GOORMA AYAAN Si RASMI AH FANKA UGALI DOONA WAREYSI NAJMA ALI BILE TV

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 25

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 11 месяцев назад +2

    لا اله الا الله☝️محمد عبده ورسوله💚صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه ومن تبعه🤲💚❤️ افديك ياحبيبي يانبي الله ❤️💚
    اللهم صل وسلم على حبيبي محمد 💚
    صلى الله عليه وسلم ❤️

  • @DekaGaney
    @DekaGaney 11 месяцев назад +1

    Abaayo wakubarya fadlan fanka haku biirin subxaanalalh nashidoyinkaaga kusoco walashey walhi waa iga talo adunka waa gawagawo subxaanalalh 😢😢😢😢😢😢

  • @Fatimazahra-uj2vx
    @Fatimazahra-uj2vx Год назад +2

    Mabruuk allaaahna kuguma hanuuniyo inaad heeso qaado aad fanaanad noqoto talo walalnimo hanuunka aad hanuunsan tahay inuu allaaah kuu ziyaadsho kabari inaad hada iyo fasahaad allaaah kama gangal

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 11 месяцев назад +1

    ما شاء الله حفظك الله ورعاك ياأختي في الله☝️أتمنى لك الخير والتوفيق والسعاد ان شاء الله☝️🤲💚❤️💖
    Masha ALLAH Munshid-nimadaa ku qurxoontahay anagana ku taageereysan Najmaaay abaayo mcn full respect🙏💚❤️

  • @axmedalcawil3128
    @axmedalcawil3128 Год назад +1

    Najma burco ayaan kaa salaamayaa. Horumar togan baan kuu rajaynayaa.

  • @AbokorAli-io9qs
    @AbokorAli-io9qs 3 месяца назад

    🎉Fanka Hadaad Ku Soo Biirtid Bil Ayaad Kula Wareegaysaaa Mar Soo Baraawe Ilaahy Kuguma Halaagee Waa Meel Xune Lkn Waa Ku Qarxi

  • @FaadumoSheekh-td6jf
    @FaadumoSheekh-td6jf 10 месяцев назад

    Nashiid musig leh waadambi marba hadeey musig meesha kujirto waa fan wana xaaran inla dhageysto heeso madhageysto balse gawdhan waan dhageeysta Alle ha iga cafiye adne walaashey Iska daa waa iga talo Alle hakaa madoweeyo wixi xun o idil adne wll 😢

  • @faatixrufacichannel1818
    @faatixrufacichannel1818 11 месяцев назад

    Abayo najma masha allah rabbi haka raali noqdo

  • @axmadsalaadaxmad2580
    @axmadsalaadaxmad2580 6 месяцев назад

    Alle hakaa haayo fanka iyo xumaano dhan

  • @mkanshax8242
    @mkanshax8242 Год назад

    Masha Allah keep going ugaaso ❤🎉

  • @SagalAbdisln
    @SagalAbdisln 11 месяцев назад +1

    Nashiidooyin wacyigalin ka dhig abayo maadaama dhalinyaro iyo caruurta ku daawadaan

  • @cabdiwalicali8616
    @cabdiwalicali8616 7 месяцев назад

    5:24 ❤❤

  • @CxakiimJaamac
    @CxakiimJaamac 6 месяцев назад

    Abaayo nashiidoyinka inoo sii wad abaayo heesaha waa danbi weeye

  • @safiyamohamoud6766
    @safiyamohamoud6766 Год назад +1

    Please, no music nasheed only.

  • @user-nq6ti9lv7yfatush
    @user-nq6ti9lv7yfatush 10 месяцев назад

    Alla fanka kuma galiyo in.a😢

  • @Asmamohamed-w9j
    @Asmamohamed-w9j 10 месяцев назад +1

    Naa najmay waan kutaageeraa badaanu nahay dadka samaha jecel cidina kuma caydo nashiidooyinbabad kucaan baxdee maxad heesta madhigi codkaagu inuu mucjiso yahay nashiidoyinka kumujjisee heesaha kadigtoonoow si allaah raali kaaga noqdo dadku kuu jecladan nashaaida sooqaad iyahoo bilaa muusica ah codkaagu music uma baahne fananiintu waxay fanka ugalaan waa caan raadis iyo dhaqaale cadaab aykadhaxlayaan oo malinta aqiro laga jarayo adu walaaleey caan waaba tehee maxaa waaye waxaad doonayso 😢

  • @mohussed7841
    @mohussed7841 Год назад

    Subxanallah 😢😢

  • @RuqiyoXasan-r4s
    @RuqiyoXasan-r4s 11 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @abdirizakmohamed4777
    @abdirizakmohamed4777 Год назад +1

    😢😢😢

  • @mofakirkabiir
    @mofakirkabiir Год назад

    Fanka aaaa 😢😮

  • @MuhanadMohamed-cq3xz
    @MuhanadMohamed-cq3xz 9 месяцев назад

    Iska dhaaf plsss😊

  • @falastiinjabriil543
    @falastiinjabriil543 11 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AnisAnkaboy
    @AnisAnkaboy 9 месяцев назад

    Ala fanka kuma galiyo