WAATAN CREAMKA AAN MARSADO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 718

  • @aallasheeq2195
    @aallasheeq2195 4 года назад +220

    zxb asad m.a zxb aad baa utex galisay codsiya dena
    dad badan marka wax ka cod sano iska ignor gareyo
    respec pro shalay ugu dan bey day aan ku wey diyay
    👊👊👊👊👊👊👊👏
    thanks pro 😍😍😍😍😍😍

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад +5

      Subscribe ii saar walal please

    • @nasro7666
      @nasro7666 4 года назад +1

      Farxad kunolow asad wiil dhalinyaro tahay qadar ku qanacsan

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +3

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 4 года назад +1

      ruclips.net/video/7VclMY04Gno/видео.html
      ' canug yar oo naftiisa baxar galiyay ila DAAWO sida uu ku badbaaday. Iyo muuqaalo kale oo layaab leh..

    • @umaxmuudiamun9244
      @umaxmuudiamun9244 4 года назад

      0

  • @marwaanyuusufbashiir6583
    @marwaanyuusufbashiir6583 Год назад +36

    Yaa 2023 fiirsanaayo muuqaalkaan 🤌😂

  • @apdiwalihaza1426
    @apdiwalihaza1426 4 года назад +39

    Inta ila jacel azad cafimadkisa like full respect Brother💖🙏

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 4 года назад +1

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adn kugu caawiyee

    • @qasrilyrics8161
      @qasrilyrics8161 4 года назад

      Wll Alle Dartiisa Subscareb Igu Saar Adiga oo Rali

  • @abdirhmanabdilhi1306
    @abdirhmanabdilhi1306 4 года назад +7

    Asad hagio kaftanlow no kibirlow ilaahay caafimad iyo cimri dheer haku siiyo Full Respect brather 🥰

  • @abdifitaaxmaxamed3208
    @abdifitaaxmaxamed3208 4 года назад +52

    Full respect Asad👑 keep going🙏

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 4 года назад +1

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adn kugu caawiyee

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад +1

      Subscribe ii saar walal please

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 4 года назад +1

      @@iqraacooking6079 wll wan kuusaaray adn iisaar

    • @qasrilyrics8161
      @qasrilyrics8161 4 года назад +1

      Wll Alle Dartiisa Subscareb Igu Saar Adiga oo Rali

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +1

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤

  • @cabuud16
    @cabuud16 4 года назад

    Sidee turkiga lagu tagaa?

  • @maxamedali1211
    @maxamedali1211 4 года назад +1

    Asad sxb mahadsanid suaasha kareenka waa iga soo jwbtay respect wll asad

  • @abulayaan9255
    @abulayaan9255 4 года назад +1

    Aad ayan kuu salamaya azad sxb waxanan kui rajaynayaa farxad iyo caafimaad waara ka dib sxb waxan ka codsanaya creamka kan cantu ga mahane kan kale magacisa inad iso qorto ado rali ah si mar u wada dalbado thanks bro

  • @xasansiidaxmadxasansiidaxm1091
    @xasansiidaxmadxasansiidaxm1091 3 года назад +1

    Wll firi carem. Kale maga ciis aa rabaa Cantu mara be wll kan kale

  • @khalidesman
    @khalidesman 4 года назад +1

    Tnkz zhp asad wanoo faaidaysay Geesi ayaa tahy xaqiiiq waa guulysani zhp

  • @ahmeddeeqahmeddeeq2591
    @ahmeddeeqahmeddeeq2591 4 года назад +3

    Thankz bro wad ku mahad san thy codsigena sda utixgilisay❤🙏

  • @taariiqmedia
    @taariiqmedia 3 года назад +1

    Timaha cadan cadan ayee ka dhigeysaa wll

  • @axmedrasta6615
    @axmedrasta6615 Год назад

    Cantu waan gartay lkn kan kale magaciisa ama sawir kiisa iisoodir pro Asad hajiyoow pro adoo mahadsan

  • @user-xc5vq2gn1g
    @user-xc5vq2gn1g 4 года назад +7

    8:04 gabdhaha ada ka fcn run iyo ben wexe shegayan lama yaqano lkn adi waa itus oo itabsi clshan wax cad oo lo jedo hal daqiio guduheda wilibo 👌😎

  • @Alimohamed-ml9vh
    @Alimohamed-ml9vh Год назад +1

    From Cantu Cream Respec Asad The Legend💪❤️

  • @marwah_Abballah
    @marwah_Abballah 4 года назад +2

    Abwe Asad goormaad guur sanaysaa wan dalay sida u sugaayey arooskaga🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤❤

  • @adnanaden8340
    @adnanaden8340 4 года назад

    Inda.horay.u.istic.maljiray. contu. Like sar from usa.

  • @umunihaal9837
    @umunihaal9837 4 года назад +5

    Oo Wilashuna Waa Sida Anaga 😂 Wey Hormareen Wilashena Wlhi M.A😂😂😂😂

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +1

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤❤

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 4 года назад

      Haaa hala is wada qurxiyo ba leeyahay jirka &timaha Nadaafada wa muhim &in la is tirtiro🤣🤣🤣🤣

  • @fardowsakahiye2172
    @fardowsakahiye2172 Год назад

    Wll asad hagio cream waan garanayee protein aad kor ka marinee pictures ka soo qaad ama magac iyo dalka soo saaray inoo sawir

  • @rashkabooy873
    @rashkabooy873 4 года назад

    Adiganeh shuqul gabdheed maa bilaawday waxaa mar marsatid maa hadana noo keentay

  • @muftaxfamily5859
    @muftaxfamily5859 4 года назад

    Asad waan ku tageyraa video yashada wey xiiseyaa ilaah haku xifdiyo

  • @diyaarzaneboy9545
    @diyaarzaneboy9545 4 года назад +2

    Azad pro waxa nabartah sidah loo qubesto hadad na ixtiramesid plz plz noos sheg

  • @xadaarioffcialxadaari_____527
    @xadaarioffcialxadaari_____527 4 года назад +13

    Hadad nabi maxamed scw jeceshay subceribe iyo like isaar ale haku geeyo janooyinkiise

  • @ahmednuur2045
    @ahmednuur2045 4 года назад

    Aaad ayaad umahadsantahay asad anagoo ujeedno ayuu halmar isbadaly timahaga marka marisay cream thank u sxp sarw

  • @asadaarka6974
    @asadaarka6974 4 года назад

    Mhdsnid asad my sami aad ugu faraxsanahay madama waqtigaga noo hadiyeesay waxbadan ka faa iidnay nolow intee nolol jirto

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 года назад

    Waalaal is xiisabi intaa laaku xiisaabin aduunkan wa malmo gaban

  • @abdillahijama7871
    @abdillahijama7871 4 года назад +1

    Wixii aan helikarin siiba reer soomalia waxaa jira badalkiisa cream kale oo layirahdo HIMILAYA.
    supermarket yadaad kahelasaan kafiirsha best weye careamkaase

  • @oubahsaid7809
    @oubahsaid7809 4 года назад +3

    Waan isticmaala aniguba, aad ayu uu ficaan yahaye cream ka " CANTU ", i like it

    • @DadirHusseinVideos
      @DadirHusseinVideos 4 года назад

      ruclips.net/video/UZDPn9jg48w/видео.html

    • @abdllahassan4347
      @abdllahassan4347 4 года назад

      Sxb mogadisho malagahelaa bro

    • @hanadkhaliif6039
      @hanadkhaliif6039 3 года назад

      Muqdisho malaga hela pro

    • @oubahsaid7809
      @oubahsaid7809 3 года назад

      @@hanadkhaliif6039 wll Muqdisho maa joogo anu, qurbaha ayaan ku isticmaala

  • @ibraahimmire1565
    @ibraahimmire1565 2 года назад +1

    Asd lacag isoodir wiil soomaliyeed sidiikuujecel waali

  • @Hurdaaye7
    @Hurdaaye7 4 года назад

    curl cream waye sxb tinta ayuu curl ka dhigaa ee ma kala fujiyo curl means duubduub ama rasto uuka dhigaa dadka america joogan wey aqanan walmart uu yalaa ama amazon

  • @diyaarzaneboy9545
    @diyaarzaneboy9545 4 года назад

    Pro azad hagio waxa nabartah sidah loo qubestoh nabar zxbow

  • @abdikadirdahir8884
    @abdikadirdahir8884 3 года назад +1

    Asad wan kudawada creamkn Xajigeda an uga faideyn doona tintisa wa dhagdhag

  • @wllfahad3608
    @wllfahad3608 4 года назад +2

    Inta tagersan asad hajio like ii saara

  • @aishaabdi5191
    @aishaabdi5191 4 года назад

    Masha allah waa runtisa aniga iyo ilmahayga ayan marsana ad baan ugu helay

    • @saidyare6406
      @saidyare6406 3 года назад

      Soomaliya ma laga helaa wllo

  • @yuusufgeesey6920
    @yuusufgeesey6920 2 месяца назад

    Shuunka majalciyaa says canal makadhigaa

  • @mohamedgurey3675
    @mohamedgurey3675 4 года назад +1

    asadaw wll soomaliya ma laga helayaa muqdishaan joogaaye kareemkan isagoo in badan la xayaysiinayaan atkay timuhu curly ka dhigaa 🙏

  • @nema2647
    @nema2647 4 года назад +12

    Creamkan waan haysta wana isticmala Sweden waa laga hela aad buu uu ficaan yahay ❤🙏🏾

  • @cabdinajiibcabdulle9514
    @cabdinajiibcabdulle9514 Год назад

    Pro nafaqada timaha magaceeda waan arki waayay sidee Ku helaa

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut 4 года назад +1

    Masha Allah Asad Hagio oo love daa dinaya maanta Waa ii kaw we are Ok.keep going bro

    • @afgooyeproductionafgoibile9065
      @afgooyeproductionafgoibile9065 4 года назад

      Walaashey qaali ah isooboqo adigoo mahadsan

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤

    • @DadirHusseinVideos
      @DadirHusseinVideos 4 года назад

      ruclips.net/video/UZDPn9jg48w/видео.html

  • @ilyaasrajaadiyarzane500
    @ilyaasrajaadiyarzane500 4 года назад

    Zxbow Azad waxa na bartah sidah loo qubestoh hada fanskaga aad ixtiramezid noo sheg bro thnks

  • @wll_feysal_8632
    @wll_feysal_8632 2 года назад

    Wll ciwaan kaada rabaa see ku helaa iisheeg

  • @amaljacayl4556
    @amaljacayl4556 4 года назад

    Wa runti Asad aad ayu uficanyey anig isticmaal

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 2 года назад +2

    I can't wait 1million coming sooon insha Allah Legend Asad hagio

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 4 года назад

    Alxamdulilah ani wan heystaa wan isticmaly beello waye asad mahadsnid wad igu sii dhiri galisy in aan siiwado lkn dher maheysto

    • @Cabdiraxman141
      @Cabdiraxman141 4 года назад

      Somali malga helaaa

    • @Cabdiraxman141
      @Cabdiraxman141 4 года назад

      Sxp

    • @qalbiuroon746
      @qalbiuroon746 4 года назад

      Somalia ma ogi in laga heli karo suqyada shopping karadi insha Allah wad heli ani waxn kaso gatay dukan Germany kuyaal

    • @qalbiuroon746
      @qalbiuroon746 4 года назад

      @@Cabdiraxman141 wan umaleynaa in aad kahesho karaadi dukamada shopping lkin ani somali kmaso gadan

  • @waadwaalantahaymafiyuuwdid1921
    @waadwaalantahaymafiyuuwdid1921 4 года назад

    Pro azad sidah loo qubestoh noo sheeg video ka so duun plz plz nala wadag zxbow

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 4 года назад +2

    Wan iibsadey thnk you man brother from Germany 🇩🇪 amazon ta ka hely ❤️👑

  • @maxamedqadar3797
    @maxamedqadar3797 4 года назад

    Waad mahad san thY zxp asdow gremkan wax bdan waa radiYe lkn maanta adaa kaa fa,ideY tnx ✌🙏

  • @actrosdinhotruckboy3673
    @actrosdinhotruckboy3673 4 года назад +1

    Wad mahadsantahay sxb wad iga farxisa Alle haka farxiyo

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 года назад +1

    Asad hagio ma sheekadii dumarka aad bilawday akhii

  • @samircabdulahi5787
    @samircabdulahi5787 4 года назад

    asad wll qali somalia maka helayna dhalinyaradada muqdisho le ubadanyihine

  • @sadikofficialchannel6375
    @sadikofficialchannel6375 4 года назад +2

    I am first viewer

    • @afgooyeproductionafgoibile9065
      @afgooyeproductionafgoibile9065 4 года назад +1

      Walaaalkey isoobqo adigoo mahadasan

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +1

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤

    • @sadikofficialchannel6375
      @sadikofficialchannel6375 4 года назад

      @@ummufatma5875 wa mahdsamtahy wll wan kuso booqday waana ku saaray Subscribe i"m one of your team now

    • @sadikofficialchannel6375
      @sadikofficialchannel6375 4 года назад

      @@afgooyeproductionafgoibile9065 wn ku saray eebow adigana sido kle iso qab

  • @diyaarzaneboy9545
    @diyaarzaneboy9545 4 года назад

    Azad hagio bro waxan ahy fankskaga waxa no faa idezah sidah loo qubestoh na bar

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 4 года назад

    Asc walka weni A sad niyow jimka ma iska dhaftey nin weni kama hayo bee nin weni

  • @nasteehomohamed1178
    @nasteehomohamed1178 4 года назад

    Asad Xaaji Aboowe Kreemkii Cantu maahanee kan kale magaciisa iisoo Sheeg plz waan ubaahanahee. Mahadsanid.

  • @ilyaasrajaadiyarzane500
    @ilyaasrajaadiyarzane500 4 года назад

    Azad waxa nabartah sidan loo qubesto plz noo sheeg

  • @nagaadqalbi8451
    @nagaadqalbi8451 4 года назад

    Ar sxbow asdow gmkii miyaad is ka daysan walax walax ka dareemayaa

  • @ApdyfatahPro
    @ApdyfatahPro 4 года назад

    Waa sidaa waa in aad tagerayasha loo sameyaa waxa ay u bahan yihiin

  • @ibraahimbeejer240
    @ibraahimbeejer240 3 года назад

    Een sxb kareenka magaciisa waad noo sheegtay balse nafaqada mashegin sxb ee noo sheeg iyana magaceeda

  • @nuurtostories2813
    @nuurtostories2813 3 года назад

    Sxb asadow cantu wadankee lage helaa iyo midkikale nomashe gin makacis ansogadee bls nosheek🙏🥰

  • @xiishashim9099
    @xiishashim9099 2 года назад

    Asad manta gugusobiray isodawe💗

  • @ibrahimdaahir88
    @ibrahimdaahir88 4 года назад

    Garmany ma ka helaa yaa i sharaxi karo

  • @hamsejamaal3831
    @hamsejamaal3831 4 года назад +3

    Wan raadinayay wlhi creamka bro iso qabo keep going mi bro

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 4 года назад

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adn kugu caawiyee

    • @qasrilyrics8161
      @qasrilyrics8161 4 года назад

      Wll Alle Dartiisa Subscareb Igu Saar Adiga oo Rali

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад

      Subscribe igu caawi walal please

    • @DadirHusseinVideos
      @DadirHusseinVideos 4 года назад

      ruclips.net/video/UZDPn9jg48w/видео.html

  • @MascudIsmacil
    @MascudIsmacil 6 месяцев назад +1

    Tliye kama heyno dis kiribshinka😢

  • @warsowarso1757
    @warsowarso1757 4 года назад

    Sxb ASAD waxaan kaa cosdsanayna in aad noo keentit (Hussen pepe)waxaana way diisa wuxuu timaha kubixiyay yacni bidaarta maxaad kadaawaysay insha allah inaad iqadarid oo su'ashayda kajawaabtit ayaan kaa rajaynaya sxb

  • @hananali788
    @hananali788 4 года назад +4

    5:34 wlhi asadoo wllo waa iskuroomtahay🤣😂🤣👍👍
    Markii kowaad wiil somaliya oo tintiisa kashaqaynayo aan arko😂🤣😂🙏🏽

  • @maxamedmaxamed37
    @maxamedmaxamed37 2 года назад

    Caremka kale nafaqada magaciisa Pro

  • @asmaaabdikariim6707
    @asmaaabdikariim6707 Год назад

    wardha asadow fariur yaha maxaad marsate

  • @Nuuria665
    @Nuuria665 2 года назад

    Vedio ma sanad bu yaalay mise Ana mooday

  • @XamuudiYare-xr9lx
    @XamuudiYare-xr9lx 5 месяцев назад

    Thank you 🥰

  • @ifraxpae7475
    @ifraxpae7475 4 года назад

    M.a sxp wllhi waxaa thy qof qlbi wngsn horey usoco

  • @sabariiinali4039
    @sabariiinali4039 3 года назад

    Cantu waan garte ee midka kle magciisa iishege pleas🙏

  • @abdirahmanfilmsvlogs9979
    @abdirahmanfilmsvlogs9979 4 года назад

    Bro jidhka iyo Wajiga maxad marsata noso Gali

  • @c.qaadirofficial1106
    @c.qaadirofficial1106 4 года назад

    Farxada waa muhiim reer asad xajiyo

  • @naciima_family
    @naciima_family 4 года назад +3

    Maasha allaah hormar wacan
    Walaal

  • @ibraahimmaxamed131
    @ibraahimmaxamed131 4 года назад

    Asad tnks pro wn radinayey

  • @a.abdilaahistudio3630
    @a.abdilaahistudio3630 3 года назад

    Asdoow waxaad wajiga mariso noogu xeji poowe 😀

  • @waadwaalantahaymafiyuuwdid1921
    @waadwaalantahaymafiyuuwdid1921 4 года назад

    Pro azad sidah loo qubestoh noo sheeg video ka so duun

  • @malikomar155
    @malikomar155 4 года назад

    Sxp asad saabuynkaa ku qabeesatid noosoo gudbi

  • @mohasalad5401
    @mohasalad5401 2 года назад

    Asad sxp karenka kle magaciis cantu wa garany

  • @waadwaalantahaymafiyuuwdid1921
    @waadwaalantahaymafiyuuwdid1921 4 года назад

    Pro azad sidah loo qubestoh noo sheeg video ka so duun plz plz

  • @umukhayr5987
    @umukhayr5987 4 года назад

    Sida aad uxiiranthy ma banaano waana calamada dibjiriinta timaha iskujiro marka ciyalka hafasahadinin adiguna iska xiir

  • @zalmanahmeth9431
    @zalmanahmeth9431 2 года назад

    Asadow zxp cantuka mahe Ka kale magacisa ❤️

  • @ilyaasrajaadiyarzane500
    @ilyaasrajaadiyarzane500 4 года назад

    Pro Azad noo sheeg sidah loo qubeestoh

  • @axmedxasansiidcali6202
    @axmedxasansiidcali6202 4 года назад

    Ee arimaheena idgiisa ishoosheeg

  • @waadwaalantahaymafiyuuwdid1921
    @waadwaalantahaymafiyuuwdid1921 4 года назад

    Pro azad sidah loo qubestoh noo sheeg video ka so duun plz plz nabar zxbow

  • @ahmettharpiofficail6777
    @ahmettharpiofficail6777 4 года назад

    Oo mio maxaa la yidhaahdaa

  • @Naaif3311
    @Naaif3311 4 года назад

    Asad sxp mogdisho ma ka heli karaa
    Mogdisho aan joogaa

  • @CimraanCabdinaasir-nk1zd
    @CimraanCabdinaasir-nk1zd 4 месяца назад

    Xagen ka heli karaa caremka

  • @fadumomohamed3544
    @fadumomohamed3544 4 года назад +7

    Masha Allah keep going 🌹🌹🥰😍❤️❤️❤️❤️

  • @Shankarcade
    @Shankarcade 4 года назад +1

    Anigaba waan isticmaalaa kareenka xateer shanbadiisa 🔥✌️

  • @mariasamater5079
    @mariasamater5079 4 года назад +17

    Ano camero 250d layga xaday ayan dawanaya iso duceya asxpey inu ilahey i cawiyo😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +1

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤

    • @mafiaboy729
      @mafiaboy729 4 года назад +2

      ilaaahay Hakuu sahlo❤️

    • @yaasmiinxuseen9496
      @yaasmiinxuseen9496 4 года назад +1

      ilaahey hakuu sahlo wllo mcn

    • @Dr-xalane
      @Dr-xalane 2 года назад

      Ma heshay peo mcn

  • @abdulfatahhussein1447
    @abdulfatahhussein1447 10 месяцев назад

    Kenya ayaaan jogaa xagee kahela

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 года назад +1

    Creamkan #Cantu waxaa lagu talo galay afroga shampoo gisa xitaa waa 🔝

  • @jamaal_vlogs2526
    @jamaal_vlogs2526 4 года назад

    sxpw asadow noo sheeg kilkisha bahasha mariso

  • @CawaysDaahir
    @CawaysDaahir Год назад

    Azad keep going

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 года назад +2

    Masha Allah wax wanaagsan aalagaa fa'iday

  • @wllrashkaofficial960
    @wllrashkaofficial960 4 года назад

    From muqdisho xgee laga helaaa

  • @kobciyahabulshada3704
    @kobciyahabulshada3704 4 года назад +4

    Legend of the legend PRO 😛

    • @qasrilyrics8161
      @qasrilyrics8161 4 года назад

      Wll Subscareb Ii saar Adiga Oo Raliya

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +1

      walaal waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo hadan nahay youtubarlayal an is cawino walaal inad aragto haka tagin walaal mcn ❤❤

    • @caamirxudayfa8441
      @caamirxudayfa8441 4 года назад

      M.a

    • @kobciyahabulshada3704
      @kobciyahabulshada3704 4 года назад +1

      @@ummufatma5875 waan kuu Zaarayaa abayo qalli

    • @DadirHusseinVideos
      @DadirHusseinVideos 4 года назад

      ruclips.net/video/UZDPn9jg48w/видео.html

  • @teamboondheereofficial9873
    @teamboondheereofficial9873 4 года назад +1

    Mashallh asad allh ha ku caafiyo inshallh

  • @samiramir3946
    @samiramir3946 3 года назад

    Sxb asad maxad wajiga marisaay