Wan Is Jecelnahay Film 2019 -Somali Movie HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Movie: Wan Is Jecelnahay
    Cast: Nour Azkha, Nabiila, Ciise, Khaled, Warzame
    Flim Director: Feisal Bile
    #Flimcusub #Wanisjecelnahay

Комментарии • 257

  • @AliHassan-br8pf
    @AliHassan-br8pf 4 года назад +8

    Ma Sha Allah.
    Hadii aad soo booqatey bishan Ramadan like Ku qabo

  • @WAXGARAD
    @WAXGARAD 5 лет назад +42

    Jiliinka dagaalka bas ayà inka xun inta kle 100% waa super hit

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 4 года назад +17

    Wa filin shidan dhalinyaro gymka hala aado si jirkina uu style Qatar ah usii noqdo masha allah

  • @yahyeboqolle478
    @yahyeboqolle478 5 лет назад +19

    It's a beautyful story about a woman going back in time to see her true love
    horey baan u soconeyna insha allah

  • @shukriahassan3147
    @shukriahassan3147 2 года назад

    Wow waan ka helay filimkaan Masha ALLAH.
    Horay usocda.👏

  • @queensabarina5269
    @queensabarina5269 5 лет назад +9

    waaw filim is the best eh waye masha allah nabiilo hormar wacan abayo adiga iyo wiilasha bo

  • @miskiaxmed630
    @miskiaxmed630 5 лет назад +30

    jclka dhbta ma dhamaado wlhi fesal sxb mcn hormar wcn💋❤️🙏

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 5 лет назад +14

    Sidoo kale Atarishadena Nabiila gabar da'yar oo qurux bdn hore usoco abayo dadka ha u jojin somaliyed i know wey ku dhiban

  • @NunkishDeeqow
    @NunkishDeeqow 4 года назад +1

    Gul badan ayaan edinrajenayaa si wanaksan usumeysen film yaada, Waxaan add ugaaheley markat natusesin watankena quruxbadan, iyo dhalanyaradena manta sokaaceysa🙏🏽🙏🏽🙏🏽✌️✌️👍👍🔥🔥

    • @somactionfilms5279
      @somactionfilms5279  4 года назад +1

      Thank u Walal Inbadan, Intaan Kabadana Naga Filo I.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mustalifoxuseen4837
    @mustalifoxuseen4837 4 года назад

    waawww cajib nawila wlh karti aye mujisay wlh masha alalaha dhamantin waxan idinlehay hormarwacan hadafkina aallaaha idinyelo 👌💔💔💔💓💞💞💞💞💓👈

  • @classictalkspro2076
    @classictalkspro2076 5 лет назад +9

    Feisal Proud For U Saxip Mcn
    Keep Moving Horumar Wacn Ku Rajena💋😘😘💯

    • @najaxnashad13
      @najaxnashad13 4 года назад

      Masha Allah somaliya want ku farax sanahay horay u socdo dadalahada wuw garaa

  • @abdullahimaxamedcali3164
    @abdullahimaxamedcali3164 5 лет назад +3

    Team Som Action horay usocda sxby filimo saas kafee fcn wan idinka sugayna horay usocda walalayaal❤🙏🏻💛

  • @campocampoofficiall705
    @campocampoofficiall705 5 лет назад +22

    best filim feysal go for ward pea👆❤🌎

  • @shabkaofficial1171
    @shabkaofficial1171 5 лет назад +18

    Best flim going upp my boys

  • @queenugbisha8073
    @queenugbisha8073 5 лет назад +7

    Www Fantastic super Hero nour laki the best atore keep going naftydii

  • @apdihakimyare7495
    @apdihakimyare7495 4 года назад +3

    Masha allah channel an ku xiranahay

  • @nashaadfaisal4189
    @nashaadfaisal4189 5 лет назад +10

    Nour congrats zhp wlhi proud of y 😍😍😍😍😍😁😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @salmanhassan5779
    @salmanhassan5779 4 года назад +13

    Meshaan khalid ley laqaadan karaa xagaa hadaalada sido kale napilaa way inay hormar kusmaysaa hadaladeeda mar markaa qaar atirshidaa way inay hadalo kulul kuhadashaa keep going

  • @mahdibahar-official3252
    @mahdibahar-official3252 4 года назад

    Masha allah guulayta intaa hinti beelowyaala fiirsano inika noogafilan guulayta wlladeeena soomaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Farxiyayy
    @Farxiyayy 3 года назад +1

    Ayyyy🥰💉😩😂🤣✌🏼iskaabulo 2021

  • @sumiaofficial6041
    @sumiaofficial6041 4 года назад +5

    M.a soomaali hormar wacan wan faraxsanhy somali

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 4 года назад +3

    Waaaaw film iga dheh kal iyo laab ayaan idiin salaamay akhiyaata lkn waan ka daahay xiliga lasoo dhigay inaa daabto ayeey aheed .... balse thanks guys’d

  • @iskufilan7201
    @iskufilan7201 5 лет назад +3

    Faesalow wilka waka helay wlh iguso qabo qurxona😢😭😭💋❤👏👏👏

  • @adnajr2598
    @adnajr2598 4 года назад +4

    Masha allah

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 4 года назад +1

    Filimantina dhan wa wada qiiro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 thank u wiilshena sidad no jeceshin inad na qancisan tagerayashina

  • @AhmedMohamed-pc2pu
    @AhmedMohamed-pc2pu 5 лет назад +10

    M.allah bro faisal hormar wacan 🔥🔥

  • @mohazxj3483
    @mohazxj3483 5 лет назад +10

    Napiila keep going wlshey😍

  • @sowdoali4542
    @sowdoali4542 3 года назад

    As well wuu iqancye move forward sxbyl 💯💯

  • @yukeyinaali1383
    @yukeyinaali1383 4 года назад +2

    Wlh gabadha muqalka wey ka baxsatey great JOB👏👏👏

  • @umuanas634
    @umuanas634 5 лет назад

    Waxyar kadhiman flimka madaama aan flimo hore daawan jiray way hagaagi wax wlba som Action keep going🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲

  • @mustafbodbode6183
    @mustafbodbode6183 5 лет назад +8

    Great Film

  • @felizfarah1749
    @felizfarah1749 5 лет назад +7

    Woow ishacaaLaa filim keep going walaalaheey ❤❤🤞

  • @mohamedeka.mohamud208
    @mohamedeka.mohamud208 4 года назад +9

    Masha Allah keep on bringing such movies it's a sensational and it deserves to rank on top.You have the platform to showcase your talents but I suggest to seek guidance from the relevant experts in order to improve the slight errors. Otherwise it is awesome and gorgeous short film.

  • @izoohassn6994
    @izoohassn6994 4 года назад +1

    Woow feyii atorahena keep going all

  • @salmaannuur128
    @salmaannuur128 4 года назад

    Markaan Daawaday Filimadiina wllhi Aad Ayuu U kal Kacsan Yahay Wllhayga Somali Keep Going Ee Inoo wada Filimada

  • @cudoontacashaqa9848
    @cudoontacashaqa9848 5 лет назад +6

    Filimka sheekada laga qoray xoga wey yar thy lkin any way keep going my brothers Nuur&feizel

  • @chinkuuofficial3785
    @chinkuuofficial3785 4 года назад +4

    Am proud of uh keep going 👏👏👏

  • @katkakatka3435
    @katkakatka3435 4 года назад

    Asxby kisto actions naga sax col action was ka qaldnyihin kisto ❤😂

  • @muzamiljiijiile7212
    @muzamiljiijiile7212 4 года назад +6

    Ppppp masha Allah super waaa flim ka wxaa idin leyhy hormar wacn

  • @hanisiyaadali5828
    @hanisiyaadali5828 4 года назад +2

    Meelkastoo joogto waa inaa illahay kabaqda waayo wuu kuujeeda meelkastoo joogto mida kle waxaa fcn waxaa thy inaa muujiso islaamaa tahay markaasaa illahay wuxuusan raali ka aheen sameeynee talo nisiinaa islaamku waa diinta saxdaa maxaa niidiiday inaad nabbiga kudayataan ooo si islaami ulabisataan udhaqantaan nabbiga waa qofka aad kudayanaysaan haday thy labis ,akhlaaq dhaqan wanaag wallayaal xumaanta hafaafinina eee tusa dadka qadan wanaga islaamka iyo qurxdiisa

  • @princessaxlaam879
    @princessaxlaam879 4 года назад

    Mansha allah wlhi wan kahely kuwo kale nooso jila iga codsi

  • @qasaayejr7750
    @qasaayejr7750 5 лет назад +8

    M.a keep Going🤞🙏🏻🙏🏻

  • @saarasuubanteam2791
    @saarasuubanteam2791 4 года назад +2

    Nio Qaalid gcn ba utaagay 😂😂
    Nour waa quruxlow 💕
    Good job prothers N sist

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 5 лет назад +5

    Waaaw jcyl dhaba iga dheh ilahey wll la'an nama dhigo Ciise Abdukadir alaha ikaa dayo wll. Atooragena adna wad kabaxsaty

  • @nastehojamal1264
    @nastehojamal1264 4 года назад +3

    Walayal filmdan talent Ayaa uleedihin we markAste semenya

  • @abuukarhusein6272
    @abuukarhusein6272 5 лет назад +13

    Unblvbl, wndrfull, mvy keeeep going guys

  • @daakirtube7242
    @daakirtube7242 3 года назад

    Keep going pro

  • @qaalidumar140
    @qaalidumar140 4 года назад +1

    Keeb going wll yaal

  • @rukiahillow759
    @rukiahillow759 4 года назад

    Wooow wangaxeli💓

  • @mariyoqueen8240
    @mariyoqueen8240 4 года назад

    Waw runti m.a maba lo bahna filim hindi horumar wcan

  • @liipoojochannel6639
    @liipoojochannel6639 4 года назад

    wllhi waxan idin dhihilaha horay usocda wayo waxa tihiin kiwa kaliyah izku dayay kuna guulestay filimantooda keep going

  • @deeqsiofficial2359
    @deeqsiofficial2359 4 года назад +1

    Wow film wax kle runti keep going all

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 года назад

    Masahalh waa felimka caadi maha

  • @adnoasad2996
    @adnoasad2996 4 года назад +6

    khalid aboweh dar alle ku jecelaadaY wllhY♠️♠️♠️♠️♠️❤❤❤❤🙏

  • @hannadjixiye
    @hannadjixiye 5 лет назад +2

    Keep going pro horomar wcn guushada

  • @yusufnageeye3670
    @yusufnageeye3670 4 года назад

    Wa filim qatar ah jecel lagadaw dhece

  • @sihaamali538
    @sihaamali538 5 лет назад +4

    Napiila hormar wacan👌😊❤

  • @kamaalbariise9748
    @kamaalbariise9748 4 года назад +4

    Waa saas lee geep going niileeyahay

  • @ayeeyokoris-dl6dd
    @ayeeyokoris-dl6dd 2 года назад

    Horay usoco da

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 4 года назад +6

    Perfect ❤️

    • @hoodohabi3452
      @hoodohabi3452 4 года назад

      Khalid runti ad uga helay jiinkaga hore usoco

  • @alikhan-jl4ej
    @alikhan-jl4ej 5 лет назад +1

    Nice Jclka ma dhamaado dhabta ah
    Nagu waada wuu nagu socdaaye horay usoco guys l

  • @zubeirabukar6624
    @zubeirabukar6624 5 лет назад +2

    Wan ku taganahy sxp sre feisal bile

  • @cabaasmohajr474
    @cabaasmohajr474 5 лет назад +4

    keep going bradrs

  • @sabna-2229
    @sabna-2229 4 года назад +1

    M.a wlhi aad ayaan uga helay film

  • @wadajirmedia171
    @wadajirmedia171 4 года назад

    best film wlhi go for forward

  • @muscabjamac5096
    @muscabjamac5096 4 года назад +1

    M.sh ishcalaa flim

  • @samsamabdirahman1798
    @samsamabdirahman1798 4 года назад +1

    Waaw masha alh

  • @istarlinsharif68
    @istarlinsharif68 4 года назад

    Hormar wacan

  • @fadumomuse6758
    @fadumomuse6758 5 лет назад +10

    Maasha Allah horoscope usoco

  • @mariaalasow3630
    @mariaalasow3630 5 лет назад +1

    Mancha alah nabiila🔥💥

  • @zaadabyanali8345
    @zaadabyanali8345 4 года назад

    Si sharaf leh ayn kaga soodoonanaayaa wow
    Wxn ilabay inay waynaayay gabdha walashay da ah
    Top waye

  • @ismailfidityga2732
    @ismailfidityga2732 5 лет назад +6

    Nce really filmm❤😂

  • @khaalid.kamaalilays8107
    @khaalid.kamaalilays8107 3 года назад

    Soo badiya filimaan ta

  • @m.deekowchanel9033
    @m.deekowchanel9033 4 года назад +1

    Waaw ajiip weeye flimka

  • @caanacabe6301
    @caanacabe6301 5 лет назад +11

    faisal bile my boy keep goin

  • @liibaanzidane8994
    @liibaanzidane8994 5 лет назад +3

    Hormar wacan Wllky Guuleeyso

  • @ikrandariska9502
    @ikrandariska9502 4 года назад +38

    Hada rer xamar nahay Hindiga Anaga ka shidan kkkkkk kalay iska arag

  • @suhaibmohamed1
    @suhaibmohamed1 4 года назад

    Top filim

  • @xabiiboaxmed766
    @xabiiboaxmed766 4 года назад +10

    Woow lkn we need more time

  • @xog-ogaalmedia7500
    @xog-ogaalmedia7500 5 лет назад +2

    Best flim wlhi

  • @ahmadmuse6909
    @ahmadmuse6909 4 года назад +2

    Kaliya Qaabka dagaalka ayaa idinka Qaldan lkn sidiisa kale flimka maxuma horumar wcan Asxbta

  • @xaawamxmudmxmed653
    @xaawamxmudmxmed653 5 лет назад +2

    Nice keap going😍

  • @madadaalooficial9517
    @madadaalooficial9517 4 года назад +1

    Keep going sxbayaal

  • @muhanadcade8580
    @muhanadcade8580 4 года назад +26

    Waa filim aan ku faani karo marka aan dalkayga ka fogahay ee aan joogo qurbaha

  • @hannadjixiye
    @hannadjixiye 5 лет назад +2

    Woooow filim waa u dhaafay wlhi
    Jcl ika dhh codka camerada waxa dhn waa u dhaafay pro filim

  • @hiiliyetravel1958
    @hiiliyetravel1958 3 года назад

    WAA FILIM QURUX BADAN LKN HAL CILAD OO AAD SOOMAALIDA KALA SIMAN TIHIIN AYAA JIRTA TAASOO AH IN JILAAYAASHA AY U HALAAN SIDA WERIYE IDAACAD WAR KA AQRINAAYO OO KALE FADLAN MARKA KU DADAALA INAAD ISKA SAXDAAN CILADAAS WAAD MAHADSAN TIHIIN

  • @mohamedmahat4672
    @mohamedmahat4672 4 года назад +2

    Jilinka xoogow Wu Yara liita specially actionka yacni dagalka run run u ekeysiiiya xooogow

  • @yasirjaamac8817
    @yasirjaamac8817 4 года назад +1

    Hore usocda Asxabta

  • @quenkavita899
    @quenkavita899 4 года назад +1

    Wa iga dhexbxay filimkan wlhi

  • @engnasiim143
    @engnasiim143 4 года назад +1

    waw films jcylka jecliyaa

  • @samiyocqadir8917
    @samiyocqadir8917 5 лет назад +1

    Ax war kan cada ii qan ciyee ika dayee ara iku sooqabtaa plz 😢😢😢 carabo ana filin kula geno bala💟💟

  • @footballdealer2103
    @footballdealer2103 5 лет назад +2

    F.B keep going sir

  • @ayzaali4521
    @ayzaali4521 4 года назад +1

    Actors noo sobaxayo👌👍

  • @AbdulhameedPro
    @AbdulhameedPro 4 года назад +2

    Nour Azhka cise warzame are actors but nabilo I think it's a female name so it's should be actress 😎

  • @liibaanzidane8994
    @liibaanzidane8994 5 лет назад +4

    Broh Guuleeyso waligaah

  • @yasminaali7123
    @yasminaali7123 4 года назад

    Noor masha allah iyo atariishadaba jiliinkooda

  • @sharmarkemohamed1565
    @sharmarkemohamed1565 4 года назад +1

    Nabila m.a😍😍👍👌

  • @sihamm7969
    @sihamm7969 4 года назад

    Nabiila😳 maxn u xiizy xiligi schoolka😋✌✌✌

  • @ridhwanali2385
    @ridhwanali2385 4 года назад

    Nour codkadha ladawa dacay😭❤

  • @sihaamcabdulaahi9200
    @sihaamcabdulaahi9200 4 года назад +1

    Wwwww filin iga dheh keep going