@@beerlula8876 Dagoodiye Soomaaliya ma dago, dhulka la tirinayana waa Gedo iyo Jubada dhexe. Jifooyinka la amaanayna waa Mareexaan ee Saransoor iyo waxa aad sheegtay meesha laga yaqaana la aad! Wiil Talxe.
Waaaaaaaaaaaaw radamiin amaan réer ayey dey à ishegi jirtey waa ilma sade waa gobti qimaha badned geesiyaashi. Qaliga ah waye duco miya mise aros mise ciyaar hidaha iyo dhaqanka somalida ayaga ugu qurxan waaaaaaw 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪Laya cadawaha shishka barta. Jiqda ugala hal ha karebina gesiyashi aqliga badna halki nin ama wiil wa inu labo libax dili Karo hadi kale. Naga daya ciyarta
masha allah arooskayga wa inaan gedo kuso dhisto si ciyaartan la iigu tumo😂😂walahi i like it wa ciyaar an music lahayn rag iyo dumarna ayna is dhax galayn
Masha Allah my adeerky you have a good voice may God bless you and protect you with an evil eye. His full name is Abdullahi yare sheikh Hassan wish you long life adeer macane
Wallahi meshan ragg is aqano aya iskuhelay Kagadarane kabtan ancaadi ahen aya qadi Mashallah ninkan Allah cod macan ayoo kumadneystay Mashallah Allah kumaqabto afka inshallah marbaa ana liitimi ciyartan I like it very much so i have to go Gedo inshallah
Joojiya qabiilka iyo qurunka ciyaartaan waa ciyaar soomaaliyi ciyaarto. Wax aan aad uga heley waa ninka heesaya oo ku faanaya meeshuu dago iyo nin soomaaliya oo alle mooyee aan cidina ka sareyn isu arka. Anigu waan fiirsadaa ciyaaraha Soomaalida marka ciyaartaan deegaan ahaanbaa loo ciyaaraa ee ma aha ciyaar qabiil. saarka hawiye iyo daaroodba waa ciyaaraan. waxaa kaloo laga ciyaaraa soomalida NFD ee kenya. Waxay ciyaartaani u soo dhowdahay ciyaarta la yiraahdo diisowga. Midnimo ka shaqeeya Soomaaliyeey.
Reer waamo Diisoow ayay yirahdaan balse reer Gedo waxay yirahdaan Gaalayso. Saa hala ogaado. Walaalaheen reer NFD ee Kenya garan maayo waxay oogu yeeraan siiba reerka Dagoodiye layirahdo ayaa aad u ciyaaro.
Masha allah dumashiyashay allah idin barakeyo wilka idinka jeclahayna allah ii calfo ad ayan idin Jeclahay wlhi viva al marexania from samaron siciid ❤❤❤❤😊😊
The Wajir Nomad saarka dada lehjadooda tahay ee daarood kow hasoo barto lehjada ilmo salan soor dagoodiye salan soor ciise salan soor gaaljaceyl salan soor masare salan soor saarka waa lehjadooda ey ku hadlaan ee dhawaqa iyo lehjada ma dhagahaad ka ladahiin ilmo Salan soor samale somali🇸🇴 ilaa Djibouti 🇩🇯 ilaa iyo Dir Dawo ilaa nandheero ilaa kismaayo ilaa iyo hiiraan waa ilmo geeleey banaan dagay iyo saarkoda Dhashi Salan soor samale somalia 🇸🇴 ❤️❤️❤️
@@beerlula8876 Waxaan ku darayaa, Gaaleeysa waa ciyaar akhyaareed oo dumar shaqo ku a leh, oo reer Gedo ahaan Waxaa ciyaara oo kali ah ragga, Waxaana loo ciyaaraa sida badan Aroosyada, sida aad halkan ka maqashaan oo gabadha iyo reerkeeda lagu amaanayo ama marka uu jiro Qur'aan akhris guud oo aay reero qabaan. From Talxe man/Mareexaan.
Dadka waa gesiyasha xuududa ku nool nolada la iyo toban wiil allaha siyo dadki dagaley ku jira e amin 12 wiil wiilal dhiga cadowga caba lo bahan yahay ok
Yees qoortu wa u dheer tahay ninkey la qadeyso salad kuma wa jibto dhalin yaro yaryar waye nolada 🌷❤️🌷❤️🌷❤️👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪
Runti ninki fahmi karo ninka waxu shegayo aya fahmi karo macankedaa runti wax murti leh ayu kuhadlaya gawada sidu o aamanayo ayanba kahele foolkore kufanaxley
Saar waa ciyaar salan soor dagoodiyo salan soor galjaceyl salan soor masare salan soor ciise salan soor gaar u leeyahiin lejadooda saarkane waa ciyaar lehjad ku jiheesan ma lehjadaanow daarod ku had laa lehjada iyo saar waa ilmo salan soor samaale somalia 🇸🇴 ❤️
@hamaaan1 nin dayacan inoow iska qarwo waalagu yaqiinay ee nin dhulkiisa ku saar tumanayo adoo dulsaar ah haku dul qarwine dhul intaan lagaarin horta sinjigaaga raadi dhul Africa qaxooti nimo kagu qaadatee ee u duceey somalia 🇸🇴 iyo Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 ayagaad qaxooti nimo kuu qaabilee
Ciyaartan iyo lehjada ey ku hadlaayan waa ilmo salan soor dagoodiye salan soor gaaljaceyl salan soor ciise salan soor nasare salan soor waaye qabiilkasto waxow leeyahay lehjad iyo ciyaar aqalka meesha ku ciiyarta iyo legjadooda waa ilmo geeleey salan soor ❤️❤️❤️
Xasus arooski uurmidig goob joog Baan ka haa wale waagi geela la joogay dhalin yarada waa marexan iyo galjacel ciiyarta dhaqan med ka wanagsan masoo arag sharaf iyo karamo 💚🙏🏻💯
Allaha ka cafiyo lipx soonfure weye arooska lkn gabadha aya uurmidig ah adeerkey mowlid haruun warmooge weye caruuska ninka arta bixinayana waa adeerky cabdullahi yare ✍️🤚
Maxaa Gaaljel keenay Buusaar?! War bax.
Gabadha yaa urmidig aheed
1•₩:13 ì
@@xhakaboy8316adeerka soo wedi rag galjecel miyaa iskukin geel darsana dheh wagas geela cabdullahi barkii rati anaga lenahy dhalay xasus ha igalin🙏😭
waaaw waaw. Manshallah. Ciyaartan waxaa daawan jiray 1997-1998 markaan fasaxa iskuulka ahay. Aad bay u xaraarad badantahay. Aroos aan laga ciyaarin aroosba ma ahan. Kayga mar hore ayuuba dhacay lakiin waa inaan mar gobolka tagoo laisoo ciyaaro. Rag iyo dumar is dhax yaac majiro oo rag kaliya ayaa ciyaaro waxaan kusii jeclaaday.
MOHAMED ADAN kkkkkkkkkkkkkk
Hhhhhhhh Ragaas Tumaya Ciyaarta Ayaan Ku Jiraa Sxb Meeshuna Waa Salagle
Waxanaa xaraarad leh waaba ciyaar jareer uf
@@jananmaxamed6998 beenda daaf nio meesha waa cowsqurun ee
Mareexan ayaan ahay reer busar like iisar
Gedo network kafiirso ciyaraha 🇸🇴🇸🇴👋👑👑👑👑👋🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💋💋💋💋💋👋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👉🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥀👋👑🇸🇴 libaxyada Somalia 🇸🇴
Garsaal iyo busaar maxaan maray
Dhaqanka Cida Aan Kadhashy Runti Waa Dhaqan Wanaagsan Musicna Aanan Lahyn Dad Ilaahi Xigmada Iyo Codbo Siiyey🔥♥️💯
Wacide
Viva mareexn sade boqortooyadi layga beerow waaa idin jclaha I love you too
Mareexan masha majoogo dagoodiya salansoor ❤️
@@beerlula8876 Dagoodiye Soomaaliya ma dago, dhulka la tirinayana waa Gedo iyo Jubada dhexe. Jifooyinka la amaanayna waa Mareexaan ee Saransoor iyo waxa aad sheegtay meesha laga yaqaana la aad! Wiil Talxe.
@@abduladansharif9548 suyaad bare ilaahay ha unaxariisto asagaa idiinka soo rary Ethiopian 1988 marki ugu horeysay ee lagu geeyo dhul somalia 🇸🇴 guud ahaan walibo asagoo madaxweynaha ugu baaqay muwadaniinta iney dadkaan yahiin qaxooti muslim ah hadane 1991 markii siyaad bare ama madaxweynahii dhamaay laga tarxiilay somalia ileen qaxootiga oo xiligiis dajinaayay siyaad bare waxeyba ahaayen qabiilkiisa markaasad hada uqaxday gado hhh marka markaad qaxooti tahay dadka meesha dagan waxey sameeyan leed sameeyne waxey ku hadlaane waadku hadle saarka sifiican u dhageeyse fiiri lehjadiisa hhh gado ilaa iyo mandheero waxaa leh Dagoodiye sidoo kale qooqaani waxaleh Boqortooyada ajuuran kismaayo Gaaljaceyl iyo kis yaroo xadramood ama yaman somalia ah adiga dhan waxaad tahay qof somalia 🇸🇴 soo galooti ku ah hadane markii laga tago taas gobolka gado waxaad ku tagtay qax 1991 hhhhhh qof qaxooti ah dhulkow leeyahay?🤣
Masha Allah
Walal Aad baan uga helay
Guuleysta Reer Gedo ❤️❤️❤️❤️
Waaaaaaaaaaaaw radamiin amaan réer ayey dey à ishegi jirtey waa ilma sade waa gobti qimaha badned geesiyaashi. Qaliga ah waye duco miya mise aros mise ciyaar hidaha iyo dhaqanka somalida ayaga ugu qurxan waaaaaaw 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪Laya cadawaha shishka barta. Jiqda ugala hal ha karebina gesiyashi aqliga badna halki nin ama wiil wa inu labo libax dili Karo hadi kale. Naga daya ciyarta
Waxyaabaha Ee dhaqanka wanaagsan waxaa kamid ah In Dumarka aysan soo dhex galaynin m.a❤❤🎉🎉🎉🎉
My favorite game gaaleyso
Only Gedian people can understand how sweet it is
9 wilbaan saradaa
Yeah am proud of you my people
mareexaanku dhaqan wacan bay leeyihiin.
Sxb mareexaan anaguu noogu yimid Gedo.
Adiganu maxaad aheyd, hadaadan deegaanka ka muuqan?.
+Ibrahim Horor 2579
+Warsame Guhaad Bahdoon t0
@@ibrahimhoror4984 suaal aan lagu weydiin xaqe kala timiid.
masha allah arooskayga wa inaan gedo kuso dhisto si ciyaartan la iigu tumo😂😂walahi i like it
wa ciyaar an music lahayn rag iyo dumarna ayna is dhax galayn
Dagan Ibrahim insha Allah wan kugu so dhaweynyna ina adeeer aniga igala soo xarir ninka qadayo galaysado WA adeerkey
Ninka qaadayo magacis
Ninka qaadayo magacis
Masha Allah my adeerky you have a good voice may God bless you and protect you with an evil eye. His full name is Abdullahi yare sheikh Hassan wish you long life adeer macane
I used to practice when I was young
Woooow great
Gedo xagu kajoga wllo
Emotional damage
Guys , you should learn preposition
À
Ala dadkeeygiyoow injeclahay Al mareexan al my dhiiga😍😍😍😍😍
Boqoradi ila dhalataay afkaga caano mac lagu qabay
11 dislike? Dadkan waain gobolka gedo lo kaxaayo si hidaha iyo dhaqanka loso baro niiko uunbay yaqaanan maxay ka kasaayan saar gedood iyo gaalayso Allah ha barakaayo gobolka gedo iyo dhamaan somalia iyo somali aamin
Hhhhhhh waleee waruunta
Baraka abahed waa gedo⚘🌿
Salagle iyo sogaarey walee meshii aan ku dhashey wonderful
M.a salagley ayaan kudhashey, lkin nasib humo welikey arak?
Salagle iyo sagarey wale wa sabad cowyahn ✊😎
Wallahi meshan ragg is aqano aya iskuhelay
Kagadarane kabtan ancaadi ahen aya qadi
Mashallah ninkan Allah cod macan ayoo kumadneystay
Mashallah Allah kumaqabto afka inshallah marbaa ana liitimi ciyartan
I like it very much so i have to go Gedo inshallah
Mashaa Allah Allaha idin xifdiyo ree aabaheey iyo kuwii leeyga beeroow hido iyo dhaqan sharafbadan beeyleeyihiin
Waaaw garsaal waaa meeshaan ku dhashy ilaahoow nabadii ku soo celi
Amin but what's happened there? Maxa ka dhacay halkaas?
m´Mansha allah waalaheyga SOOMAALIYEED WAA CIYAAR CAJIIBA.
Qaranimo Somalia mansha Allah
Joojiya qabiilka iyo qurunka ciyaartaan waa ciyaar soomaaliyi ciyaarto. Wax aan aad uga heley waa ninka heesaya oo ku faanaya meeshuu dago iyo nin soomaaliya oo alle mooyee aan cidina ka sareyn isu arka.
Anigu waan fiirsadaa ciyaaraha Soomaalida marka ciyaartaan deegaan ahaanbaa loo ciyaaraa ee ma aha ciyaar qabiil.
saarka hawiye iyo daaroodba waa ciyaaraan. waxaa kaloo laga ciyaaraa soomalida NFD ee kenya. Waxay ciyaartaani u soo dhowdahay ciyaarta la yiraahdo diisowga.
Midnimo ka shaqeeya Soomaaliyeey.
Qaranimo Somalia
waaa sax wall
lakiin " gaalayso iyo saar gedood "
baa ladhahaa ciyaartan
mareexan ka nimanka layiraahdaa aad u ciyaaro
aniga ciyaari jiray markaan gedo joogay aad baan u jeclahay
"gaalayso"
Mashallah afkaga caanu lagu qby waxaannku jacladay aroos Yada gedo amanta iyo gaaleysadaan
Maasha allah maxan u xiisay allow nabad noga dhiig
Masha Allah reer Abtigeey ii noolaada
Love you so much!!!
Wan jogey aros kan wale busar ag teda weyo dad keygi 🇱🇺🇱🇺🇱🇺💪🥰
shugran cabdi cade walaal fadlan soobadiya saarka gobalka Gedo Geelbadan melaan gacal iyo garmaamo geel lagawayin barwaaqo beeraha wabiga juba alloww nabad iyo nimco aykuwaran gacalka degan!!!
umumaryama sheikh
umumaryama sheikh , wadan barwaqo weye ilahy hano barakeyo gedo cadey
wwww rer abtegey ilahow ixifdi
Amin Abtiyow ♥️
Doogodiya salan soor ciyaartan saarka iyo leh jeda lagu hadlooyo dhagaha maad ka la dahiin mase dagoodiye salansoora sheegan rabtiin hhhh
@@beerlula8876 waa qaldantahay ee afka iyo dhaqanka iyo qabilada dhaqan Koda sobara 😡😡
Mashaa Allah ciyaartii gaaleeyso ❤️❤️❤️❤️
Jecliyaa Markay iskufhacdo❤️❤️
Reer buusaar guulaysta
Masha Allah tolkeyga
love degmada #BuusarGedo.
tuulo dheh goormay degmo noqotay yep😂😂😂😂😂😂
Abdirashid Diriye we love too my hometown
Bursagaar hhhhhhhhhh
Saharo tuulo ka agdheer buusaar ninkii garanaayaa laga waraystaa
Goob joog ayaan ka ahaa xasuus dhaliyarada waa mareexan iyo galjacel geel jira waaye aroos uurmidig beesha mareexan xasus
Asc wll
Mshallh belweynta MRxan
Allow idin xafidh really love my qabilkeiga
jecliyaa Gedo my sweethome
dhaqanka iyo hidaha soomaaliya gedo ayuu kuharey
Ano ah khalid ibrahim mahamed walahi waan xasustaa goob joog ayaan ka ahaa arooskaan xasus weyn igu tahy waagii geel jirka ahaa asxaabtey ayaa dhelaayey galiisada aduun
Reer waamo Diisoow ayay yirahdaan balse reer Gedo waxay yirahdaan Gaalayso. Saa hala ogaado. Walaalaheen reer NFD ee Kenya garan maayo waxay oogu yeeraan siiba reerka Dagoodiye layirahdo ayaa aad u ciyaaro.
MOHAMED ADAN Saar luuget baan dahna
Murule weytan *galeysa* an u qarana
NFD gaar ahaan WAJEER, waxaa ladhaha BALAQLEEY,(Degodia) iyo DIISOOW(Ogaden).
Balaqleey Bay Uyaqaanan
Masha allah dumashiyashay allah idin barakeyo wilka idinka jeclahayna allah ii calfo ad ayan idin Jeclahay wlhi viva al marexania from samaron siciid ❤❤❤❤😊😊
Soo Dhawow Dumaashi Mahadsanid Haddii aad Soomaalida inaga dooratay, wllkana Ilaah ha isu kiin calfo. From Gedo
@@Madaxey-r2f thank you dumashi qali 😍
dalahoow markaad wax kahadlsyso waaxaa fiican inaad aqoon uleedahay ciyaartaan waxaa laga ciyaraa gedo jubada dhexe jubada hose nfd iyo qaybo kamid ah ethopia lkn waa lugukala xariisanyaha marexan iyo dagodiye oogu haysto
Ali Hassan, afkaagu caano laguqabi'....ciyaartaan Mareexan iyo Degodiya unbaa kuloolami' karo....dadyoowgan kale, waxooda waa dhabajin(ciyaar haleys).
The Wajir Nomad saarka dada lehjadooda tahay ee daarood kow hasoo barto lehjada ilmo salan soor dagoodiye salan soor ciise salan soor gaaljaceyl salan soor masare salan soor saarka waa lehjadooda ey ku hadlaan ee dhawaqa iyo lehjada ma dhagahaad ka ladahiin ilmo Salan soor samale somali🇸🇴 ilaa Djibouti 🇩🇯 ilaa iyo Dir Dawo ilaa nandheero ilaa kismaayo ilaa iyo hiiraan waa ilmo geeleey banaan dagay iyo saarkoda Dhashi Salan soor samale somalia 🇸🇴 ❤️❤️❤️
Boqortoyadii laga beeray i miss so much.
Manshaallah love you gedo wale wan u xisay dulkeyga hoyo
Ciyaarahan waxaa ciyaara Murule weeytaan Jidle Hawiye........Iyo Degodia iyo Marexaan oo nala degan
ahmed dauud walaal magaceed ciyaartaan
Khaoshan Osman
gaalayso
baa ladhahaaa wll
DALAHOW inteen kula daganahay ciyaarta iga daa adeer lol
Qaaleeyso, Balaqleey ama Diisoow....qof walbo siduu uyaqaano'
Hhhhhhh murale af-somaliba kuma hadlaane
Waa kenyati iyo amxaaro
I used to play this during my past
Wow. How do they do the legs, is it one after the other? 2 stamps on the floor each?...thanks
mansha Allah iyar aad umaccan
iyarttan waiyarr dagodiya number 2 wa marehan
proud of this unchange calture
ana ey gooni notehe MAREXAN SADE❤❤❤❤❤
Abtirkeeda wa uurmidig ana oysame nahay kabax
Waaaw waa ragii soonfure abadar iyo cowsqurun gedo😎🤚
Ciyaartan inabo caadi mahan allaaa maxan u xisay
Waa Sabab Mareexaan Dheh ❤
Ree buusar iga dheh ❤️
Shamso Qase
Uuf
msh allah waan jeclahay dhaqankeena allow gobolkeena nabad ka yeel
Ilaahow dhulka nabad nooga dhig 🌹
Masah allah rer toolkey allah ha idin nabad yelo mar walbo
1932 gobalka gedo ayaan saarka ka ciyaari jiiray Maxan waxa badan Doreey isku dhuftay
Ina aaboyaalow, waan bururay.
Anigaa kaa daraan
M.a ninkan wa nin cod mcn rag baa hasha yaqanan wa is helen inaba cadi ma ahn
Maashaa allaah reer Tilley jira oo jooga
Xasus wacan
Cawa waan bururay🔪🔪
Miidi carbeedka haa laa iga qabta🤣
Dagoodiya idiin amaanay lehjada iyo ciyaartabo waa ilmo salan soor saarkii salan soor ❤️
@@beerlula8876 dhoora inu comment meshan kasobixiya waba qalad dhoorow
Maslah Mohamad hada dhoore macnahiisa mataqaan inaad qaxooti aanan waxbo kala garaneeynin tahay taas cadeeyn kuu ah dhoore waa kurida saarka dheesho duurka geela ku dhaqdo waana qaabka timaho u jartaan kurida ama wiilasha xoolaleyda ah marka dhoorta ey jartaan aa markey raar magaalka iyo ayaga xifaaltanka dhax maraayo u isticmaalan sida dhowra yahow caml sidojale dhowrahane waxow dhahaa reer magaal waa saqarjaan haleysan marka adiga inaad qaxooti dhunasan tahay dhowre gooniya u taqaana saarkane gooniya u taqaana hhh dhowre waa kuriga saarka leh oo reer miyiga ah aan ku saxee
@@beerlula8876 Gaaleeysa waa ciyaar laga ciyaaro, Gedo, Jubada dhexe, Gobolka liibaan iyo NFD. Meeshan waxa ciyaaraya waa, Mareexaan Gedo, gaar ahaan reer Guri, Ninka hadda ku luqeeynayana waa nin ah, Mareexaan/reer Xasan. From Talxe man.
@@beerlula8876 Waxaan ku darayaa, Gaaleeysa waa ciyaar akhyaareed oo dumar shaqo ku a leh, oo reer Gedo ahaan Waxaa ciyaara oo kali ah ragga, Waxaana loo ciyaaraa sida badan Aroosyada, sida aad halkan ka maqashaan oo gabadha iyo reerkeeda lagu amaanayo ama marka uu jiro Qur'aan akhris guud oo aay reero qabaan. From Talxe man/Mareexaan.
masha alah cadi mahan ✋✋✋❤❤❤
😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😉😘😘😘😘😘😘😘😘😘mansh allha waa reer abtigaya ilaho idanda
Waa nin cod fiican hadana xigmad leh
waaaaaw inabo caadi Mahan ciyartan gedo wacan Alaaa jeceliyaaa
Waaw Masha allaah my dhig gedo
Dadka waa gesiyasha xuududa ku nool nolada la iyo toban wiil allaha siyo dadki dagaley ku jira e amin 12 wiil wiilal dhiga cadowga caba lo bahan yahay ok
Raggu Gaaleeyso aqood wallee.
masha allah reer war mooge arooskan ma dhaween xili hore ayuu ahaa
waa barisamaadkii madhawa
Yees qoortu wa u dheer tahay ninkey la qadeyso salad kuma wa jibto dhalin yaro yaryar waye nolada 🌷❤️🌷❤️🌷❤️👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪
War saarka asalkiisa waa jubada hoose
Gaaljecel ayaa ugu saar qurxoon
Ala maxaan ciyaaray lakin sandkaan iyo mid udhaw ma arag wlahi❤❤❤❤
Codka ninka Ayaa cajiib ah masha Allah
Allow Salagle iyo Sagaareey , walle waa saba Cal-yahan , sisan nin ku
joogo mooyee , suxul yaa ku gali
Kara?
Runti ninki fahmi karo ninka waxu shegayo aya fahmi karo macankedaa runti wax murti leh ayu kuhadlaya gawada sidu o aamanayo ayanba kahele foolkore kufanaxley
Kuwii ligaa beeraay❤❤❤❤❤
dhaqanka iyo hidaha soomaaliya gedo ayuu kuharey wadaniyiin iga dheh
Ciyaartaaan ma marerxaan ayaa leh mise dagoodiye
nin canbaare la dhaho oo khatar ku ah galaysada aan maqlijiray hada kahor amaas ninkaan yahay waxaas dhahay asogoo galayso qaadayo hoboow xasan oo culuus badan talxa oon cabsoonayn celi oo calool adag cawayoonta soonfure reer cismaaka foolkore ciiskii waalaalkay iyo cali maxamed baan tabay maan ciyaarno dheeshaan
ali hassan kkkkkkkkkkkkkk
ali hassan kkkkkk thnkz abwe
wawwww.idilay caligaa idilay waww dhiiga ikacay hadaan Cali maqlo bas waye jecliyaa reer mareexaan
Gaalayso gedo
Cawayoonta wakuwe 😂😂
waaaw maansha allah gedo wacan
waan jeclahay
Tankale ninkaan magacisa iyo talefonkisa soqoro
Waala awalmarani
Mashallah Tabrkallah
i.like it so much.
Waxaan filayaa in aay tahay xasuus lama ilaaban ah waqtigaan somaliya waxaa kajirtay nabad waartay balae hada malaheli karaa dad intaan garaya oo iska mashxaradeynaya😅 haad ayaan ugu helaa ciyartan haweney aan gursada tii iigu horeysay waba lagu ciyaray 20005 waa ayaay ehed hadana waxaaba jirta dunida maanta la joga waa laga shaki 😂 rabi ayaan ka sugeynaa nabad warta somaliya❤
Guleyso sxb abdraxman from Garissa waqooyi bari kenya ....rabbi ha ina midheeyo
Gedo iyo galaysabo wan uxisay 😢
Saar luug ayaa ladahaa / rega ayaa tiriyoo gebdahaa lagu amaanaa / kankalena saarmoo
Ayaa ladahaa /Gabdaha ayaa tiriyoo rega lotiryaa !
Wa jogay meshan anigo ari raacay ayan amin casar ah kusolexday gaaleysadan oo socota xasuus
Had xage jogta❤
Allow Salagle iyo Sagaareey , Walle sisa nin KU jooga mooyee , suxul yaa
ku gali Kara ?
galayso khatar ah
ahmed dauud
kkk adeer "gaalayso iyo saaar"
saar mareexaan
miyaad nabari rabtaa
meeqa sanaan ciyaari jiray
shit
walee dhulkii waan tabay
murti adeer codka Allaha kudaysto I a
I like this baraqley
Wlhi anoo yar baan maqli jirey cajiib
in the night you have to be a good idea to make sure you have any questions
Masha allah
Macalin
Ciyarta ay ciyaran qabilka dagodiya m,a
Bro dagodia miyu sheegan wiilka maya talxe iyo gedo miya dagodia kula noqday somali ciyaar ha wadaagto lkn Gaaleyso saar gedo Sade ba leh
My dhiiga my sade ❤
allow noga dhig nabad
Ciyaartan magaceed?
Galeeyso ba la dhaha
Gaaleeysa
Very interesting wlxi
Mashallah We missed Such Events
Ilove marexaan wagardhac regidiid wa reer aabe mamadana wa redalal reer alamagan dalal laandheranimo
wajeee waxaa loogayaqannaa balaqlay gedo galeyso jubada hoose diisoow iskbarta
Rer wajir weliba Degodiyaha iyo mariixaanka waa iskudhaqan....anaqa qaaleeyso madhahnee, balaqleey baan uyaqaanaa.....
Caadi maa ahan
Marhaba
qaranimo ciyaartaan galeysaa ladhaa ee saar maha waakala labo qabiil gaar ulehna majiro lkn waa loo kala badanyaha hadana waxaa ciyaarayo marexaan busaar oo ceelwaq udhowbaa luguciyarayaa
Saar waa ciyaar salan soor dagoodiyo salan soor galjaceyl salan soor masare salan soor ciise salan soor gaar u leeyahiin lejadooda saarkane waa ciyaar lehjad ku jiheesan ma lehjadaanow daarod ku had laa lehjada iyo saar waa ilmo salan soor samaale somalia 🇸🇴 ❤️
@hamaaan1 iladkidaa ma dhul jabarti cismaaciil leeyahaad meesha ka maqashaa mase daarood jabibarti cismaacil dhulow leeyahaa dunida ku yaala waad qarweysaaye orod Eritrea 🇪🇷 weydii cidad tahay iyo dhulkaad leedahabo huno
@hamaaan1 nin dayacan inoow iska qarwo waalagu yaqiinay ee nin dhulkiisa ku saar tumanayo adoo dulsaar ah haku dul qarwine dhul intaan lagaarin horta sinjigaaga raadi dhul Africa qaxooti nimo kagu qaadatee ee u duceey somalia 🇸🇴 iyo Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 ayagaad qaxooti nimo kuu qaabilee
@hamaaan1 nin aanan sanjigii aqoon oo canwaan iska soof tago ah oo darbiwalbo Africa leeday iska seexdo anoo samale somali ah inaa lahadlo waanba ku qaldanahay adeer lama hadlo cawaanta
Wale ciyar igdheh
Well come
ciyaartan waxa kalinta kowad ciyara dogodiya .marexan kalinta labad soga