Noqo Maamule Wanaagsan oo buuxiya hab dhaqankan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 13

  • @ugaasaxmedugaas9340
    @ugaasaxmedugaas9340 3 года назад +5

    Asc macalin waxaan kaa cadsanayaa inaad noosoo diyaariso.,hab dhaqanka laga rabo ninka suldaanka ama ugaaska ah ee wanaagsan

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 3 года назад +2

    Waxan jeclaan lahaa inaa noosoo diyaariso wax yaabaha laga rabo macalinka
    inta igu raacdaan like saara

  • @khadrakeeyse6541
    @khadrakeeyse6541 3 года назад +1

    Ilaahay ha barakeeyo aqoonyahan Mubarak asagoo kalena hano badiyo

  • @mohameddeeq9302
    @mohameddeeq9302 Год назад +1

    qodobadaan dhammaan waa wada sax laakiin dhibka jiro wuxuu yahay
    1. shaqaale lagu daneysanayo oo aan mudnaan gaar ah lasiineyn .
    2.shaqaale aan xuquuqdisa si sax ah loo siineyn .
    3. shaqaaale aan waqtiga si sax lagula xisaabtamayo halka mamulka uu yahay mid cagajiid ah .
    4. shaqaale ehel ahaan lagaaga hor dalacayo xagga darajada .
    5.shaqaale aan lagu koobeyn heshiiska la wada galey
    intaas qaladaad ah maxaaa lagu sixi karaa haddii iyagaba aysan qodobadaan saxeyn ,

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 3 года назад

    Masha Allah Ustaad Mahadsanid wax badan kaafaaiday

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    Shukran my teacher⚘

  • @cabdirisaaqabiib7773
    @cabdirisaaqabiib7773 3 года назад

    masha allah macalin allah haku xafido jisaa kalaa khayr

  • @cabdibasid5373
    @cabdibasid5373 3 года назад +1

    Somalida waa dadka kaliya an wax yaabaha muhimka ah aqoon swabto ah macalinkan 100k hada lama gaarsinin

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira6948 3 года назад +1

    Mahadsanid macalin , waxaan ahay arday ku gaarowi rabo aqoonta maamulka i.a , waxaad noogu talisaa
    Qaabka iyo buugaagta arinkaan la xiriirta
    Sidoo kale waxaan ku xeranahay dr:dhaariq al suwaydan

  • @osmanhussainosman3962
    @osmanhussainosman3962 3 года назад

    Shukran

  • @hafza2135
    @hafza2135 3 года назад

    مديرة مستقبل😊☺😍😍

  • @sayidsayid9266
    @sayidsayid9266 3 года назад

    Macalin wan kula socda

  • @xamdaxamiid7446
    @xamdaxamiid7446 2 года назад

    Ma