Taariikhda Faneed Ee Saynab Xaaji Cali (Baxsan) Qaybtii labaad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 7

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 3 года назад +6

    Sida Saab tv aya looga hadlaa taariikhdiisa fanka ee maaha in la yidhaa heesihiisa iyo fankiisa yaan la sheegin oo 4 qof oo Asaasaqay laso fadhisiyo meesha SAAB TV hambalyo

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 4 месяца назад

    AUN fanaanad Baxasan. Weriyaha Iyo Taariikh hayaha Ibrahin waan u Mahad Celinayaa.

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 3 года назад +2

    Si heer sare ah aqooni ku jirto iyo taariikh gun dheer ayuu Khabiir ibrahim iyo wariyihu ay u dhigeen barnaamijka
    Thank u guys

  • @MaxamedCabdillahi-cw5gl
    @MaxamedCabdillahi-cw5gl 7 месяцев назад

    Alaha unaxaristo dabigedina alahadhafo waxy kasojeda akisho

  • @SOMALIMUSICCULTURE
    @SOMALIMUSICCULTURE 5 месяцев назад

    Saab tuug tv 📺 Xoola dadoow ayaa meesha lagu hayaa oo lagu soo bandhiga waar wax aad leedihiin oo ku tacabteen umada usoo bandhiga marba channe muuqaal ha ka soo goosaninee isla yaaba Tv Weeyn sidaan laguma noqdo Iyo xoolo dadoow