Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 191

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 3 года назад +23

    Mahadsanid. 1 talo interest/ribo wax mabulaliyee xoga sax ama commentigada kudar aragtidisa intrest ga, ad ugu dartay hadafka iyo farxadda

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 3 года назад +2

      Afka baa kasoo dafay faa'ido buu kawadaa

    • @khadaradam6601
      @khadaradam6601 3 года назад

      Waaa kordhisaa lkn waa xaaraan.

    • @ayuubahmed1526
      @ayuubahmed1526 Месяц назад

      Ustaad waa saxanyahay ee adiga ayaa tii ribada aaday ee lacagta 😂😂😂

  • @Guleidka
    @Guleidka 3 года назад +25

    The success of your life is hidden in your daily routine ©Jim Rohn -> Mahadsanid A.weli Khalif❤

  • @J0L3D
    @J0L3D 3 года назад +4

    RUclips channel-kaagu waa baraha RUclips -leyda somalida kuwa ugu faa'idada badan
    Masha allah Ustaad Cabdiwali

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 года назад +13

    Buugaan waxaad usoo gorfeysay sidii ugu fiicneeyd

  • @amalabdullahiaden460
    @amalabdullahiaden460 3 года назад +4

    Atomic habit iyo the secret of success waa bugaga anfacaayo qofka hamiga Sara leh

  • @samalegabose4133
    @samalegabose4133 3 года назад +2

    Magaladaadii kaa soo salamaya xalwada aad jecleyd waan kuu wadaa

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 3 года назад +20

    Hab kle ayaa jirto ood isticmaalka taleefonka ku yareen kartid, inaad Iska fogeyso taleefonka waa hab kale,
    Mid kale ayaa jiro oo ah ,inaad app timers aad saarto app kasta 15 ama 30 min markii aad isticmaasho appkas wuu is xiraa
    Sidaas ayaan u yareeyaa
    24 hours waxan ka isticmaalaa 4h ama 6h oo sacadood ,halka markii hore aan ka isticmaali jirey 10h ama 11hours
    Marka alxm

    • @sahracismaan9129
      @sahracismaan9129 3 года назад +1

      Appka magaciisa isheeg iyo sida loogu xidho

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 3 года назад +3

      @@sahracismaan9129 setting oo taleefonka ayaad ayaad galeysaa raadi meel ay ku qoran tahay digital wellbeing ka dib ku dhufo ka dib raadi meel ay ku qoran tahay app timers la dib ku dhufo all apps ayuu kuu soo qabanaa ka dib midka kasta hortiisa fiiri mesha falaarta yar ku taalo ku dhufo ,ka dib dooro daqiiqadaha aad rabto 30 15 1h intaa rabto

    • @fadumoabdallah2235
      @fadumoabdallah2235 3 года назад

      Mahadsanid ana wan ka faaiday

  • @ust.abdallaharab3170
    @ust.abdallaharab3170 3 года назад +8

    Masha allh
    Mahadsanid Eng
    Wa talooyin qiima badan
    خير الناس انفعهم للناس
    Dadka waxa ugu wanaagsan kan kugu nafciga badan shukran

  • @khadaradam6601
    @khadaradam6601 3 года назад +1

    RUclipsrkii ugu wnaaagsanaa oo aan fiirsado. Noolow zxp.

  • @mohamedabdale2244
    @mohamedabdale2244 3 года назад +5

    Mahadsanid wll dhowaan ban kuguso biiray dadka aqoonta u saxiibka ah inta badan lama yaqaan wa dad qarsoon mahadsanid macalim.

  • @diricyo943
    @diricyo943 3 года назад +12

    I HAVE READ THIS BOOK, AND IT IS HANDS DOWN ONE OF THE MOST LIFE CHANGING!!!

  • @a.s.a.d4985
    @a.s.a.d4985 3 года назад +2

    Alle ha Kula garab Galo ustaad dadaal kaga

  • @MrMoha23
    @MrMoha23 8 месяцев назад

    Mahadsanid brother hab gudbintaada waa top level. Waxaan kaa codsanaayaa inaad soo khulaaseyso buuga (The productive Muslim) uu qoray Mohamed Fares

  • @mustafeabdi6752
    @mustafeabdi6752 3 года назад +1

    Thanks

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 3 года назад +3

    Walhi walhi walhi youtubka lagu wareeray ninkaan ookale aan ugubaahanahay ilaahee kheer hakusiiyo sxb

  • @abdimalikdiriye546
    @abdimalikdiriye546 3 года назад +5

    Mahadsanid Eng sida dheeran ee ad marwalba noo dheerigaliso Runtii wax badan baan kaa faaideeday Allah kusharfo
    Waxan jeclaan lahaa inaad noo sii wado casharadii kuliyada civil engineerin
    AutoCAD
    Shukrn ustd

  • @nimcohiirad1343
    @nimcohiirad1343 3 года назад +3

    Maansha allah alle habarakeeyo ustaadka waxaad iitahay shiidal iyo ku dashomudan

  • @aminanur1879
    @aminanur1879 3 года назад +3

    Mahadsanid walaalo dhiirigelintaada

  • @maxamuudqaalib8390
    @maxamuudqaalib8390 3 года назад +6

    Mahadsanid
    Talooyin wanaagsan ayaad soo gudbinaysaa
    Horey u soco

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 10 месяцев назад

    Masha allh mahad said ustad ❤

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 3 года назад

    Runtii buugi dhamma anoo akhriyey ayey iila mid tahay ilaahay kasakow adaa sabab u ah mhdsnd ustaad

  • @mubeoffline
    @mubeoffline 3 года назад +2

    Masha allah wll

  • @abdullahiahmedmohamed4067
    @abdullahiahmedmohamed4067 3 года назад +2

    Al-Ustaad Abdiwali Thanks

  • @mahamoudaideed1693
    @mahamoudaideed1693 3 года назад +1

    Wllyal wxd ii sheegtaan qaabka buugagta ula soo dago

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 года назад +1

    Waxbadan baan kaa faaidney thanks

  • @maxamedcabdi2232
    @maxamedcabdi2232 2 месяца назад

    Mahadsanid sh abdiwali

  • @samalegabose4133
    @samalegabose4133 3 года назад +2

    Mahadsanid wllky

  • @devidoya1773
    @devidoya1773 3 года назад +2

    Macalin mahadsanid !
    Wax bdn baa chanalkaaga ku xeranahy wax bdn waan ka faadiidey alle haku dhowro .
    Ra' yigeyga hadii aan ka hadlo kaa oo ku aadan sameysan caado wanaagsan macalin waxaa isku arkey wxaan u soo xiisaa caadoooyinka xumaa aan ka tgy mudo todobaad

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 года назад

      Qor oo is xasuusi dhibka ay leeyihiin ama qof aad ku kalsoontahay oo ka tagidooda kugu koontaroolo raadso.

  • @abdikarinmohamedalasow2622
    @abdikarinmohamedalasow2622 3 года назад +1

    Mahadsanid

  • @xalliyeofficial4317
    @xalliyeofficial4317 2 года назад

    Walaal halkeen kaala soo xariiraa

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 3 года назад

    Will abdi-wali Khaliif aad baad umahadsanthy sida aad noogu sii diyaarisay mawduucan qiimaha leh
    Runtii si macquul ah OO waaqici ah baad u dul istaagay
    🙏🙏🙏

  • @itsdagan5080
    @itsdagan5080 3 года назад +2

    Buugagta noo soo badi wlal

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 года назад +1

    Mahadsanid ustd abdiweli khaliif

  • @aliguulaxasanawale2023
    @aliguulaxasanawale2023 Год назад

    Masha allah aad iyo aad ayaa noogu didaashay
    Wana ka faaideysa neynaa insha allah

  • @ilyasmuse2100
    @ilyasmuse2100 4 месяца назад

    Waad mahadsanthy bro

  • @MaymuunabshiraadanCiise
    @MaymuunabshiraadanCiise 24 дня назад

    Thank you ustaad ❤

  • @guuleysowalaal891
    @guuleysowalaal891 4 месяца назад

    Mahadsnid inbadan

  • @samiirkhaliif6975
    @samiirkhaliif6975 3 года назад

    Mansha allah aad bad umahadsnthy abti talooyinka iyo dhiirigalintaada wanaagsan guul ayaan kurajaynayaa abti.

  • @qadribashi3790
    @qadribashi3790 Год назад

    Thank you ustad abdiwali

  • @mounirahoussein3642
    @mounirahoussein3642 3 года назад +2

    الله يجزيك جزاء الخير لقد استفدنا كثيرا

  • @abdifatahamin3220
    @abdifatahamin3220 3 года назад +2

    Discipline works miracles ,
    Yes it is true small progress to right direction makes huge difference in 1 year

  • @fadumohirsii
    @fadumohirsii 3 года назад

    Mahadsanit
    Waatusaale ama talowanaagsan

  • @Siciid04
    @Siciid04 3 года назад

    Mahadsanid in badan.

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle11 3 года назад +1

    Buug qurux badan weeye.
    Xafidullaah ustaad

  • @saki7952
    @saki7952 3 года назад

    Aad baad u mahadsantahy. Wlhi habeen kaste markaan magaalada ka soo dheel mado oo aan hurdada isku diyaariyo ayaan muuqaaladaada qiimaha badan daawadaa. Hormar baan kuu rajeeynayaa sxb waxbadan baan kaa faaiiday, inbadanna waankaa rajeeynayaa.

  • @ahmedtiitii1299
    @ahmedtiitii1299 3 года назад +1

    Ustaad mahadsanid 👍💯

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 года назад

    macalin dadku wax u kordhinayaad tahay thanks

  • @safiasiman7197
    @safiasiman7197 2 года назад

    shukran ustad jazakllah

  • @huseinmuqtar4438
    @huseinmuqtar4438 3 года назад

    Masha Allah eng waad mahadsanthy

  • @mahbettle4706
    @mahbettle4706 3 года назад +4

    Xaqiiqdi bugaan wax badan buu iga caawiyey " caadada ugu xun ee 90% dhalin yarada haysato ayuu iga caawiyey sanad kahor ayaan akhristay caadoyin ka ugu xun ee iheyste ayuu iga caawiye in aan iska joojiyo
    " ustaad bugaagta nocaan ah noso badi , mahadsanid

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 3 года назад

      Maku dabbaqdey noloshaada sxp

    • @mahbettle4706
      @mahbettle4706 3 года назад

      @@abdirahmankeisal9939 haa saxiib

    • @shaqalecabdikariin1565
      @shaqalecabdikariin1565 3 года назад

      @@abdirahmankeisal9939bal ani buugaag Aan akhristo iisheeg brother Arabic ama somali.

    • @abdirahmankeisal9939
      @abdirahmankeisal9939 3 года назад

      @@shaqalecabdikariin1565 buug waxaa jiro la yiraahdo "saaxiibo kasbo " waa buug la tarjumey original waa "how to win friends and influence the people "
      Xamar hadaad joogto waad ka helee
      3.5 dollar

    • @shaqalecabdikariin1565
      @shaqalecabdikariin1565 3 года назад

      @@abdirahmankeisal9939 sxb xamar majoogo pdf maku helaya

  • @HassanAli-eq6jh
    @HassanAli-eq6jh 3 года назад +3

    Jazaklahu Khayr for this summary book, keep it up, i encourage you to do more of these summaries for us. it would be more inspiring and Imaan building for you to include a Hadith or Ayaan that mentions these personal development methodologies already mentioned in our religion. You will benefit both your Deen & ppl.

  • @xamdaabdisalan7137
    @xamdaabdisalan7137 3 года назад

    Mnsha allh waad kumahadsantahy wll dhirigalinta quruxda badan ee adnoso gudbiso thnkz wllo

  • @amalabdullahiaden460
    @amalabdullahiaden460 3 года назад +1

    Runti hormarka dhabta ahi qofka muxuu gaari karaa hadii uu leeyahay jadwal maalmed oo kacaawiya qorsheynta arimahisa

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 3 года назад

    Mahadsanid walal alle na hakaa abal mariyo wax wangsan ayaad noo soo jeedisay.

  • @abdiwahabhalane3486
    @abdiwahabhalane3486 3 года назад +1

    Aad iyo aad waa nagu socotaa jazaka Allahu kheyran

  • @cabdifataaxkhadar3157
    @cabdifataaxkhadar3157 3 года назад

    Aad iyo aad ayaanu kugu mahadnaqaynaa ustaad sida fiican eed noogu soo bandhigtay TaLooyinka uu buugan ka kooban yahay🥰

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 Год назад

    Mahadsanid❤❤❤❤❤

  • @ruunmohaoud2304
    @ruunmohaoud2304 2 года назад

    mahadsanid walaal

  • @yaxyekahraman494
    @yaxyekahraman494 2 года назад

    Aad baad U mahadsantahy , Maansha'lah

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 3 года назад +2

    Mashallah macalin jizakillah ad ayaan kaaga faideysatey shukran hadan bilaabayaa in an book aqriyo inshallah

    • @fardiyahassan5001
      @fardiyahassan5001 3 года назад

      Mashaallah thank you so much waxbadan baad noo faaiidaysay walaalo

  • @fatumoabdullahimoo1465
    @fatumoabdullahimoo1465 3 года назад

    Mansha allah allow kuxifdii walal somaliyeed oo intelligent ah 🎉🎉🎉

  • @itsebyan
    @itsebyan 3 года назад

    Ustaad waad ku mahadsan tahay wax aad nosoo gudbineyso 🖐🥰

  • @abdirahman1308
    @abdirahman1308 3 года назад

    ustaad aad baad u mahadsantay

  • @kaariyeofficial79
    @kaariyeofficial79 Год назад

    Numbarka ii soo dir

  • @cabdicaadil6661
    @cabdicaadil6661 3 года назад +1

    Mansha Allah. Nin waxbadan og jazakallahu khayran wll 🙏

  • @popfirex2059
    @popfirex2059 2 года назад +1

    That is the true story ☝🏿

  • @adoonilaahay262
    @adoonilaahay262 3 года назад

    Walal abdiwali talaan kaaga baahnaa meel aan kaala soo xidhiidho ii sheeg

  • @Som-2
    @Som-2 2 года назад

    Mashalah ilahay haku xifdiyo wallkey

  • @ahmedalihassan2970
    @ahmedalihassan2970 3 года назад +1

    Thanks alot

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 3 года назад

    abdiwaliyow markahore waad ku mahadsantahay sida aad noogu dhiiri galinayso sidii aan hormar ugu samayn lahayn nafsadeena dadkeenaba iyo dalkeena.
    anigu waxaan kaa codsanlahaa in aad noosamayso vidiow ah WAQTIGA QIIMAHA UU LEEYAHAY IYO SIDA AY U BAKHIILIJIREEN ULIMADII HORE (U ISTICMAALI JIREEN).

  • @cabdiraxmaanabdallah8372
    @cabdiraxmaanabdallah8372 3 года назад

    ma.n allah hku sharfo mudane

  • @adenwarsame6435
    @adenwarsame6435 3 года назад

    Mahadsanid eng. Waa talooyin meel mara oo wanaaagsan guuleyso

  • @amiin0013
    @amiin0013 3 года назад

    Masha allh aad baad u mahddsntshay ustaadkena jazaka alaahu kheyr ilahay haku barakeeyo codsi bal muqaal kaso same sida luqadaha lagu barto yacni 1 2 3 mahadsanid

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 2 года назад

    Masha allah wll wax badan oon soo koobi karin ayaan kaa faaiiday in badan mahadsanid alle hakaa abaal mariyo

  • @Baxnaanshe
    @Baxnaanshe 3 года назад +3

    Eng aad baad umahadsanthy runtii waa talooyin wax ku ool ah dhammanteen na an facaya gaar ahaan caadooyinka yaryar waxa ay aas utahy hadafka weyn #Baxnaanshe.

  • @omarxaashi5070
    @omarxaashi5070 3 года назад +1

    horay usoco cabay

  • @beerlulahasan9453
    @beerlulahasan9453 3 года назад

    Mahdsanid ustad wa kula socda

  • @cismaankacomedy4631
    @cismaankacomedy4631 3 года назад

    Tababare wx laga faaiidaysan karo thy wll . Shukran

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 3 года назад

    Waad mahadsantahay Eng. C.wali, sida buugta aad noogu soo koobto. CIID MUBAARAK.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 года назад

      Ciid wanaagsan wlle.

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 3 года назад

    Guuleyso ustaad

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 года назад

    Maasha Allah shukran wll ....... wll omer inshaar ayaad iskuyara eegtihiin possible in wx isku tihiin😊🙏

  • @mohacabdijaamac3287
    @mohacabdijaamac3287 Год назад

    Thanks 🙏

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 года назад

    thnks ustaad.....allah hakaa abaalmariyyo sidaa wnagsan ee aad noogu soo gorrfeysey

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 года назад +1

    Thanks pro

  • @musaabdi6651
    @musaabdi6651 3 года назад

    Waan kuu mahad naqaya wll arimahan wakuwa inogabahaan inaan aad udaqangalino runtii.

  • @xassanyare9526
    @xassanyare9526 3 года назад +1

    mashallaah wll abdi wali
    waxaa kaa codsanaayaa wll hadii aad awoodo in aad qaab book ahaan aad noogu soo khulaaseyso muqaalada noocaan ah

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 3 года назад

    Asc wll Aad bad ugu mahadsan tahay waarun wixi wanagsan o markasta caado jogta laga dhigo waxey kentaa horumar. Waa Xaqiiq taasi.

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 3 года назад +1

    MashaAllah JazakaAllah ustad

  • @sahraxaaji8887
    @sahraxaaji8887 3 года назад

    Maashaa alaah wan kaa faaidnaa macalin hore usoco mahadsand

  • @mohamedAamiin-vs5ru
    @mohamedAamiin-vs5ru 3 года назад

    asc walal halkee kahelaa buuggaan eeatomi bay soomaaliah

  • @jaamow
    @jaamow 3 года назад +1

    mashallah ustaad, Allah ku barakeeyo

  • @MohaAmiIn.
    @MohaAmiIn. 3 года назад

    sharaxadaada iyo fasixa codkga wa cajip bulshada xlige ku bahned ba la taganyhy thnks

  • @wadaniboy9189
    @wadaniboy9189 3 года назад

    Ustaad mar ma inoo soo samayn kartaa Kulliyada waxbarashada iyo fursadaheeda marka loo eego waddankeena oo hada soo kobcaya waxbarasho ahaan iyo dhan waliba

  • @baladyfarxanharoole3522
    @baladyfarxanharoole3522 3 года назад +3

    Keep going my big brother

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 3 года назад +1

    Asaalamu Calaykum brother thank you I was thinking to buy this book but I wasn't sure however now I'm going to buy in shaa Allah, maharani.

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 3 года назад +1

    Mashaa Allah tabarakallah horay usoco walal

  • @abdallaa.yusufmohamud9911
    @abdallaa.yusufmohamud9911 3 года назад

    Masha'Allah aad baan ugu bogay buuggan khulaasada aad ka samaysay. Mahadsanid

  • @apaazhasan5201
    @apaazhasan5201 2 года назад

    Massive success requires massive action

  • @Zahra-channel1
    @Zahra-channel1 3 года назад +1

    mhdsnd ustaad

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 года назад +1

    From baydhabo