MAYOR QIIRO REERKIISA AYUU WAX U QABTAY OO XOOLO XAARANA OO UU SUBEER AWAL KA SOO XADAY UGU QABTAY IF IYO AAKHIRO WAY DABA SOCONAYSAA. SUBEER AWALNA WALEE WAY TASHADEEN OO DIB MAYOR QIIRO LACAG U SIIN MAAYAAN. KOLBA INAN YAR OO REER BURCO AH YAANU LACAG SOO SIIN
@@hanalander Xaarka iska du’ cabsi cabsi…adkeyso maalin dhow waxa lala xisaabtami…muse iyo dhashiisa…solteco…nuux tani…iyo in kalo badan Fashiluu waxba qiiq isku qarin ina Mooge inaad nooshabay war kuma hayo….xisaab u diyaar garooba reer dawlad ku naax
Maayir Qiiro Amiir khaan Cabdi falaash waa la bartay wuxuu yahayba Saab TV oo reer u shaqeeya oo caan ku ah kala qaybinta bulshada reer Somaliland ayaa intu dad la soo balamay leh Abdi falaash baa wax qabtay kkkkkkk
Mooge kuwa wax ka sheegaya - waxay ku haystaan maxaa caloosha noogu buuxin wayday. Wax kale maha. Mooge maha nin jeebka buuxsada, waa nin wax qabad. Magaaladu siday tahay maanta iyo siday ahayd shalay, indhihii fayow waa arkayaan.
@@SomaliLander-l1r Hunguri baad ka hadlaysaa, reerka ilaa maalintii la yidhi doorashadii waa la idnka helay cabaadaya waa idinka. Waxad la cabaadaysana waa xaaraantii aad u barateen ayaa la idinka jaraya sida Mooge uga jaray lacagtii Soltelco idin siin jiray.
QYlada waxey waxey Ku qarinyan muse bixi SACAD Cali shire nuux baste macane xolaha iyo guryaha EE London iyo Canada ay Ka disteen ya Ladin daba galin bayu mudaharadeiye mooge way Ku gabaaniyan
Dadkeenu qofka wax uqabta kasa udaran yihiin
MAYOR QIIRO REERKIISA AYUU WAX U QABTAY OO XOOLO XAARANA OO UU SUBEER AWAL KA SOO XADAY UGU QABTAY IF IYO AAKHIRO WAY DABA SOCONAYSAA. SUBEER AWALNA WALEE WAY TASHADEEN OO DIB MAYOR QIIRO LACAG U SIIN MAAYAAN. KOLBA INAN YAR OO REER BURCO AH YAANU LACAG SOO SIIN
@@hanalander
Xaarka iska du’ cabsi cabsi…adkeyso maalin dhow waxa lala xisaabtami…muse iyo dhashiisa…solteco…nuux tani…iyo in kalo badan
Fashiluu waxba qiiq isku qarin ina Mooge inaad nooshabay war kuma hayo….xisaab u diyaar garooba reer dawlad ku naax
Sooteeko muxuu kuugu dhisiwaayay soow suberawal muu ahan? Waakaa dhakhtar kadhamaanla
waa sida muuse loo cunay oo kale
@@NuraQallib miyuu xanuusta waa maxay dhakhtarku
Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️
Meeshan Ree hargeysa Uuba waxka odhan Kara baabka burco isagu burco ayuubu Ka hadli karaa hargeysa shaley ayuu usoo tahriibey waxba kama odhan karo
Balse muhiimadu waa in Somaliland tahay gobol kamida Somalia 🇸🇴
Ina mooge waa inguumeed inguumeed beenle beenle oo ciilqabe ah
Anuu wxn kayaabay indho la aanta ummadan haysa war laysuma haysto mayirku wax maqabn mayirku uu janjeedhsamay suaalbana lawaydiyay ah degmaoyankan lacag bay bixyane mxd ka damacsanthy mayir de wa suaal caqligal ah mxd mayirka uga soo horaysan reerkanaw ed umadan mayirkoda suasha waydinaysa ugu jawabaysan maayirka wxn leenahy maayir dee wa sax inad reerhiina dhistaa lkn waxnu lenahy hku dhisin isma leeka waqtiga ku hadhay io waxa kusugaya hawkala hiilin maayir umadada oo ay kala fogadan htan adigu si wanagsan ula hadal waxbaba haw qabn hadalku dadka wa deeqaa umadadan kasoo horaysa jooji oo mayir hargaysa dhan cagaaran hana tusin
Kugu maalnay mayor😊
War Qoraal ka Af Soomaliga Ee Ciwaanka iska saxa Saxaafad ku sheegey
Ala maxaa jaaliyado ka buuxa 😊 hargeys
Maxa loo soo dalxiisi reermiyow ma meel loo dalxiisaan lawayaay gaajo
Wabaaaaa
Uu dhacay 😂hbel
Nin walaba xafadisa marka laqurxiyo way la yaban qofka wax loqaban marku wax dhalilayo
😢
Wadooyinkii kle meeyeyn marka waxqabdkii ma wax uu noqday hal wadoo
Saabtv waa kacaan oo wadani uun buu xaysiiyaa maaha dhexdhexaad sorry
Maayir Qiiro Amiir khaan Cabdi falaash waa la bartay wuxuu yahayba Saab TV oo reer u shaqeeya oo caan ku ah kala qaybinta bulshada reer Somaliland ayaa intu dad la soo balamay leh Abdi falaash baa wax qabtay kkkkkkk
GARXAJIS TV MA WAXAAD MODAYSAAN DADKA REER HARGAYSA CAWAAN. WAXAAD TIHIIN WADANI TV IYO TUUG TII SEVEN YEARS SUBEER AWAL CAAYAAY. MUNAAFAQ.
Sacsac muse daqa afro no so diir rerkino waligi sakaro mu dilin abarso futada digo sii Ku cadiga ahid
G36 cabsi cabsi
@@mohamedalimohamed5828war legendaw zxp reerka ha caayin qovkan waa qov ciilane anu miihi subeer lknn zxp danbiga ha qaaadin zxp😊
Wabaaa😂
Beenta Iska daaya 26 Juun loogama imaadee beenaale Tv ayaadtay dadku waay oog yiin wax kaste waxa tiin Tv ga qudhee aah wadani iyo garxajis Tv beenta joojiiya
G36
Wabaa 😂
Mooge kuwa wax ka sheegaya - waxay ku haystaan maxaa caloosha noogu buuxin wayday. Wax kale maha. Mooge maha nin jeebka buuxsada, waa nin wax qabad. Magaaladu siday tahay maanta iyo siday ahayd shalay, indhihii fayow waa arkayaan.
Wlli been maaha sxp waa dadkii wakhtigii solteco lacago qaadan iyagoo kaqaadan jiray sedex wasaaradood iyo dawladda hoose
Waa deegaangaara
idinku muuse maaad ku haysateen dee imaan laaan garxajis uun baa dadka hunguri ku raaca dircuno
@@SomaliLander-l1r Kursiga ayaan ku haysanay. Doorashada qabo ayaan ku haysanay. Wax kale oo anaga iyo Muse naga dhexeeyey ma jirto.
@@SomaliLander-l1r Hunguri baad ka hadlaysaa, reerka ilaa maalintii la yidhi doorashadii waa la idnka helay cabaadaya waa idinka. Waxad la cabaadaysana waa xaaraantii aad u barateen ayaa la idinka jaraya sida Mooge uga jaray lacagtii Soltelco idin siin jiray.
WADANI PROPAGANDA CHANNEL! BEENTA JOOJI MAYOR QIIRO WAA TUUG LACAGTII SUBEER AWAL INTUU XADAY REERKIISA U DHISAY. NO MORE CASHUUR
QYlada waxey waxey Ku qarinyan muse bixi SACAD Cali shire nuux baste macane xolaha iyo guryaha EE London iyo Canada ay Ka disteen ya Ladin daba galin bayu mudaharadeiye mooge way Ku gabaaniyan
Ninkaa yiri dhex joogaha dhaliishana sheega walee dhalad maaha ninkasaa runta sheegay abagaadhe yaasha ina dhex joogaa ka badan keedaha baxay
MAAHA REER HARGAYSA WAA KUWII MAYOR QIIRO SOO KIRAYSTAY EE BARIGA
Kuwa ka cabanaaya waxqabadka hargeysa ee mayor mooge waa jaahiliin aan xalaal ku dhalan ee raba iney sharaftiisa iyo daacad nimadiisa ceebo uraadiyaan
Mooger tuug