Deg Deg Caasimada Sudan O Diyaarado Duqynayaan hada| Isra O ku dhex jirta Xisbulh Yaab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 сен 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Deg Deg Caasimada Sudan O Diyaarado Duqynayaan hada| Isra O ku dhex jirta Xisbulh Yaab
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 59

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  5 часов назад +14

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 5 часов назад +6

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 5 часов назад +3

    Somalia oo nabad ah insha alha 🇸🇴🇸🇴

  • @Bashkapoy-y3q
    @Bashkapoy-y3q 5 часов назад +2

    Israel ha Arin ayaa looga guulaysankara Waa hadii halmar laga weeraro lubnan ciraq suuriya yamen Gaza

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 часов назад +1

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 часа назад +1

    madaxa hisbollaha waa dhexdooda

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 5 часов назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @AbdalleLiibanhussein
    @AbdalleLiibanhussein 3 часа назад +1

    Wadaadow rali noqo

  • @safiapepsicali1547
    @safiapepsicali1547 3 часа назад

    Walslkey dilmi tidow tareqta aad sodhto wararka sosheg qer.rabbii haa ku siiyo Aaaamiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdikadirhussein_
    @Abdikadirhussein_ 4 часа назад

    Greetings from Garissa Kenya team DulmiDiid
    Sheikh Muhammad Ibrahim

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 часа назад

    Masar iyo emarati Jordan iyo sucuudi baxreyn wey fadhinayaan qudbada sheydanka

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Час назад

    Scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Sheikh dulmi diid Jumca Moubarak all muslimane doua preay Palestine 🇵🇸 xiisbuulaah yamane

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 часа назад

    اللهم انصرإخواننا في فلسطین وفي لبنان وفي سودان یارب

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 часа назад

    Natanyahu nacalatullah caleyka yahuda rabi hajabiyo amiin yaa rabi

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Час назад

    allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen please 🙏

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 5 часов назад

    😂❤❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 🎉😂❤❤

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 5 часов назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 часа назад

    caribi ma kici doonto, yaban, siriya,lubnan,

  • @AbdimohamedHassan-h6u
    @AbdimohamedHassan-h6u 2 часа назад

    ASC LUBNAN IYO QAZA. WAXA KUXIGIDONAH MASAR

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 часа назад

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 часа назад

    Waryaa hizbullah hal qof xitaa kama harin madexdiii

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 4 часа назад

    Sheikh Arab awalba bila naxaris ahayen ilahay baaa Israel kusaladay

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Час назад

    Alaha muslimka dhibka haka dulqado

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 5 часов назад

    Ilaahow xaqa iftiimi oo guuleey intii la dulmiyay ee la xasdey ee lagu xadgudbay ee Cadowga la dagaalameyso.Insha Allaah Xaqaa guuleysan doono mar dhow.Aaamiin ya Rabbi.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 часа назад

    Ilahey nabad haka dhigo Sudan u duceeya walaaladeen

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 часа назад

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 5 часов назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 4 часа назад

    Xusbulla waxan leeyey iska dhex saara jawasiistan madjiyey zarakiishiini madhisey ee idinku dhex jirta ee u basazaya yuhuuda alle swc nacdaley

  • @AliBihi-z4i
    @AliBihi-z4i 4 часа назад

    Magac bixinta dagaalka ayaa Isreal ah lkin dagaalku MA aha yuhuud

  • @YasinBile
    @YasinBile 4 часа назад

    Horta xaguuka dhacay Hogaamiyihii xisbullah Hassan Sasrulah? IleenWaakan Yuhuudkan dhiigyacabkahi intaa hadlayee kanimuxuula aamsan yahay?
    Ee dadkiisa u guubaabin waayey tolow mafaraalaga hayaa? Waayaabe!

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 часа назад

    Ilahey jidka ha ku dilo mujrimka

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 5 часов назад

    Waxay inta haa u tahay xagana maya lacag maaha waa daciifnimo spiritual weak

  • @hassendubad1377
    @hassendubad1377 2 часа назад

    Inshaa-alaahu way guulaysan doonaan mujaahidiinta falastiin iyo xusbulaahi lubnaan sheekh ogow bi-idnilaahi alaahuma aamin yaa rabi

  • @AbismanNoor
    @AbismanNoor 4 часа назад

    Aniga rayigeyga xisbullaah in ay ogalaaneyso sababtoo ah iran ayaa gane ka uugu baxay

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 3 часа назад

    Imarat dadkii raja kaleh ka waran

  • @AliBihi-z4i
    @AliBihi-z4i 4 часа назад

    DADKA KUSLIMIINTA AH HA FAHMEEN DAGALKA IYO DUQAYMAHA INAY WADAAN MARAYKAN IYO NAATO MA AHA ISRAEL EE WAA NAATO IYO MARAYKAN AWOODAAS YUHUUDU MA LAHA

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 4 часа назад

    Wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs ❤❤❤❤

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 часа назад

    imaaraad waa cadawga islaamka

  • @AbdiBotan-c6e
    @AbdiBotan-c6e 2 часа назад

    Ka waran Madax waynaha Soomaalia oo imaradka saaxiib wanaagsan u haysta sida la yiraahdo waxaan cadaynaya inta mar uu tegey

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 Час назад

    Wariya DULMI haven’t you seen that Hizbullah Hit the airport of IDF Where they fighting jets were hiring hitting Lebanon???

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h Час назад

    Beenta iskadhaaf

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 Час назад

    Wariya DULMIye haven’t you seen that Hizbullah Hit the airport of IDF Where they fighting jets were hiring hitting Lebanon???

  • @Maxamed-dg1xk
    @Maxamed-dg1xk 5 часов назад

    Wacaleykum salam

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 часа назад

    Xisbullah iyagaa sugey inta ay ka helayeen hub culus, waana la qiyaaney oo waa la sasabayey intii ay jilicsaneyd lkn maanta oo hubkii ugu cuslaa loo keeney waakaa shaydanyahu uu burburkii Gaza oo kale ayuu ku dhaqmayaa… Illaahey ha jebeyo…kibirka iyo dulmiga…

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 4 часа назад

    Emarat waa adoon xun oo aan khiyaar laheyn oo uu ree galbeed adeegsanaayo waxa hubka siinayo mucaaradka sudan waa ree galbeed lkn waxaa la magac dilaayaa dulliga la adeegsado ee la yiraahdo Emarat

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 3 часа назад

    Allah guuleyo xisbullah waxaa la yaab leh iney wadamada bariga dhexe ey indhaha is tirayaan dagaalada socda la rabo in lagu qabsado gobolka dhan waxay xaajadooda u eg tahay sedaxdii dibi ee libaaxa midba Mar cuney

  • @fartun9503
    @fartun9503 4 часа назад

    ❤csw❤csw❤csw❤csw❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 4 часа назад

    wcs wlc brother 👍👍👍👍

  • @CabdiwrldAli
    @CabdiwrldAli 5 часов назад

    First comment 🎉❤😂😂

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 5 часов назад

    Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 4 часа назад

    Scw

  • @runige6608
    @runige6608 4 часа назад

    Wcsw

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 4 часа назад

    Wcs

  • @MohaMaxamuud-b9w
    @MohaMaxamuud-b9w 5 часов назад

    Wcs

  • @CabdulQadirXassancabitabliiQ
    @CabdulQadirXassancabitabliiQ 3 часа назад

    Asc sxb ada uxaysida yuhuud kuma anan famin qalbiyada muminita wadhibtay wArakagalada

    • @mrsom1620
      @mrsom1620 Час назад

      Ninkaak waan ka yaabanahay waxaan faalo israa.iil ahaay nooma haayo wax baa jiro

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 4 часа назад

    Ilaahay ciidamada ha u hiiliyo sudaan ilaahay guusha ha siiyo jeeshka ,dacmi sariic ilaahay ha jabiyo

    • @haa8793
      @haa8793 4 часа назад

      Wa iskumid dacmu saric iyo jeshka aa dinta ilahay wey kuwada tunten

  • @hassendubad1377
    @hassendubad1377 2 часа назад

    Sheekh dagaalkii warbaahinta iyo beenta yahuud naga fadlan