Masha allah ilaah ha ku siyaadiyo camalka aad haysid waa camal ilaah raali kayahay iyo adoomada alle oo wanaag san oo dhan aduuyada allaha kuugu dhoro adiga iyo familkaada oo dhan iyo mu miniinta amiin amiin yaarabi
MashaAllah TabarakaAllah my beloved sheikh sacid ragge you are a wonderful person may Allah reward from you fidunya walakhira and protect you and your family. Ameen thuma Ameen ❤️
Masha Allah waa school qurux badan caruurtana soo jiidanaya waxaa codsaneynaa in Luuqada somaliga lagu daraa si aysan luuqadeenii u dhumin Allaha na idinla garab galo
Mashaa Allaah Sheikh Siciid Raage Allaha ku xifdiyo Waxbadan ayaan islahaa Sheikh Siciid muu School Ka furo meelaha dadka Soomaaliyeed Ku badsnyihiin gaar ahaan Kenya waad asiibtay ayaan Ku leeyahay Alaha barakeeyo Schoolka
You are one of my favourite sheikh and always been watching your lectures since before you lived abroad and now you are in my country kenya hope to meet you in person....
What a brilliant idea. Start from the basics and change their behaviour. I just wish parents will understand that home environment must be an extension of the school environment where respect, love and empathy is practiced. It’s really simple formula. Be kind to each other at home and your children will follow. Maasha Allah Brother Said Raage for trying to change a whole nation. It’s a tall order, but Allah is on his side.
Maasha alaah Xagee Laga Furay school kan walal Xaafadee Kenya Waa Iska nasiib daro In Aan Dhul Shisheeye U hayaanee Dalkii balaayaa Isku Haysee Alaha Noo Dajiyo
Mashallah sheikh saciid Allah qeyr ha siiyo isaga iyo family 👪 waa loo baahan yahay school si caruurta qurbah ku dhashay in la geeyo iyo kuwa Africa ku dhashay Mashallah sheikh said waxaad samayseen wax lagu farxo
Maashaallah sheekh saciid dhibaatadii soomaaliya school ladeeda naga heysatey baad xal u hesheen Kenya dhibaatadeedu waxey aheyd islamic school macalim gaalah dhigayo! sidee loo orankaraa? muslimiinta wadamada reer galbredka iskuulada Ka furta gaalo macalin kama ahan laakiin Kenya waa iga yaabisey alxamdullih caruurteydii hada waa dad waa weyn iskuul wa dhaafeen laakiin wili ma iloobin dhibaatadii Kenya aan kala kulmey dad ila fahma xataa ma arag qof waalaan baa agtooda Ka ahaa baan is Oran jirey maashaallah soomaaliyey fursadaa Ka faa iideysta illaahey na siibka idin siiyey oo cid idinka horeysa helin iskuuladii soomaaliya Kenya waa iga yaabiyeen!
The reason that we are requesting to open on in Hargeisa we got a lot of our people came back from abroad for their Deen with children please come and see
Masha allah ilaah ha ku siyaadiyo camalka aad haysid waa camal ilaah raali kayahay iyo adoomada alle oo wanaag san oo dhan aduuyada allaha kuugu dhoro adiga iyo familkaada oo dhan iyo mu miniinta amiin amiin yaarabi
MashaAllah TabarakaAllah my beloved sheikh sacid ragge you are a wonderful person may Allah reward from you fidunya walakhira and protect you and your family. Ameen thuma Ameen ❤️
Masha Allah waa school qurux badan caruurtana soo jiidanaya waxaa codsaneynaa in
Luuqada somaliga lagu daraa si aysan luuqadeenii u dhumin
Allaha na idinla garab galo
Maashaa allaah waa shaqsi naaficah ilaahay adigoo kale hanoobadiyo cimrigaadana hadheereeyo shiiq saciid raage ilaahay hakuraajiyo hamigaagana hakuurumeeyo
Mashallah tabarakallah sheikh Said Rage Allah ah ku xafido, oo ha ku barakeyo sheikh. Anakana kuwii kafeeidesto Allah ah nagadiigo
Mashaa Allaah
Sheikh Siciid Raage
Allaha ku xifdiyo
Waxbadan ayaan islahaa Sheikh Siciid muu School Ka furo meelaha dadka Soomaaliyeed Ku badsnyihiin gaar ahaan Kenya waad asiibtay ayaan Ku leeyahay Alaha barakeeyo Schoolka
Masha Allah,Ilaahow culimadaeena noo barakee
I wish my kids could join this school 😪. Ilahayow abbeyash noo soo hadeey.
Anigaba Wlhi
Amiin walalo
But they don't teach will
That my father told me
Masha Allah ilaahey ha barakeeyo iyo umada soomaaliyeed oo dhan
You are one of my favourite sheikh and always been watching your lectures since before you lived abroad and now you are in my country kenya hope to meet you in person....
Mansha Allah ya Shiekh Saciid Ragge. Congratulations on your great ideas and great work for the ummah
MashaAllah sheikh am really happy with this idea I hope we can also get this in other cities like nakuru
Masha Allah insha Allah
Fadlan Somalia qebaha kla duwan ka fura barakallahu fiikum
Mansha Allaha Tabarakallah sh Said Illahay hamigaga ha kuu rumeyo i A
Masha allaah tabarakallaah ilahay dhulalka kale ee badan esomaaliyeed in laga furo ayaan rajaynayaa insha allaah
Masha Allaah Ilahay Habarakeeyo Sheekha Umada Soomaaliyeedna Kuwii Ka Faaideesta Allaha Ka Dhigo
What a brilliant idea. Start from the basics and change their behaviour.
I just wish parents will understand that home environment must be an extension of the school environment where respect, love and empathy is practiced. It’s really simple formula.
Be kind to each other at home and your children will follow.
Maasha Allah Brother Said Raage for trying to change a whole nation. It’s a tall order, but Allah is on his side.
Indeed!! that's based bro jazakaALLAH kheyran
Mashaallah shekh khayr allaha kusiiyo iyo wariyaha maalin an ogahay hadey maanta ahan leheed shalaaygu mafiica isoduceya in muraadkeyga ALE isahlo
I will also come tomorrow morning 🌄
Maasha alaah Xagee Laga Furay school kan walal Xaafadee Kenya Waa Iska nasiib daro In Aan Dhul Shisheeye U hayaanee Dalkii balaayaa Isku Haysee Alaha Noo Dajiyo
I really like this idea; I have been thinking about this for long time; Jazakalaahi khyr shiikha
Masha Allah shiikh saciid, haddii aad muqdisho noo keeni kartaan noo keena adoo mahadsan
Idinka waxba la iidinma keenikaro sababtoo ay qofka wax idinbaraya ayaad dileysaan
Isma oran waa fiicnaan lahayd, laakiin sorry muqdisho xata dadkii dawlada u Shaqaynaya ku nabadgali waayey oo ka.sooo cararay
@@musemuse1507 burco ,oodwayne , maxuu ,ugaynway iyaga ubahan keynya shiikh waabuuxaa kanada ,caruurta isdilaysa muu ufuro ingiriiska kuwaas waaye lakini kenya waabuux macalin culumo,masaajid shiikhsacid maasha allaah dhalinyaro waaye qurbaha wax hakaqabto amerika dhaliyarada amerika kuwas aaubahene
Soo celiyo Farmajo, markaas ayaad liibani oo ummadda muslimka nabadgelyo iyo xaasilnimo yeelayaan, Allahu aclam.
Baarkal fiik sheikh Saeed Raage keep going keep going
Asc kenya xagee ugu yalaa
Mashallaah tabaarak allaah rabi ha inoo xafido culmadeena somaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️
Rabbi Haka Abaal Mariyo Sh Saeed Ragge, Madarasada Magaceeda Ha Leygu Caawiyo Wlyaaal
Mansha Allah sheikh hire good quality people
Physical and mentality health
MashaAllah wankufaraxsanahay iskuulka wanaloo baahnaa wad mahadsanidiin culimadeena
Asc SHeekh waanku jecelnahay allaha ku jeclaado!
Halle laga furay school ka xaafaddee
Please faahfaahin baan u baahanahay❤
M.allah allah hakaa abaalmariyo sh.siciid raage ubadkaas yaryar ee aad waxbaraysid
Maasha allah aad ayaan u danaynayaa inaan ilmaha geeyo
Insha allah.
Masha allh sheikh said rage horay uu soco walal ilahow ciilmiga na siyadeh
Masha Allah baraka Allah.
MashaAllah tawarakAllah Allaha ku xafido sh.
School nocaya Allaha barakeeyo o ino baddiyyo. Jabuuti ayannu ka rabna kasso kaleee
Mnsha allah iskulkan oo kale hargaysan uga bahanay shekh noga dhis qaybtisa labad Jisah kalah
Asc. Maasha Allaah Illaahow noo daa.
Mansha Allaah jasaaka llaahu khayr sheekh siciid
Masha Allah ❤❤
MashaAllah MashaAllah jazakallaaah qayr shukran
maasha Allah tabaarakallah walalkay halkeen kaala soo xidhiidhi karaa inaan soo guuraan rabaaye insha Allah
Meeshaada tacliin wanaagsa Allah swt inuu kugu siiyo ka bari .hadaad u guurto hadana uu sii guuro ma kadaba guuri.
@@sacaadaat3178🤣🤣🤣
Masha Allaah sheekha ilahay habarkeeyo
Isliimiyaah
Waan la shaqeyn ninkaan waxaan ahay macalin takhasus caruurta ah waxaan lasoo shaqeeyay sh. Ibrahim caddow R.A.
Mashallah tabarakalah sheikh said rage Allah haku shafro
Shekh khayr ilaahay ha ku siiyo ilmaha afsoomaaliga dhaqamkana bara
Masha Allah nairobi xaguu uga yaala school.ka
Buugaag badan oo ciyaalka ayaan hayaa iyo kuwa teenageka ma idinku tabaruci karaa labkiina marka la furo .from London
Maashaa Alla lakiin waxaan ka jeevlaan lahaa in uu kanookale ka furo Hargeysa
MASHAA ALLAAH ALLAAHUMA BAARIK
Maanshaa alaah tabaaraka laah waa wax aad loogu baahan yahay ilaahey haku garab galo hana kaa jiseeyo
Ilaahay haku barakeeyo sheikh said waxad tahay ruux mudan waxwalboo wanagsan
Shiqow sida ay ku barten caruurta hala xushmeeyo sheeq aadan baarin macalin ha ka dhigan ika ilaali dilka cayda kuli dad resbegty leh soo sara
Thanks for sharing with us 😊
mashallah 👍
Mashallah ❤❤❤
Macha Allah
Mashallah sheikh saciid Allah qeyr ha siiyo isaga iyo family 👪 waa loo baahan yahay school si caruurta qurbah ku dhashay in la geeyo iyo kuwa Africa ku dhashay Mashallah sheikh said waxaad samayseen wax lagu farxo
Maashaallah sheekh saciid dhibaatadii soomaaliya school ladeeda naga heysatey baad xal u hesheen Kenya dhibaatadeedu waxey aheyd islamic school macalim gaalah dhigayo! sidee loo orankaraa? muslimiinta wadamada reer galbredka iskuulada Ka furta gaalo macalin kama ahan laakiin Kenya waa iga yaabisey alxamdullih caruurteydii hada waa dad waa weyn iskuul wa dhaafeen laakiin wili ma iloobin dhibaatadii Kenya aan kala kulmey dad ila fahma xataa ma arag qof waalaan baa agtooda Ka ahaa baan is Oran jirey maashaallah soomaaliyey fursadaa Ka faa iideysta illaahey na siibka idin siiyey oo cid idinka horeysa helin iskuuladii soomaaliya Kenya waa iga yaabiyeen!
Masha Allah guul iyo gobanimo illahay haku la qabto aamiin
Labarkaa ayaa rabaa sh
amshaalha
Manshallaha Tabarkalah ilahay ha barkeyo sheikh
WCS WR WB WELL MAASHA ALLAAH
Masha Allah illahay hakuxafido sheikh
I go to this school sheikh saif is my teacher. ❤️
Kawaran marka wiilasha ma lagu xaraynayaa give us details please.
@@seedcumar5384 xereyni ma jirto waa day school
How much per year for 2 children?
Allow ige schoolkas❤
MashaAllaah tabaarakaAllaah waxbarasho wacan
Insha Allah
Mashaallah
Allah haku xifdiyo yaa sheikhow Allah ha idin fududeeyo.
Mansha allah lucky people in Kenya
Masha Allah may Allah bless you and protect you from all evil eye
الحمد لله الله اكبر
Magaca school kana waa muhiim insha Allah
Asc wr wbrk Safiirka islaamka waan ku salaamayaa walaal makaa heli karaa sheekh Raage adiga oo mahadsan
Telkiisa ama telefoonkiisa
Wcs wllo waakaa 0111910412
Xaguu Nairobi kafa yaalaa
Allah ha ixfdiyo dhamantin❤
Mansha Allah tabarakalaah Jazakalahu kheir Sheikh please hadiba lagu hadlayo Afka Arabica maad ka furtid Egypt 🇪🇬
Egypt Ayagaaba Carabi ku hadla
Mashalah
Sheekha wuu dadaalay balse waa qaali fis waa 90 k noo raqiisi
Ascww walal ma term daan mise bil mise sanad adhigo raali eeh iso jawab
ILMOO AAD UU CUUNTO XUUN AYAA JIIRO WAA INAA HOOS UU FIRIISAAN
Allahuma baarik
Masha allah Sheekh Saciid waa dadaalay
The reason that we are requesting to open on in Hargeisa we got a lot of our people came back from abroad for their Deen with children please come and see
😂 😂
Is it alaughing matter
Aad iyo aad
I agree, we should have this in every big somali city, so that we help this young generations.
I agree with you
Sheekh siciid waxaan ka cod sanayinaa in caruurta laga ilaaliyo dilka xun iyo cayda qalbigoda wax u dhimaya maxaa yelay waxaa jira macalimin dhaqankodu yahay dil iyo cay kuwas halaga ilaaliyo iskuul kagaas aad wanaaga iyo Khayir ka ku tilmantay inay macalimiin kanoqdan insha Allah.
That is true sis
True
P
@@abdirahman20000-q p
Pp
Horo usocda
Masha allaah sheekh saciid allaah haku barakeeyo
Labarka norobi
Toronto ma laga qaxay koley somali waa beeso doon allaha xafido ummada
Nairobi kaxagee walaal wan rabaye
I think Somewhere close to statehouse
Mansha alaah sheekh siciid alaha kugu asturo
Walaalyalow anaga school may noo furaan malaba jogna
Masha allaah barakallaah
Sheekh alle Ha Ku Barakeeyo
soMali state Na Hal Ha Laga Furo Insha Allah
Maaha allaah
Maasha ALLAAH Xafidakalaah
Asc asxaabta iskoolka waa meeqa conogi xaagusa ku yaala please 🙏
Halkee kag yaalah Nairobi
Iskuulka lacagtiisu waa imisa
Shiiq jazaakalaah carurta Somlida in luqadooda labaro halagu daro waa iga talo shiiq Said Rage iga raagsii I n
Asha allh waxn sheeka waydin lahayn ino ka dhiso mogdisho iyo hargeisa waan u bahanahay plz😢😢😢 hada qurbo joognahay wadanki wax barashada kale kuma haysano
Muqdisho isma oran
@@deeqoali57 waayo??
@@ankuwaso6886 qaeaxa
@@deeqoali57 iskoolo nuuc walbaa mogadishu ka furan abaayo anagaa soo deganeyn geeridanna waqtigeeda ma dhaafto macaanto
@@deeqorooble9169 aad iyo aad laakin dadka muqdisho waala qabsadeen, dadka wadamada nabadgalyada jooga riski ma qaataan waa xaq in qofba maalinkiis leeyahay geerida