Kaalay Aan Doha Kugu Soo Wareejiyee ! Waa Sidee Magaalada Ka Hor 14 Daalin Kaliye Koobka Aduunka ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 644

  • @مقاطع_المعرفة
    @مقاطع_المعرفة Год назад +114

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad❤💝❤️‍🩹ﷺ

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +117

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 💔🕋💗❤️💖☝️🤲

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Год назад +62

    Yaa rabi gorman sidan oo kale dalkena u dhisan doona anogo xor ka ah gumeysi maskaxed iyo mid muuqda Illaheyow qulubteena iyo awoodena midey🤲😢☝❤

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Год назад +5

      Qabyaalada iyo argagixisada markii laga adkaado.

    • @ayannur8500
      @ayannur8500 Год назад +1

      Allhuma amiiin.

    • @safkaxaaji8132
      @safkaxaaji8132 Год назад +1

      Ducada badi mar waliba

    • @shukrishindo84
      @shukrishindo84 Год назад

      Anaka karoyjirney Lakin intan burburney bey hormarka. Garden anaka hada lacago ahin jirey can you believe that

    • @fartuunmohamed6081
      @fartuunmohamed6081 Год назад +1

      Waqtigii aan fahano nimcada allah nagu beerey dhul barwaaqo ah iyo bad cimilo wanaagsan oo cadaalad ku dhaqano aan fahano walaalnimada iyo wada jirka waxa ay tahay aan ka baxno dulmiga dhaxdeena ee allah hana fahansiiyo aamiin soomaali alley leedahay ee allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 Год назад +73

    Hambyo ogaansho team mardhow milyan ayaa gaari doonaa insha alah👏🌺

  • @daadir3042
    @daadir3042 Год назад +60

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲😭

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Год назад +16

    Ku dar inchallah 😌🤲
    Sababto ah qofna ma ogo malinta xigta nolshisha Iyo qadarkisa
    Allaha cumri Iyo cafimad suuban oo dheer ha ina siyo cibaado saalixa🥰🤲

  • @Haykal5
    @Haykal5 Год назад +8

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @hassan5896
    @hassan5896 Год назад +234

    Congratulations for 700k Omar inshar you deserve it wlhi

  • @hanadhiil3067
    @hanadhiil3067 Год назад +4

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير أخونا الفاضل أستاذ عمر إشار نرجوا لك دائما دوام التوفيق والرقى ومزيد الأفضل وشكرا

  • @haawomaxamed7408
    @haawomaxamed7408 Год назад +27

    Cogratulation 700k you deserve a lot♥️

  • @Zahruush
    @Zahruush Год назад +22

    Congratulations 🎊 👏 💐 700k our teacher omar inshaar🥰😇

  • @Famprojfilms1
    @Famprojfilms1 Год назад +3

    Ilaahow waad awooddaa ee wadankeyga sidaan ka dhigay iyo si kasii fiican waan daalay da'na way socotaaye Rabbiyow ducadeyda aqbal

    • @Amoeditor
      @Amoeditor Год назад

      walaal ifka waa imtixaan qatar ba mar ayeey sideena oo kale ahaan jirtay

  • @warfaamedia7717
    @warfaamedia7717 Год назад +18

    Marka hore mahadsanid wllkyow muqalka qurux badan aad nala wadaagtay marka xigta waxaa kugu xidhan dad badan oo ajaanib iyo somali is kugu jirta yaan hadalka kugu daalin muhiimada ka hadlayo waxay tahay somalida gaar ahaan kugu xidhan inay faalooyinkooda somali ahaan kuso qoraan soo nooleeyaan afkooda hooyo waa iga talo

  • @samiyoisaaq5654
    @samiyoisaaq5654 Год назад +8

    Wadankeena_Allah_noo_Nbad_yeelo__Yaa__Raab_🤲

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Год назад +21

    Haka Wal-walin Waxyaabaha ay Basharka kuu Maleegayaan, Haddii ay Fogaadaan waxay Fulinayaan Amarka Eebe.Ku kalsoonoow Allaah.☝️❤️🙏

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад

    ماشاءاللہ اخي عمر جزاك الله

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 Год назад +2

    masha Allah Qatar wa wadaan yaar hadaana qurux badan masha Allah. mahadsanid walalkey

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Год назад +4

    Masha allah, qadaridu mustaqbalka dalkooda dedaalkasta ayay usamaynayaan. Koobka aduunkana waan ku faraxsanahay in uu dal Muslim ah marti gelinayo

  • @Tobanlayda
    @Tobanlayda Год назад +6

    ❤️Haan ku salino nabiga❤️salalaahu calayhi wasalam❤️💯

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Год назад +5

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Год назад

    MaSha'Allaah Allaahyacizak guuleyso Omar Iinshaar shaqsi weynoo qaali nagu ah sxb aad baan kuu salaamayaa.

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 Год назад +6

    3:41 Sax wye arsenal yaa Balamiyey
    😁🤣😁🤚
    HAMBALYO WALAL 700K💯

  • @mjmomentzpxlkhyt
    @mjmomentzpxlkhyt Год назад +2

    Halii tageero wll ogansho ❤️😘🇸🇴♥️. Garab istaag ayaa niga rabaa somaliyay.

  • @mohamedali-gs5un
    @mohamedali-gs5un Год назад

    Thanks omar

  • @zakariamohamud6313
    @zakariamohamud6313 Год назад

    Mahadsanid macalin maxamed Inshaar

  • @nimcodayibadan2381
    @nimcodayibadan2381 Год назад

    Thnkz omer and congratulations 700k

  • @mohamedmacalinibrahim1429
    @mohamedmacalinibrahim1429 Год назад +3

    Cajiiiib sxb waxayba ilanogotey in.aan safarka kaala qiibqaatey waan ladhacey muugaakaan 👍

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +7

    Mansha allah congratulations 700k insha allah coming soon 800k ❤💯💪

  • @Abdimaaliki
    @Abdimaaliki Год назад +7

    Your story telling is amazing 👏

  • @keynaanmusic349
    @keynaanmusic349 Год назад +3

    Afkaaga hooyo ku tahniyeenayaa hambalyo hambalyo walal omar inshaar 700k inkabdan wasugeynaa insha allah

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +1

    Thanks 😊

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Год назад +2

    Mahadsanid macalin 🎉🎉🎉🎉 hanbalyo 700k

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 Год назад +16

    700K Congratulations ❤

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Год назад +4

    Walall ogansho wakusalami macafimad qabtido Walall qali ah ♥ balin tena waa 2m insha Allah

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @maryanelmi3966
    @maryanelmi3966 Год назад +3

    inshallah wax yar Ayaa ino gadhiman 1M dhaman rer OGANSHO wa inan garsinaa inshallah

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 Год назад

    Waad kumahadsantahay sida aad muqaalada quruxda badan noogu soo godbiso markasto جزاك خيرا

  • @naphisaupdy7638
    @naphisaupdy7638 Год назад +12

    Congratulations ogaansho🥳
    Viva Qatar 🇶🇦 ♥

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Год назад +4

    Masha allah qurux waaye allaha usiyaadiya anaga geel hadii magaalada lagu arko dad ayaaba cay uyaqaano 😏

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Год назад

    Masha allah xafida kallah

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 Год назад +2

    Congratulations 700k Masha Allah WllkY Omar inshar inTa iyo wax ka badan waad u qalanTa hore u soco wll

  • @tjgaming2.0
    @tjgaming2.0 Год назад +4

    Mawduuc wanagsan weye
    Congrats for 700k and thanks for the beautiful content ✌️

  • @nagiiphazzan563
    @nagiiphazzan563 Год назад +4

    Mahad sanid saaxiib Omer sida wanaagsan ee aad noola wadaagtey Video gaaa quruxda badan 🙏🙏

  • @Luzukivx
    @Luzukivx Год назад +5

    3:42 Inta ugu qosol ka badan muuqalka❤😂😂

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +1

    MAHADSANID saaxiib sare OGAAL media

  • @Madasha33
    @Madasha33 Год назад

    Omar inshar xafidakalah markasta
    Aqoon dheeri ah si maalinla ah ayaan kaa helnaa

  • @qaboobeproduction1198
    @qaboobeproduction1198 Год назад

    Masha allah sxp allaha ku xfda
    Ma heli karaa meel an kala so xiriira ado mahadsan

  • @elzaidimohamoud4960
    @elzaidimohamoud4960 Год назад +1

    qofki ugu horeyy e dawada noolow wall omar inshar

  • @salma114
    @salma114 Год назад +1

    ustaad omar inshar congratulations for the 700 k🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations 🥳

  • @fahadcilmi7308
    @fahadcilmi7308 Год назад

    Mnsh Allah waa muqal qurux badan omar inshar wanaga aya kugu tagera wll insh Allah waxn rajeynaa inn Doha isku arki Doono

  • @fatmaandruwaya6908
    @fatmaandruwaya6908 Год назад +2

    Hambalyo walal cumar inshaar 700k waan rajaynaynaa in kabadan intaan 🤲

  • @nuurosman9944
    @nuurosman9944 Год назад +2

    Wlaal aan wx badan ka faa,iday 🙏❤
    Alle hamigaaga hakuu rumeeyo wllo❤❤🙏🙏

  • @buuxowofficial1720
    @buuxowofficial1720 Год назад +1

    HAMPLYO :OMAR INSHAAR

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Год назад

    waa taariikh in aad hal kulan oo ciyaaraha aduunka ah daawatid

  • @dugsionline
    @dugsionline Год назад +4

    Dugsi Online waa Kanaal aad ka baran karto Englishka iyo Carabiga Nogu soo biir walaal Mahadsanid Jazajalaah kheyr

  • @vslive7
    @vslive7 Год назад +1

    South africa 🇿🇦 soo sameey

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 Год назад

    Wa wadan uu dowladiisu dhistay masha allah

  • @hayaatabdi3138
    @hayaatabdi3138 Год назад

    Thank you so much 💓💗💛

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Год назад

    Waa mahadsantahay arimaha Islaamka ayaa muhiim ah kubad ciddii rabto meelo badan aya laga daawan karaa laakin xaqiiqada qarsoon ee aad noosoo gudbisid ma jirto cid noosoo gudbineyso waadna ku mahadsantaahay markale

  • @Miroraad
    @Miroraad Год назад +2

    2 bari qadka Ka maqna maanta 700k mashallah channel keena keep going 1m coming soon

  • @ayubebashir
    @ayubebashir Год назад

    Gar iyo Gardarro-ba Waan Ku Taageera wll Omar ❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Год назад

    Qadar WAA dhul nabad ah mashaallah tabarakaallah
    Qoys somaliya kayimid madagi Kara wallal IGA sojawaab

  • @baariyow10
    @baariyow10 Год назад +1

    nin xigmaawi ah baa tahay OO waliba aan wax badan ka bartay. mahadsanid sxb

  • @haddiagritech
    @haddiagritech Год назад

    Hore u soco wlky omar ishaar
    i aamin waxaa thy aqoonyhn mudan in wakhti lagu buxiyo barnaamijyadiisa
    Mana tihid sida youburada somalida ee chalenjiga iyo maada ku xiiqay.

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 Год назад

    Geeleena ka qurux badan allow nagu sin somalida Oo sidaa ugu faanaa 🫂🫂🫂

  • @ruweydomustafkhalif8082
    @ruweydomustafkhalif8082 Год назад

    Mahadsanid❤

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Год назад +1

    Hampalyo ustaad omar inshaar 700k

  • @faycalaliabdi2790
    @faycalaliabdi2790 Год назад

    Ismalihi nin kaa youtuber San ayaa jira you are legend 🙌 really

  • @Leelehey
    @Leelehey Год назад

    Hambalyo Omar insharow. 700k

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Год назад +2

    vLOGII UGU QURUXBADNA EE AN DAWADAY MASHALLAH 🥰

  • @captainmiizo9126
    @captainmiizo9126 Год назад +1

    700k congratulations 🎉🎉

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Год назад

    mansha Allah cumar inshar

  • @guuleedipro7400
    @guuleedipro7400 Год назад +10

    Mahadsanid wllkay
    Shacabkeygii soomaliyeedow afkeena aad faalo reebeedka ka buuxino
    Af gaal waxba inooma taro 😎

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Год назад +3

    Congratulations my brother omar 700M ayaad uqalanta

  • @mohamedabdullahisamatar7216
    @mohamedabdullahisamatar7216 Год назад

    Ogaansho hampalyo cumar inshaar waxaan rajeynayaa in aan wax qiima badan noo soo gudbiso

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 Год назад +1

    Hambaliyo ustaz 700k

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 Год назад

    Hambalyo 700k kabadan kuu rajeynaaa

  • @yahyemire4368
    @yahyemire4368 Год назад +1

    Hamabalyo wlle ogaansho mshalah 700k horay usoco

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Год назад

    Maasha Allaah

  • @alfiincadeofficel6846
    @alfiincadeofficel6846 Год назад

    Hampaliyo 700k🎉🎉 al ustad omar inshar

  • @Hansotraveller
    @Hansotraveller Год назад

    1:27 Subxnallah Waa maalin Fasxa ah
    Jimce iyo khamiis meeye wl 🙋‍♂️

  • @mohamedaden6139
    @mohamedaden6139 Год назад

    Congra 700k our model who shows us our ability thnkz a lot

  • @hapiipentertainment7921
    @hapiipentertainment7921 Год назад +1

    Asc suaal ustaad omar : youtube lacagta laga helo xalaal miyaa barnaaamij noga soo samee wllo adaraliya

  • @kamiladahir4005
    @kamiladahir4005 Год назад

    Mansha alah 👌

  • @jalwow0532
    @jalwow0532 Год назад

    Hampaliyo hampaliyo hampaliyo wll omar in shar mardhow 1m in sha Allaha nin wax bartey ilmiga Allaha ku ziyaadiyo

  • @khaderosman2135
    @khaderosman2135 Год назад

    Horay usoca wll cumar ishar

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 Год назад

    Masha Allaah walalkaga cumar horumar wacan

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Год назад +3

    Omarow illahay dartiis ayaan kuu jeclahay illahay haku xifdiyo fiiri gaara dadka komotigayga soo daba kici doona xaas ayaan ahay🙏

    • @baraarujin
      @baraarujin Год назад

      Runtii waad iga qoslisay😂. Waa run inaad afeefato.

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      Cidiba maso daba kicine lasoco hhh

  • @cabdiraxmanabuuyusuf9887
    @cabdiraxmanabuuyusuf9887 Год назад

    ماشاءالله
    تبارك الرحمن
    الله يبارك أخي الغالي

  • @apdallanoor6654
    @apdallanoor6654 Год назад

    Congratulations 🎉👏 700k

  • @labaqolle
    @labaqolle Год назад

    Masha Allah ustaad wallaahi ilaahay dartii ayaan kuu jecealahay markasta waa searchka ka raadiyaa ogaansho

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад +1

    ASC OGANSHAHA NOT BAD QATAR BEAUTIFUL COUNTRY ONLY 3MILION PEOPLE MASHA ALLAH MY COUNTRY BLUE NATION 💙 MAY ALLAH HELP THEM SOMALIE NATION AAMIIN YA RABI BUILD AND TO CREAT JOBS. LOVE ❤️ 💖 ❣️ 💕 MY COUNTRY SOMALI. MOGADISHO PEACE OUT THANK YOU. BROTHER TO SHOW AROUND.

  • @abuuwalad1984
    @abuuwalad1984 Год назад +1

    ZALAMAN ZXP QLI

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 Год назад

    Qofki ugu horeyey ee mqulkan dawada & qofki ugu horeeyy ee 700k kgu hamblyeya
    Guelyso wll omar inzhaar

  • @mohmettibrahim4002
    @mohmettibrahim4002 Год назад

    Waan ku salaamay omar inshaar 👋
    WlL dalkaas Qatar sidee lagu tagi karaa ama qiime intee le’eg lagu tagi karaa.

  • @Tiktokers10
    @Tiktokers10 Год назад +1

    HANBALYO HANBALYO HANBALYO MUDANE CUMAR INSHAAR 700K 🥳💝💯👏✍️

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show Год назад

    Furaha nolosha dunida manta ayaa calamka barn doona insha Allah

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 Год назад

    Hmblyo wlll omar inshar 700k Intaas iyo in kabadan ya u qalantaa

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 Год назад

    masha allah ilahow usiyadii anagana nasii horumarka ay adunku garey siyasiyintena imanka ku sug shacabkenaa colada ka dulqad amiin amiin

  • @abwaantimojilac614
    @abwaantimojilac614 Год назад +2

    Dunida xoolaha la dhaqdo waxaa ugu wngsan geela🐪, dunidaan inta neef geel ah saran yaahy waay qurux badanaan doontaa🐪❤🥰