Riwaayadii Sixirka Part 2 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 652

  • @Cabdiqaniali10
    @Cabdiqaniali10 Год назад +222

    Inta sugaysa ismuujiyah ismuujiyah 😁 come back hobfilms

  • @faadumodaganofficial6406
    @faadumodaganofficial6406 Год назад +80

    Hadad muslin thy kusali nabigeni Muhamad♥️scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw

    • @nimcocabdi9644
      @nimcocabdi9644 Год назад +1

      Scw scw scw❤❤❤❤❤

    • @nimcocabdi9644
      @nimcocabdi9644 Год назад

      Salalhu calayhi wasalam

    • @mame-pu1vj
      @mame-pu1vj Год назад +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

    • @halimaguled2882
      @halimaguled2882 Год назад

      Scw scw scw

    • @dhemanassia3180
      @dhemanassia3180 Год назад +1

      Scw scw scw scw scw

  • @shuutiidarma
    @shuutiidarma Год назад +165

    meesha soo hargeisa maaha m.a alla jecliyaa oo qurux badanaa wllhi wn jeclahay mar uun inaan imaado inkasto aan cidna ka garaneyn from muqdisho we love you hargeisa ❤🥰💞💯

    • @shuaypismail3081
      @shuaypismail3081 Год назад +5

      Mzkiin caawiye ana ku dyaara inder😃

    • @najiibhami3560
      @najiibhami3560 Год назад +2

      ❤❤❤

    • @shuutiidarma
      @shuutiidarma Год назад +1

      Thanks 💯❤

    • @ibrahimcateeye1139
      @ibrahimcateeye1139 Год назад +2

      sorry sidaas maad hargeisa u jeceshiihiin Haddad tihiin reer muqdisho laakiin anagu maidin jeclin

    • @shuutiidarma
      @shuutiidarma Год назад +27

      @@ibrahimcateeye1139 muhiim maaha adiga jaceylkaaga lkn waxaa qalad ah in aad dhahdo anaga idinma jeclin adiga shaqsi baa thy taada ka hadal ileen hargeysa oo dhan ma ma tashide dad wngsn ku nool in badan oo na jecelna wn arkay ee wll afkaaga masuul ka noqo mahasanid 🙏🥰❤

  • @zaalah___garaadkah..620
    @zaalah___garaadkah..620 Год назад +98

    Waar inta ruwaataDa madar ka hesha is muujiya....🥰🤩

  • @mounaabdillahi5629
    @mounaabdillahi5629 Год назад +42

    Keep going guys welcome back we miss your movies 🎬 🎞 🎥 🎦 📽 ❤️ 🎬 🎞 🎥 🎦 📽 ❤️ fans from Djibouti 🇩🇯Djibouti 🇩🇯

  • @ayannour3062
    @ayannour3062 Год назад +34

    Horta dhaarta iska yareeya teamkaygii waanii xiisnaye🎉❤❤❤

  • @amalibrahim9206
    @amalibrahim9206 Год назад +47

    Soomali flim metesha oo iqanciyey kooxdanba jirta🥰 wan idiin xiisay Hob flims❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +5

    InTa jecel Nebigena muhammed scw 🤴❤🦁:Dadkan Saliga Napiga Caanka KuRaadinaya Supxanalah 🥺🥰

  • @HassanMohamed-ul2qr
    @HassanMohamed-ul2qr Год назад +79

    Riwaayada very happy 😊
    Team keep going 👍 inchallah part 3

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 Год назад +78

    Qof Halsane Tahriib Ku Maqnaa Oo Halsane Ku Tahiray Waa Muna Faysal😂

  • @masnaaxmed426
    @masnaaxmed426 Год назад +10

    Daqiiqda ugu naxdinta iyo murugda badan waa daqiiqda uu qof aad jecelhyd ku yidhaa iska ky ilow waan kaa tagayaaye😰 inkastuu film yahy wxban moody run

  • @quennaimo4345
    @quennaimo4345 Год назад +11

    Reer hargaysa wan idin jecellhy from sanaag

  • @xapiip999
    @xapiip999 Год назад +15

    nio qoftan waan taageeraa wlhy mansha allah ''umada iswada ilaawi laheyde kulahaa''😂😂😂

  • @asmamuhumed
    @asmamuhumed Год назад +18

    Ruwadan wax jiray ka hadlysaa qof hadaa agtisa farxad ka waydo qofbaa ka heli adunka saa ah walhi😍🥰

  • @hafsamohamedabdulahi3836
    @hafsamohamedabdulahi3836 Год назад +36

    Orod walal iska hoyo 😂😂😂😂😂I can't wait part three 😭😂

  • @hadaayaxasan3499
    @hadaayaxasan3499 Год назад +10

    Kusaliya xabib Kena muxamed scw

  • @zeckofficial8806
    @zeckofficial8806 Год назад +50

    indho adka muna faysal maxaad iisoo raadin weydey kulahaa😅😅

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Год назад

      Maxasuusantahay Markayku Lahayd Hargeysa daa Laydhkalehgal😂

  • @mohamedkayse6054
    @mohamedkayse6054 Год назад +11

    Riwaayad shidan teamwork 😘😘❣️❣️❣️❣️ love from Norway ilaa hargaysa jara

  • @najaxmohamoud9214
    @najaxmohamoud9214 Год назад +18

    Dadkygii waad nagu raajisen filimka😥❤️❤️❤️

  • @Naima-43
    @Naima-43 Год назад +9

    Mahadsanidin lkn xooga daqiiqadaha ku dara o nooyara dheereya ama malin dhaaf noogu so dhaaya haday macquul tahay

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Год назад +22

    Ruwayadan waxaan jeclan laha inay yeelato seasons badan hob films dad aan laga caajiseynin 🫡👏👏

  • @daganryan108
    @daganryan108 Год назад +5

    Meeshan ma hargeisaa? Wow beautiful city

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Год назад +10

    Masha Allah daad aan jeclahay film madodaa thanks🥰🥰🥰❤❤💯💯

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 Год назад +20

    Waaaw Waaw filmku 🎥 Aad buu u mcnyahay part 3 ican’nt wait wllhy❤️❤️🙈🔥🔥

    • @xuseentafey2270
      @xuseentafey2270 Год назад

      Waxaan munafayasl walaal munafayasl dadaa 11

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 Год назад +60

    Riwayadeh waxa ka fahmeyy Muno sixreysoh madar runteyy miaaa✊️😂❤️

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 Год назад +37

    My fav team Keep Going ✌️
    Loading Part3 I.a 👊

  • @fadumocabdilahi8143
    @fadumocabdilahi8143 Год назад +19

    Team mona faysal❤👸💪

  • @bishaarocabdirixmaanwarsam3575
    @bishaarocabdirixmaanwarsam3575 Год назад +10

    ᴡᴀLᴇ ᴀNᴀɢU RɪᴡᴀᴀYᴀᴅ BᴇʏNᴜ ᴜ ᴀRɢɴᴀH 🥺😩BᴀLsᴇ xᴀǫɪɪǫDᴀ ᴀH ɪɴᴇʏ TᴀNɪ ᴛʜʏ FᴀʀɪɪɪN🥺😪😩Iɴᴛᴀᴀɴ ᴋᴀ ᴀʀᴋᴏH🥺❤️

  • @idirisahmed3975
    @idirisahmed3975 Год назад +10

    Waan isa soo qaban doonaa hadlkii reer Hargaisa 🤣🤣🥰

  • @ayaanmohamed8664
    @ayaanmohamed8664 Год назад +15

    Ugu danbaynta way sixri ban u malayni part3 lasoo dheereya😅😘♥️

  • @ayancali3016
    @ayancali3016 Год назад +3

    ASC should I have a Twitter for my next birthday and the first 🎉

  • @mohamedfamous9793
    @mohamedfamous9793 Год назад +54

    I can't wait part three 🥰🤩

    • @housseinmarin8219
      @housseinmarin8219 Год назад +3

      Wtf , always "I can't wait the next " 😑 are you crazy 😐 only say one time and close your mouth, me too I can't wait your next comment 😁😁😁😁😁 waa kaftan saxibow yakhi

    • @maxamedcabdilahi3046
      @maxamedcabdilahi3046 Год назад +2

      @@housseinmarin8219 😂😂😂

  • @apazade1220
    @apazade1220 Год назад +22

    Muna faysal indha,adka seed igu ilaawi karta kulahaa 🤣🤣😂

  • @halasead4776
    @halasead4776 Год назад +11

    Wllo filmka si taxane (toos) ah u soo dhiga yacni maalintiiba xalqad thanks

  • @mohanabdi7830
    @mohanabdi7830 Год назад +7

    Muna faysal update soo noqotey nio ee iyada raac 😂😂😂😂❤

  • @diamond1948
    @diamond1948 Год назад +14

    Jecl ebar keeney dhibcaha ixtiraamka😭

  • @amiraabdourahman949
    @amiraabdourahman949 Год назад +9

    Always the legend Madar et Mouna je vous aime trop

  • @munamxmed9755
    @munamxmed9755 Год назад +1

    Wah wah wah axya jilayaal so noqosho wcn🎉🎊🎉🎊⚘🌷⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷⚘⚘⚘💐💐💐💐💐💐💐💐💐

  • @abdifatahshiine9130
    @abdifatahshiine9130 Год назад +35

    we can't wait 🤩🤩

  • @axmednuurcabdi1154
    @axmednuurcabdi1154 Год назад +4

    We Can,t Wait Wlhi Hopfilms Si Buuxda Idiintageeraa wllaha qaliga ah Part 3 Sofasaxa I.N

  • @XawaCismaan-z8i
    @XawaCismaan-z8i 7 месяцев назад +1

    Najima iyo madar way is jecleyihiin😢❤

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 Год назад +10

    Anaa ka koow ah inta sugaysa fadlan soo fasaxa

  • @momolulHasanAliabdi
    @momolulHasanAliabdi Год назад +1

    Muna apti jiniyadedan ka yaba wa wada kham muna keep going

  • @apdrahmzmal7230
    @apdrahmzmal7230 Год назад +8

    Wu iga gadan yahayyy Film-ku🙌

  • @mabruukamahamed4349
    @mabruukamahamed4349 Год назад +4

    Dan iyo jacyl ayaa ruwaayad igu danpysta🥰 waan ku hystaa

  • @walaalzacky9925
    @walaalzacky9925 Год назад +17

    Intaan VediOgan Daawanayay Jacayl NooL Baaa IgU Dhacay😢

  • @MumtaasMusfateibraahim
    @MumtaasMusfateibraahim 9 месяцев назад

    National badiyaaa MuNayyyyyy😂❤

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Год назад +5

    Riwaayadihina waaba ku heestaa 🥺🤌😩❤

  • @cumargacayte8072
    @cumargacayte8072 Год назад +13

    inta sugaysa part three is muujiya please

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Год назад +7

    Waan idin salaamay dhamaantiin madar ayanle ader baan u ahaye ii ilaasha

  • @salmaawil4090
    @salmaawil4090 Год назад +2

    My dhuuxa Wllhida wn idin ka helaa alle hay idin sharfo ❤️🔥🌹

  • @simancabdi7914
    @simancabdi7914 Год назад +3

    Sow dar ilahey laguuma soo celin ma anibaad iso noqoty hhhhhhh legend

  • @hanadmoussa2267
    @hanadmoussa2267 Год назад +7

    I can't wait part three😊😊😊😊🥰🥰🥰🥰

  • @maimounaabdizalam6844
    @maimounaabdizalam6844 Год назад +15

    filmka vocal recording yar qaldan guys😢Shanqadha meelkasta oo ay joogay aya la maqlaya microphone isticmaala ama background ka voice iska habeeya

    • @apdilaahialcantra7189
      @apdilaahialcantra7189 Год назад +2

      Adu dhagayso un waxba haka shegine😅😅👌👌

    • @maimounaabdizalam6844
      @maimounaabdizalam6844 Год назад +2

      @@apdilaahialcantra7189 😅😅War waxbaan u sheegayaye maxa farta iigu so taage adi🩴🩴☠️

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 Год назад

      Inan wax barataybaba tahee waxay waxano qararac ah ee ad tirinaysa wall 😄

    • @mbinamustaphe9862
      @mbinamustaphe9862 Год назад

      lengend wax badan fahansan

  • @dekaabdilahi632
    @dekaabdilahi632 Год назад +2

    Kooxda hop films iska daaya dhaarta sida kale very happy walahy

  • @fatumaabdi9417
    @fatumaabdi9417 Год назад +2

    Adnan wllhi waa dhamac keep going team hob films

  • @nimcocabdilahi8128
    @nimcocabdilahi8128 Год назад +5

    Ax muna waan ka xumahay lkn madar wuu baqayaa kulaha wll ma qasabaa hhhhh😂🤣😂🤣🤗

  • @asmaa5466
    @asmaa5466 Год назад

    Hargeisa jeclahay inkasto cid ii daganayn allow guuri aa ku dago iyo calaf khayr qaba iga sii wiilasha wanaagsan anoo gabadh reer jibuuti ah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache5050 Год назад +1

    Joji makah Allah huno mouna

  • @faysaahmed5049
    @faysaahmed5049 Год назад +4

    Najima sida ciyalka ayay ushekaysa dabka ayaa kayara dhacsan muna kashidan boqolkiba boqol inader najima walaga horeyaa qofwayn ayaa tahy ciyalnimada iskadaa walshay qaali

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Год назад +1

    Wow pest acting 🙆‍♂️✊✔️✔️✔️ 100/100 pravo youngers wad ka paxsaten

  • @ayaanaxmed998
    @ayaanaxmed998 Год назад +7

    Best RiwaaYad🥺

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 Год назад +4

    Waaw film iga dheh walhi 😂😂 muna fariido

  • @NewClfataax
    @NewClfataax 6 месяцев назад +1

    Madarow.cafi.muna.sxb.loof..baadku..ahayde..maxaadhacay..❤❤..❤❤

  • @zackmoses9405
    @zackmoses9405 Год назад +3

    Yahye ahmed husein big fun

  • @afnanapdiqadir
    @afnanapdiqadir Год назад +5

    alla kuwan yar yar wan iska jeclahay dar Alle 🥺🥺

  • @noordinhassan1141
    @noordinhassan1141 Год назад +1

    Dhalinyaradaan Reer Somaliland riwaadohoodu waa Top aad baan ujeclahay
    Lakiin dhamaystir maleh dhowr riwayadood anagoo lahaysano baan dhamaadkuudii iyo qaybihii ugu dambeeyay aan waynay markas oo kale client camal baan idiin nahaye riwaadii aad bilowdaa dhamaad uyeela saxiibayaal

  • @nahiimanahiima2406
    @nahiimanahiima2406 Год назад +1

    Keep going my team
    Please part 3

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 11 месяцев назад

    Thank you wll ❤️ 😘

  • @Suhaibtv.
    @Suhaibtv. Год назад +6

    Waiting part 3

  • @xamdahaldhaa
    @xamdahaldhaa Год назад +5

    Haaye daqiiqadaha soo badiya😥🙄

  • @jamacaamina7235
    @jamacaamina7235 Год назад +9

    Munay ninka naacda kadaa adaa ka tagee.😁

  • @khaalidrashiid4179
    @khaalidrashiid4179 Год назад +7

    Hob films wan idin wataa 😎❤️

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Год назад +4

    Ahhhhhhh indho adaygiii o qofa wlhi munu wy iga qoslisay lkn wxd ba moda inaan sadalin karo filim ka dhamaad kisa🤔🤔

  • @muscabmawliid4211
    @muscabmawliid4211 Год назад +4

    Icant wait walhi ismuujiy inta u dhararaysa

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir Год назад +4

    Interesting this Talents and Drama of our Actress HOBFILMS thank you alot of Effort and 8K videos

  • @subeertiger4628
    @subeertiger4628 Год назад +8

    waar dayax iyo cadnaan meeyay 🥺

  • @asmakhader5923
    @asmakhader5923 Год назад +9

    Muuna iyo Madar aakhirka way is guurzanayaaa 😂😂

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 8 месяцев назад +1

    Walaal jacel channel
    ..wll...nasoboqda

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +15

    Hob films actions interests people's prt 3 insha allah 😂💪😋

  • @OMAARKA
    @OMAARKA Год назад +4

    Gabadh seedi lagu leeyahay kkkkk

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 Год назад

      Was khalad ee ha u qaban inta badan dadku seedi iyo dumaashi ayay isku khaldaane

  • @abdiwasawaazke4412
    @abdiwasawaazke4412 Год назад +5

    Mafahantay wllo munaay😅😂😂

  • @cabdilecabdileck2310
    @cabdilecabdileck2310 Год назад +8

    Nagaga zoo dhakhzada

  • @yassimiishak4332
    @yassimiishak4332 Год назад +1

    Waay waadnahaa maadarow😂😆🥰

  • @zundusmoha7976
    @zundusmoha7976 Год назад +4

    I can't wait part 3

  • @ahmethabdi
    @ahmethabdi Год назад +6

    Dee naga soo siidaaya waxay waan daalnee

  • @zumayamahamuth3735
    @zumayamahamuth3735 Год назад +16

    team aan jeclhy keep going 🥰🩸

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 Год назад +2

    HOB tayda 🥰 lkn yaxiye maxaa cadnaan loogu yeedhaya ma fahmine keep going 👏

  • @CRAXMAANCOLAAD
    @CRAXMAANCOLAAD 9 месяцев назад +1

    riwaayad best

  • @khadrocadey4713
    @khadrocadey4713 Год назад

    Masha aallah

  • @hoodoayaan4620
    @hoodoayaan4620 Год назад +3

    Noso badiya noloso dhakhsada

  • @suhuurmaxamud
    @suhuurmaxamud Год назад +1

    Il est pas là le soirée 😢et il est parti Londres 0:31

  • @subeertiger4628
    @subeertiger4628 Год назад +3

    Madaroow zxp maxaa helay youtabe kagii 🎶🤔

  • @hodanali8331
    @hodanali8331 Год назад +6

    Inti sugaysay love😜😊

  • @shucayb7352
    @shucayb7352 Год назад +7

    War waxani waa riwaayade walahida ka reeba

  • @deeqamaxamed3948
    @deeqamaxamed3948 Год назад +2

    Inta riwaayada ka heshay like

  • @abdiadan7436
    @abdiadan7436 Год назад +8

    Filim ayaa kujilaysan lakin aniga gabar aan sadex sano isjecleen ayaa iga tagtay waliba i bahdishay labasano kadib wan gursaday anoo hal ilmo ijoogo ayay hadda isowacaysaa waliba waxay isku dayaysaa inay xaaskayga iskukeen dirto shirqoolo badan ayaa kafashil may

    • @hafsaabdiaziz1075
      @hafsaabdiaziz1075 Год назад +1

      IslaaNtaada Ku Dir Ha Tuntee 🤣🤣

    • @abdiadan7436
      @abdiadan7436 Год назад +2

      @@hafsaabdiaziz1075 qofka masuulka ah dadka iskuma diree wuu kala qariyaa

    • @aliamaar8019
      @aliamaar8019 Год назад

      😂😂😂😂

    • @hafsaabdiaziz1075
      @hafsaabdiaziz1075 Год назад

      @@abdiadan7436 waxaaso kle dacad maahe jacaylka xaaskaguu haduu dhab kaa Yahay ku dir gabadhaada 🤣

    • @amishaaminaabdirahman3729
      @amishaaminaabdirahman3729 Год назад +2

      Midh haka dhagaysan reerkaga dhaqo wll

  • @paarimuslim2929
    @paarimuslim2929 Год назад +5

    Wlhi wan idin wataa ilaa halkaan waxaan kala zocday Riwaayadii dan io jacayl io godab jacayl😀

  • @cabiiraabdilaahi2952
    @cabiiraabdilaahi2952 Год назад +3

    Ala jacYlow ku nacey

  • @diinaari6842
    @diinaari6842 Год назад +1

    Filimkan waa mid dhaboo dhacay sidaan sheekhada mumalanayo riwaayada kama war haYo in laga sameeyay✍️