Daawo Ciise Wuu DHaqaaqay Ogaadeenna Wuu daba Socdaa Canfareey Aabe Qorigiisa Qaatay O Cundhufo Udha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 20

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 4 месяца назад

    Mashallah 😍 waa geesiyadii Somalinamada lagu yaqiinay odagaygan walahi waan qiirooday rabbi Somali ha’umideeyo cadowgoodana ha’garansiiyo ee Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Xulufada Yuhuuda iyo Gaalada gadaal kariixaysa xitaa wadama badan oo carab ah oo Yuhuuda ku adeegato ayaa garab siinaysa si Somali dhulka looga qaato walahi waxba tari’maayaankulligooda haday isa soo bahaystaan hal qabiil oo Somali ah ayaa ka’adag alhamdulillah waa In shicbka Somali la’foojignaadaa waana in Cafar jabuuti laga saaraa awalba marti ayay ku ahaayeen walahi Gadabiirsi ayaa adoonsi u keensaday kadibna Fatansiiskaa raran jiray wuuna ku hayay si ay jabuutiyaanka jaariyad ugu noqdaan maantana Jabuuti way isasiiyeen walahi maantay goori goortahay ilaa diridhabe waa in Oromada laga saaraa Hererna waa gacanta Somali lasoo galiyaa shicibow aan kacmo cadow tabar malaha walahi🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @MahamoudSougueh
    @MahamoudSougueh 5 месяцев назад +3

    asc cali cumar soqabta

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 5 месяцев назад +1

    ogaden meluhalay cadaw gubay guuul libaxyada liyuu geesi wadaninimiyo weedhu wasan rabaye wadankagod difacato wasan jeclaa ogadeen mawabtee wuu wayraxa wacdaraha guushuu wataa idoraca wadanigii damir leh isdifacayow idugso isorac anaka horeye guuul🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥❤️❤️✌️🙏

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 5 месяцев назад +2

    OGADEEN iyo. ciia waa one 1 waa mode:

    • @paulkhalif3299
      @paulkhalif3299 5 месяцев назад +1

      OGADEEN. Iyo. Ciia waa 1 :

    • @paulkhalif3299
      @paulkhalif3299 5 месяцев назад +2

      OGADEEN. Iyo. Cii aa Waa. 1 Waana Somalie :

  • @axmadcabdulahi308
    @axmadcabdulahi308 4 месяца назад

    waynakaa adeer

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 5 месяцев назад +1

    adereer ogaden jiida horuu joogaa guushoda lagu gamaa ee gala dagalka ciisow idraca dartinban udhintaye isoraca guul geesiyada liyuu libaxyada laguladay guuul🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️✌️🙏

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 5 месяцев назад

      Naya nagala vax dusada uuf

    • @AyanleMahdi-j1n
      @AyanleMahdi-j1n 4 месяца назад

      Yaa jiida jooga ogaadeen mise liyuu boolis ciise 7 sano kaligii oon dawlad ahayn oo xoolo dhaqata ayuu horjoogay Ethiopia iyo canfar markaa Ogaadeen isna isagoo dawlada 3 bilood cabaadayaa

  • @HabibaHabibaahmed-l2d
    @HabibaHabibaahmed-l2d 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤adeero

  • @MoussabSaid
    @MoussabSaid 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminazahra3337
    @aminazahra3337 5 месяцев назад

    Wax dawlad itoobiya la yadhaa ma jirtee gacmihiina ku xakuma oo wax ku qabsada dawlada aad ku dacwoonaysaa waata halkaa ku dhigtay.

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 5 месяцев назад

    Dagaalka ma somali oo dhanba ku jirta mise ciise iyo ogaadeen oo qudha ku jira . Somalida yaan lakala qeybin..wa in somali oodhami waa inaaney u kala hadhin dagaalka mudo ay qaadataba

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 5 месяцев назад

      Waan kula qabaa, qoomiyad ahaan aynu isku difaacno, dhulkeenna iyo tiradeenu isma laha, waxa habboon si aynu dhaxalkii awoowgeen u dhawro waa inaynu isku tiirsannaa, gacmahana isqabsannaa! Guul soomaalinnimo.

    • @Indhotaag
      @Indhotaag 5 месяцев назад +1

      Ciise you ogaadeen ookaliya somalida kale halkay joogaan afna laysku taaageeraaye waywada aamustay laaakiin balaayo kaamaqani walaalkabay kumaqantahay laaakiin somali isku gurmata maanta hayska hadho

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 месяцев назад

    Ogaadeen maxaa ka danbaysiiyey iyagaa wadanka dawlad u ah dheeftoodana cunee

    • @hassanmohamed900
      @hassanmohamed900 5 месяцев назад

      😂😂😂😂 ma aadan fahmin sxb ciise waa deegaan in uu dhaqaaaqo ayaa waajiba ogadenkuna waa sunne saa ufahan

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 5 месяцев назад

    Waad saxan tahay, libaax libaax dhalay. Waxaad ku seexataa inay Somaali labada garab kaa taagantahay.

  • @HamseAli-u3y
    @HamseAli-u3y 5 месяцев назад

    Ffggghhh😮😢😊😅😮😢🎉🎉😂😂❤❤❤❤