Haa sax. Abdulkadiroow waxa kale oo aan daawaday marka uu ka hadlayo geeridii Cali Sugulle Duncarbeed 2016-kii, ninkani waa nin aqoonyahan ah isla markaana af-maal ah oo suugaanta Soomaalida ku talax tegay. Waa dadka aan jeclahay in aan dhegaysto run ahaantii. Muuqaallo badan in laga soo duubo inta uu noolyahay ayaa aan jeclaan lahaa.
Cajiib
I agree this with him.
CMON OLD MAN DON'T MAKE ME CRY! :,)
Prof Saalax Jaamac, halkee ku suganyahay hadda?
Mohamed Mukhtar Ali - Bilal saxiib waxuu ku nool yahay magaalada Toronto dalka Kanada wuuna ku cimridhameysayay
Haa sax. Abdulkadiroow waxa kale oo aan daawaday marka uu ka hadlayo geeridii Cali Sugulle Duncarbeed 2016-kii, ninkani waa nin aqoonyahan ah isla markaana af-maal ah oo suugaanta Soomaalida ku talax tegay. Waa dadka aan jeclahay in aan dhegaysto run ahaantii. Muuqaallo badan in laga soo duubo inta uu noolyahay ayaa aan jeclaan lahaa.
War ninkaa vedio badan halaga duubo mawduuyo badan waliba
@@abdirahmanhussein6171 walaal ninkan xikmadbaa Ku duugan markaa halooga faa iidayo umada soomaaliyeed
Ninkani was xikmaawi