Guul Guul Daawo Gurmadkii Ssc Khatumo oo hada Laascaanood ka Baxay Daaacish oo Noolashii Loo Diiday.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 янв 2025

Комментарии • 57

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День назад +11

    Maashaaallaah guuuuul sssc forces idankaallaah. Guuuuuul HARTILAND + DAAROODLAND..Idankaallaah aaaammiin yaarabbi ❤❤❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 День назад +2

    Masha allah guul shacabka iyo dawladdaha puntland, SSC Khaatumo State of Soomaalia iyo Jubaland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta waa inay isu gurmadaan guud ahaan D5 from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiaduale2620
    @asiaduale2620 День назад +7

    Masha Allah waa farax sanahay tolkay ssc khaatumo harti bay sharaf ku leeyihiin ee cadowga how kala hadhina

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад +2

    Mashaa Allaah guul iyo gobanimo ciidanka SSC khaatumo ❤️❤️❤️❤️🛫🏇🏿

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад +4

    maashaa Allaah guul guul guul ciidanka ssc khaatumo ilaahay haidin nabad yeelo

  • @aishaluulcadysay5470
    @aishaluulcadysay5470 День назад +5

    MAASHA ALLAAH WAA GACAN TAYADII MIDIG WAA HIIL HARTI SSC KHAATUMO AMA DAWLADA KHAATU WAA MAAML KII SADEXAAD EE DAAROODKA GUUL IYO GOBANANIMO HIIIL WALLAL AMA HIIL HARTI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 21 час назад

    Ciidamada SSC waa iney haystaan qalabka minabaarta iyo dhamaan wax ay isku difaacan allaha ka qabto cadowga❤❤❤❤❤❤

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 День назад +3

    Guuleysta alll D5 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День назад +1

    Maasha allaah Guul puntuland and harti and daarood from SSC ❤❤❤❤

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 21 час назад +1

    Masha allah viva hartuweyne👌🇺🇿💚💪🇺🇿💖💚🙏🙏💖💖💪💙💖💖🇺🇿

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 12 часов назад

    Maashaallah guul guuuuuuuuuuuuuuggguuuuuguuugu❤❤❤🎉🎉

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 21 час назад

    guuuul ssc guuuul puntland guuuulestey ❤❤❤

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 День назад +2

    Guulaysta ilma harti insha allaha ❤💪

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 День назад +5

    GUUUUULLLLL IYO GOBANIIMO SSC 💪💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤🤎

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 22 часа назад

    Masha Allah Allhamdulilah Allah Akabar Guuuuul guuuuul guuuuul ilahey ha idin xafido 🤲🤲🤲🤲❤❤❤

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 21 час назад

    Maasha’Allaah Tabaarakallaah Hiilwalaal waa warx aad iyo aad loogu farxo. Garabkiuna Eebe Weyne hagalo Guuleysta Geyshkayagow Guuleysta✊💪❤️👏

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День назад +3

    Alahu akbar jihaadkii waa bilawday SSC KHAATUMO STATE OF SOMALIYA waa ku mahaadsanyihiin inay garab istaagaan walaalahood ,ninkii jihaadkaas ku dhintana waa ahlu jano insha allah khayr

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 День назад +5

    Ciidanka Darawiishta Jamaahiirta SSC KHAATUMO, sacii geesa weyna kaso gowracaa umada soomaaliyeed. Guul iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Gudbiye1
      @Gudbiye1 День назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂
      Saca geesa wayn 😂😂😂

    • @Gudbiye1
      @Gudbiye1 День назад

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @maanshaallah8752
      @maanshaallah8752 День назад

      Saca geesaha wayn waa laga gawracaya umada Soomaaliyeed siduu Garaadka guud ee beesha Daarood sheegay from D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AaminoFarax
    @AaminoFarax 9 часов назад

    Mash allha ssc❤❤❤❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 День назад +2

    Wa in la jabiya
    Dacish
    Shabab
    Insha allaha
    Dacish wa in laga sifeya bosaso
    Dhaman ajanibta wa in laga sifeya bosaso ama puntland
    Guleysta ciidanka punt land
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc День назад +1

    Guuul Guuul iyo gobonimo dhamaan harti weyne aamiin aamiin yaarabi wll, Oramadu waa qabiilo inaga oo kale ah, dad xun iyo dad wanaagsaniba wey jiraan ee yaan lagu xad gudbin dadka daacada ah

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 19 часов назад

    Guul iyo gobanimo puntland Allahu akbar

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 День назад +1

    GUUUUUULLLLL CADOWJIIN HA JABO👌💪💪💪💪💪🙏🙏🙏 INSHA ALLAH❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День назад +1

    Mnsha allah guul waa dagaal xaq ah oo jihaad loogu jiro

  • @bby6
    @bby6 День назад +1

    Brother harti dhul makala laha mida kale ciidamada puntland state waxa ku jira ciidamo reer ssc khatumo kaso jeda o reer harti wali way isku dhexjiran hal ciidan bay leyihin runti

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel День назад

    guul guul ❤❤❤❤👏👏😍😍🇸🇱💪🫡

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 День назад

    Harti a une seul militairy puissant

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy День назад

    Asc mashaallah wariye sare...waa runtaa puntland waa kufilantahy argagixisada kusoo duushay....lkn walaalka waligaa garabkiisa waa la-istagaa.....sicadowga uga naxo...
    ...

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p День назад

    ❤❤❤❤❤

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa День назад +1

    Waa ciidankii puntland oo dhulka ssc joogay waaaye

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip День назад

      Kuwi walasaa waaye

    • @AxmedAxmed1234-ru6ot
      @AxmedAxmed1234-ru6ot День назад

      wa ssc wa dhulbahante ciidanku harti forces

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b День назад

      ciidanka puntiland xagaay joogaan ma sool beentaa miyaad ku nooshihiin

    • @AbshiroIssa
      @AbshiroIssa День назад

      @@shaficimohamedomar-d6b naa dhulka puntland ciidankooda kufilan ee dhulkiina daafacda isku dhuuuqa joojiya

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b День назад

      kkkkkkkkkkkk kuwa ku dhimanayaa ma buntiland baa adeer horayna waan joogay hadana waan imi aan fudtadaada ajinabi ka xoreeyee aamu

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 День назад +2

    ciidanka Puntland waaba soo gabagabeen rabaan la dagaalankii argagixisadii Daacish. ciidanka SSC KHAATUMO markuu dagaalkii soo dhamaaday miyeey hiil u yimaadeen SSC KHAATUMO waxey rabaan in ay kula daartaan guushii ciidankii Puntland.

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip День назад +3

      Adaa lagaa bartay waxaas shuuboy

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 День назад +2

      Ciidanka ka ssc waad og tahay inay firimo badan ku furan yihiin ee xasarada jooji naa

  • @abdullahimahadadan3874
    @abdullahimahadadan3874 День назад

    Xuuti

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 22 часа назад

    Mesha waxba kuma hayan hhhhh kuwan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 День назад

    Isaaqii Halkii sano oo laascaano lagala wareegay ayay daacish kugurayeen buuraha isaaq ayaa soodaabulay oromada iyo carabta hargaysa ayay kasoodagaan

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt День назад

    Waa guul ssc khaatumo haday ka qayb gashay dagaalka daacish jubbaland ayaa hartay inay ka qayb gasho

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 День назад

    Sababta kaliyeh oqaraxyada iyi dhibka ajaanibtu dalka soomaaliya odhan ka wadaan kukigoodba Waa kheyraadka dalkeena dhexyaal oo damac waalan uga iiraan inay dhacaan obooban macdanta iyo dahabka dhex taal darteed yey uso duileyn oleyn boobka badda soomaaliya kheyraadka ku jira yey badda soomaaliya dhac iyo dhibka Shacabka somaaliyeed yey Ajaanibta duulaanka odhan isla ogyihiiiin carabta yuhuuda qorteyn iyo maafiyada Caalamiga yuhuudul carabta iyo yuhuuuda ogo Jasninta kaloo dhan waa iswada ohyihiiiin oqorshahoodu waa inay dalkoo dhanba xoog kulavwareegaan yey uso duuuleyn waana tuuugtas boob xoogan bililiqo ugeystayn shacabka somaliyedna iyago oromo tuniisan Moroookan iyo Afrikoo dhan ukireystsyn say uboobi lahaayeyn kheyraadka dalkeena shirkadaha maafiyada caalamiga usoo dirsadeyn burburinta dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan.waa tuuugta boobka kunoool

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa День назад +1

    Hhhhhhh ciidanka ssc dhulkooda haa xoreestan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад +1

    ssc khaatumo iyadaba furun ba kufuran oo argagixisada snm bay dagaal kulajiran midakale waraba dheere muxu cerigaabo uxoreyn waayay dadki banaankay jiifaane

    • @iiillltt
      @iiillltt День назад

      Ceerigaabona waa loo soo noqonayaa waa lakala daran yahay tani kuwani waa argagixiso caalamiya

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 22 часа назад +1

      Ceerigaabo waa loo soo noqonayaa markii daciish la soo afjaro 😂 harti putland iyo SSC khatumo waxay ku dhigaan G36 iyo SSB waa la arki doonaa bari baa idoor jirijiray baa ka dhacaysa ama Somali baa ku sheekaysan doonta calamka Bari ama Sanad 2025 bari barigii idoor Ceerigaabo ku dhamaaday waxaa la rabaa tariikh buugta School manhajka lagu daro waa barigii idoor ku jabay ama ku dhamaaday Ceerigaabo ayaa lala damacsan yahay ogaada Somaliyey dhamaantiin Ninkii Roon oo tabar leh baa Ceerigaabo u haraya 😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 22 часа назад

      Cayaari waa galin dambe idoor ha na sugaan inta daacish laga soo laabanayo ? ????????

  • @hawoabdi6355
    @hawoabdi6355 День назад

    Cider ubaan majirto yeeyna naguladhuqin guusha anaka iskufin ee hajoogan meeshooda kudaarasho uma baahnin libsheegashu cidankeeno waa iskufilanyiin

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b День назад

      guushee adeer meeshii waad gali waaydeene anagaa galaayna awalna waa joogay ciidanka ssc dagaalka waa kujiray oo waakuwa kudhimanayay intii ugu adkaaydna waay hadhay faan looma baahnee