Somaliland allaw dhawar alxamdulilaah ilaahay waa unimceeyay somaliland waxaa inugu waajiba inayno Ilaahay ku mahadino wa inoo siyaadin Ilaahay ee aan ku mahadino
Waxaa igu maqaala ah inuu ilma isaaq isku hooya yahiin oo nin garxajis ah soo korsaday laakiin asagu uu asal Hawiye yahay marka koleey adinkaa iiga aqoon badan Bal arintaas si hoose ubaara Mahadsanidiin
Sheekada xagii danbe ayaad ka xumaysay sodon sano ayaad nagu lahaydeen nin xamarjooga ayaanu is haysaanaayo waxba qaban kari mayno taasna waanu ka daalnay sheekhow
Adeer maxaad ka daashay, Somaliland cadawgeeda ilaa qiyaamaha waan ka difaacayaa ama Amisonland ha joogo ama xanuun iyo cuqdad Somaliland ah ha qabo, markaa Cukuse wuu dublamaasi hadlay ee kuwa cuqdad qaba ayaa ka xun ka Muuqadisho jooga. Guul Somaliland.
Cukuse waa muwaadin dhaba ah❤
Somaliland allaw dhawar alxamdulilaah ilaahay waa unimceeyay somaliland waxaa inugu waajiba inayno Ilaahay ku mahadino wa inoo siyaadin Ilaahay ee aan ku mahadino
ruclips.net/video/Wd7uDXmY5rU/видео.html👇
Guulaystay JAMURIYEDA Barackaysan
"Cukuse fariid, Aftahan....... Wax badan Og... Download....... 🤣
Sagal beeldeq way soo socota cukuse waan la arkay
Ragaa iyo hableheenii qaaliga ahaa ayaa loo baahan yahay🟩⬜🟥🟢⚪🔴💚🤍❤.
Ilahay dhalin y👋👋👋aradeena ha jeclaysiiyo wadankooda intay wadan kale eegayaa.
Guul Somaliland
ruclips.net/video/Wd7uDXmY5rU/видео.html👇
Kkkkk kamu xishon ilig inan yaroo dhuuban bu aha😂😂
Walaahi waa rijaal hadal yaqaana
Geesi
Qabiil iyo caaqil Ayaan keenaya murashaxii . Waa nasiib darro
Musharaxiinta reeraha hadalada qarkood ha laga ilaliyo please and please
@@SilentEmpires
U SHEEG ADUUKA WAXAA ISKU HAYSATA LABA QABIIL OO KALA AH
ANGLO-SAXONS IYO SLAVIC (RUSSIAN)
@@Banuhashim237
Banu Israel ba labadaba u taliya kakaka
@@SilentEmpires
WAA RUNTAA MARKAA
3 QABIIL AYAA ISKU HAYSTA KKKK.
Cukuse kkk waydii muse bixi horta isaga ayaa xidhay laba nin oo reer samatar ah ucid ka sharaxan xidhay taa horta ka hadal kkk
Horta waxaa maqaala igu ah cukuse inuu asal Hawiya yahay taas yaa iga jaahil bixin kara?
Marunbaa mise waa been?
Waa garxajis, reer guuleed suldaan cabdillahi daahir cukuse
Waa nin isaaq oo waliba sandanadiya
Wabilahi tawfiiq
Waxaa igu maqaala ah inuu ilma isaaq isku hooya yahiin oo nin garxajis ah soo korsaday laakiin asagu uu asal Hawiye yahay marka koleey adinkaa iiga aqoon badan
Bal arintaas si hoose ubaara
Mahadsanidiin
@@geeljireofficial9173 sida xoolaha uci hadada doonto lkn ciduu yahay haday hawiye tahay bari hora war cad maqali lahayd ma adeerlkaybad iga aqoon roontahay ka kawayn iyo gabadha kayariba way joogan
Neefyow waxa igu maqala laso cararaya
Anigu qofna ma caayin adigana ku caayi maayo sababtoo ah bisha waa bil Ramadaan marka adigana ilaahay haku soo hanuuniyo
Mahadsanid
Sheekada xagii danbe ayaad ka xumaysay sodon sano ayaad nagu lahaydeen nin xamarjooga ayaanu is haysaanaayo waxba qaban kari mayno taasna waanu ka daalnay sheekhow
Adeer maxaad ka daashay, Somaliland cadawgeeda ilaa qiyaamaha waan ka difaacayaa
ama Amisonland ha joogo ama xanuun iyo cuqdad Somaliland ah ha qabo, markaa
Cukuse wuu dublamaasi hadlay ee kuwa cuqdad qaba ayaa ka xun ka Muuqadisho jooga.
Guul Somaliland.
War qodabka ka hashay waa runta mar walba waxan maqlaa cadawgeenu waa farmajo sheeko kale ma hayan.. kan hadliya wasiirka warfaafinta ayu ahaa wax uu qabto iska daaye isagoo sakhrasan ayuu shir jarayid qabtay kaabadh youtubka wad ka heli... reerka sacad muuse ee cashuur kunoosha aya ciyaalka ugu sheekaysa farmaajo aya cadaw geena..... war nala dhaafa beenti 30 sano aad sheegayso
@@muniirshkh73 *FARmaajo WAA SHARMAAJO OO KA SI AH XAARMAAJO. FARMAAJO waa DIKTAATOOR MUDDO XILEEDKIISII DHAMAADAY OO SIDII ADEERKII AFWEYNE SIYAAD BARRE DAAHA DABADIISA MASLAX SIYAAD BARRE IYO GUUL WADDE NINKII LAGU NAANAYSI JIREY EE IAFWEYNE SIYAAD BARRE INANTIISA QABAY IYO QAAR KA LOO BADANI SHARMAAJO DAAHA DABADIISA TALADDA KA SIINAYAAN. DUMARKA KOONFUR JOOGA EE CIYAARTA NIIKISKA YAQAANA WAXA SOO RAACAY RAG SIDA DUMARKAA CIYAARYA NIIKIS INTAY SHALMAD DHEXDA KU XIDHAAN YANA CIYAARA OO QOL MADOW KU CIYAAR OO U NIIKIYA KOONFUR SOMALIA IYO WALAWAYN!!! GUUL SOMALILAND ALLOW DHAWR. (Aaaamiin)*