Dadkaan Dhawaaqayaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Waxaa May 15, 1943kii la hirgaliyey Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed (SYL, amma Leego); waxa uuna ururkani muddo gaaban gudahood ka niibkeenay tirtirista qabyaallada yuururtay magaalooyinka, waxa uuna dadka ku beeray jeclaanshaha dalkooda. Waxaa bulaalay dareen waddaniyadeed, oo suugaanta xilliyadaas la tiriyey summado waaweyn ku dhigay. Summad summadahan kamid ahi waa heesta "Dadkaan Dhawaaqayaa," ee uu qaadi jiray (AuN) Cabdullaahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe).

Комментарии • 2