tacaalaa
    Raxmatan
    Waasican 😢😢😢

  • @xasansiciid7966
    @xasansiciid7966 Год назад +1

    Amiir jaamac maxamad mire iyo Abwaan jaamac kadiye Cilmi Alle Hawnaxarrzto

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Год назад

    ALLE HAW RAXARIISTO ABWAANKA, WAXAA WANJALAY MAJEERTEENKA JOOGA LAASCAANOOD.

  • @jimcaledahirofficialchanne725
    @jimcaledahirofficialchanne725 Год назад +6

    Allaha ha u naxariisto Abwaanka, waa Geeri naxdin leh. 😭😭

  • @khadarxaaji5096
    @khadarxaaji5096 Год назад +5

    Illahay hawnaxaristo jannooyingkiisana hakumacsuumo amiin yaa rabbi

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Год назад +5

    رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته

  • @superfun1819
    @superfun1819 Год назад +8

    Pappa Allaha unaxariisto ❤❤ waa loo aari doona

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад +14

    Wariye faarax you're GOAT GREATEST OF ALL THE TIME 🐐 SSC GUULEYSTA

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 Год назад

    Alle. Haa. Unàxaristo. Abwan. Jamac. Kadiye. Geeri. Xanuun badan. Weye.

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Год назад

    GUUL SSC GOBONIMO ❤❤

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Год назад

    Allah ha u naxariisto adeer ❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Год назад

    GUUL KHAATUMO STATE ❤❤

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Год назад

    Alle ha naxariisto apwan jamac kadiye

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Год назад +1

    Abwaan jaamac kadiye Allah u naxariisto wa shahiid lkn kuwa badan idoor ah wa looga arayaa

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Год назад

    Alle ha u Naxatiisto Abwaan Jaamac Kediye Cilmi Tima cadde.

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Год назад +5

    janaankuu rajaynaa aamiin aamiin mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahi.ashour3428
    @abdullahi.ashour3428 Год назад

    Allah haunaxariisto Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi.

  • @abdirahmandualeh2778
    @abdirahmandualeh2778 Год назад

    Mahadsanid Faarax iyo bahda Gaylan media

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Год назад

    Allaha ha u naxristo abwanka

  • @arslangolad3994
    @arslangolad3994 Год назад +1

    {وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ}

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Год назад +2

    Allah yaa raxma muuse judan waligiba madfac so tuur lascanod dib cag uma so dhigaysid inta qof naga noolyay insha allaaaaah

  • @MaxamedSaleebaan-f2y
    @MaxamedSaleebaan-f2y 2 месяца назад

    Ilahay naxariisti haka waraabiyo abwaan jaamac kadiye cilmi

  • @LibanQoono
    @LibanQoono Год назад +1

    Abwaan jamac kadiye waxa uu ahaa Abwaan Soomaaliyeed.
    Alla ha'unaxariisto

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 Год назад +1

    Alle ha u naxariisto abwaan jamac kediye aaameeen aaameeen aaameeen aaameeen

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Год назад

    Allah u naxariisto janatul firdowsal aclaa hooy Allah uga yeelo Yaa Rabi

  • @xxxlmhjuof7667
    @xxxlmhjuof7667 Год назад

    Ilaahay ha unaxariisto abwanka firdowsa alaha ka warabiyo

  • @shamisnur9178
    @shamisnur9178 Год назад

    Allah ha unaxariisto Abwaan Jamac kadiye

  • @mohamedabdalah4473
    @mohamedabdalah4473 Год назад

    Alle ha u naxariisto Abwanka

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 Год назад

    Alle haunaxariisto abwanka

  • @mohammedmuse3862
    @mohammedmuse3862 Год назад +3

    Alle how naxaristo Abwaan jamac kadiye amiin
    Waxase leyahey
    Hada iyo hadeda han
    Hadad habaqle meyed weydo
    Godka nagu habaar Abwaan
    Hadan hibasha ragin inbadan

  • @aminaabdirahman116
    @aminaabdirahman116 Год назад +1

    Alle ha unaxariisto janatull fardowsa ha ku arsaaqo abwaan Jaamac kadiye

  • @abdiali5044
    @abdiali5044 Год назад

    Allaha unaxaristo adeer jaamac kadiye

  • @abdirahmanabdinur8178
    @abdirahmanabdinur8178 Год назад

    alle ha u naxariisto abwaan jaamac kadiye cilmi janada fardawsa alle ha ka waraabiyo

  • @MOHOMEThilkahaze
    @MOHOMEThilkahaze Год назад +3

    Alle hakuu naxariistoh😭😭😭😭😭😭

    • @LFC4life99
      @LFC4life99 Год назад

      Ax alle ha u naxariisto abwaanka😢

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Год назад

    Alle haunaxariisto janatul firdowsa alle haka waraabiyo

  • @uzamemalayste
    @uzamemalayste Год назад +1

    Allaha unaxatiisto apwaan Jamac kadiye 😢😢

  • @mohamedmohamud4316
    @mohamedmohamud4316 Год назад

    Thank you brother

  • @boosaresiyaame
    @boosaresiyaame Год назад

    Ilahay ha una xariisto Abwan jaamac🤲🤲

  • @ahmedragueh246
    @ahmedragueh246 Год назад +4

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @AhmedAli-mn7oj
    @AhmedAli-mn7oj Год назад

    Mahadsanid. Guulayso. Zb. Kediye geeridiisa waa tqcsi qaran

  • @nuuradiinaamir9925
    @nuuradiinaamir9925 Год назад

    Allaah Ha U Naxariisto Abwaan Jaamac Kediye Cilmi.
    . . . . . .
    Nuurka Nederland.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.

  • @abdirahmandualeh2778
    @abdirahmandualeh2778 Год назад

    Alle ha naxariisto qabriga ha waasiciyo dhamaan Eheladii , Qaraabadii iyo Asxaabtiina Samir iyo Iimaan ha ka siiyo

  • @SiciidJibril-hj5dz
    @SiciidJibril-hj5dz Год назад

    Aleha unaxariisto abwaan jaamac kadiye aaaamiiin

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb Год назад

    .ilahay ha u naxaristo abawan jamac kadiya ku sutana somali ninm😢

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Год назад

    Alllaha unaxariisto jaamac kadiye

  • @KhaliifKhaliif-ml7oz
    @KhaliifKhaliif-ml7oz Год назад

    Inalilaah wainailehi raajicuun alaah haunaxaristo aamiin

  • @mahamedahmed227
    @mahamedahmed227 Год назад +2

    Allaha u naxariisto

  • @ayaanmagaalo9149
    @ayaanmagaalo9149 Год назад +11

    Haben khamisa buu dhintey 😢geeridisu wxya noqonsaa shiidalka halganka😢😢

  • @xassancumar9313
    @xassancumar9313 Год назад

    Ilaah ha unaxariisto abwaan kediye

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 Год назад +2

    ASC WLLE INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ALLAHA U NAXARIISTO ABWAN JAMAC KADIYE JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA GEEYO EHELKOO DHANA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO AAMIIN

  • @shacabkafariid1827
    @shacabkafariid1827 Год назад

    Ilaahey ha unaxariisto abwaanka

  • @roblemohamud3976
    @roblemohamud3976 Год назад

    Inalilaahi wa Inalilaahi rajucun ilahay hakunaxariisto jano fardowsana hakugeeyo abwaan jaamac kadiye cilmi geeri xanuun badan

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Год назад

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahey ha u naxariisto abwaan maamad kadiye samiriyo iimaan reer ssc iyo dhamaan umada soomaaliyeed alle ha ka siiyo

  • @AbdiasisSaleban-f4p
    @AbdiasisSaleban-f4p 2 месяца назад

    ilaahay hakuunaxariisto awoowe jamaac kadike cilmi

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 Год назад

    Alle ha u naxriisto qabriga alle ha u wasiciyo

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Год назад +1

    axx 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahaay ha unaxariisto janatul fardowsa alle uga barayayaa bal madow bay u tahay qofkasta ee somali sheegta lamana ilaawi doonoh waana loo aari doonaa haduu alle idmo

  • @shalaqbenahmed14
    @shalaqbenahmed14 Год назад

    Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuuna anagoo dhanallaha samir iyo iimaan allaha naga siiyo abwaankana jama kadiyo janadii fordowso haka waraabiyo amin amin amin

  • @sahalorhaye5407
    @sahalorhaye5407 Год назад

    Allah ha naxariisto

  • @maryankassim6515
    @maryankassim6515 Год назад

    Inaalilaahi Wainaaileeyhi. raajicuun Allaah ha unaxariisto A waan jaamac. Kadiye

  • @fuadilyas4598
    @fuadilyas4598 Год назад

    Ilyaheey ha u naxariisto abwaanka

  • @baashe09
    @baashe09 Год назад +1

    Allah ha u Naxariisto

  • @xalimokhaliif2408
    @xalimokhaliif2408 Год назад

    Ilaahay naxariisti janno
    Allaah hasiiyo

  • @나모-p7o
    @나모-p7o Год назад

    Allaha u naxariisto amiin janatul firdowsa

  • @nuurahmed8180
    @nuurahmed8180 Год назад

    Halganka halawado ssc guul somaliland geeri insha allaah

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Год назад +1

    abwaan jaamac alle ha unaxariisto abwanka janatul fardowsa alle ayaan uga baryaya tariikhdiisa inoo soo gali waa codsi gaylan media

  • @hamsehaji7
    @hamsehaji7 Год назад +1

    Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajucuun

  • @noahsead6609
    @noahsead6609 Год назад

    ALLE ha u naxariisto

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 Год назад

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa Ilaahey ha geeyo Aamiin

  • @AtoshYusuf
    @AtoshYusuf Год назад

    Ina lilaahi wainaa ilayhi raajicun ilaahow unaxario

  • @kowsarmuuse2302
    @kowsarmuuse2302 Год назад

    Alle ha unaxariisto

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Год назад

    GUUL HARTI GOBONIMO ❤❤

  • @xasanmuhumed3319
    @xasanmuhumed3319 Год назад

    Alle hakuu naxareesto

  • @siyaadukun2344
    @siyaadukun2344 Год назад

    alaha u naxariisto aaaamin aaaamin

  • @محمد-و2ج7ض
    @محمد-و2ج7ض Год назад +1

    Allaha unaxariisto 😭😭

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 Год назад

    allaha u NAXARISTO abwanka

  • @matanebrahim9697
    @matanebrahim9697 Год назад

    Allow unaxariiso Allow Janadi Fardows Kwrabi

  • @MohamedDeeq-oi3yn
    @MohamedDeeq-oi3yn Год назад +4

    Geeridu waa xaq allaha ha unacarirto 😢😢😢

  • @نصرةعلي
    @نصرةعلي Год назад

    Ilaahay haw naxariisto janno fardows ha siiyo

  • @yarka4574
    @yarka4574 Год назад +1

    Alaa Yaaraxma Shahiid Abwaan Jaamac Kadiye. 🤲

  • @saidahmed7450
    @saidahmed7450 Год назад

    Allah ha unaxaristo

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif Год назад

    Kadaab hurawan baqidaadi waneed baa lajiijide guul

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 Год назад

    Allah Akbar ya Allah illahow unaxaristo 😭😭😭😭😭

  • @dahiromer7238
    @dahiromer7238 Год назад

    Allaha unaxarasto. HALYASOMALI JAMACKADIYE

  • @mmcc4347
    @mmcc4347 Год назад

    ilaaahay haw naxariisto abwaanka iyo intii kale ciidamada sland ku dileen laascaanood

  • @ahmedhashi4619
    @ahmedhashi4619 Год назад

    Alle ha unaxariisto abwaan jaamac😢

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Год назад

    Waa xasuuq walaahi waxaan allaha nabadeeyo laasacaano