MAN TO MAN KABTAN BAARA IYO IDIRISKA MAXAA KALA QABSADAY CAWO BIG GAM

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 198

  • @falaad1439
    @falaad1439 10 месяцев назад +38

    Bara waa ku wataa legend alweys legend❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 9 месяцев назад +33

    Waaaaw qosol waa dhaafay video gan 😂😂😂 bart3333 ilaa 44444 asxbta hadii aad ka hesheen like saaraa😂😂😂

  • @LajanYuukazi-nm5kb
    @LajanYuukazi-nm5kb 10 месяцев назад +23

    Kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam wll

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo 10 месяцев назад +12

    Captanka waa legend mashallah keep going brother

  • @maslahyareofficial
    @maslahyareofficial 10 месяцев назад +19

    Idiriska wlh waa legend ciyaarta dhan wuu beneday 😂

  • @abdelkaderadan760
    @abdelkaderadan760 9 месяцев назад +5

    ilaahey ha idin
    Xifdiyo wlh waxa tihiin labo qof is fahan sin masha Allah

  • @faadumosiidcali8262
    @faadumosiidcali8262 10 месяцев назад +34

    Kuwaan dartood amaa giriga leeyga buriyaa qosle Lee wlhi 😂❤😂🎉

  • @mohaataalyrics7838
    @mohaataalyrics7838 10 месяцев назад +13

    Idirisow home kaaga laguugu cabay caawa teamkeyga neh waa ku danbaabtay😅😅🤣😊

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 9 месяцев назад +6

    Two legends keep going my brother

  • @usdmoha
    @usdmoha 9 месяцев назад +2

    San qada waye sidii hore qurxan

  • @MohaShariif-n4v
    @MohaShariif-n4v 10 месяцев назад +15

    War qosol aa idin ku dhamaday walahi😂😂😂😂😂

  • @canabfaarax7996
    @canabfaarax7996 9 месяцев назад +2

    2:54

  • @mohamedkhadar5793
    @mohamedkhadar5793 10 месяцев назад +4

    Idirisaw ninkan Baba jey oo Kaa laacibsan ayuu ka oohiyey Iska dhaaf tamartaada maaha😊😊😮😮

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 10 месяцев назад +4

    Saxiibayaa ciyaartii laastiiga noogu soo celiya prti 3 tii kubada cida igu raacsan likgareeya jaalayaaal

  • @zakariaissahaque
    @zakariaissahaque 9 месяцев назад +2

    Legends of the game hor soco sxb 300k soon

  • @DjDaada-ir8jx
    @DjDaada-ir8jx 9 месяцев назад +4

    Walaahi kuwan fani waaye 😂😂😂😂😂

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 9 месяцев назад +2

    Two legend keep giong❤

  • @gacalshorts2891
    @gacalshorts2891 9 месяцев назад +2

    Wlahy qosol iguma harin Baaara caadi maahn

  • @DoctorMahad
    @DoctorMahad 9 месяцев назад +2

    War kabtan ninka kadaa😮 waa dishee

  • @life_inrural_areas152
    @life_inrural_areas152 9 месяцев назад +4

    Kkkkkk kabtan bara legend hory usoco 😂😂😂😂😂😂 idiriska itaabo mac songur

  • @SahraJuube
    @SahraJuube 9 месяцев назад +6

    Kkkkkkkkk party 3 please caadi ma aha cayaartaan wlhi hhhhh

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 10 месяцев назад +4

    ❤ idiriska legend wanku wataa ❤

  • @FarxanAxmed-cmty
    @FarxanAxmed-cmty 9 месяцев назад +4

    Two legend keep going Brothers

  • @DakaxDheere
    @DakaxDheere 9 месяцев назад +2

    thank you cabtan

  • @zakicade910
    @zakicade910 10 месяцев назад +3

    From idiriska 🎉🎉🎉

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 9 месяцев назад +1

    Gamkaan k.baara wuu xureystay wlhi😂😂😂

  • @craxmaanihoxuseen946
    @craxmaanihoxuseen946 9 месяцев назад

    Idiriso ninka caadi oo kudilay wlhi captan see wax yeeshay

  • @abdinasirbillow1546
    @abdinasirbillow1546 10 месяцев назад +1

    Idiriska markala no balami adi marwalbo away lee tahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @geesigadahabsoore2392
    @geesigadahabsoore2392 9 месяцев назад

    Ciyaartaan maalin waliba home iyo awey ka dhiga waan idin wataa lawo lagen

  • @Fatherofali1
    @Fatherofali1 9 месяцев назад

    #captanbaaraofficial waa Ku wata legend edbi qofki isku kataago😂😂😂

  • @Maanka683
    @Maanka683 10 месяцев назад +2

    Geedan halaso badiyo sxpyl😂😂😂😂😂 idirska wax helelay cawo

  • @mohameddeeq7977
    @mohameddeeq7977 9 месяцев назад +2

    Idriska Itabo mi fai ridere così tanto, grazie 🫡

  • @Mujaahid12
    @Mujaahid12 9 месяцев назад +1

    Idiris caawa (o) caadi ayaa lagu galshay

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 9 месяцев назад +1

    Kkkkkk captain bara legend is always legend

  • @AkraAm-tm2cy
    @AkraAm-tm2cy 9 месяцев назад +4

    Home game idirska 1 cptn bara 9 😂😂

  • @NajaxCabdiCali-oy9ji
    @NajaxCabdiCali-oy9ji 3 месяца назад

    Don't forget we are real Madrid and viva captain baara 😂❤🤍👑

  • @osmanaroleagane6859
    @osmanaroleagane6859 7 месяцев назад

    Idiris please kabtan baara markad ciyareyso saxanka xalwada yuuu riixin

  • @CadiNajiib
    @CadiNajiib 9 месяцев назад

    2 legend an jec lahay

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 9 месяцев назад +1

    Kabtanka waa funny Wllhi

  • @Axmed-do
    @Axmed-do 9 месяцев назад

    banaanka waa usoo baxee kulahaa 😂😂😂❤

  • @Iyaaqmalacia
    @Iyaaqmalacia 9 месяцев назад

    Back ground kaan mr dnbe wax hku soo duubina

  • @rodashafea
    @rodashafea 9 месяцев назад +2

    Love those men they are funnyo 😂

  • @FatushCadey-z1q
    @FatushCadey-z1q 10 месяцев назад +2

    Kaptan the leng 😂 Mudane muufo tanaar😊

  • @deeqociise723
    @deeqociise723 9 месяцев назад +1

    Baara inta ila taageerto loveta dhac igu siya😂

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 9 месяцев назад

    Kkkkkkk ideriska banaka wasobaxii kulahaa

  • @Muxudiinmaclin-lj4sz
    @Muxudiinmaclin-lj4sz 9 месяцев назад

    see wax yeeshay

  • @feisalabdullahiabukar4517
    @feisalabdullahiabukar4517 10 месяцев назад +1

    Idiirska wax baa ku dhacay manta😅😅😅

  • @CqadirmaxmedCabdullahi
    @CqadirmaxmedCabdullahi 6 месяцев назад

    Qosol igu maharin Wllhi 😂😂😂😂😂

  • @kinghanadlovehooyomcn6544
    @kinghanadlovehooyomcn6544 10 месяцев назад +2

    Captain ninka homekisa ku garacday😂😂😂😂

  • @horeusoco5742
    @horeusoco5742 9 месяцев назад

    Ciyartan iso badiya

  • @seinab7605
    @seinab7605 9 месяцев назад +2

    part two so samey😂😂

  • @Mukhtar114
    @Mukhtar114 9 месяцев назад

    Captain baara caadi ma ahan runtii

  • @CabdiraxiinMaxamed-z6l
    @CabdiraxiinMaxamed-z6l 10 месяцев назад +5

    Nalka daar😂😂

  • @AbdiazizDiriye
    @AbdiazizDiriye 9 месяцев назад +4

    Please like ta iitaabta❤❤❤❤❤

  • @Cabdicaraaye-j3e
    @Cabdicaraaye-j3e 9 месяцев назад

    8:04

  • @ilkacasemaxamed-p1j
    @ilkacasemaxamed-p1j 9 месяцев назад

    Nosoo badiya jalan jigan

  • @Warssi
    @Warssi 9 месяцев назад

    Guul sxbya bon courage 🎉

  • @ismailhaji990
    @ismailhaji990 9 месяцев назад +1

    Idiriska ninkan caadi ayuu kuu qiyaaaney, marwalba saxanka ayuu kuu garacayaa eeg saxiib, ciyaartan ku celis waaye.😂😂😂😂

  • @xasancutti8422
    @xasancutti8422 9 месяцев назад

    Hhhhhh Wlhi Aaaqirkeena Qosl ina ladhinto aakacabsahaa ani

  • @xaashiyare2686
    @xaashiyare2686 9 месяцев назад

    Walahi idiriska iyo kabtanku waa fani 😅😅😅

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 9 месяцев назад +1

    Wllhi Labdan funny wyeh 😂😂😂😂😂😂

  • @NoordinAhatOsman-wj8gt
    @NoordinAhatOsman-wj8gt 9 месяцев назад +1

    3:55 Tinar ma aahay😂😂

  • @abdallakuusoow2811
    @abdallakuusoow2811 10 месяцев назад

    Kikijijikikikiki war Qosola idilay guri aa lakawinaa kullaha kkk

  • @DjDaada-ir8jx
    @DjDaada-ir8jx 9 месяцев назад +1

    Idiris is not easy 😂😂😂😂

  • @daraagulaa5847
    @daraagulaa5847 9 месяцев назад

    Barti 2 soo same idiriska

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 9 месяцев назад +1

    Nalka udara. 😂😂

  • @AbdiraxmanMaxamed-z4b
    @AbdiraxmanMaxamed-z4b 9 месяцев назад

    Idiriska 2222222

  • @zakariyeaabi6684
    @zakariyeaabi6684 9 месяцев назад

    Kaptn baara wuuna Faana Waxna Mataraaayo😅😅😅

  • @wllimaas-qk3um
    @wllimaas-qk3um 10 месяцев назад

    Saan uqoslayi waan dalay runtii

  • @hamseizhqi9554
    @hamseizhqi9554 9 месяцев назад +2

    Nalka daar kulaha😂😂

  • @legendarysharfane1012
    @legendarysharfane1012 9 месяцев назад

    Kabtanka qayaano ayu sameynayay mar wlbo u Idiriska Tuuranayo caaga labad saxanka ayu dhaqaajinayay si u caaga u istaagi waayo.
    Hadad rabtin wad fiirin kartin mar kle daawada muqaalka.
    Ciyaartan wa La gaaaday Idiriska Wana Qayaano

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 9 месяцев назад

    Part2

  • @rodashafea
    @rodashafea 9 месяцев назад

    Part three

  • @CNAJIIBABASANYA
    @CNAJIIBABASANYA 8 месяцев назад

    KABTAN BAARA WAN KU WATAA IDIRIS KA QIYANADA HOYO IYO ABAHA WAA ASIGA AWAY QAMIIS KII MASLAXO 😂😂😂

  • @ahmedbodhari
    @ahmedbodhari 9 месяцев назад

    Idirisow Xolo cadiya miya tahy side waye waxani dil waye bur sar wa dhfty

  • @wllimaas-qk3um
    @wllimaas-qk3um 10 месяцев назад

    Ar kuwanaaaa legends

  • @mohamedsuriyaa3345
    @mohamedsuriyaa3345 9 месяцев назад

    Kan so badiya

  • @Mujaahid12
    @Mujaahid12 9 месяцев назад

    What's means of Tinaar

  • @FatiUsaame
    @FatiUsaame 9 месяцев назад

    Wllhi saa u qoslaaaye ilin io qunfac isku darsade😂

  • @IbraahimYuusuf-z1v
    @IbraahimYuusuf-z1v 7 месяцев назад

    Ar idiriska dhib badanaa😄😄😄😄
    4:07 4

  • @ApdixakiinStones
    @ApdixakiinStones 9 месяцев назад +1

    Idiriska iitaa taabo maslaxo sxbkeed😂

  • @deeqociise723
    @deeqociise723 9 месяцев назад +2

    Baara walhi wan ku wata funny tahay😂😂😂

  • @Arshe.
    @Arshe. 9 месяцев назад

    Mela roob iga soo galayo kulahaa😂

  • @lakiboy3586
    @lakiboy3586 9 месяцев назад

    Idiris homkisa 10 lagu geyay cawa 😂😂

  • @BushroAhmed-d5m
    @BushroAhmed-d5m 9 месяцев назад

    Channeling idiriska ma haysto miyaa ma loohayaa

  • @AbdinajiibAbdulle
    @AbdinajiibAbdulle 9 месяцев назад +1

    vedio bilawgisa aaba ku quslay wllhi😭😂😂😂😂

  • @sadikabdullahi288
    @sadikabdullahi288 9 месяцев назад

    Nalka daar adi 😄😄

  • @ahmedpahzane4784
    @ahmedpahzane4784 9 месяцев назад

    Idiriskab waa fahmay sidah RUclips loogah shaqaystoh 😂😂

  • @ZiikeyBashiir
    @ZiikeyBashiir 9 месяцев назад +1

    Big talent 😂

  • @ladaninamumin5265
    @ladaninamumin5265 9 месяцев назад

    Hhhhhh

  • @apdikadirhaaji7280
    @apdikadirhaaji7280 9 месяцев назад

    O O O O O O O O O 2:17

  • @indho_uron
    @indho_uron 9 месяцев назад

    Kaa da farahga samuska leh😂😂😂😂

  • @MaxamedXasanibraahim
    @MaxamedXasanibraahim 9 месяцев назад

    Farmaayo miyaa😅😅😅

  • @mohayare132
    @mohayare132 9 месяцев назад

    Barcelona soory 😥

  • @AadanYare-h5w
    @AadanYare-h5w 9 месяцев назад

    😂😂😂👌🏻👌🏻kuso 😂celiya 😂

  • @mohamedali5691
    @mohamedali5691 9 месяцев назад +2

    Waxaan ku qoslaa nalka daar kkkkkkkkkkkkkķkk

  • @manaanmumtaas8117
    @manaanmumtaas8117 9 месяцев назад

    Baara waa qiyaanole idiris markuu dheelaayo saxanka uu qananax ka siinaa yaa ila arkay😅

  • @nawalshidane3824
    @nawalshidane3824 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂 sug so u dhahaa iga gadan kkk

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685 10 месяцев назад

    Idiriska itabo secamal qolkaga lagugu dhax cunayaa😂

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon 9 месяцев назад

    Nalka daar waa daran yahy😂😂😂😂