Morocco | 20 xaqiiqo oo aanad ka ogayn dadka & Dalka reer Morocco | Dalkii Ibnu Khalduun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 38

  • @jaallemohamadabdikadir
    @jaallemohamadabdikadir Год назад +6

    Alle ha ku xafido walal maxamed'ow, ana waa taageersanahay inshaa allah guul Marocco

  • @khadracismaan8556
    @khadracismaan8556 Год назад +4

    Isha Allah wax aan rajeenayaa in Allah ku guuleyo xilka morocko koobka insha Allah amiin

  • @elmiomarboulaleh1135
    @elmiomarboulaleh1135 Год назад +3

    Guul guul morocco wan la jirnaa

  • @somalifunny1
    @somalifunny1 Год назад +4

    Waa been morocco madowga ma necba iyagaaba madow badan leh oo moroccan ah anigana sanad walba taga

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 Год назад +4

    My maroco waanjeclahay

  • @canabismaaciil2811
    @canabismaaciil2811 Год назад +1

    Carabi Morocco 🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦 north Africa

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 Год назад +1

    Maashaa allah allaha kubarakeeyo macluumaad qarsoon ayaad ummada ufaa,iideysay waxaan rajaynayaa inay soomaalidu wax kabaran doonaan

  • @cabdiraxmansheekhkhaliif5650
    @cabdiraxmansheekhkhaliif5650 Год назад +3

    GUUL baan u rajeynayaa xulka Aan saddexda jeer ummadaha iska xigno ee MAROOKO

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад +2

    Maroco adaan Aqoone Maroco iyo marocan Yurubey kabuuxaan Waalaguyaqaan Somali badan ayaa degen Iyo ganacsato badanoo Isaaq H gidir majerteen Jabutiyaan. RABAT MARAKESH ,CASABALANCA. UJDA waa laga buxaa

  • @fardowsoabdi6747
    @fardowsoabdi6747 Год назад +3

    Wll ka Soo hadal wadanka Algeria

  • @Abwaanwehliye
    @Abwaanwehliye Год назад +2

    Maxamed mahadsanid waxaan kaa codsanaaa in aaad ino bilawdo taxane dheer taaso ka hadleyso arimo sirdooon

  • @mustafaamohamed8488
    @mustafaamohamed8488 Год назад

    Okay

  • @cabeeysubagle1388
    @cabeeysubagle1388 Год назад +4

    Ma tageeri dooni hadii dadka madowga ah ay necbyihiin

  • @kamalyusuf2221
    @kamalyusuf2221 Год назад +3

    Xaladaaha Western Sahra
    Ee xoogaa ku haysatan

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Год назад +1

    Dadka Reer Morocco & Reer Tunis Shacabkooda & Dowladahooda Ma Fiicna,..Waxaa Ka Fiican dhammaan Dalalka Carabta Ah, ee Kale Waana Cunsuri Ah wasakh Ah,..Waxaa Ka Fiican 100%..Sacuudiga oo Dadka Dalkiisa Ka tarxiila,Sidaas Ogoow Wariye!!...

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад +1

    Calawiyinta wa sayidina cali bin abi dalib owladi faraci nabi maxamed scw wa Calawiyinta nabigena maxamed ibnu cabdulahi ibnu cabdi mudalib scw scw

  • @somalifunny1
    @somalifunny1 Год назад +1

    Anigaa tagay oo 3 sano joogay maalin kaliya cunsuriyad maan arkin wax Ugula dhaqma

  • @abdisheikh6791
    @abdisheikh6791 Год назад

    رضي الله عنه
    sidaa ayaa sax ah…..waa saxaabi waana qaacidada loogu duceeyo saxaabada

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Год назад

    WAAN OGAHAY IN WAQOOYIGA AFRICA IN AY CUNSURIYIIN YIHIIN

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад +3

    lacagta saverige ayay u dhigantaa haday sidaatahay karonka

  • @ahmedbaraf8601
    @ahmedbaraf8601 Год назад +1

    mahadsand sxb noso diyaari siyaasad ahaan moroco iyo algeria aad isku hayan maxay isku hayaan tarikh ahaan hadda xaalka su yahay
    Mahadsand qaamus kobciyaha hogaamiyashi bari insha allah👏

  • @abdirashiidaxmedsheekh3063
    @abdirashiidaxmedsheekh3063 Год назад +3

    Beenta ka daa Marolaanka cunsuriyiin maahan Dadka madowna ma necba

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST Год назад

      Adiga oo aan xog hayn waxba la iskama dhaliilo. Xogtaasi sidaasi ayay sax ku tahay waxaanay ka mid yihiin dalalka illaa maanta la is gumaysto ee dadka xaqira.

  • @claahicmmc4868
    @claahicmmc4868 Год назад +2

    Marooko manay cilaaqaad la samaysan Israel mise waa murataniya

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 Год назад +3

    Diinta suufi aa faafisay

  • @cmaancirro522
    @cmaancirro522 Год назад +2

    Sxp inta badan #karamaalaahu wajhaka waxaa is tic maala shiicada

    • @abdirashiidaxmedsheekh3063
      @abdirashiidaxmedsheekh3063 Год назад +2

      Sxb doonta adiga baro imaam cali waligiis sanam uma sujuudin Kara ALLAAH waa la dhihi karaa waliba caleyhi salaam waa la dhihi karaa

    • @cmaancirro522
      @cmaancirro522 Год назад +2

      @@abdirashiidaxmedsheekh3063 sxp day markaad leedahay sanma umasujuudin darteed miyaa loo dhahayaa caleyhi waslam mya taas waa khalad shiicada ayaa aamisan in nabi muxamed aan loo wadin waxjiga ee loowaday cali oo uu kulakufay maxmed saas bay aamisan yihiin marka ay kitaabta marsanayaan waxay dhahaa cali karama laahu wajha

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад +1

    Dadka maroko wa quresh ti nabi maxamed scw ka dhashay sidina cali bin abi dalib owladi faraci nabi maxamed scw wa Iraq maroko Jordan ruqesh wa family friends nahay Sawir koda so sartay

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Год назад

    CUNSURIYIIN MIDABKAYGA NECEB OO DHAN BAAN XAASAASIYAD KA ABAA

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 Год назад +1

    Somaliba ma jecla madowga ayago madmadow so taas layaab ma leh….

  • @mkhatinsaeed6827
    @mkhatinsaeed6827 Год назад +1

    P

    • @yasinosman6573
      @yasinosman6573 Год назад

      Sxb waxaad ilowday carabta boqortooyada haysata waxaa ka badan dadka loo yaqaano Berber kuna hadla luuqada berberka