Taariikhda Xajka iyo Masaajidka Xaramka 1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 17

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 месяца назад +4

    Cilmigu waa nolol
    Diinteenu waa Nastexo
    Allahu Akbar❤❤

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 месяца назад +2

    Shekh allaah haku xifdiyo e Hakeen kaala sooxidhiidhaa ceelkii agoomahaan doonayaa sadaqo yar inan kudarsAdee

  • @Rghtman308
    @Rghtman308 2 месяца назад +1

    Abdiaziz oogle allah haku barakeeyo .
    Fadlan taarilhda islaanka bilow ilaa dhamaad soo gali .

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 месяца назад

    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 месяца назад +1

    Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @mustafNune
    @mustafNune 2 месяца назад +1

    Waa taariikh aad ufican

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 месяца назад

    JazakAllahu khayran sheikh Abdulaziz

  • @user-sk5me1rl9y
    @user-sk5me1rl9y 2 месяца назад

    Sheeg ilahay khayrbadan hakusiiyo sheekh ii ducee waxyaabo badanbaan rajaynayaaye si khaasa iguducee wall iyo walaalaha kaleba iduceeya

  • @KhadarShafici
    @KhadarShafici 3 месяца назад

    Allah haku xifdiyo shiikh cabdicasiis max,ed Oogle

  • @xasanxaad6311
    @xasanxaad6311 3 месяца назад +1

    Sheikh abdiaziiz allah kusharfo ❤ allah naga aqbalo dhamaanteen acmaasha saalixaaa

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 месяца назад +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤

  • @osmankhalifsheikhh1609
    @osmankhalifsheikhh1609 2 месяца назад

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى ال سيدنا محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @ju4965
    @ju4965 3 месяца назад

    جزك الله خير

  • @DeeqAbdikariim-fi2bq
    @DeeqAbdikariim-fi2bq 3 месяца назад +1

    Asc. Shikh cabdicasiis oogle

  • @mansolo3048
    @mansolo3048 2 месяца назад

    Qebtii labad away shekhey

  • @zeytuuniabdikarim2573
    @zeytuuniabdikarim2573 2 месяца назад

    Asc shekh Abdulaziz xalqada 2 ma noosoo denkarta waxbadan kafa’idey qeybta 1

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 месяца назад

    Mahadsanid.
    Jazakallaahu Khayr.
    Waxaan kuwaydiinayaa
    Jihaadka iyo Xajka yaa muhiimsan labadooda?
    Shuruudaha Shahiidnimada ma helayaa Qofka muslimka ah ee kasoo tagay deegaankii si uu qassa uga dagaalamo oo uu shahiido qofkaasoo maqsadkiisa ugu wayn uu yahay inuu Shahiido?