Prank Qosol badan oo shaadiya markle ku sameeyay Abdifitah yare 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 400

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 3 года назад +255

    Heesaha waxaa kamacaan quraanka kariimka like isaar

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 3 года назад +202

    Nabi muxammed scw ♥️ dartii subscribe igu saar wll

  • @naimaabdi2762
    @naimaabdi2762 3 года назад +70

    Shadiyay waad arsan waydey huno waan kaa warejistay anigu team abdifatax from Hargeisa

  • @caliqarash6803
    @caliqarash6803 3 года назад +53

    Inta sideyda cml so oriday😆 like

  • @baaqulipoi9450
    @baaqulipoi9450 3 года назад +30

    Maanta love isaar hee arooska waajoogay inaa sawir kulagalaa rabay lkn waqtigaa saami xiwaayaay

  • @asmamaxamed712
    @asmamaxamed712 3 года назад +41

    Msha allha ilaahow shaadiya sharaf iyo apdifatax yare isku daa ana isii wax saas iijecel ducada iso raaciya plz🤫♥️🤲

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 3 года назад +51

    "Dadaa Senegal ku ogayd hadaad Zambia ku aragto kawaran" Ar Shaadiyaa 😂😂😂

  • @salmiitasalahsiyaad4181
    @salmiitasalahsiyaad4181 3 года назад +31

    Naa shadiyo maxa kuhelay ayantan waa lagu saranyhy wlley wax ituus 😂😂😂 wani jecllhy 3 dinaba ❤️✅✅✅❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rahmorun5073
    @rahmorun5073 3 года назад +80

    Team shadiyo love u shadiyo

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 года назад +1

      . Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html
      Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html
      Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html

    • @fatmaqurux6432
      @fatmaqurux6432 3 года назад +2

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @ilac____cali
      @ilac____cali 3 года назад +1

      Hhhhh

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 3 года назад +7

    Inta jacel nabiga maxamed scw like

  • @ip____poi7324
    @ip____poi7324 3 года назад +44

    ShadiYo heesaha wey ku qaldantey
    Comedy waye inta ila aragtey like ta hayla dul marin
    👇

  • @zakimoha5233
    @zakimoha5233 3 года назад +36

    Prngigaan waxuu ku qurux badnaa mahamed yare inaa idhiibta gabar eesan is aqanin shadiyo Hayaabtee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👇👇🇸🇴

    • @umumuasif8471
      @umumuasif8471 3 года назад

      Hhh haa wan so xaday in ee dhahdee aheed

    • @maryamaruun5232
      @maryamaruun5232 3 года назад

      Hhhh cunugan ana dhalay hadi logu dari laha shaki wiilkaga miya mase wuu uegyahay ahay isdhihi laheyd 😂🤣😂😂

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      @@umumuasif8471 ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      @@maryamaruun5232 ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      Zaki ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @yenekonjo8463
    @yenekonjo8463 3 года назад +50

    Hadad somali tahay like ha ila akmarin❤️🇸🇴

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 3 года назад +14

    Sorry ca/fitaaxo maxamad yare waxaa larabay inaad wiil ayasan ayada aqoon oo kula shaqaynaya u dhiibtida adan meel qarsoon ugu dhuumatid walaahi shaadiyo waali caadiya baa kudhicilahayd dhicilahayd ninkay feerilahayd

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 3 года назад +8

    Ani waan yaabe shaadiyo baryahaan English waa ween ay ku hadlooysaaye sidee wax u jiraan private school May gashay hees ku ogeene

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 3 года назад +3

    Inta markay pranki maqashay soocarartay liket imuujiyaa🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 3 года назад +5

    Abdifatax Ka xishood shadiyo waa xamile Lkn waan Ka aarsan Doone

  • @topazlaqchannel9394
    @topazlaqchannel9394 3 года назад +21

    Hadaa tahay qof jacel farimaha jaceylka ku soo biir channelkena
    Mahadsanid
    Subscribe like coment

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 года назад +12

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲lil

  • @ikraanbashiir9694
    @ikraanbashiir9694 3 года назад +17

    🥰🥰Shaadiyo beri yahan cabdifitax kabuhuu kusoodhigty 🤣🤣🤣🤣 team shaadiyo ismuujiya💕💕💕💕💕❤

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      Ikraan ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @Kingceyda.4
    @Kingceyda.4 3 года назад +10

    Qoof walbo oo Muslim ah oo videogan comment kabihindono wahan kacodsanayaa subscribe inuu isaro plz

  • @leylaabdilkarimadam6467
    @leylaabdilkarimadam6467 3 года назад +7

    Abdifataxow mohamed osoconaya ku fcned shadiyo prank gaan wdadalee lagu fasaxi mohamed yre salaama cakekum hoyo cml 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MariaMaria-fg5vd
    @MariaMaria-fg5vd 3 года назад +15

    Kkkkkk wlhi this is real prank🤣🤣🤣❤️❤️❤️ shadiyo iyo abdifitah keep goin ❤️❤️

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      Maria ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @cabdifatahmoha9675
    @cabdifatahmoha9675 3 года назад +9

    Team abdifatax is muujiya😅

  • @yaasmiinali9517
    @yaasmiinali9517 3 года назад +13

    Waa so carareey marka so maqalay prank shadiyo jabkaga waa jclhy time abdifitax😂😂😂😂

  • @farhiacali7501
    @farhiacali7501 3 года назад +6

    shaadiyo see cml heee team cabdi fitaax inaan ku biiro waaaye ileyn aarsi waan waa weynee🥵🥵🥵🥵

  • @hodamahamedfarah8925
    @hodamahamedfarah8925 3 года назад +4

    Walaahay wiilka yar ilugabaqa somali Masha Allah maxasustane Alaha idin xafido lkn kadaya meshan

  • @aaminyare_official2743
    @aaminyare_official2743 3 года назад +7

    prankga 3:33 uuka bilaabmaya inta iga danbaysa😂

  • @munagaal6049
    @munagaal6049 3 года назад +6

    Beautiful family

  • @sabariincali1970
    @sabariincali1970 3 года назад +5

    Wlhi dacada uqosla darallh kyjeclhy xitaa HND xanqsanhy was IGA farxisaa all ha kafarxiyo Wa Ku wat a a dig I yo xajigagga😍👌👍

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 года назад +21

    Ilaahay tartiisa subcribe iku saaro wlahayga somaliyed plz

  • @hamdahusienmuhumed7345
    @hamdahusienmuhumed7345 3 года назад +4

    Flash😂wu iso flashenaya😅kalmada wa in somali lo sameya missed call wa englishe

  • @mustafemohelabe1787
    @mustafemohelabe1787 3 года назад +4

    Mcha alah beautiful couple's shadiya Nd abdifatah

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +46

    Hore u soco my couple🙌❤

    • @queensami4864
      @queensami4864 3 года назад +3

      Abowe somali yameni Inan kula hdlo ayn rbaa

    • @nimcocumar1830
      @nimcocumar1830 3 года назад +1

      Somali Yemeni ku xiisey mel walba wd tagned mar dhow kuguma arak cfimad majira😋😋😋😋

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 года назад

      @@nimcocumar1830 busy noqtay wllo sorry

    • @nimcocumar1830
      @nimcocumar1830 3 года назад

      @@somaliyameni202 saaas lee iga dheh

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      @@queensami4864 ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @ayanahmednur5074
    @ayanahmednur5074 3 года назад +5

    Aniga in shadiyo park lagu sameyo ma jeclin in ayada sameyso jeclahay ano cashen rabo so roray

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 3 года назад +11

    Shaaadiyoooo i am frist
    Sorry yaaqay markii labaadaa iyo pranki laguugu sameeyo😭

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 года назад +4

    Mashallah maxamed waa waynaaday soo koro soo barbaar edo mcn

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 года назад +6

    shaadiyo abaayo maad ninka noga soo aartid😂😂

  • @dheemantixamar3136
    @dheemantixamar3136 3 года назад +1

    Masha Allaha ilahay ha isku kin daayo amiin

  • @bashiircabdi9671
    @bashiircabdi9671 3 года назад +5

    First comment lamaane aaan jeclhy ❤️❤️❤️

  • @iqrahersi1759
    @iqrahersi1759 3 года назад +8

    Waxaa fiicna laheyd inaa yariska u dhiibto qof eeysan garaneyn

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      Iqra ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @teamwaayaab4602
    @teamwaayaab4602 3 года назад +5

    Masha Allah family quruxbadan 🙏🙏

  • @aasiyamukhtaarcali1991
    @aasiyamukhtaarcali1991 3 года назад +6

    Family aan jeclhy m.a alow iskukiindaah❣👏❤

  • @askimofficial9288
    @askimofficial9288 3 года назад +3

    Yqey inta kaxun nolosha lamanahan wxan leyahay Haku nixina dhamad kayeesha Ubxaan is Calmaday🌹

  • @afqadzaki7368
    @afqadzaki7368 3 года назад +7

    Happy new year I People I love you so much🖐

  • @muxydiindhobley7148
    @muxydiindhobley7148 3 года назад +3

    Shahadiyo &cabdi fidax & maxamad nolada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rama____1
    @Rama____1 3 года назад +32

    😂😂prank arkay waa so fakaday xtaa bilaa kabo xta jidka ku dhaci rby😄😌

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 года назад

      . Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html
      Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html
      Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html

  • @genyadamadow3222
    @genyadamadow3222 3 года назад +5

    Wlhi prank kigan waa mid qosol badan shaadiyo allaha idin xafido dhamantin 😁❤😘💯🙏

  • @ahmednuurmohamed9324
    @ahmednuurmohamed9324 3 года назад +2

    Warkeyga waxan ku soo kooba a. Fatax adkeeyso markaga sidada Haa dihin idaa waxan kama kaftamo

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho 3 года назад +3

    Beautiful couple Mashallah 💐guuleysta

  • @muniiraapdalle8984
    @muniiraapdalle8984 3 года назад +5

    I love you shadiyo sharaf ❤❤

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 3 года назад +2

    Wllhi qosol igumuu hadhin😍🤠🤠🤠🤠

  • @samiinaqueen905
    @samiinaqueen905 3 года назад +6

    Prank hada arkOo zoo rooora wlhi😂😂😂😂😂😍😍😍😍

  • @samirasiciid2996
    @samirasiciid2996 3 года назад +4

    In aan arsano ayaa jirto shadiyo arso abaayo🥰👑

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn3691 3 года назад +1

    idilad inaa dhigten ehed mohamed shadiyo ha isku naxdod mahmed inta yaa kenaya

  • @nasranashaadofficial4118
    @nasranashaadofficial4118 3 года назад +1

    Hhhh Bitah Shuban yar iga Fakan Tagay kulaha Ar Shaadiya Umadena mahan wlhi Qosol iguma Harin Kitabka

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 3 года назад +2

    Shubanyar baa igafakangadhay kulahaa🤣🤣🤣

  • @hawoessa3037
    @hawoessa3037 3 года назад +3

    Manshaallaha tabarakalaaha shaadiyo naqugaado qaaliyeee

  • @nawaalmohamed8787
    @nawaalmohamed8787 3 года назад +8

    ShadiYa I Love U alaw yanan dhiman anoon ku arg shadiYa❤❤💖💖💖 from burco

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      Nawaal ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @terkaalmani4708
    @terkaalmani4708 3 года назад +3

    Cabdifataxow shadiyo prank wali ma ku samenin lkn iyada waxey kugu amusan ujedaye ilin waxa ka keni rabta oo edada ku aragtaY😂😂😂😂

  • @naseetxonalka4236
    @naseetxonalka4236 3 года назад +1

    illa&hada ma arko wax prnki dhihi karo waayo waxbaa ka dhiman

  • @munocabdi5288
    @munocabdi5288 3 года назад +14

    Family aan jclhy ❤

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 года назад

      . Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html
      Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html
      Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      Muno ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @eng.abdiazizchannel2802
    @eng.abdiazizchannel2802 3 года назад +2

    #Team shaadiyo isasoo adkeeya, way idinku jiiftaaye

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 3 года назад +18

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲6k oo subscribed pleas codsi waye plsl

  • @caishaofficiall6377
    @caishaofficiall6377 3 года назад +12

    Waxa ahay qofka ugu horeyo Wllkey ama walashey igu cawi SUBSCRIBE like wan idin barya igu cawi SUBSCRIBE

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 года назад

      . Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html
      Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html
      Abaarta Xabsiga Sharafta - ❥ Qaybta 15 ✌ ruclips.net/video/tbGOOj9JkPo/видео.html

    • @QURAN-KAREM01
      @QURAN-KAREM01 3 года назад

      Wan kusaray wllo adi nh isaar

    • @angelofficial3445
      @angelofficial3445 3 года назад

      waniisaare isaara

    • @QURAN-KAREM01
      @QURAN-KAREM01 3 года назад

      @@angelofficial3445 wan kusaray wllo

    • @caishaofficiall6377
      @caishaofficiall6377 3 года назад

      @@QURAN-KAREM01 wan ku saray wll

  • @gogosoufi6731
    @gogosoufi6731 3 года назад +6

    Hhhhhh wlhi niyad ban u qosly wli mn dhmysn hdna wan iska sii grnya abaaayo shaadyo wxy o dhnyso hhhhh

  • @xali12xali21
    @xali12xali21 3 года назад +3

    Family qurux badan mashallah iskuwara

  • @hansare4015
    @hansare4015 3 года назад +2

    Shaadiyo wallhi waalagu galay waan lagaa naxiyy aad aad ayaan ugaxumahy

  • @hanadfarhaan7791
    @hanadfarhaan7791 3 года назад +36

    Waxaan Noolnahay Xili Yaab Leh Oo Labada Is Jecel Ay Isku Ogolyihiin Inay Fudayd Isaga Taabtaan Jirkooda Qaybaha Ugu Muhiimsan🙁
    Laakiin Aanay Isku Ogolayn Inuu Midkoodna Midka Kale Mobilekiisa Taabto📱

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 3 года назад +1

    Cabdifitah shadiyo soo arso ❤❤😀😀

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 3 года назад +4

    Kkkkkkk wan daacad qoslay 😂😂😂 shaadiya wlhi waa ku jeclahy hno Allah ku xiftiyo adiga iyo famailyga❤❤❤💋💋💋👋

  • @fali2695
    @fali2695 3 года назад +3

    Mash allah abayo guul 😍😍

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 года назад +6

    Ala shidiyo maxa oga noxisen wa hoyo berkaa xanuney😭😭😭😭I'm sorry shadiyo 🤞😍😍✊

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      Zeinab ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @aaminocali2737
    @aaminocali2737 3 года назад +4

    Shaadiyo abayo wlhi jacelka ninkan wakuwlay ayado parnki lagugu sameyay ayad iso qosole miya shaadiyo qofa inta iska dhigtida noga soara abdifitaax wlhi abdifitaax uma bogina anigu waayo waxan ogaday adiga inu aqalaku kugu dhisan yahay shaadiyo xataa anakuhay figrad aad parngi kula sameso abdifitaax waxad dhahada warya naaga kale ayad qabata anigu wan kashakiyay dheeh ee firishucurtisa waxan sidas kudhahay waxa kaleto maha lkn waa inda karsto ninka xbbti ee waxa kale yanlaifmin 😆😆

    • @aaminoqurux7779
      @aaminoqurux7779 3 года назад +2

      rufiyaan meqa rer ad isku dirteee

    • @aaminocali2737
      @aaminocali2737 3 года назад

      Naaa wad edeb daran tahay ee aniga haiafa lagaden adiga aya rufiyna ahe🏃‍♀️🤺

    • @nawalali7934
      @nawalali7934 2 года назад

      Kulama ahan miyaa inuu updifatx qoraalkaan arkaYo 🤣🤣🤣updiftx waa nin fican isba wuu usamraa

  • @feisalabdulahi2820
    @feisalabdulahi2820 3 года назад +5

    Keep going shadiyo

  • @faatima7475
    @faatima7475 3 года назад +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍 waa idin jecelnahay shadiyo iyo abdifitah Mohamed yare

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur8549 3 года назад +2

    Mashaa allah quruxlay

  • @rahmoibrahim4200
    @rahmoibrahim4200 3 года назад +5

    Hhhhh shaadiyo hdanaa ma lagugu soo ciliyey wd noo aari weysey abdiftx maad joogtid shaadiyo wey kuu soo xnaagee hal mar ley kaga dhigee wxa dhn jumlo ayd u qaadaneee🤣💔💘💋💘💋💘💋🤣🤣💝🤣💋💘💋💔💔❤❤

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 3 года назад +4

    Abdifitah wiilka bis inat udirtano aye ehed horey u socdo ❤❤

    • @umumuasif8471
      @umumuasif8471 3 года назад +1

      Haa wilka in ee u diranee aheed hadoo socdo

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      Hamdo ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 года назад

      @@umumuasif8471 ruclips.net/video/4Ihzu1RFbCQ/видео.html

  • @akramromani6694
    @akramromani6694 3 года назад +2

    𝘓𝘈𝘔𝘈𝘈𝘕𝘌 𝘕𝘖𝘓𝘖𝘚𝘏𝘖𝘖𝘋𝘈 𝘏𝘐𝘙𝘎𝘈𝘓𝘌𝘠💟𝘔𝘡𝘏𝘈 𝘈𝘓𝘏

  • @sacdiyocadey2043
    @sacdiyocadey2043 3 года назад +2

    Family aan jeclhy alllh idin dhawro😍😍😍

  • @rothabashiir943
    @rothabashiir943 3 года назад +1

    Wlhi intan kasoo orday mrkan shadio Oo barnaamijkedii iisoo dhacy Shaadiyooy abaayo wlhi xaraabo socotaa thy you are so funny talent comeddy hadii la dhaho wxd tahy number one intaa aan ku daawanayo xataa hadaa Mood ku jiro Mrks leeba iigu danbyso anigoo jawi farxadeed ku jira lee is arkaa. Waligiin sidaas iigu faraxsanaada dadkygii wa idin jeclhy wlhi❤

  • @diiniali2684
    @diiniali2684 3 года назад +6

    Kkkkkkk walaahi sheeko walan I can wait shadiya

  • @zapnaabbe7895
    @zapnaabbe7895 3 года назад +2

    guulysta my fv couple💕

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و

    Calankeyga Buluuga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ayaan u jeeda Alloow ii barakee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @farxiyawadin1518
    @farxiyawadin1518 3 года назад +1

    Shaadiyo sharaf qosol iguma harin wlhi shaadiyo abyo aarso xabibtii 💋 dad aan boondhere ku ogaa aya banaadir iigu imaday intaas aya iga gadan farxad iigu noolada shaadiyo sharaf iyo cabdifatax yare iyo cadaheyga maxamed deeq hooyo mcn so bar baar ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💯💯

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 года назад +3

    Masha allaha keep going wallahey

  • @sihammursal9765
    @sihammursal9765 3 года назад +3

    Qofkii ugu horeyay aya ahay like ta ha ila dhafin ad ban idin tagera🤩🤩🤩🥰🤩🥰

  • @amuunbeatyofficial2997
    @amuunbeatyofficial2997 3 года назад +2

    Saxiibyal subscribe I sara youtube keyga walal hayga hagran igarab istag 👏🌍🥰

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 года назад +4

    Hormar wacan🙌🏽❤️

  • @xamdaabdi945
    @xamdaabdi945 3 года назад +1

    Family aan jecelay guulaysta channalkii kale ha ilaa wiina labadaba waan idin kale soconaa

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 3 года назад +1

    Dada Senegal ku ogeed hada Zambia ku arakto kwrn kulha 🤣🤣🤣

  • @hafsacatosh2668
    @hafsacatosh2668 3 года назад +3

    Masha Allah

  • @nimcoqadar636
    @nimcoqadar636 3 года назад +4

    Ila hada ma fahmin brnkan wax mcno ma lehen

  • @Gobaad_abdalle.
    @Gobaad_abdalle. 3 года назад +5

    Waa walashiin somaliyeed ee please ilahay dartii subscribe igu saara walalayaal.

  • @sagalmaaweel9060
    @sagalmaaweel9060 3 года назад

    No matter bay shaadiya taaganahay😂😂😂😂

  • @baaqulipoi9450
    @baaqulipoi9450 3 года назад +2

    Wiilka camerada ze fiican ugu dooba ama hal video kal yiisay codsi waaye wllwhi

  • @ayaancabdilaahi4965
    @ayaancabdilaahi4965 3 года назад +2

    Masha Allah walhi shadiya wan jeclhy ❤️❤️

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 года назад

    Ilaahow hooyadaa caml ayan kaa magan galay oo xuuman ku jirta oo cunigteeda waxbo ka ogeen heeso iyo wax xun xunlee ku jirto alla nasiib xumaaaaa

  • @shugrimahamed6242
    @shugrimahamed6242 3 года назад +1

    Maansha Allah fimly aan xiiseyo inoolada farxa intaad nooshihiin lknbsanadka cusub chalange aad codkina oo live ah noogu heestaan ayaan raba inaad samaysaan

    • @shugrimahamed6242
      @shugrimahamed6242 3 года назад

      Abayo shaadiyo iyo c.fatah jijiga mxd ku nacden ee aad u imaan waydeen ree jigjiga way idin sugayaan wayna idinku xidhan yihiin