6 Qorshaha Nolosha 3 u qaybi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Комментарии • 161

  • @maanka305
    @maanka305 3 года назад +16

    Rabbi waxaan kabaryaayaa inuu khayroo dhan ina waafajiyo
    Nasoo raaca Akhyaarey
    بارك الله فيكم🧡🙏

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli Год назад +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤🩵

  • @loukmanainan5946
    @loukmanainan5946 3 года назад +11

    May allah reward you ayub axmed this beautiful advice ❤💯💯keep going

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 3 года назад +13

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir
    💔💔❤

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 2 года назад +1

    Thank you my teacher

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 3 года назад +8

    *fikrad.
    *qorshe.
    *gool.
    *go'aan.
    *ficil.
    *qabasho.
    *natiijo.
    masha Allah tabaarakal.
    waa,jadwal fiican guulayso,walal qaali. 💪💪💪💪💪💪✍✍✍✍💪.

  • @daganabdi6856
    @daganabdi6856 3 года назад +8

    Casharkan xili an ubahna ayad so galisy wayo wax aan ad udantnayo oo igu wayn markan bilow damcaba dadka kuwa igu dhow ba kaso hor jesta oo iska dhaf ma samyn kartid wadku qasari donta iyo wax lamida idhaha marka dhagaha inan ka furysano waye waxad jeceshahy uun same wad gulysan👍

  • @idilmarayare1766
    @idilmarayare1766 3 года назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @najaxcabdiraxman515
    @najaxcabdiraxman515 3 года назад +3

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @muhimtazubair8949
    @muhimtazubair8949 3 года назад

    Jazakallahu khayran wll Ayuub

  • @isseyussuf9658
    @isseyussuf9658 3 года назад

    جزا ك الله خير الجز ا ء و اءحسن الله ءا ليك اء خي ا يو ب

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 2 года назад

    mashaa Allaah tabaarakallaah waaxaqiitaasi jasakallaahu khayiir

  • @ayanahmedbarre3964
    @ayanahmedbarre3964 3 года назад +1

    Wll ayub ahmed caqliga cafimdka cimriga intaba alle hakuu hku barakeeyo wllhi wax badan ayad noloshaydii ka badashay shukran wll mcn ❤💯🥰

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад

    Thanks you soo mach my teacher 🥰🥰🥰

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 3 года назад +1

    Thanks for teacher ✅♥️

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 3 года назад +2

    Masha alah ustaad keep going allaha ku barakeyo

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud1221 3 года назад +1

    Masha allah waad ku mahadsan tahay wll guulayso

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 3 года назад +1

    M.a *ustaad* allah ku sharfo keep going👏

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 3 года назад

    Sidan wax noogu dhig macalin
    Midkan wax aad noogu xigsiisaa sida skills kaaga loo dhiso
    Jazakalaahu khayar wllo

  • @maryanroonlifestyle6433
    @maryanroonlifestyle6433 3 года назад +1

    MashaAllah nice Advice walalo

  • @suleikhaaaqil215
    @suleikhaaaqil215 2 года назад

    Maasha alaah. Baaraka laah. Waa dar daaran. Fiican. Ale. Ha nagu anfaco. Adna ajir. Ha kaasiiyo

  • @mawliidahmad6320
    @mawliidahmad6320 3 года назад +3

    Wcs wll suhyb sajid mhdsnid dhiriglintaada keep going brokey aan taagero👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 3 года назад +2

    Thanks teacher ❤

  • @wardajamal1150
    @wardajamal1150 3 года назад

    Jazakallahu khyr ustaad

  • @Mohamednuur-r
    @Mohamednuur-r 3 года назад

    Wallo ayuub waad mahadsantahay thanks bor waan kaga mahad ceynah side aad noowanisay wallo qali ilahay haku xiftiyo

  • @HanadAkOfficiall
    @HanadAkOfficiall 3 года назад

    My teacher Rabi haku naxariisto akhira iyo adunba
    Qof walba OO muslim ah OO duca iga mudan ina uduceyo jeclahay Wllhi Alle hainoka xafido wll mcn

  • @yahooproduction3963
    @yahooproduction3963 3 года назад +1

    Mashallah walal Qiimo wayn leh
    We have full respect

  • @tayasiryamani5857
    @tayasiryamani5857 3 года назад +1

    Sax zxpo qli noo soobadi alleh Akuxafideee🥰🥰

  • @axmadshariif3567
    @axmadshariif3567 3 года назад

    Mahadsanid wallkena ayuub sidookale adigane kuuleeso

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 3 года назад +1

    Maachaallah Ayub keep going bro

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 3 года назад

    Masha Allah wllo ayuub macalin qiimo badan bad tahy wlky meelkasta waad naga dhisthy

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 3 года назад

    King of the youtuber

  • @aaminoguure98
    @aaminoguure98 2 года назад

    M.a mahadsanid ustaad

  • @abdalecade7195
    @abdalecade7195 3 года назад +2

    Runti ustd aad baan ugu xiranahy barnaamishaydada 🥰

  • @oumtamim6685
    @oumtamim6685 3 года назад +1

    Masha alah keep going 👍

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 3 года назад

    Mnsh Allah alle hakuxafdiyo

  • @asmarabdillahi1372
    @asmarabdillahi1372 3 года назад +1

    Masha allaH ustaad ilahy haku BarakeeYo

  • @marriedandmotherlife
    @marriedandmotherlife 3 года назад

    Macha Allah walee tani aniga ayey igu socotaa . Allah haku barakeeyo walaalo waad mahadsantahay

  • @aasiyaqurux5733
    @aasiyaqurux5733 3 года назад +1

    💟 shugran ustaad

  • @mohamudmohamed9777
    @mohamudmohamed9777 3 года назад +1

    Masha allh keep going lbx caqliga alle haku siyadiyo

  • @suleeqoquruxwanaag5636
    @suleeqoquruxwanaag5636 2 года назад

    Jazaka Laah khayr

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx 3 года назад

    mhdznd ustad ayub ahmett 💙

  • @suhaylabakar1165
    @suhaylabakar1165 2 года назад

    ماشاء الله تبارك الله

  • @maryanmaclin9975
    @maryanmaclin9975 3 года назад +1

    Mashallah allaha ku barakeeyo wllkey waxyaabo bdn baan kaa bartay

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 3 года назад

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir
      💔💔❤

  • @khadra5977
    @khadra5977 3 года назад

    mansha alll wll aad ban kaga faidna alleh ha ku barakeyo

  • @xasansakariye6670
    @xasansakariye6670 3 года назад +1

    M.a allaah allaah ku xafido

  • @xeydarpoi7
    @xeydarpoi7 3 года назад

    Ayuubow muqalqda nuucan ah wan jeclhy wlh sxb soo badi bro 🥰🙌❤

  • @taymiyahkhaalid7717
    @taymiyahkhaalid7717 3 года назад

    بارك الله فيك أخي

  • @mohamedxasan9094
    @mohamedxasan9094 3 года назад

    Ayub Axmed diragalintada waad ku mahad San thy🙏

  • @cabdirisaaqxaashicabdi2805
    @cabdirisaaqxaashicabdi2805 3 года назад

    Masha allaah ustaad waad ku mahdsanthy

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 года назад

    Maasha allah

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro 3 года назад +2

    msh allh waa qorshe aad u fiican

  • @cashoaxmed9779
    @cashoaxmed9779 2 года назад

    Mhdsnid ustaaaad 🙏💯

  • @salmanaaji1658
    @salmanaaji1658 3 года назад

    Run mashal shukran

  • @officiall3248
    @officiall3248 3 года назад

    Tnxs teacher

  • @hamsa___soya
    @hamsa___soya 3 года назад

    Thanks teacher bro

  • @fatuushnoah9949
    @fatuushnoah9949 3 года назад

    Mash Allah wll shukran

  • @dekasango3217
    @dekasango3217 3 года назад

    الله يجزيك بالخير

  • @aaminabulxan5635
    @aaminabulxan5635 3 года назад +1

    Masha allah

  • @hindaahmed2371
    @hindaahmed2371 3 года назад +1

    Mash Allah wllky

  • @suleimanabdirahman5295
    @suleimanabdirahman5295 2 года назад

    Thanks ustaad

  • @abdiwahabfarhan8523
    @abdiwahabfarhan8523 3 года назад

    Thank you so much ayuub - alle haku garab galo bro

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 3 года назад +1

    Keep going my teacher

  • @nasrosaid7327
    @nasrosaid7327 3 года назад

    Thanks wllo ayub

  • @mohamedabdullahamiin8167
    @mohamedabdullahamiin8167 3 года назад

    Masha Allah noo soo badi cinwaanadaan ok kale

  • @mokhtaarupdirahmaan2846
    @mokhtaarupdirahmaan2846 3 года назад

    Thanks Wll ayuub Axmed

  • @hamzehb2524
    @hamzehb2524 3 года назад +4

    Ustadiii ✊🙏

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 года назад +2

    Mashaallah💕💕🙏🏽🙏🏽

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 3 года назад

    Thanks 🙏🏾

  • @ahmedabdi171
    @ahmedabdi171 Год назад

    Waad mhdsab thy wllky ale ha akubarakeeyo wllhy wax badan baad ii iftiimisay oo aan kumeelaynayo noolashayda kufaa iido😊

  • @sanatyt217
    @sanatyt217 2 года назад

    Ale haku sharfo💖🤲💞

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 3 года назад +1

    ❤️ your video it looks like you read mine jazakalaah khayr hooyo

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 2 года назад +1

    Kusalliya nabiga scw

  • @abshirabdinormohammed9129
    @abshirabdinormohammed9129 2 года назад

    Shukran

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 2 года назад

    subxaanallaah Allaahukbar kabiiraa

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 3 года назад

    Jazaaka laah walaal👍🏽

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 3 года назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @RuwaydaCismaan
    @RuwaydaCismaan Год назад

    mnsha allh wlllo keep going

  • @cabdulbaariaadan1225
    @cabdulbaariaadan1225 3 года назад

    Masha allh

  • @qalbituma8100
    @qalbituma8100 3 года назад +1

    Mansha Allaah

  • @ugbadabdirahman3837
    @ugbadabdirahman3837 3 года назад +1

    Mansha Allah ustaad mahad sanid

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 3 года назад

    M.a dear teacher

  • @AadanBoi-cm3ox
    @AadanBoi-cm3ox 9 месяцев назад

    M.sh.allh

  • @quenmasbal9558
    @quenmasbal9558 3 года назад

    Shukrn ustaad

  • @nadira3030
    @nadira3030 3 года назад +1

    Mashallah wll mahad sanid💖

  • @ayushabdow5731
    @ayushabdow5731 3 года назад

    Thank you

  • @habicabdiofficial2365
    @habicabdiofficial2365 3 года назад

    ayuub wll wad mahad santay waxan kaa codsan lahaa inaad soo samayso mawduc ka hadlaya wax barashada thanks

  • @fardowzmohamed9582
    @fardowzmohamed9582 3 года назад +1

    MashaAllah

  • @axyawadani4492
    @axyawadani4492 3 года назад +1

    m a allah ku xifdiyo bro waxan ka codsan laha in mowduuc kaso samayso shanta galabnimo gaxwaha fa,ida darada ku jirto waxan ka rajenaya inad aqbali donto codsi keyga i a mahadsanid

  • @AliFoden-hh2zx
    @AliFoden-hh2zx Год назад

    Maansha ALLAAH ❤

  • @fadumoseid3545
    @fadumoseid3545 3 года назад +1

    Mahadanid wll 🥰 taladada wangasn

  • @qaniyaqali9400
    @qaniyaqali9400 2 года назад

    Alle garaadkiyo garashada haku siyadiyo wllo waxbadanban kaaf.iday wlhi

  • @dahdahwaadaalantihiin9466
    @dahdahwaadaalantihiin9466 3 года назад

    Masaha allah

  • @munamahamed1999
    @munamahamed1999 3 года назад

    Mansha allah wll

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 2 года назад

    Fikradahaaga bixi macalim ayuub
    waxaa jira qof u qaadanaya inuu noloshiisa ku dhisto 🥰

  • @zulthantaherzulthan7683
    @zulthantaherzulthan7683 3 года назад

    Cimrigaga allaha dheereeyo

  • @nacimanacima4981
    @nacimanacima4981 3 года назад

    Asc wll ayub waxan leyahy ruux ehelkeyda ka mid eh oo markasta jecel wuxu asaga rabo in an u sameyo hadan daho manta ma awodo na hita salanta islamka an iga qadeynin xanaq dartis dadkana ugu shekeynayo in an ahay quf xun oo xasid eh maxan igula talini lahed oo ruxaas iga mudanyahy dihirigilin badan ayan ka faidi inbdh thnka

    • @muscabmaxamed2460
      @muscabmaxamed2460 3 года назад

      Haxanaaqo Faraha geedka gaarto mira ka gooso dheh waxaadan awoodin abyo adi maa noqonaa🥺🥺🥺🥺🥺

  • @shaficiabdullahiroble5538
    @shaficiabdullahiroble5538 3 года назад

    Thanks

  • @IsmahanCali-cg8lo
    @IsmahanCali-cg8lo Год назад

    thanks

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 3 года назад

    Asc wll Allah kixifdiyo wadmadsanty adbuu waqtigu iiguyaryahay